WARKA UNIVERSAL TV 15 08 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 26

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed2894 4 года назад +4

    Mashallah waa saxanyahay madaxweynaha

  • @maxamedyaasiin8015
    @maxamedyaasiin8015 4 года назад +1

    Farmaajo.madaxwayne.guul.ale.hakugaarsiiyo.adi.iyo.soomaliyoo.dhan.
    Maashaalaa

  • @Cakara143
    @Cakara143 4 года назад +7

    Madaxweynaha Jamuuriyada Federalka Somalia Mudane Mohammed Abdullah Farmaajo Guuleyso Inta Taageersan N&N Like Isaar

  • @nalkanalka7286
    @nalkanalka7286 4 года назад +6

    Somaali guul hormar badan aya ka socota alle hawgu wado

  • @dahiralimohamed1175
    @dahiralimohamed1175 4 года назад

    Waxaan ahay muwaadin somaliyed oo rabba codciisa in uu dhiibto oo qofkii aan rabo doorto intaan daaha gadaalkiisa ka daawan lahaa masiirka dalkeyga

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 4 года назад +3

    🇸🇴🙏Guul Viva mudane Madaxweyne Farmaajo ✅✊️

  • @marwodumar
    @marwodumar 4 года назад +2

    walal albab kasta oo ka xiran Allah ha kuu furo hadii aad subscribe iisarto❤️

  • @hiroabdurizakm8270
    @hiroabdurizakm8270 4 года назад

    Adaaba dabada ku dheggane goormuu wax dhisaa

  • @adamibrahimahmed7718
    @adamibrahimahmed7718 4 года назад

    Odaa maxaan cunnaa filim kaga eey ayyaa cunay

  • @adamibrahimahmed7718
    @adamibrahimahmed7718 4 года назад

    Asc dhaman umada somali yeed salan kadib wadan kaan somali la yirahdo waxaa leh somali somaliye gaacmaha aan is khansanno madax weynaha aan taagerno walahi haddii uu manta taladisa la diido waxaan ulaa waneynaa meshan ka nimaanay mana heli doonno mid wadani ah waxaa joogo waa maxaan cunnaa lkn madax weynaha hadda joogo sideen u garnnaa adun ka waaye marka shacabow talada annagaa leh wadan keena iyo madax weynahena aan garab istagno wcs

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 года назад

    Ninkaan kursiga lamacaaday balaramaanka uu baa biyay buu usoo ordaa uma socdo heshiis umada soomaaliyeed yuu isku laynin

  • @cabdalacali6183
    @cabdalacali6183 4 года назад

    Bal sideed sano halooga daro hadeey wax qabanaayiin

  • @cabdiqadar7757
    @cabdiqadar7757 4 года назад

    hogamiye koxed umada hobiye ku garaci jiray hada maa wanag lagu sugaa cumar finish dhiiga umaduu uxiisay

  • @omuayuub4809
    @omuayuub4809 4 года назад +1

    Dalka adiga oo kale ayaa qaribaya ciidamada in la dhiso oo laysku daro idinkaa diidan dastuurkana idinkaa laydinka dhigin layahay c/odowaa beentaa đhaaf saciid ninki i lahaa saynta uga joogo ma istaago

  • @aminoahmed9450
    @aminoahmed9450 4 года назад

    Waryaa

  • @halimaabdow6092
    @halimaabdow6092 4 года назад +1

    Mudene madaxweyne adiga ma ushaqeysaa sida caalamka u shaqeeyo??????👈👈👈👈

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 4 года назад +4

    Cumar filish mamatalo shacabka Muqdisho waatuug sooshaqotagay

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 4 года назад

    Odayaasha sheekhaaled si fiican ayaad u hadasheen laakin hadalka aad iloowdeen waxa weeye maad waydiisan somaliland republic suaal mihiim ah cabdi manaan ha la xidhee MAXAAD KU XIDHEEN OOD KU HAYSATAAN dhanka wax tarka 5 qarni ayuu isaaq xoolo nool iyo aduunba idin siinayay ee warka ku noqda oo HABAR AWAL WAYDIIYA WAXA WIILKIINI LAGU XIDHAY IYAGAA HADA WADANKA KA TALIYA
    WA BILAHI TAWFIIQ

  • @jamadahmed1518
    @jamadahmed1518 4 года назад +1

    Cumar finish waxad tahay caada qaate farmajo ka shidaal qaata

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 4 года назад +2

    Xaarmaajo waaduli dalaala waana doqon

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 4 года назад +3

    Tuug farmaajo wadanka halagaqabto

    • @bangtangayobts5386
      @bangtangayobts5386 4 года назад +2

      Sahruja Afcaytama ninkiisuu kuyaalaa

    • @hamzaabdi7988
      @hamzaabdi7988 4 года назад

      @@bangtangayobts5386 waa runtaa walal dadga qhar wahy kaxunyixin hormarka Somali