Warridaad sxb ha ka badbadin, aad banu kuu dhagaysanaa oo kuu tageraysanahay laakin Hada waa madaxweynaheeni, hadal aan wax inoo hagaajinayn looma baahna
War adigu ma siyaasibaad tahey horta maxaa ciro ku daba dhigey ciro ciro uun baad heysaa war ader ciro dadkaa u doortey madaxweyne isaga iyo xukuumadiisuunbaana siyaasada ka hadli kara waar umadan caruur iyo cirooraba iyagoon siyaasi aheyn bal dhaliilaya ka waran siyaasiyiintii xukunka loo doorta kanaa ka mida nacnacdaasuun buu hayaa isagoo dhulkale qaxoonti ku ahbuu dalkuu ka cararey ku wii madaxda u ahaa meel kaga dhacayaa inaadeer xukuumada orodoo bilaa camalka kala tag waa kanoo kale waxey somali meel u gaadhi ladahey luguhu hayaa dadkii dalkaba hogaaminayey,somaliland,.
Alla ma nooli war ma khayrkayaga laguso diray caawa 27 bisha rajab ayay ahayde wllhi arinka bk ban ad ugu qoslay wll bk fan kamu bixin sida cabdi hani u uga baxay ayu uga bixi laha lakiin wu ku ag warwaregaya malinba shekhba la leyay music maka daya hes qasido ma qada culimadi bu xijiyayba wu so socda😊
Hargeysa ma aha bajaaj ma joogto Hargeysa Dawlada jaanis sii Somaliland isku duuban ayaynu rabnaa sow indeer Kulmiye ayaa kala wayan qaranka Fadlan sidaadii hore ku soo noqo
Waridaad wa intixan, he is a professor of profound psychological warfare and logic propaganda. That puts everyone, including the ruling party supporters in limbo situation !!! 😂
Ta Turkigu idin ka gurto maxaad u arki weydey ee aanu waliba Dekadii dhisin Muqdisho kuwan DPW ugu yaraan 442 million oo dollar bay ku dhiseen Dekada Berbera.
Wadani iyo Ciro hoos buu u dhigay meeqaamka Qaranka Somaliland.
Qiimaha naftada ayaa kaga midkale jaahiloow😂😂😂😂
Waaruntaa wadani iyo wuxuu cago kuqaadaaba marka horeba qaranimada Iyo Mucaaradadaa isaga qaldanayd dadkii Noocaa ahaa waa xukumada ciro meeqamkii somaliland hoos ayuu udhigay waayo xukumadiisa waxa kujira qaar Qaranimada'Somaliland kasoo horjeeday
Waaruntaa wadani iyo wuxuu cago kuqaadaaba marka horeba qaranimada Iyo Mucaaradadaa isaga qaldanayd dadkii Noocaa ahaa waa xukumada ciro meeqamkii somaliland hoos ayuu udhigay waayo xukumadiisa waxa kujira qaar Qaranimada'Somaliland kasoo horjeeday cida ka xanaaqysa hanaguso dhusto anaga
Waaruntaa wadani iyo wuxuu cago kuqaadaaba marka horeba qaranimada Iyo Mucaaradadaa isaga qaldanayd dadkii Noocaa ahaa waa xukumada ciro meeqamkii somaliland hoos ayuu udhigay waayo xukumadiisa waxa kujira qaar cida ka xanaqaysa hanagusoo dhusto Qaranimada'Somaliland kasoo horjeeday
Waaruntaa wadani iyo wuxuu cago kuqaadaaba marka horeba qaranimada Iyo Mucaaradadaa isaga qaldanayd dadkii Noocaa ahaa waa xukumada ciro meeqamkii somaliland hoos ayuu udhigay waayo xukumadiisa waxa kujira qaar Qaranimada'Somaliland kasoo horjeeday
Ilaahayoow gar’gaarkaaga ayaan kuwaydiisanay 🤲
Waa jigjiga wll hargaysa bajaaj ma leh tarikadana u fiirso
Waridaad Tv geesiga qaranka kugu maalay ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
War wan ku salaamay zxp
Kkkkk kkkkk waar baa waridaad tv ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going
Sxb waanu ku jecelnahaye guusha cirro iyo xukuumaddu waa guusheenna adna waxan hubaa Somaliland iyo guusheeda inan xaggeeda lagaa marin.
