Allaha kuu rumeyo mideda kleh ilahow ilmo isii ha dhihin plz ilahow ubad baariya isii dheh ilahey wukusina waxadka barido ee ilmo lee ha dhihin kii ku dili laha inuu kugu noqdo maka baqesid miyaa
Asc I lost my first baby 6week pregnant Abortion ayaa igu dhacay dhamaan walaalahay isoo duceeya inuu ilaahay badal khayr qaba isii dhamaan intii aan caruur dhalina alle ha siiyo inta uurka u sidana alle ha u adkeeyo inta haysatana alle ha u xafido
Ani 2week anoo ah Lawo Riigo O fuul iso saray wllhi 🤗22 bishan iska bRay Kadida kabary alxmdullilah subixina Isbitaal tagay Dhiga ka baray waa laga helay ❤️Hada 7 bisha Computer 💻 igu horeyay E lagu oganyo Ina week aan ahay adi raba insh Allah dhaqtarada i balimasy ilahey hasiyo intaa haysn 🤰😘
Masha allah mawduuca wuxu quseeya dumarka lakiin ragiina kama marna mesha sababto ah rag iyo dumar wa isku xiriiraan hal cilad hadii ay timaado gabadha ama ninka kaliya ku ekaan mayso ee waxay noqonaysa cilad guud... Masha allah walaashey ad baan ugu qancay oo an uga helay waxyaalaha kala duwan ee ad kahasho mid rag iyo mid dumarba... Hawl fiican ayaad haysa insha allah haka daalin ilaahayna ajar ayu kugu siinaya insha allah maalinta aaqiro... Mahad sanid inbadan 🙏🙏🙏🙏🙏
Asc Qaya quman alle haka rali ahado mcn wn kugu xidhanay mudo ur man yelan hada wn Yeshay Alle mahad iska alle alle wxn ka barayaya Inu I Adkeyo alle ha siiyo intan Awlad haysan insha allh😥😥😭🤲🏻
Abayo ani 3 baa dhalay alx midksata ila markiiba waa ku xanuun daremaaa hal asbuuc ama labo asbuuc baa ku baraaa waana iska helaa marka waa caadi asbuuc baa lagu baraa
compuer isa saar infection inu jira laga yaaba ani xanun dareemi jiry bilowgii uurka computrr infection wye uu idhahy dawo qaaty wana ka fiicnady alx hada umul ayan ahay 17 beri dhalan marka kheyr niyeyso mar wlpo
Asc wllshey aniga 2 isbuc aya kaso waregaty waqtigu dhiga igu dhici jiray wala so dhafay uur ayan iska baray lawo mar iska qaday kadida mana iso sarin inna le yhy ur hal riigo lu so saray maxa sabbi kara iso sheg bal 😢
Asc Abayo Allah Haku dhowro wxn Raba inad ii sheegto wxn isku arkay calamada uurka bilowga ah in bdn adigo ka hadlaayo Ayan arkay marka dhiga Qafifka ah oo lagu garto I inad uur ledahay oo an dharkaga gareyin dhigas xanun ma leyhy Meqa ayuna socona Iso jawab Qeyr badan Allah Haku siiye
Abayo anigaba dhigas ayan arkay lkn wu badan yahay 2 malin ayu socda wuna badan yahay waqtiga an cadada heli jirayna wu kaso hormaray 20 malin ano jogo ayu yimid lkn xanun maleh qebaha hose e calosha aya i xanune waliba si qafifa kadi ayan baray 2calamad o mid qafiftahay ayan arkay calamadaha urkana wan daremi jiray
