Axmaarkii Dumiyey Darbigii Ugu Weynaa ee Somalidu Lahayd ~ Xog Cajiiba | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
HTML-код
- Опубликовано: 15 ноя 2024
- Axmaarkii Dumiyey Darbigii Ugu Weynaa ee Somalidu Lahayd ~ Xog Cajiiba | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Muxaadiro cajiba ah oo inoo soo jeedinayo Sh Cabdiraxmaan Bashiir
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
-----------------------------------------------------------------
Speaker: Sh Cabdiraxmaan Bashiir
-----------------------------------------------------------------
****
Fair Use Disclaimer
Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
1. This video has no negative impact on the original works.
2. The video is intended for educational and awareness purposes
3. The video is transformative.
4. Video content is always in demand from our community
All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
-----------------------------------------
Tools I use to edit my channel:
Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com
walaahi warkaan marka hore waan hurdeesna balse soomalia majirto markaad tiri waansoo toosay ma aqaan waxa isoo toosiyay
SHANTA SOMALI
WAANSO LAABANAYNAA
INSHA ALLAH
Haa waan noqon doonnaa dowlad soomaali ah i,a sidii [ s y l ] cml dhalan yarta iyo wax garadka dhamaan intii daacad ah oo damiir leh sida like midowga sama doon
Maamula isaaq aan u dhiibano markaaa dawlad waa ina dhisanayno
😮@@Somaliyoutuper
Xal kena haddii aan nahnay somali wuxu ku jira burburka Ethiopia xaqiiqada dhab ah wa taas side u dhiici kartaa aya la iska raba manta Ethiopia jogta wa guusha umada somaliyed haddii ku socota meel fcn ayey ku so dhan doonta insha Allah waxa loo bahna yhy umada somaliyed mid ah dhalin yarada somaliyed mid ah mamulada oo mid ayey lagu gari doona insha Allah
Waa runtood Itoobiya: Soomaali ma taqaan dawladnimo! Waa geel jire mar walba qabiil isku dila. Tan 1960kii ilaa maanta kii xukunka qabtaa wuxuu muwaadin run ah u arkaa qabiilkiisa kaliya. Inta kale xuquuq ma leh
Sida aad ufikireyso haduu ruux walba ufikiraayo maanta waxaan noqon laheen dowlad xoog weyn
Wali way jiraan dad Soomaaliyeed ee Taariikha cadaw nimo ee itoobiya
Maxaad ugacabszbaysaa haday dumaysaba
Waa Itoobiya la wato oo ay wataan reer galbeed iyo Imaaraad iyo sucuudigu wataan
Shiikhoow waligeed ma dhicin in Ethiopian uu gaari shaqsi ku dhexmaro 2 magaalo oo somaliyeed kolonyo ciidan waa macquul
Oo daa kaqaley joojiyaha qabo cmla
Mustaqbal manta ma ahan mid nabad ah marka dagaal wa xal lagu garo mustaqbal beri iyo hormarka musliminta beri isbedel weyn in uu imaada wa muhim bani adinimada dhab soo celiya sida Allah loo raali galiya insha Allah
Soomlia Ethiopia lagu wareejin iyo Maka iyo madina Israel lagu wareejin weli wax garadkaygu isiini maha.
Sucudiga soomlia Ethiopia ku wareejin.
Waa sheeko cajoiba ah , markaa soomsli maneef xoola aj oo meel hurda. Wax layidhada war gaarad dhamo ay jira ee bal nooga soo jawab
Sheekhow muxuu jabuti ka aamin Sanaa hayle salase
Sheekha project kiisu waa in uu soomaaliya faaleeyo waa doorkiisa siyaasadeed😊
Shaki kuma jiro Ina waxa la yiraahdo soomaali loo dhamaantoon sabab ugu weyn waa madaxdeydii noqoto dabodhilif shisheeya la shaqeystaa shacabkii lugu mashquliya qabyalladda Iyo reero wali ciidda ku Guuleystaya lama hayo
Itoobiya wa khatar ku wajahan soomaliya
Sheekh Cabdiraxmaan, in soomaali ay u tagaan Itoobiya oo ay la dagaalaan daaquudkii Ina Siyaad ma sabab la'aan bay ku timi? Maxaad u sheegi wayday in Somaliya cidda dumisay aanay ahayn Itoobiya ee uu ahaa ina Siyaad?
Daaquut wahaabiya nacalaa yahuudigaa tahay ku yaal,kaafir kufriga caabuda nacalaa wajiga iyo dabadaba kaaga yaal
Dergiga iyo mingistu ayaa dumay oo bilaa bad noqday. Sowka Eritrea ka go'day.
Sheikhow waxaan u maleeya inaad marlahayid dawladaha IGAD dal qudha hanooqdaan ee maxa iskaga badaley.
Waa taan kale Itoobiya soomali madumini karto soomli iyaaga isduumiyey.
Soomalise Ethiopia iyaad dumisay 1992 marli ay Eriteria ay kagooysay.
Jabhadi xoreynta eriteria xamar laga saeeyey 1972.
Tarikhda sida u baro mufakir sh cabdiraxmaan
👍
Somalidu way u kala tartamaan ethiopia Lakin ethiopianku waxay kuu yaqaanaan cadaw
Taariikhda Itoobiya Naga dhexaysa ma iloobi karno Itoobiyaan Kuna waa na xaqiraan dhulkeenay na rabaan dadka Soomaaliyeed na ma rabaan waa Cadaw. Nimada ay noo hayaana ma kabaxdo
😂😂😂😂 ethiopia waa strong
😅😅
Questions cheikh pourquoi les arabes aident t ils les éthiopiens ? Si votre analyse est correcte.
Espèce de menteur : où tu as vu un éthiopien qui prend sa voiture,qui va chercher qui il veut à Djibouti ou à Hargeisa?
Cet homme est malhonnête intellectuellement.
Mogadisho iska dhaafe 2 tuulo oo soomaaliyeed xitta ka aysan dhicin
Itoobiya lama midoobikarno maxaayeelay Itoobiya manhajkeedu waa kaniisada Kiristan oosiraackula jirta Islaamka laakiin Soomaali waxay heshiisku tahay inay isdisho ama aykalatagto
I,a waqtiyada adag waan kabixi doonnaa
😂😂😂😂oo kuwa didan qalbidhagax inu gesi yahay wamxay cuqdada sida uweyn ee ogadenka lohayo
Dawladaha Khali isku cadawsanaa markii uu shidaalkeedu dhamaaday bay keena cadaw usoo kaxaysteen
Sheikh yuhuudi axmaarkaa kudhaama nadaa
Bisinka maxad sheegtay
War itooiya lama midoobeyno ma na qasbeysaa
Dhamayso muqalka
Goormaa laduubay ?
Anigou baaa waaa suashaa isweydinayaaa
@@Mohap2188 been ha sheegin 2020 aya la duubay
2020 aya la duubay
Waar beenta daaa
Beenaale