Markaa ka yara dhin sxb illaa wax cad oo khalad ah arkaynno. Aniguba Kulmiye ayan ahay
Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somaliland
Cafimad u tagidaa ronayde
Allah ha sahlo jsl guuuuul
Madaxwaynihii uu lumey Doorasho😂😂😂
Waridaad geesi qaran sxb ishaa cadawgo kaa dayraan 😮😮🎉❤
Bilaa calan muuuse bilaaash buu meesha utegey
Warridaad sxb ha ka badbadin, aad banu kuu dhagaysanaa oo kuu tageraysanahay laakin Hada waa madaxweynaheeni, hadal aan wax inoo hagaajinayn looma baahna
Runtaaaa weyaaan sideeey ku dhacaysaaa inaaay in lo arki waaayo sida loso dhawayaay siyasada somaliland qudbo sirooo mahaa .
WAXA AANfilayaa wuu hirdaa❤❤❤
Mr waridaad
Maxaa kugu dhacay, waad wanaagsanayd .
Iminka waa lagaa yaaban yahay dib ayaad ugu soo noqotay dawladeenii.
Wakhti baa la siiya dawlada cusub.
Taadu waa xumaan iyo cuqdad.
Waar sidan isu dhaan.
Dalkaaga dhinaca ka raac.
Waa munaafaq xunoo ku soo jeestay qarankii yadoo cadow meelkasta inaga eegayo.
@@slandprince7210waa mucaarid ceeb maaha in uu dhaliilo..... 😂😂😂😂
Dowlad maxaya ma dowladii buuro fuulka
Cac Cac adkayso yan laga dareemen 😂😂😂
Niicda kalatag ninka waa mucaarad takalena waa nin xora, dawladana waala dhaliilayaa dabada adkayso 😂
Lakin hargaysa maha hhhhhhhhhh
Hawla caafimàad😂😂😂😂😂❤
Wasiirkaasi,
Jig jiga ayuu jooga.
Diyaarada isaga codsaday in lagu caawiyo oo looso diro EE dawlad may casuumin
Nin raga waridaad
Jabuuti sii salamayaa sxb 😂😂😂😂😂
Zxb waridad 😮😮😮😮😮😅😅
WAAR XISHOOD CADAW AYAA KU DAAWANAYEE😮
Waar Somaliland meeqaamkeedii hoos ayuu u dhacay 😢 markuu ciro iyo wadani qabsaday 😮
Suuraha meesha kalatag ina dhilooy
Waa ilma muse hala Yabin 😂😂😂@@abdusalansaleban7339
waridaad tv madaxweynaha ka xishood waxay mucaarad nimada noocan ah
Qaranka dhidiba ragba udhigo nabada dhaliyee
Cirro wuu xanuusanayaa waayo imaaraadka waxa inooga muhiimsan Ethiopia 🇪🇹
Waa aflagaado qaran kaatyeelimayno
Hakukaftamin qaranka isjir
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Madax.waynaha.ka.xishoo...waad.waalantahay..Cairo.Guuuul.SOOMAALILAND.GUUUK.GUUUUL.GUUUUUUL.
Sowkuu lahaa ololihii hees aban uqaadaya ciro 😂😂😂hadhoowna istaaqfurulaa 😮😮😮😮😮😮😮😮
War adigu ma siyaasibaad tahey horta maxaa ciro ku daba dhigey ciro ciro uun baad heysaa war ader ciro dadkaa u doortey madaxweyne isaga iyo xukuumadiisuunbaana siyaasada ka hadli kara waar umadan caruur iyo cirooraba iyagoon siyaasi aheyn bal dhaliilaya ka waran siyaasiyiintii xukunka loo doorta kanaa ka mida nacnacdaasuun buu hayaa isagoo dhulkale qaxoonti ku ahbuu dalkuu ka cararey ku wii madaxda u ahaa meel kaga dhacayaa inaadeer xukuumada orodoo bilaa camalka kala tag waa kanoo kale waxey somali meel u gaadhi ladahey luguhu hayaa dadkii dalkaba hogaaminayey,somaliland,.