Abyo aniga uur iska baaray 14 bishan marka hore daciif ayuu ahaa markle ayaa ku celiyay si fican ayuu iigu soo baxay xitaa mar sadxaad ayaa ku celiyay wuu isoo baxay walina isbitaal ma aadin waxaan rabaa in aado isniinta kadib aan so ogada inta aan ahy waxaan ku wedinaa abyo safara isoo galay mana baaqo karo talo isii plz abyo
@@rihaambile7477 maya abayo cadaado wareerka waa nuujinta anigaba sidaa ban aha markey gabdheyda jirtay 8 bilood buu igu dhacay wuu iska furtay ila bil marku iga socday daawo la isiiyay wuu iga istaagay hadana waxu iga maqnaa 4 bilood hadana sido oo kale buu 3 week iga socday dr ka waxuu igu dhahay intad nuujineyso sidaa baad ahaneysa markey sanad iyo 2 bilood soo gaartay baan ka jaray hada caadi buu igu soo noqoday
Asc abayo dhigo bisha 30 keda ayuu igu dhici jiray hada 7cisho ay idhafatay o guma dhicin tubadi urka lagu badhayay markan isku badhay ur aya iso baxay dhakhtarki markan tagay endhiga guud iska qadayna ur malihid ayu idhahaye maxa khalad abayo mcn iso jaawb allha ku barakeye
Abaayo macaanto meelkasta wan kaala soo hadlaa maalin walba meelan kala soo xariiro iisheeg baan ku dhaha ii masoo jawaabeysid qof xuna tahay ii soo jawaab xaasidnimada iskadhaaf abaayo
asc abayo waxa raba ind i cawiso allah ayaa ubadka hayo lkn dhiib ayaan qawa uur ayaan qaday lkn bil ma garo anigo isgo biil garn ayaan isbar sababto ah inan minka iska xiro raba ma ku guulyseto lkn calamdn u so sar abayal iso duceeya inu allah ubka inu i adkayo wlhi waxan jeclhy inan hooyo noqdo insha allah mar labo wiil ayaa iga so dhacay o matno ah ila iyo hada uurka u isitgi layhy allah ha isiiyo
Asc wlo ale haku barakeeyo anigu sanada iyo11 bilod baan guri Lee ahay wali waxa ilaah imasin dhiguna waa iisaxan yahay lakin Bishan waxan isku arkay dhiga ka hor hal is buc.xanuun aad am calamadu isduu uirka hadna waxan arkay dhiig aan la ogdhan karin waa dhig oo an gacanta un ku dareemikaro oo xanuun wata oo dhinc ubadan yahay xunuunku midiga xataa dhig baan iska qaaday dhiga guud malaga helikara guriga ba iskuma baadhin abooyo qaali maxad ka fahmi kartaa taa
Qaf waliba Oo caruur radinayo Allah hasiyo AMEEN YAA RABBI 🤲🤲😭
Aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin wllo
amin amin🤲
Amiiin
Amiin
Amiin yaa rabi
40 qof ducadoda wala aqbala.iduceya wllshey uwad allah isiyo😢🎉
Yaa rabb intan owlad heysan sii inta heysatana rabbiyow ubarake
Aamiin Aamiin yarabi
iisoo duceeya walalayaal inuu uwad illah isiiyo ducada waa muhiim insha Allh
rabi ha ku siiyo owlaad salix xbbti
Allah hakusiiyo awlaad baariya
Ilaahay dhamanteen ubad baariya hanagu asraaqo 2 sano guri layeey iduceya inuu alle ubad isiiyo
