Waa suugaan yahan ku nool miyiga Ceerigaabo iyo Badhan Dhexdooda Halkaas oo uu meherad ka hirgeliyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 17

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 Месяц назад

    Asc. Masha allah. Ceel waa inuu qoto ama baraag biyo waa asaaska nolosha

  • @marianmohamed2290
    @marianmohamed2290 Год назад +1

    Maasha allaah alla hakuu barakeeyo

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Год назад

    Masha allaah guul suugaan yahanka iyo wariyaha

  • @osmanabdi8177
    @osmanabdi8177 Год назад +4

    Waxan ka baqayaa inay qaar ku qabsadaan meeshaa cidlada ah 🤣

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 Год назад +1

    Masha Allaah . 👍👍💯💞

  • @shaykhcawil9958
    @shaykhcawil9958 Год назад +1

    Walaahi waan ka cabay shaah

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 Год назад +1

    Carshaan meesha ka dhis degaagna dhaqo

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 Год назад

    Odaygu ma urursugaa mise?

    • @waleedmohamed3311
      @waleedmohamed3311 Год назад

      Waa Jibril axmed.

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Год назад

      @@waleedmohamed3311 😂! Jibriil Axmed? Naaleye Ahmed???!

    • @waleedmohamed3311
      @waleedmohamed3311 Год назад

      May , nuux Cumar, nalaye, jiidali ma dhafsisna, muse yunif, baa ilaa 15 bari kasiixiga.

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Год назад

      @@waleedmohamed3311 OK!! Muse Ismail, Gadheynb miyaa???

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 Год назад +1

    Odayga digaag dhaqo dheh suulina qota dhulku siduu nadiif idiinku noqdo digaagu way uga fiicanyiin neef aanu talagad uhayn adhigana badso

    • @omarN
      @omarN Год назад +3

      Ninka sidan wax u dhistay qasab suulina wuu qotay waa nin shaqo badan way ka muuqata.

  • @omarN
    @omarN Год назад

    Waa nin hal abuura ah

  • @ismacilmohamudismacilmoham5681
    @ismacilmohamudismacilmoham5681 Год назад +1

    Badhan doorashada puntland ayaa ka dhacaysa

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu 5 месяцев назад

      Buntland madoorasha kadhacda beenta runmood qolbey iskudhex doortan faankiyo beenta