Alla ma nooli war ma khayrkayaga laguso diray caawa 27 bisha rajab ayay ahayde wllhi arinka bk ban ad ugu qoslay wll bk fan kamu bixin sida cabdi hani u uga baxay ayu uga bixi laha lakiin wu ku ag warwaregaya malinba shekhba la leyay music maka daya hes qasido ma qada culimadi bu xijiyayba wu so socda😊
Madaxweyne ugu qaalisan somaliland
Wasiirka waxaan u malaynaya wuxuu ahaa cilaaji,xataa caruurta ag maraysa ayaa la yaaban.
Hargeysa ma aha bajaaj ma joogto Hargeysa Dawlada jaanis sii Somaliland isku duuban ayaynu rabnaa sow indeer Kulmiye ayaa kala wayan qaranka Fadlan sidaadii hore ku soo noqo
Ciro iyo koosdiisa miyaa jaanis bixisay nimaan hore isba qayrkii u sharfin sharaf helimaayo nabsibaa dabraya reer kulmiyana maba haystaan
Wasiirka ciyaraha iyo kuwa Kalo lamida ba waxa loo diiday inay kaqayb galan xaflad lagu qabtay jigjig oo ciisuhu dhigtay wxan udiday ina cagjar😂😂😂😂
Warkaa Ma La Hubaa
Oo Barkhad Iyo Giire Ma Mid Ciyaalo Xaafada Ayaa Sii Daaayay
@saeedabdi3816 garan mayee lknse raga wxbaa gadhey wllhi
ViVA SSB❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤l❤❤
Niyow.waxan.kabaxo.
Warbaahon adigoo kale ah waxba looma sheego qaxootiga qolka jarmalka Ku yaalla Isla dhex fadhi
Waan garanayay in somaliland laga samraayo markii lalaha cira la saraya idiinka halyaygina gawracay hacogiina keene ka xaab xaabiya reer somaliland
Bajaaaj hargaysa ma leha 😮
HARGEYSA MAAHA BRO.😂
Waar indr ❤ odaygu Dublamaasiyadii baa saa la noqotay 🎉
Bk aya manta baranaya
Wa nin madhane
Wasiirka sawikiisu Hargeisa maaha, Bajaaj ka Iyo geedha Cawda ah fiiri
Waridaad Guulyso if iyo Aakhiiro
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hurdaaye iyo wasiiradiisa maskaxda iyo qalbiga ayey ka xanuunsan yihiin.
😂😂😂😂😂
Walalo you are so funny 😂😂❤
Xukumada igu sawirta 😅😅😂😂 jahilin futoxajis waaka ❤😂😂😂 siyadodi fashiiile
Hargeisa maha Suldaan waayo Hargeisa Bajaajtu waa ka madnuuc
Hargeisa maaha sawirkani sababta oo ah hargeisi bajaaj ma dhex marto
Madaxweynuhu xaguu tagay lama Hayee ?
DEKEDA BARBARA CANSHURTEDA WAXA GURTA IMIRATIGA SHAQALAHANA WA OROMO MAR DHOW AYAGA QABSANAYO BARBARA
WAR ALLAH HA INAGA QABTO CIRRO. BAYLE AYA LA SOCDA OO ADUUNKA SOMALILAND U NECEB
Wasiirku sawirkas aan micnaha lahayni ma aqoonsibu naftiisa la rabay
Madax..WAYNE.ciro.ha.Guuulaysto
Sxb waanu ku jecelnahaye guusha cirro iyo xukuumaddu waa guusheenna adna waxan hubaa Somaliland iyo guusheeda inan xaggeeda lagaa marin.
Markaa ka yara dhin sxb illaa wax cad oo khalad ah arkaynno. Aniguba Kulmiye ayan ahay sxb. Nooloow
aayanadan halayska saxo inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun dhaha
Meel ay kudanbeeyeenba lamahayo ila imika
CIRO HADU U QORO WADANKAAD QAXOTIGA KU JOGTID INAAD KASO JEDID BURCO O NABADA WA LAGU TARXIILA😂😂😂😂😂😂
Reerka tussbaxa ay wada qaateen waxay ka ahayd baqdintii Muuse,markii muuse xilkii ka tegey,ayay shaashadaw wada taagan yihiin.
Niyow komaan dhagaysan jirin balse waxan dareemay inaad waar badan Ka dhawdahay😢😮😅😊
Waxay ilatahay waxuu kadhuumanaya ina geele iyo xasan sheikh 😂😂😂😂😂😂😂😂
War idaad mucaridnimadaada aflagaado madaxweynu ayey noqotay lkn wax sheeg la xumeeyey anigu walahi ma ihi garxajis lkn hadaladadu maha aqoon
Waridaad dacaayadaha kala baro mucaarad waan nahay laakiin wax ka farxinaya Qadaadweyn ma ogolin ee kala baro dacaayadaha.