Alaha nagu arsaqo dhaman
Allah haku siyo wll
Hablaha somaliyed waxaan kacodsanayaa inee iigu soduceyaan inuu allh oowlad isiiyo aniga io intaanan hesanin
Allaha kuu sahlo abaayo gabar kasta marka la guursada waxay jeceshahay inay uur qaado dhamaanteena allah noo sahlo
Allah siiyo dhamaan
Ameen Ameen wll0 illahay haynagu arsaaqo awlaaad khayr qaba amen ❤ya rapi❤
Alllha ku siiiyo Abyo
Allaaaaha haku wll qli
Ilhow owlaad isi isoduceye wn iska baari rabaa ina ilahy isyo posative la i dhaho😭😭😭🤲
Walal waxaad badisaa istiqfaarta dhaqtarna u tag haday wax kasta okey yihiin soo ogoow
Allah owlad saalixa haku siiyo Aamiin
Allaha kuu rumeyo mideda kleh ilahow ilmo isii ha dhihin plz ilahow ubad baariya isii dheh ilahey wukusina waxadka barido ee ilmo lee ha dhihin kii ku dili laha inuu kugu noqdo maka baqesid miyaa
Alle haka farxiyo bi idmillah
Abayo caadada markay waqtigeeda dhaafto lee is baar Allahana kusiiyo awlaad baariya
qof walibaa oo carur radinayo alaah siyo Amiin yaAlaah ducaadaa igaa aqbaal🤲🤲🤲🤲🤲🥲
Jazakallaah khyr fidunya wal akhira xbbt
Asc I lost my first baby 6week pregnant
Abortion ayaa igu dhacay dhamaan walaalahay isoo duceeya inuu ilaahay badal khayr qaba isii dhamaan intii aan caruur dhalina alle ha siiyo inta uurka u sidana alle ha u adkeeyo inta haysatana alle ha u xafido
Wcs xbbti badal khayr qaba allr haku siyo amiin intan owlad haysan alle haku arzaqo owlad barakeysan amiin
Badal qer qabo allAha kusiiyo
ilahay haa ku arsaqo waxad ku faraxdo abayo mcn
Badal khayr qaba alle haku siiyo
iso ducay walalyal 5 sano aya ley qaba walina waxba mahelin 😭😭😭😭
Alle ha ina siiyo wll
Ilaahow kusii awolaad saalix ah
ALLE BARIGA BADI INSHA ALAHA
ALLE BARI IN OO AWLAAD KU SIIYO SALIGA NABIGA BADI INSHA ALLAHA
ALLOW UUR AAD QAADAA
ALLE BARIGA BADI INSHA ALAHA
ALLE BARI IN OO AWLAAD KU SIIYO SALIGA NABIGA BADI INSHA ALLAHA
ALLOW UUR AAD QAADAA
Wllo ilaahy awlaad dag daga oo baariya haku siiyo adiyo intii aan wali helinba
Ani 2week anoo ah Lawo Riigo O fuul iso saray wllhi 🤗22 bishan iska bRay Kadida kabary alxmdullilah subixina Isbitaal tagay Dhiga ka baray waa laga helay ❤️Hada 7 bisha Computer 💻 igu horeyay E lagu oganyo Ina week aan ahay adi raba insh Allah dhaqtarada i balimasy ilahey hasiyo intaa haysn 🤰😘
M.a Allah ku adkeeyo qali
Aamiin xapiiptii
M.a abyo cadada waqtigeda oo so dhawyhy ma baarty mise kadib
@@fardowsamohamedhussein8040 malinka cadaada kugu dhici jirtay hal malin marka kudarsato baar subaxdi aroorti kadida ugu horayso kabaar inshallah khayr
@@umumohamedumumohamed4167 i.a wll thnks
Ilahaw inta islaaam ah oo owlaad rabo usahal anagana ilahaw wa nasiiise noosiyaaadi awlaadu waa farxada guriga
