ITOOBIYA OO WAJAHEYSA DAGAALLO ADAG & ABIY AHMED MUSHKILAD WEYN DAREEMAYA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • ITOOBIYA OO WAJAHEYSA DAGAALLO ADAG & ABIY AHMED MUSHKILAD WEYN DAREEMAYA

Комментарии • 56

  • @mohammedh1120
    @mohammedh1120 9 дней назад +9

    FANO shaqo fiican ayay hayaan Ethiopia hakala tagto

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 9 дней назад +5

    INSHA ALLAH ILLAAHOW ITOOBIYA DHEXDOODA ISKU BAABI I. LAWAAYAA WAX DAWLAD ITOOBIYA LA YIRAAHDO. ABIY AXMED WAXAY U EG TAHAY IN LAGU DILI DOONO ADISABABA.

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir 9 дней назад +3

    Wllhi barrow keep going bro in ee kugu daydaan wariyaasha kle ee soomalida

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 9 дней назад +2

    Viva Somalia

  • @user-dp1fw6qe2i
    @user-dp1fw6qe2i 9 дней назад +4

    Dawlada oromiya dheh dawlad ithopia wax la yiraahdo meesha ma joogtee😂😂😂😂

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 9 дней назад +4

    Abadiasis barow sxb wan ku salamay sxb jimco wnghsn sxb

  • @SahroSharmake-uj3zf
    @SahroSharmake-uj3zf 9 дней назад +3

    Allow burburi ethiopia

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 9 дней назад +1

    Allah ukor dhiyo amxarada hala tagero see aby Ahmad mesha uga saran yuhudkas

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 9 дней назад +1

    ❤😂❤😂❤❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee ❤😂🎉❤😂

  • @yusra2501
    @yusra2501 9 дней назад +5

    Fiva fano🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-nl9tg1wf1b
    @user-nl9tg1wf1b 9 дней назад +1

    Masar waxaa eey rabtaa in eey jamahdaha amxarada iyo oromada eey hubeyso oo abii kursiga Laga tuuro insha allaah

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 9 дней назад +2

    Scww

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 9 дней назад +3

    Allah u siyaadiyo cadaadiska wecelka qumayga bastarka

  • @SharmaarkeBishaar
    @SharmaarkeBishaar 9 дней назад

    Barrow guul hada kahor ayaan kugu dhahay cadawga ha u dabcin waadna kumahadsantahay codkaaga in aad kutaageerto xaqqa marwalbana xaqqa mudan in lataageero ayadoon xaqiiqda laga durkayn mhds

  • @MohaNasri-nc3xd
    @MohaNasri-nc3xd 9 дней назад +2

    Faano waa I lacag lagu taageero si Abii axmed loo dhabarjibiyo madaxda dalka hakashaqeeyaan arinkaa

  • @XasanMaxamed-ei9le
    @XasanMaxamed-ei9le 9 дней назад +1

    Cadhadeeda.hawdhimato.inshaallaah

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 9 дней назад +4

    Xabashi wey jabeysaaa

    • @user-uw2xh7jm4c
      @user-uw2xh7jm4c 9 дней назад

      😂😂😂😂 ናና አፍርሳት እዛው ሶማሌያ እንገናኝ 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

    • @lionman6813
      @lionman6813 8 дней назад

      @@user-uw2xh7jm4cxabash wuu jabay addis finish 😂😂

  • @CaliCali-yw1us
    @CaliCali-yw1us 9 дней назад +1

    Guuleyso

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 9 дней назад +1

    MASAR UMA IMAANEYSO INEYDALKEENA UGA DUUSHO ITOOBIYA LAAKIIN HADII ABIY YIRAAHDO MASARBAA SOOMAALIYA TIMID ANAGEYNA NOO SOCDAA OO AY DAGAAL BILOWDO DAGAAL ITOOBIYO TAASI WAA WAXAÝ KEENSATO ITOOBIYA

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 8 дней назад

    Dawladda Itoobiya weey ku filantahey, in ay iska difaacdo maasaarida ay soo adeegsadeen fuleyda Soomaaliya.

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 9 дней назад +2

    Fano❤❤❤

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 9 дней назад +1

    Tani wey jaabtay ee Somalie 🇸🇴 haa fahanto hana kala qaybiso oo safarado hala siyo tigrée iyo amxaro iyo Somalie galbed

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 9 дней назад +1

    Abiy ahmed is a very big threat to the existence of somalia as anation and somalis as a people.