Guul iyo Gobanimo Reer Somaliland
Xukuumadii sawirka iyo hurdada😂😂😂😂😂
Guuuul guuuul somaliland
Mw Ciro malaha wariyaal malaha xagee sawiradii xafiska madaxwaynuhu mariyern soodhwyntii Dubai logu smayey Ciro arinkasi waridad maxatooyada ayaan kasugynaa Iyo reer wadani ba dee
Hargaysa bajaaaj ma joogto ayaa lagaayidhi waridaadow sxb
Waalaandheere banaanjoga
Ninkan BK Nuus Nuus ayu uga Bixi laha Fanka, Xaladisa cafimad khatar weyi imika,
Bk kalay Hees bila Music no qaad anaga😂😂😂
INA CAGAWAYNAY BARAJAYNAYAN MADAX WAYNAHAYAGU DIYARADA DHEXDEDA JARAIDADU KU DHEX AKHRISTA MIYAD ILAWDEN
Grow up!
Kkkkkkkkkkkk
u qadan layay inu madaxwayne yahay wayo xitaa ma soconkaro cagaha ayu nafo kanoqday lkn waxa iswaydinle waxano xashisha muxu kakaxaystay mawaxa u isleyay midba mar dhagta wax hakugu shego
Waa badow ethopia ayuu Europe u haystaa iyuu ticktock er iska noqdo wadooyinli8 deredawe ayuu la yaabay quruxdooda
Waridaad wa intixan, he is a professor of profound psychological warfare and logic propaganda. That puts everyone, including the ruling party supporters in limbo situation !!! 😂
Sidaa u buufi ciro hurdaaye ciro calayka
Iyo islaantiisa queen ku boodo
Iyo ku xigeenkiisa abaa khaliifa
Baalaha ka rif 😂
Waridaad libaax
Waa Jigjiga, maaha Hargeysa
Shaaribo shaydanle
Ma hubtaaa inaaney film daawaneyn 😂😂😂😂😅
Oo waliba turkey haloga doono kuue😂😂😂😂
Cidamada waa lagu so duuley oo in laburburiyo ayey donayaan huwan iyo adoomadeediii
Shalye isaaq baad ku dawarsanaysaye
BAAAFINN CIRRO..
Ciro waa lumay 😂😂😂
Canaasiirta qaylado Ka soo hadhay ha xiiqina weli la isma gaadhine
Libaaxii isaaq waa Ciro Somaliland loo biqi maayo
Lipaax wr idaad😂😂😂😂
Waxuu tagay arbeko ku tala dubai oo dadkan lo masageyo marka wuu soo nafisaya astaqfurullah
❤❤❤❤ waridad
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Markaa imaka ma waxad nalla horfadhidaa sawiro ayay galeen
Kani waa shaydaan dhukuran iska ilaaliya waa qofkaa sweden aan shaqa tagin ee ka shaqeeya isku dirka
Nacasaw waa lagu khajilsanyahay ee magacaad naga dishay
Sodigii yidhi arimaha qaranka ee sirta ah kama hadlayo, sharuboo
Al, ragii ipad iyo Netflix bay ku mashquulen, joow!
IMIRATIGA LACAGTA EY KA GURTAAN DEKEDA BARBARA CANSHURTAAS WAXAD KU DHISAN LAHEYDEEN WARSHADO EY KA SHAQEYAAN DHALINYARADIINA DIBADA KU DHIBATEYSAN
Ta Turkigu idin ka gurto maxaad u arki weydey ee aanu waliba Dekadii dhisin Muqdisho kuwan DPW ugu yaraan 442 million oo dollar bay ku dhiseen Dekada Berbera.
Inaadeer sare ubax .
Qaranimada ayaan wax isugu nahay.
Kolba nin tunka lagu qaato inama wadayo.
Sidii Sahra halgan ha qiima dhicin.
Waridaad zxb habar jeclo kici way seexdeene wax fahansii 3dì xisbina waa lakala reebayaa bay ina leeyihiine warkaas baan ka doonaynaa