Wasiir maxamed Kaahin Kibir Ayuu ula Yimid beesha Ciise Muuse Wuxuna dagal dhex Dhigayaa Habarjeclo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 дек 2024

Комментарии •

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 9 часов назад

    labis wacane waraaq laga akhriyo cayyyyy waaa laba

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 14 часов назад

    Wasirka kaxishoo waar

  • @fardusmxamed6455
    @fardusmxamed6455 8 часов назад

    Fadlan ku shubo

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 3 часа назад +1

    Inakaahin mujrimka ugu weyn somaliland

    • @HiboNour-oe5xm
      @HiboNour-oe5xm Час назад

      Mujaahid ka afkaaga ka xidh waa laandheer reer daahir ah maxaad ka badali kartaa

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 Час назад

      @HiboNour-oe5xm waa laangaab aan nasabadiisa ku kolsooneyn mana aaminsana dhoqosheyland

  • @QafKaf7
    @QafKaf7 12 часов назад

    Ilaahay umada hakaqabto waa moryaaan weyaan calaancas ah

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 15 часов назад +1

    Warkan warkiisu waxaweyaan xanun iyo xasiidnimaadii. Deeroyahan ayuu.wada maxamed kaahin waa nin abti anu unahay waxa.adkahadashayna maha.wax dadku.ayfaahmikaraan

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 15 часов назад

    Ninkaan waa nin cabaad badan

  • @cismaanahmed-l3h
    @cismaanahmed-l3h 14 часов назад

    waakuwaa abtiyaashaa aad habarjeclo ugu godobtey

    • @suldanhamzehazzan4675
      @suldanhamzehazzan4675 13 часов назад

      waar kano kale nama matalo waa Fataal reer wadani soo dirsadeen

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 12 часов назад

    Maxamed kaahin waa fidno wade saciid sulub waa la mid raggii burco isku shiiday

  • @Fatah-10
    @Fatah-10 11 часов назад

    Waa budubadaa meelalay u socoto lama garayo

  • @fuaadyusef
    @fuaadyusef 11 часов назад

    Tuug hunguri

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 8 часов назад

    DILKII KOLONEL CABDULLAAHI X SACIID

  • @husseinmiami
    @husseinmiami 8 часов назад

    Isaaq weey isguneystaan ina kaahin waa laandheere

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 15 часов назад +2

    Habar awaley waa kuwan garxajiskiiye futada meeshii aad ku qarsan lahaydeen doondoonta

    • @ismailismail_mohamed1342
      @ismailismail_mohamed1342 14 часов назад

      Garxajisku wa ayo?

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 14 часов назад

      @ismailismail_mohamed1342 waa kuwa futada aan idinka qarsan bal iminkaba imuujiya haddaad wa iska celineysaan af iyo adinba from ssb and g36

  • @mahadhsade
    @mahadhsade 10 часов назад

    waa nacasnimda la aamus

  • @bahasanezayid8394
    @bahasanezayid8394 26 минут назад

    Waar kani ma Muuse biixi iyo maxammed kaahin buu kalagaranwaayey waar dalku wuxuu leyahay madaxweyne ee ina kaahin haku waalan.

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 15 часов назад +1

    Suldaankan.muxuuka.hadlaya

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 13 часов назад

    Ninkan ma lebiska ayuu ummada tusayaa,weli maan fahmin wuxuu ka hadlayo.

    • @HiboNour-oe5xm
      @HiboNour-oe5xm Час назад

      Waa qof waalaan nin aad u fiican baa dhalay oo suldaan ahaa illaahay ha u naxariisto wuu dhintay markaasaa qofkan meeshii la keenay oo waliba reerkoodu heshiis kuma aha waana huwan ee hadhagaysanina

  • @MohamedJama-l1k
    @MohamedJama-l1k 13 часов назад +1

    Kani miyuu waashay ina kaahin maanta ma waxaad u doodaysaa ragii ciidanka madaxa kaga istaagay tuugii oof wareen adaaba huwan ah

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 11 часов назад

    REERKII DEERAYAHAN XASAN INEY JABEEN OO AY BAABEEN WAXAAD KU GARANEYSAA NOOCA U HADLAYA
    XAAJI YAASIIN IL BIR KAMAY DANNEYN AQOON GEED JOOGII

  • @SalebanDiriye
    @SalebanDiriye 11 часов назад

    Warqad baad aqrinaysaa laguu soodhiibay

  • @CabdilaahiYuusuf-c1s
    @CabdilaahiYuusuf-c1s Час назад

    Kadaa mujaa hidka cayda ha hadlin itaad ubis laanayso sal danada anaa xaal kasiiyay mujaahidka iyo qaranka smalilanba

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 13 часов назад +1

    Maxamsd kaahin wuxuu wado ilaahay haynaga qabto
    Iminkana wuu ina dhaafayaa, loo joojin maayo

    • @HiboNour-oe5xm
      @HiboNour-oe5xm 22 минуты назад

      Mahamed kaahin waa mujaahid waana nin nabadeed ee qofkan dawakhsan qabsada deerayahanaw x

