SIDEE KU HELI KARTAA HIBADAADA( talent ) AMA WAXA AAD KU WACANTAHAY.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 янв 2025

Комментарии • 44

  • @Muzhtaaq
    @Muzhtaaq 3 дня назад +4

    جزاك الله خير الجزاء ❤😊

  • @naciimocismaan1438
    @naciimocismaan1438 2 дня назад +1

    You make my day sis thanks ❤❤❤

  • @YaasmiinAlrahman
    @YaasmiinAlrahman 3 дня назад +1

    Jasakalaah walal ama zaxiipayaal

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 День назад

    Thank you sis ❤❤❤

  • @MarwoMaxamed-e3b
    @MarwoMaxamed-e3b 3 дня назад +6

    First comment wana in wada salamay❤

  • @Ihfaa84
    @Ihfaa84 3 дня назад +2

    Jazakalahu kheyr

  • @Fozinaqali
    @Fozinaqali 3 дня назад +2

    Machaallah jazakalah abayo ❤😊

  • @hana-u1z
    @hana-u1z 2 дня назад +1

    Waa markii igu ka horaysay channel kaga video nocana wan ubahan m.a ilahay haku xafido hno

  • @MulkiMohamett
    @MulkiMohamett 3 дня назад +3

    Muqal aan arko midkii ugu ficna mhdsnd abyo❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 дня назад +1

    I love it❤

  • @rahmaalinour713
    @rahmaalinour713 3 дня назад +2

    Aad baad u mahadsantahay rabi hakaa abaal siiyo.

  • @ShamsoAbdullahi-r8h
    @ShamsoAbdullahi-r8h 2 дня назад

    M.a wax badan baa ka faidey mahad sanid abyo❤❤❤

  • @CaashoCabdi-yp4xj
    @CaashoCabdi-yp4xj 3 дня назад +2

    Maha sanid❤🥰

  • @SalmoCimranmaxamed
    @SalmoCimranmaxamed 3 дня назад +3

    Habalaha mataanaha magudi karo abaalkooda 👑

  • @abdullahigarad6407
    @abdullahigarad6407 3 дня назад +1

    Great🎉

  • @Tubeec404
    @Tubeec404 3 дня назад +3

    Masha Allah, mahadsanid walaashay, Baraa. Next time qalinka aad u isticmaalaysid comments ama sharraxaadda midabkiisa beddal. Noocan hadda ma soo baxayo. Kan hore ee blue ga ah waa oky.

  • @Faadumomohamettiprahim
    @Faadumomohamettiprahim 3 дня назад +2

    Video Yadiina noso badiya

  • @ikaraanQasin
    @ikaraanQasin День назад

    Abayo waan kujeclahay

    • @CawayskaMataanaha
      @CawayskaMataanaha  День назад

      @ikaraanQasin shukran xbbti sidoo kale wanku jecelnahay

  • @sundusmohamed455
    @sundusmohamed455 2 дня назад

    Maanta le ogaaday inan meel ku ficnyn😭😭💔

  • @farhiohaara
    @farhiohaara 2 дня назад +1

    Mid ayan ka codaN taso Ah inad Noo samaysid vedio kusabsaN cilmi Nafsiga

  • @khaletatro7366
    @khaletatro7366 3 дня назад +2

    Aanu sida wax loo shukansdo ku ficanahay😊

  • @sacdiyoahmedali4911
    @sacdiyoahmedali4911 3 дня назад +1

    Waxay dadku dhahaan waxaa kufiicantahay caawinta dadka waana sax aad baa ujeclahay hogaamintana waa jeclahay faculty noocee ah baa igula talin lahayd

    • @CawayskaMataanaha
      @CawayskaMataanaha  3 дня назад +1

      @@sacdiyoahmedali4911 wadooyin badan ayaad dadkaaga ku caawin kartaa lkn adigu hadaad hogaaminta jeceshahay faculties ka managements ka ama political ka la xiriira baro

