Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Heeska "Dadnimada Aqoonso" waxa uu qeyb ka ahaa heesihii ku jiray riwaayaddii (Talo Iyo Talaabo) ee uu hal-abuurkeedu lahaa Abwaan Maxmuud Maxamed Yaasiin (Dheeg) jilliinka masraxiyadeed ee riwaayaddan waxaa la metelay dabayaaqadii sanaddii 1967, heeskan oo ay si talantaali ah ugu wada luuqeeyaan Eebe ha u wada raxmadee Xaliima Khaliif Cumar (Magool) iyo Maxamed Axmed Kuluc waana heeskii ugu horeeyay ee uu laxameeyo Fanaanka weyn ee Ahmed Cali Cigaal sida uu sheegay. Waana hees dhamaystiran. AHUN MAGOOL IYO MOHAMED AHMED KULUCBA. يا رب العالمين امين