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 9 дней назад +1

    Itobiya iyadoo sidaas u taag daran oo ciidamadii jabhadihii ka qabsanayaan ayeey nasoo daacisay wlh libaax xanuunsaday dawacada ayaa jiidata

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 9 дней назад +1

    Allaw abiye naga qabo adhaxda ka jabi waayo waa inkaar qabe dhagar qabe dagaal ooge nabadid

  • @iidowhussein377
    @iidowhussein377 9 дней назад +1

    Ethiopia waa cadowga kowad e somaliya

  • @AmranAM-bg9qs
    @AmranAM-bg9qs 9 дней назад

    Kkkkkkk somali heeshisa calankan la heeshiisa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂somalida hoo coola calamkan isku diirtaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 8 дней назад

    Abiy Ahmed wa inow mesha iskaga taga

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 9 дней назад

    War ithophia ma bur bureyso ee xamar baa bi la soco

  • @Medbecsi-q2r
    @Medbecsi-q2r 9 дней назад

    Itoobiya Abyu ba waalaya been bu shacbiga itoobiya uu sheegaya

  • @AbwaanAliSamaan
    @AbwaanAliSamaan 9 дней назад +2

    Cadaadis. Waa. Wax yare. Cadaabta aduunka. Haduu geli lahaa ayaa. Fiicnaa. Lahaa
    .
    Jabkiisa. Waa. Guusheena.
    Oromo waa. Taariikh raadis.
    Aby.asagaa. is dilay ee.
    Yuu u sheegaa marka

    • @CabdulaahiCali-wy8bw
      @CabdulaahiCali-wy8bw 9 дней назад

      😂😂😂😂😂

    • @Farhan-dd7mh
      @Farhan-dd7mh 9 дней назад

      Aad iyo aad sxb ine sidaa isku laayaan holacne kakoco xabashida dhaxdoda Somali iyo Somaliya ayee guul utahay anaga dhankena ayaa dhiman inan dabka kusii shidno🫡🇸🇴

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 9 дней назад

      Haa weceelada weceelada dhashay wan waseena xaraanta😂😂😂

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 9 дней назад

    Sida haweye Somali u babiyey Aya oroma u babisay itobiya alow naga qabo xasan iyo abey

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 9 дней назад

    Adaa Rajiimka xun ah.

  • @awaleahmed2387
    @awaleahmed2387 9 дней назад

    Barow masar waxkale nooga dhigtey

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 9 дней назад

    Dowlad Oromia

  • @CabdulaahiCali-wy8bw
    @CabdulaahiCali-wy8bw 9 дней назад

    ❤❤❤❤❤was

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 9 дней назад

    BEENAALE ETHIOPA GUUL

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 9 дней назад

    Asww

    • @CabdulaahiCali-wy8bw
      @CabdulaahiCali-wy8bw 9 дней назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 9 дней назад

    HADUI YAHAY MIYAAD CAWRYE
    WEY DHIMATAY SOOMAALIYA EE OOU LKKKKKK

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 9 дней назад

    Oroma iyo haweye wa laysku eegaya kii roon allow no reeb

  • @AmranAM-bg9qs
    @AmranAM-bg9qs 9 дней назад

    War itoobya iyo masar oo leyskudiiro moyanee dawlada isku sheega somaliya maxey haaysaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @AyanleAbdulqadir
      @AyanleAbdulqadir 9 дней назад +1

      Cuqdad baa ku biya dhigtay miirka iyo islaanimada qalbigaaga haku xoojiyo haku sugo

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j 9 дней назад

    Xasan sheekh Rahim oo waashay oo laga yaaban yahay

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 9 дней назад

    Soomalida runta majecla qaarada aan kunoolahay waa africa laakiin carab ayaan ucararnaa waana ta soomali halkaa dhigtay kow somaliya iyo Ethiopia africa kunoqda ayaa layiri africa Ethiopia ayaa ku adkaatay masarna hore ugaga adkaatay waxaana sabab u ah in somalia laga aaminsanyaay wadan aan africanimada aminsanayn wadama africa kabaxsan waxay kuu qaban karaan way yartay china marabo inuu afrika lumiyo maraykan marabo inuu africa lumiyo markaa dagdaga madaxda soomalida ciqaabtana waxaa mara shacabka

  • @arapoofficall2072
    @arapoofficall2072 9 дней назад

    Beenaalee islaayaab qajil

    • @iidowhussein377
      @iidowhussein377 9 дней назад

      Wariya wariyaha ka xishow Ninkan waa runlow

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 9 дней назад

    ETHIOPIA AND SOMALILAND brothers 🎉❤❤ SOOMALIA NO Country