Asc abyo mcn 💕 MashaAllah tabarakallah 🥰 aniga Wlhi wali uur maylani please iso ducayaa inshaAllah 🤲
Ilahow intii muslim ah muradkoda usahal
Mashaa alah xafidulah abayo ajiir alaha kasiiyo fikirkada abayo thank you so much
Masha allah mawduuca wuxu quseeya dumarka lakiin ragiina kama marna mesha sababto ah rag iyo dumar wa isku xiriiraan hal cilad hadii ay timaado gabadha ama ninka kaliya ku ekaan mayso ee waxay noqonaysa cilad guud... Masha allah walaashey ad baan ugu qancay oo an uga helay waxyaalaha kala duwan ee ad kahasho mid rag iyo mid dumarba... Hawl fiican ayaad haysa insha allah haka daalin ilaahayna ajar ayu kugu siinaya insha allah maalinta aaqiro... Mahad sanid inbadan 🙏🙏🙏🙏🙏
Asc
@@ruqiyomaxamed4201 wcsww
iisoo duceeya inuu ilahay awlaad bari ah isiiyo maanta waa jamcee asxaapeey
Asc abaayo ani Haadaa
Uur qaado ma
Lalaboonaayi
Waxa ma
Iisoo
Uraayo
Aalxamdulilaah
Iso duceya wllyal i.a inu ilhay ubad isiyo🤲😘
ABAYO ALLAH UBAD QEER QABO HAKU SIIYO🤲🤲🤲
Alxamdulilah ilahayow adiga ku mahadsan uurka aad i sisay
shukran abaayo aniga ful iso sare alx😘🤲
Ilahey hku adkeyo😊❤anna ilahey ha i siiyo😢
Mashaalaah ❤❤❤❤maalinhorqan SaaS arkay kabacdi dhiig caadaan arkay
Aamiin aamiin yaarabi
I soo duceya asxabey si niyad ah mudo xas ahay waline wax maa dhalin in ubad kher qabo illahey I siiyo
Iisoo duceeya ana hormons kaa qaldan lay dhahaye in ilaahy isiiyo awlaad kharle
Ilaahey ha ku siiyo abaayo
@@munajaamac3829 allle hakuu saxo haku sahlo
Alle wax khyr qaba haku siiyo wllo
ilaahay ha ku siiyo aaamiin yaa rabi
Allow isii awlaad bare ah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Alxamdullilaah 😢Tnx wax bdan meshada ku xernaa waan leyahy😢
Asc Qaya quman alle haka rali ahado mcn wn kugu xidhanay mudo ur man yelan hada wn Yeshay Alle mahad iska alle alle wxn ka barayaya Inu I Adkeyo alle ha siiyo intan Awlad haysan insha allh😥😥😭🤲🏻
Ilhy hku adkeyo mcn
M.a abaayo allha nofu dudeeyo mcn
Ameen yaarabi
Mashaallah ❤❤❤
Amiin
Asc walaalaha halkan ku jira waxan k codsanayaa inaad ii soo ducaysan in ilaahay awlaad saalixa I siiyo
Wcs walashay allh nuguwda arsaaqo awlad bariya
@@farhiyofarhi6788 Aamiin wll Alle ha ina siiyo🤲
Abayo illah haku siiyi owlaad salix ah
Allaha ku siiyo hadiyadaas qaaliga ah🤲
@@haboonwadni7902 Aamiin wll qaali
Amiin Amiin
Mansha Allah ❤❤❤
Waxaa bilowi rabaa garfo iyo dhagayaro ducada waa xagina qeer insha allah
Alahkufududeyo🧕
Inshlh qery mcny🤲🤲
Aamiin Aamiin Aamiin
Ilhow owlaad isi isoduceye wn iska baari rabaa ina ilahy isyo posative la i dhaho
Owlaad saalixa alaha ku siiyo mcnto
Aamiin yaarabi