  • @NimoCumar
    @NimoCumar 2 дня назад

    Asc abyo waxaan rabaa in kula wadaago arin waxan ahay gabar soo martay kuna jirto nolol aad uxanuun badan taaas oo iskugu jirta family iyo waxbarasho abyo waxaaan bartay wiilkaas oo ah raga meesha ay ugu wacan yihii calashaan 26 or 27 jirka ah waxa uu ii noqdaybqofkiii aan doonayay waayo ani waxan rabay qof sahqsiyad wanagsan leh ina ilaawsii karo xanuunadii hore, calaakuli xaal wiilkii waxa la soo dirsay arimo waxqabsi ah iyo family adi strees badanka dib waxa uu yimid boosaaso halka awal uu joogay itoobiya marka sagu waxa uu rabaa in uuwwadamadaas aado waxna soo qabsado balse wey usurta gali weysay, abyo hadda boosaaso ayuu joogaa wuuna shaqeystaa balse waxaa yaraaday wada hadalkeenii sababta oo ah waxa uu aamin san yhy haddaan markasta wada hadalno in laysku caajisa waxaaa laga yaabaa in uu fariimaha aaan udiro uusan asbuuc furin balse waxa uu layahy igadaa xariirida badan waxaan rabaa in aan isku soo xiisno waxaan rabaaa in aan wax aruursado si aan kusoo doonto kuuna guursado ee waan isdiyaaraa balse bishii 4 ama 2 wada hadalnaa markastana guur lee igala hadlaa marka abyo talo sii qofkaas maxaan ku sameeyaa maxaysa kuula muuqataaa arinkaan abyo waxaan rabaa in aad barnaamij kusoo sharaxdid adoo magacayga soo qaadan waadn mhdsn thy❤

    • @NimoCumar
      @NimoCumar 2 дня назад

      Tankle maaahi dadku markuu qofku ka aamuso kadaba calaal cala balse markasta uu dib iilasoo hadlo waxa iu sheegaa in aan ahay qof isku kalsoon taana ay asiga farxad galiso ,haddii aan isku dhacno calashaan is dagaalno marnaba majoogi karo in uu eaalin galinkaa baxsho mooyeee

    • @NimoCumar
      @NimoCumar 2 дня назад

      Sidoo klae abyo waxa ii sheegay haddaan xaaskiisa noqdo in uu badali doon dhaqan walbo oo aan badak dhaho uuuna ii noqonayo qofka aan doonayo abyo waxaa jira wiilaal aad ubadan oo xariir iga dalbaa waqti xaadirkaaan waxaan rabaaa in aan go aangaaro ama wiilashaas xariir lasameyo ama asaga la joogo . Talo isii abyo soona boowsii fidiyowga aadka soo sameyheee❤

    • @NimoCumar
      @NimoCumar 2 дня назад

      Sidoo kale waxa uu aad ujecelyhy in uu iigu waco magaveyga oo 3aad

    • @NimoCumar
      @NimoCumar 2 дня назад

      Sidoo kle haddii aanan wada hadli dhowr asbuc balse aan usheego in aan xanuunsanahy haddaan fariin uhu qor ama aan waca waxa uu iisoo raadinaaa si.dagdag ah waxa una igu latalaa xalka ugu dhaw ee aan xanuunkaas ugu bixi karo

    • @MunocabdirashiidMunocabdirashi
      @MunocabdirashiidMunocabdirashi 2 дня назад +2

      ​@@NimoCumar hada kula taliyo hadii lakala maqnaan la dareemayo macaanka xariirka waa sax xariirka waa inla iska warhaayo lkn habeen iyo maalin hadii la isla hadlo waa la isnacaa
      Waxa sheegtay dhamaan wixii wanaag iyo jacyl muujinaaye marka dhibatadu haday tahay kala maqnaantaas caadi bay ila tahay
      Waana un fikirkayga 🎉