DEG DEG Abiye oo Mucaaradkii Eritrea isugu Yeeray, Mustafe oo La badalay & Oromada & TPLF oo wadnaha

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 5

  • @abdulazizd
    @abdulazizd Час назад +1

    Waryaa ka leexo safiirka sheekada meesha ka socota wax badan kama ogid shirka hada so socda maha mid wax lagu badalayo

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 Час назад

    sudanka tv
    ciyalkii ogaadenkii maa badashi oo cuqdada itoboyanka qabay

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 3 часа назад

    Mustaf gorma laa badalay. Beenta madan aqooniine. Sharaftaada ilaasho ciwaanka iyo warka haa is lahaadaan

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 43 минуты назад

    Soomaalidu waxa soo socda sida loo adorooso iyo qiimaynta dhacdooyinka iyo waxa ka iman kara toona waxba kama garan karto mana taqaan maadaama ay sideedaba( calaa shaqsi qabiil dartii ) dhinac ka wada rarantahay,, Sxbyaal 20 cisho kahorbaan idiin sheehay mustaqbalka ina cagjar iyo inuu ina cagjar dacawaley eedayo ,waliba laga yaabo inuu xataa xadhig ku mutaysto falkii xasuuqa ahaa iyo dhagartii ay cawaantii-- liyuu boolisku dacawalay ka gaysatay- kadib markuu suaalihii Dr abby axmed oo falkaa dhacay dartii gobollka u yimid (kadib markay ciidamadii federaalku wixii halkaa ka dhacay baadhitaan ku sameeyeen una gudbiyeen addis ababa) oo falkaa ku saabsanaa jawaabo waafiya oo lagu qanci karo u waayay iskana wada hor yimid, kasii darane uu dharaaro dabadeedna xaflad gobolka sitti ka dhacdayui baaq hanjabaadi ku jirto iyo aflagaado qabiil iyo inuu dadkii caruurtoodii yo dumarkoodiiba la xasuuqay raali galin uu siiyo warkeedaba daayoo uu waliba argagixiso wadan kale ka timid iyo dad Aan ethiobiaanba ahayn ku sheegay, isagoo hadana afgobaadsi nabadeed Aan dabnaha dhaafsanayn dadkii gafka laga galay ku beerlaxawsanaya,,taasoo sababi gaadhay inuu dagaal kaloo lagu hoobtaa dhaco , abaalkiisiina inuu Afka goosto iyo in waliba lasii dabagalo noqotay iyo mooyaan wuxuu ku danbayn doonaba ,isaga iyo qaar kaloo badaniba ,,, wbtawfiiq

  • @MaxamadwaliBashiir
    @MaxamadwaliBashiir 45 минут назад

    jmaal bakar Marabno