Asc qaayo siman abaayo anoo buro biyod qabo uurka maqaadi karaa hada qadan baritanka iim soo saarayo qafiif camal sidee I soo ful ku arka jwb
Abayo qayo hadan iska Baray uur buu ii shagay khafiifa xiligii dhiigana 5 bari baa dhaaftay hadana isla hada baan dhiig isku arkay
Amin
Dr calamadaha uurka isku arkay dhiiga uurka na uu iga imaday dhiiga so baray agfashin ba la idhahay uurka ma qarsomi karaa plz iso jawab
Qaya simn uur 1:5badha 3cisho makuso. Dhamda abyo iga so.jawab
Waxan ahay uur 5 bil ahay Dr wuxu idhahay bilyaha ilmaha way bdn yihiiin ma dhib bay leyihin biyahaas bdn
Masha allah
Xagee joogtaa abaayo waan raba ❤
Abayo ale hak xafido mcnto
Ameen 🤲🤲
Mash allah abyo wll isodoceey
Ino ilahey ubada qeerqawo isiiyo insha allah 3isboc ayo igamaqanyahay
Abayo alle hakuxafido
Tnx abyo
Asc walalayal iso duceya inu ilahay uur dagdag ah isiyo please😥😥
Amiiin
Shukran wlll
Isoduceya wllhy in uu owlad matano ah uu alle isiiyo
Asc abayo waxaan kuwediin uur ayo isosare xataa dhaqatarka uur ayoo ishege dhiiga qafiifa isku arke markaa unoqde uur malihid idhahy hadan markaa bare uur ayoo ishega maxaa qaldan
Asc byo anaa hda SaaS muxuu ku nqdy plz isoo jawaap
0:38
Masha allah abayo sida wax no fahasiso m.a sida wax ushegto warun
Inteen kaasoo wacaa su aal rabaa inaan kuweydiiyo uurkaa igu cusub wel welna waa dareemooyaa😰😰😰
Laynkaasii maurba
Aniga waan yaabahy ninkyga 19 maalin ka hor ayaa is aragny waana calaamad qafiifa see wax u jiraan waan yaaby
Abayo uur miyo ku noqday
Ameen
Abaayo gedka uurka lagu baaro ben mashegikaraa
Abayo ani 3 baa dhalay alx midksata ila markiiba waa ku xanuun daremaaa hal asbuuc ama labo asbuuc baa ku baraaa waana iska helaa marka waa caadi asbuuc baa lagu baraa
Abayo aniga 2 an dhale alxamdulilah balse hada ayan xanun daremaya dhigeygana waxa ka dhiman 7 bari cml
12 bari ma la arki kara
Wllalo aniguba calamadahas oo dhan waan daremaya isoo duceya inuu illahay khayr inooga dhigo illahaw owlada khayr qabta nasiiii
Alle wax khyr qaba haka dhigo wll
@@naciimafaarax7570 aaamin qali insh allh
Abayo aniga uur hal bil ayan leyahay dhiig qafif ona dif ayan arka waxyar oxinjir aya soracayo maxa keenayo
Abayo waxan darema xanun saida ihayo calosha iyo mindhicirka 29 malin iga maqanyahay uurka dhig iyo kadi wa baray posstive iso qoray lkn uur minka banankisa umaleya yacni xanunka
compuer isa saar infection inu jira laga yaaba ani xanun dareemi jiry bilowgii uurka computrr infection wye uu idhahy dawo qaaty wana ka fiicnady alx hada umul ayan ahay 17 beri dhalan marka kheyr niyeyso mar wlpo
@@nasriinmoha1384 mahadsanid abyo halbil mala sari kara cumpitar xanunka mad lajigikaro maha ila lugaha ixanuna
