Arday TV Show Saamayn Intee Leeg Buu Yeelan Karaa? 🤔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 окт 2024
  • People Selling Hinda Products
    UK Hinda Store & Spa
    +44 7956 778818
    USA +1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Canada: Sahra +1 (613) 716-5815
    Germany: Halima Ibrahim Mohamud
    +4917621282663
    Social media platforms
    Facebook :Halima Ibrahim
    Instagram: @halimashaur
    Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Nasra Salon Norway
    +47 906 14 221
    Deeqa Ahmed Bulale
    19 Willow Drive Handsworth birmingham B218JZ
    07429421661
    Zaytuna Birmingham
    +44 7435 566512
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Dubai
    Deqa Collection
    +971 58 622 1577
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Malaysia: Zainab Ibrahim Farah
    Bangsar, Kuala Lumpur
    Phone: +60183656634
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA

Комментарии • 91

  • @iqrayacquub
    @iqrayacquub Год назад +11

    Somalidu nabada aye ku qurux badan yihin lakin awayhe illahey qalbi yadoda alle ha isku furo❤❤😊😢

  • @nafuuzaabyan1048
    @nafuuzaabyan1048 Год назад +10

    That’s true habo raga lacagta haysta they have to support them but first we have to love our selfs creat more thing use our own products we have long way to go thank you Habo ♥️

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад +2

    Fathia mahadho movie ka soo samee, it’s amazing wlhi🌹

  • @farhiyaibar8786
    @farhiyaibar8786 Год назад +3

    Maalin walba waxaan ku daawadaa anigoo shaqo ka imid daalan waad iga qoslisaa 😂thanks sis guulayso❤

  • @katardo
    @katardo Год назад +1

    Waa film fiican runti ,aqliga iyo aqoonta ilahay haaku daayo fathia absieh réaction fiican ayaad kaa bixisay ❤❤❤❤

  • @Blackie919
    @Blackie919 Год назад +1

    Watched it and I wished Somalia prosperity wallahi we need to do better for our beautiful country and talents we have

  • @faadumoali1675
    @faadumoali1675 Год назад +5

    Fathiyay filimkii waaba lagu dheganyahay waxayba leeyihiin anshax xumo ayuu gudbinaya maba fahansana wuxuu filimka ka hadlayo sorry ☹️ 😊

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Год назад

      Yaa ku dhaggan walaal...bal noo sheeg hala soo rifriffee.

    • @faadumoali1675
      @faadumoali1675 Год назад

      Waxaa kuedhegan ayaa la lahaa gudiga waxbarashada waxaa lagu dacweyay wasaarada waxbarashada

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 Год назад +3

      Odayaal is aruursaday baa lahaa halajoojiyo koley duleyste raadba sogalay xaqiiqday diidayan

  • @ismahanelmi2196
    @ismahanelmi2196 Год назад +2

    Waa naga qosolsiisay markaa tiri aabo ma arag. Miyaadan ogayn nimanka soomaaliya jooga kan ugu fiican inuu biilka reerka bixiyo jimcihiina wiilashiisa masaajidka u wado. Aabayaasha soomaaliya maqribkii bay soo hoydaan.

  • @ubahhappyabdulraman
    @ubahhappyabdulraman Год назад +2

    Mashaaa Allah ❤❤❤❤❤ be proud who u are

  • @Mo-fd9ri
    @Mo-fd9ri Год назад +1

    Filmkaas ma dawan insha allah mana daawan doono laakiin waan ogahay inuu yahay film xun oo dhaqan xun madama qof adiga oo kale ah oo bila dhaqan iyo akhlaaq ah taageeray.

  • @zainabahmed9405
    @zainabahmed9405 Год назад +3

    😂 Fathia Absie: "not bad for a middle aged lady" I call you "wise lady", you are so brave & brilliant 👏🏽 Maasha Allah Tabaarakah Raxma ❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Год назад

    Waaw manshallah ishcala film 🎥 cadi mahan taxanah arday fadhiya aad kugu racsanhay mowducan ku sabsan masasalka arday ❤❤❤❤Love ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ 🎉you

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 Год назад +1

    Masha Allah 💐sax ✔️✔️✔️waaye hadalkaaga ❤❤❤❤❤❤❤

  • @dunidahorizons5082
    @dunidahorizons5082 Год назад +3

    Farxiya boqortooyo 😊❤

  • @sacadfaarax5620
    @sacadfaarax5620 Год назад

    Su' uushana ha la iiga jawaabo.
    Diintu ma sheegashaa mise ku dhaqan.?