@@hafsabarre2795 haa waa la saari karaa anaa isku saaray xanun dartiis hal bil ahaa gumaar xanun oo lug xita socodka ixanuna
@@hafsabarre2795 abayo bil lama arko bada lkn 6 week cadi waye ilahey haku cafiyo
@@hanideeq9482 amin abyo ilahay hana cafiyo dhaman
Tnkis xabbti
Waxban kaa faaiday mcnto❤
MashaAllah
Wan lska shikisanehee in ilahay riyadayda irumeyo isoduceeya
allah ku rumeyo❤❤
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Alxamdu lilaaah anii hada walac ahay
Asc abayo sadax bilod ayuu igamaqa yahay dhiga wan baray ur ayooiso sheega marlawad wan baray nakatif ayuu sodhahay maxa sababayo jawab
Sadex bil wa badantahee dhiiga ka baar hada ka waysid malihid
Asc abayo dhiga waxaa mogahay mudo bil iyo bar qoyana iga socda dhabarkana woo I xanuun
Asc wllshey aniga 2 isbuc aya kaso waregaty waqtigu dhiga igu dhici jiray wala so dhafay uur ayan iska baray lawo mar iska qaday kadida mana iso sarin inna le yhy ur hal riigo lu so saray maxa sabbi kara iso sheg bal 😢
Abaayo dhiiga ka baar dhiiga la hubaa
Uur makuu noqday wll
uur maku noqdy
Mash allah nuneyda magaced
Alx allow owlad bari ah noga dhig
Abaayo lambarka iisoo dir
Masha allah abayo alle haku barakeyo
Asc Abayo Allah Haku dhowro wxn Raba inad ii sheegto wxn isku arkay calamada uurka bilowga ah in bdn adigo ka hadlaayo Ayan arkay marka dhiga Qafifka ah oo lagu garto I inad uur ledahay oo an dharkaga gareyin dhigas xanun ma leyhy
Meqa ayuna socona Iso jawab Qeyr badan Allah Haku siiye
Abayo anigaba dhigas ayan arkay lkn wu badan yahay 2 malin ayu socda wuna badan yahay waqtiga an cadada heli jirayna wu kaso hormaray 20 malin ano jogo ayu yimid lkn xanun maleh qebaha hose e calosha aya i xanune waliba si qafifa kadi ayan baray 2calamad o mid qafiftahay ayan arkay calamadaha urkana wan daremi jiray
@@sahrodheeman1754 mcnto calamado see ah daremi jirte
Abyo aniga uur iska baaray 14 bishan marka hore daciif ayuu ahaa markle ayaa ku celiyay si fican ayuu iigu soo baxay xitaa mar sadxaad ayaa ku celiyay wuu isoo baxay walina isbitaal ma aadin waxaan rabaa in aado isniinta kadib aan so ogada inta aan ahy waxaan ku wedinaa abyo safara isoo galay mana baaqo karo talo isii plz abyo
Abaayo uur mu ku noqday ani shaley iska baray mid ful mid. Daciif Zaid ahen iso baxday dhaqtarka tusiye positive waaye 2isbuuc cml waaye idhahay wa shakisanahay
@@sakariyaomar8554 haa wll isbitaal tagay uur ledahy lii dhahay 5 week wye
@@najmaaliaadan8572 m.a Allah abaayo Allah hakuu adkeeyo hampalyo ♥️♥️♥️
@@sakariyaomar8554 aamiin wll mcn
@@najmaaliaadan8572 Wll dhaqtarka ma computer iska saarty Mise dhiig ayu ka ogaaday inaadthy 5week?
Qayo qer alaha kusiyo xabibti wax badna aya kafaidi
Abaayo aniga calmadah uurka wa isku arkay lkn marka isku egay gedkan muso sarin uur wanan iska daremaya laba labo
Kheer alllha noga dhigo aby cantuuf badn maleyahy uurka
Qaya siman abyo macan dilan aya idhibay ee maxa i ku la tali nesa🥺🥺
kawrn xbbti
Dilinta qafifka xagee laga rabaaa jwb
Qof walb oo uur radinaya ilahye ha siyo
Asc walal mcn qaya siman wankugu xiranhy barnamish yadaada ha ahatee waxa rabaa manta inaa kula wadago arin igu dhacday waxana aad u Rajeynaa inaa iso jwbtid wxn ahhy hooyo carur hesato 3 cunug kan ugu yar wuxu jiraa 7 bil uurkiisa inaanan qaadin ayan cirbad kala korinta ayan gashtay anigoo maalmo kahor dhiiga ka qabestay sbitaalka markan tagay wxn dhahay cirbadasa rabaa uur maledahay ayey idhehen aan kubaarno waxkasta dhici karee waan diiday kadib cirbadi wala I galiyay garabka uur aya iguso baxay uurkii waanku dhalay ayadoo cirbadi igu jirto kadib markaan 4 bil kajogo xiligi dhalmada ayaan u dulqaadan wayay madax xanunkeda iyo dabecad xumadeda wan iska bixiyay hada waxa kaso wareegtay 3 bil wax dhiig ah iguma dhoco saa u dhalayna dhiigi afartanka aya iigu dambeyay waxa jirto hbnkii ramadaanka maraayay 21 ayuu dhiig bdn igasoo daatay kadib isla hbnkii wu go.ay cishihi cml isku arkay dib dambe uma arkin dhiig ilmeheygi horana intaa nuujinayo dhiig igu dhici jiray bilkasta marka abyo maxa sameya plz iso jwb
Naska siineyso amee tahay sas dhiga kuwese cunuga hado aad naska usineso dhig iman mayo hada kala jarto dhiga wu imana
Haa wey dhici kartaa taas lkn dadka intoda bdn wexey dhahaaan naagaha ayaa kala ah kuwa intey nuujinayan uur maqadaan dhiigna kuma dhoco kuwana bilkasto ayuu ku dhacaa uurna wey qaadan aniga marka 2 gabdh ayan kahoresay wiilka hada nuujinayo ayaga markaa nuujinayay bil kasto dhiig igu dhici jiray kan lkn iguma dhoco isbadalka inaa ogado ayu aha ujeedada usoqoray comment tiga sidoo kle wxn isku arkay madax xanun joogto ah dulqaad la.aan sidi aan ahaa mudadi cirbada igujirtay waxba iskama key badalin sidii ayuu iixanunaa marka sidee marxaladan uga gudbaa? plz iso jwba wa mhdsan tihiin walahehey
@@rihaambile7477 mid ayaa sameyn karta taqtar fican radso waxa kadalbane baritan kubitar ah waxaa labaraa dhaman uur kujirta hada cilad jirto iyo hadee mida kale kadi ma iska qade uur ma iska barte adigo cunuga naska sinayo uur wad qaadi kartaa hada uur iskawayso kubitar dalbo lagugu baro maxaayele cirbadi amee dhib kugesate ayaa isdhahe sida filanayo halas ayaa kugu darsade qeer insha allah
@@Channel24401 i.a abyo horta uur malihi mana jecli inaa hada yesho uur wayo wiilkeyga naaska wan siiyaa caanana wN siiyaa xariir ficn lenahay wan is jecel nahay igama maarmo naas la.aana cunugada baari nimo iyo inuu kuu farxo kama helesid marka wlhi majecli farxada cunugeyga inaan kala jaro micneheygana maaha uur inaa rabo ee wxn isleyahay cirbadi aad uurka kuqaaday 10 bilod kugu jirtay armey waxku dhibtay wlhi hada aan kula hadlayo madaxa wuu ixanuuna wlhi