  • @anabmohamed9808
    @anabmohamed9808 Год назад +3

    Masha Allah I love it ❤

  • @wehelie555
    @wehelie555 Год назад +1

    ASC F.Cabsiiye waa sax fikirkaaga iyo sida aad runta u sheegtay Walaal Dagaalka naga aad ragga ku heysid isku day inaa si degen wax noogu sheegtid.

    • @wehelie555
      @wehelie555 Год назад

      Asc. F.Cabsiye waa ku ayid sanahay inta badan, markaad xiriirin jirtay Somali week. Aad u fiicnayd. Balse Ragga wanaagsan ayaa badan ee Wanaaga sheeg. Walaal Guuleyso.

  • @farhiyaahmed5232
    @farhiyaahmed5232 Год назад +1

    Absolutely that’s true abayo

  • @maciyaroeeiskajir
    @maciyaroeeiskajir Год назад +3

    Waan ka helay filimka❤

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 Год назад +2

    Farxiyo filmka waaba laga mudaharada dad baaba diidan kawaran

  • @leilabillany4248
    @leilabillany4248 Год назад

    Farhiya absiya freedom fighter baa tahay and we appreciate you love you abaayo Codka qurxan waa. Fanaanadeena safiya mohamed daahir heesaha hirgalay bay 1 ka gashay

  • @husseinamoyolaac7010
    @husseinamoyolaac7010 Год назад +1

    WALASHAY GUUL HORE USOCO MASHA ALLAH

  • @abdulahiosman2443
    @abdulahiosman2443 Год назад

    Horay u soco!

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 Год назад +2

    Filimkaan fatxiyay mardhow waad arki doonta iyago nimanki wadada ahaa ey kaso hadli donaan iyago isdaba socdo

  • @Nej-mj7fk
    @Nej-mj7fk Год назад +7

    Does it have English subtitles titles?

    • @MsSparkels22
      @MsSparkels22 Год назад +3

      Yes, it does!

    • @Nej-mj7fk
      @Nej-mj7fk Год назад +3

      @@MsSparkels22 that’s good, I can watch is with my non Somali speaking family

  • @Ali34388
    @Ali34388 Год назад

    Maasha alaah walaalo walaahay labaatanjir baad ka jidh qurxantahay alaah kuubarakeyo ♥️🥀♥️🥰💪

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 Год назад +2

    Farxiya qurux filinka wuxu ka sheekeynayaa nolosha dhabta ah ee jirta lkn qolyihii reer qeyla quute baa daba dhigtey waan ka yaabney 🤔 filinka ujeedada uu wado iyo biyo dhiciisa iyo halkey u weecinayaan isuma dhawa isbaaro maskaxiyan ayaa nagu horgo'an 😔

    • @Cadar49
      @Cadar49 Год назад

      Waa dad qorsho homar diida wata wixii qarax iyo baaba ahaa waligood kama hadlin Al shabaab war qaraxa dadka nooga daaya meey dhihin maka banaan bixin duliga al shabaab

  • @sougaljire592
    @sougaljire592 Год назад

    Psychologue ! Koley wax badan buu kaashegi lahaa 😂😂😂

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Год назад

    Beautiful lady baad tahay oo aad u caqli badan ee isu camir oo iska farxi.
    Laakiin adigoo cidna aan u joojinayn farxad joogto ah ayaan kugu ogahay, naftana ku xakamay inta diintu inoo ogoshahay
    Shukran

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад

    Arday is amazing flim 🌹

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Год назад

    Love it I watched the first one It is the reality of what is going in our country.Cant wait the next one

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 Год назад

    Sidaan sida runahaantii dadka wacayi galin loogu sameen karo xalaqadaan koowaad waa sheekada caadiga ah ee soomaalida ka jirta runtii waan ku farxay in lahekay qof dadka wax usoo bandhigo

  • @layaansamiix6592
    @layaansamiix6592 Год назад

    Quruxley i love you from puntland

  • @zahramaxmud2350
    @zahramaxmud2350 Год назад +1

    Inabti la jooji baa la yidhi waxaa lagu andacooday waa film akhalaqda ka aradan ama aan lahayn😮

  • @TimaDheere
    @TimaDheere Год назад +1

    You are looking fine, dear.

  • @ubaxyuusuffaarax4605
    @ubaxyuusuffaarax4605 Год назад

    Mansha allah farxiya

  • @nimco5032
    @nimco5032 Год назад +1

    You are so funny 😂😂 I love you 🥰🥰🥰

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Год назад +4

    We need our own stories told. 100% we are tired of Arabic, Turkish, Indian and European dramas. I would also say Somalis should dub neighbouring countries films and dramas too so Ethiopia for instance, Eritrea and Kenya this will create good neighbourliness and move Somalis back home from being addicted to only Indian films which are very damaging to our sense of worth what with their perpetuating the belief that only fair skin is beautiful.