@@rihaambile7477 maya abayo cadaado wareerka waa nuujinta anigaba sidaa ban aha markey gabdheyda jirtay 8 bilood buu igu dhacay wuu iska furtay ila bil marku iga socday daawo la isiiyay wuu iga istaagay hadana waxu iga maqnaa 4 bilood hadana sido oo kale buu 3 week iga socday dr ka waxuu igu dhahay intad nuujineyso sidaa baad ahaneysa markey sanad iyo 2 bilood soo gaartay baan ka jaray hada caadi buu igu soo noqoday
Asc abaayo bishan 5 teediba dhiigu igu dhacay mantana waa 29 maalmahann waxa dareemaya dhabar xanun kaadi aad ubadan gunmaarka dushiisa ixanunaya garan mayo waxay tahay dhiigayga waxa kadhiman 7 maalin
Qeeyr allaaah kaaaga dhigo apaaay
Haa wllo anba bishii hore 9baan helay imika wax iiga dhiman 11cisho waxaan dareemaya wadno xanuun neeftuur dhabar xananuun dhaxan markaa maranayo say wax yihiin
@@ladanhappyy3969 ameeen qaaliyey wan fahmiwwyey dhabarka xnanun saaid kaadi too much ah
@@hibohibo2521 ilahay wwx khyr qabo haka dhigo qaali inshlh dhamanteen allle ubad baariya hana siiyo
Ubad kheyr qaba allah ini siiyo dhamaanteen
Alxmdulilah 😊
Asc abayo dhigo bisha 30 keda ayuu igu dhici jiray hada 7cisho ay idhafatay o guma dhicin tubadi urka lagu badhayay markan isku badhay ur aya iso baxay dhakhtarki markan tagay endhiga guud iska qadayna ur malihid ayu idhahaye maxa khalad abayo mcn iso jaawb allha ku barakeye
Anaa saas laidhahy abyo muxuu kuu noqday
Abyo maxa lgu so dhahe aniga sas ehe iso jwb plz@@umuanas413
@@umuanas413abyo uur muu kuu noqday aniga saas ehe hda
Abaayo macaanto meelkasta wan kaala soo hadlaa maalin walba meelan kala soo xariiro iisheeg baan ku dhaha ii masoo jawaabeysid qof xuna tahay ii soo jawaab xaasidnimada iskadhaaf abaayo
abaayo maxaa u bahantahay lagaa cawinaa ? dadka in loo jawaabo ayaa fiican 😢
Masha Allah ❤ ❤ ❤
❤❤amiin🥰🥰🥰🥰🥰😍👍
Caladaha aad sheegtay waan arkaa lkn markan baro uur masheegayo
Ani xita wan arka lkn marka baro 1 xaqriq le bes alaha talo ku filan wax no qorane ma weyneyno isha alah
@@DahaboXasanguuleed-uf2hrallah waxa kufaraxdan ha idin siyo abayo❤
asc abayo waxa raba ind i cawiso allah ayaa ubadka hayo lkn dhiib ayaan qawa uur ayaan qaday lkn bil ma garo anigo isgo biil garn ayaan isbar sababto ah inan minka iska xiro raba ma ku guulyseto lkn calamdn u so sar abayal iso duceeya inu allah ubka inu i adkayo wlhi waxan jeclhy inan hooyo noqdo insha allah mar labo wiil ayaa iga so dhacay o matno ah ila iyo hada uurka u isitgi layhy allah ha isiiyo
Abayo umusibyaaan iska baadh iyadaaa soo rida awlaada e Ilaahay waxaaan ka baryayaaa in uu ina siiyo awalaaad baari ah
Abaa waxaa aada isbitaalka marwo asaga fcn wlhi hada somaliya jogtid
Asc wlo ale haku barakeeyo anigu sanada iyo11 bilod baan guri Lee ahay wali waxa ilaah imasin dhiguna waa iisaxan yahay lakin
Bishan waxan isku arkay dhiga ka hor hal is buc.xanuun aad am calamadu isduu uirka hadna waxan arkay dhiig aan la ogdhan karin waa dhig oo an gacanta un ku dareemikaro oo xanuun wata oo dhinc ubadan yahay xunuunku midiga xataa dhig baan iska qaaday dhiga guud malaga helikara guriga ba iskuma baadhin abooyo qaali maxad ka fahmi kartaa taa
Asc aniga marwalba untada wadibsana basa Sha okale kolkan isfiri kolkan isdaha wahba mashegeda sidi kof ur eh Yan uhanun sana
Abyo waxa isticmala kaniniga prenacare cadada iguma dhacdo sa id ban u lalabona wana dhaxamona e hada baro malahi uur kaniniga ma ikenayo sas
Abayo