  • @engmahamedcabdisiciid6569
    @engmahamedcabdisiciid6569 Год назад

    Nice beautiful sister ❤🎉

  • @khadra5319
    @khadra5319 Год назад

    Masha Allah Illahay hayna sugo

  • @ubahhappyabdulraman
    @ubahhappyabdulraman Год назад

    Am tired of being waited for ur certificate 🎉 when I will get habo❤❤❤❤❤❤

  • @maryanhusein7357
    @maryanhusein7357 Год назад +1

    Habo Englishka badan nagadaa

  • @fartunqxttrrmohamevvaad
    @fartunqxttrrmohamevvaad Год назад

    Waa la hur islaagirabaa duul qarsoon oohorumarka soomali udiidan jiraan

  • @sadiyowarsame3837
    @sadiyowarsame3837 Год назад

    You so funny when you taking about dulayste😂😂😂😂😂

  • @Barre371
    @Barre371 Год назад +1

    Afsoomaali ku hadal😢

  • @bahjosheikh1330
    @bahjosheikh1330 Год назад

    Haboon maxaa ufiisanweay Farthia qasadas Hanoon

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 Год назад

    M.A habo you’re funny 😂😂🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️

  • @AbuTasniim
    @AbuTasniim Год назад +1

    Waan arke donna aabo 😂😂😂

  • @aminayusuf517
    @aminayusuf517 Год назад

    Waxan maqlayay argagixisadii xamar joogtay oo ka qaylinaysa filmkan oo leh dhaqan xumo aya ku jirta, i have to watch it to see

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 Год назад

    Is this show based on a true story?

  • @maanahmed4087
    @maanahmed4087 Год назад +1

    Walhi wa runta gacali

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 Год назад

    Kkkk not bad for xusul baruur😂
    Habartii na jecleysisay😂

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 Год назад

    Somalidu waxay sheegaan marka ay cid xanuunsanaysa isugu yimaadaan bay naaguhu waramaan.
    Barigaan heblaayo dhalay barigii aan hebel dhalay raguna barigii aan heblaayo guursaday iyo barigii aan ree hebel ka adkanaay wax kale majiraan.

  • @aynimuhudin
    @aynimuhudin Год назад

    Aniga xita waa ku fikirayay 😢

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Год назад

    Fadxiya waa namiye waayo waa dadka carabkooda Laga nabad gali waayey wax kastana xumaanta kxageda ula kacdo naa xanta naga daa Anuu wakhti kuma siiyo

    • @amalabdisamed8523
      @amalabdisamed8523 Год назад +1

      Yaa kuu dirsaday in qolkeeda soo gasho,adigaaba laba wajiile ah dee meesheda udhaaf iyadu kuuma yeeedhan

  • @maanahmed4087
    @maanahmed4087 Год назад

  • @maryamoruun1697
    @maryamoruun1697 Год назад

    hbo❤️❤️

  • @maxedcali4232
    @maxedcali4232 Год назад

    Amaan afkaaga ha ku waayin waaye

  • @fatimamohamed8366
    @fatimamohamed8366 Год назад

    Habo i love u ❤

  • @maanahmed4087
    @maanahmed4087 Год назад +1

    Ragi wad laga hagajisay

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Год назад

    Hadal xuma dulayste ayay baraty ayadaa dulaysan waayo umada aan waxba ugaysan ayay caayaysa xamanaysa

  • @fowziyo121maalin6
    @fowziyo121maalin6 Год назад

    Fathiye cali dacar shaqaa kuwadaa.kkkk❤❤❤

  • @jamaljons2294
    @jamaljons2294 Год назад

    Wallai Fathiya needs help!!

  • @mubaraksalah5943
    @mubaraksalah5943 10 месяцев назад

    Cawraada hablaha mugdaa

  • @ubahfarah6702
    @ubahfarah6702 Год назад

    😂😂❤❤❤

  • @aishasharif2359
    @aishasharif2359 11 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Год назад

    Indha adeyega Naagaha Hartigaa
    Ku dhalay qalalan isu qosola

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 Год назад

    يخرب بيتك 😂😂😂😂😂😂😂😂😂دمرتي المعفنين ❤

  • @khadra5319
    @khadra5319 Год назад

    Qol yaro qadhmun kkkkkkk

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Год назад

    Been badanaa maxaa qudhun iyo
    Qasqas laiibinayaa naa dumarow
    Saliid seyetuun ka marasada

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Год назад

      Walaal qasqas maaha kareem ku cadeenayyana ma aha gabadha Hinda siday Fatxiya sheegtay wayba ka soo hor jeedaa is cadeenta.

  • @sougaljire592
    @sougaljire592 Год назад

    Psychologue ! Koley wax badan buu kaashegi lahaa 😂😂😂