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 15 часов назад +1

    Ninka ma xisbigiisi ayeey ku hastaan

    • @suldanhamzehazzan4675
      @suldanhamzehazzan4675 13 часов назад

      Mayee waa Qoladii Munaafiqiinta ahayd ee Xisbiga wadani u shaqaynaysay

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 15 часов назад +1

    Anaga.ayaa.maxamed.ciise.ah
    Anigu.suldaan.reer.wacaysa.ayaan.
    Ahay.ninkan.maanfahmin.hadalkii
    Sa

    • @HiboNour-oe5xm
      @HiboNour-oe5xm Час назад

      Waa qof waalaan xitaa deerayahan isku muu raacin in suldaan laga dhigo dhagawayne iyo qaar cuqdad ciise muuse ku dhacday oo mayer ka berbera u waashay ayaa dabada ka wada waa la ogyahay

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 12 часов назад

    Sheeko waddani

  • @MuxyadiinCarab-kp6jm
    @MuxyadiinCarab-kp6jm 15 часов назад +1

    Habartii way wareertay kkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hoooooooy habareey joog naa naga joog kkkķkkkkkkkkkkkkkk🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😢😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😂😅😅😅😅😅😅😅

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 12 часов назад

    Cida koronka dartii udhimanaysaa waa cid aan markahoreba noolayn ee hanoolaynina maydka qolofka ah .

  • @barkhadhassan4378
    @barkhadhassan4378 7 часов назад

    Caaqil ama suldaanka
    Anigu waxaan ku xusuusanyaa habar awal baa maay qabaan kii na walaan ee ina bixii
    Anaaka aa noolaa imaan cabaasho ee ku sabsaan ariin nin xumiyaay iyaadu xukumaada gacaantiina ku jirtaay 7saano
    Ta 2aad waa ayaan daaro ina soo hadaal qadaay xumaanti 94kii ee khasiyaan hjeclo uu guurmaday ciise muuse halkaa sacd muuse meel alle meel ee hiil ka waydeen
    Baa maanta salaadiinti habr awal odhaanay hadaanu nahaay, maalintaa ee soo hadaal qataay ciise muuse ahaayd oo habar awal waa laagu garaanwayaay
    Ta 3aad maxaa cabaashiidina ulaa taagiwayday ninkaa habar awal oo uu sheeaqayo oo anaaka noo laa imaanay, ka soo qaad ba waan soo goola fadhisiinaay oo ariinka sidaa dooniisay baa uu dhacdaay adigu miyaa keeni kartaa ina bixii - waa mayaa.. waaqtii ba ma haadhiin ina salaanta laa iska qaado,
    Ta 4aad maxa ula suugiwaydaay madaxwayne cusub oo ariinkaan ee maanta nagu horaaysa ba laa soo fadhisanay mediaha
    Ta 5aad miyaa maarka so hadal qaadisiid beesha hjeclo kula muuqaan inay doorashaadi uu samayniseed weji xumaan
    War niniyahow anigu aflgaadaada maa jecli oo maa lagaa maaqlo afkaygaa baalse gartadaa ama calaacalkagaan isku soo haabay waxaan maha ariin aan uu soo jeesaanayo macaala kugu so gole faadhisanino
    Wa bilaahi tawfiiq

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 54 минуты назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      Maxaad u qabtay Cm hhhhhh Adeer iyaga iska caabiyay cadawgii soo weerary Aaaway Ragii raga Ahaa Ee Ibrahim dhago Wayne iyo qaar kaloo badan🎉🎉🎉🎉 waarya waxaan jirin hanaga dhigin😅😅😅

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 14 часов назад

    Xishood nin Aabaha leeg afka ku taagaysaa isla yaab REERAHA AFKA KA DHIG KII HADLAABA MA REERO KA HADLAA HALKAY TAAGTAAGAN YIHIIN KU KOOBTAY

  • @salebaanhassan7371
    @salebaanhassan7371 14 часов назад

    Beri tolka yaan xaal kaabixin....
    Markaana isdaldal...
    Doqonimo hadlaysa...

  • @NadiaAbdi-lm6qr
    @NadiaAbdi-lm6qr 13 часов назад

    Wuxu ka hadlayo ma garan

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 11 часов назад

    NACAS ba tahay from nin reer Samater ah

  • @NadiaAbdi-lm6qr
    @NadiaAbdi-lm6qr 13 часов назад

    Hadha habar awal nahay saladintiba ka dhimanay

  • @SalebanGamuute
    @SalebanGamuute 15 часов назад +2

    ma habarjeclo iyo habaryoonis ayaad doonaysaa inaad munaafaqad ka dhexbaadho

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 14 часов назад

    Reerkani ma habarjeclo baay kuso baqayaan waar isku xishooda dee hadaba waxaad fadhaysaan manan garane

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 14 часов назад

    Miskina warqaad buu wax ka kharinaya lana fahmimaayo

  • @sulemanali2019
    @sulemanali2019 13 часов назад

    H

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 12 часов назад

    Isaaq oi washay qoloba qolo ka la laado alaa maxaa nimcada la xejinlayahy ilahayow naga qabo kofiyad baclayaashan

  • @OmarMohamed-b4b
    @OmarMohamed-b4b 15 часов назад

    Waar xishood maxamed ciise afkooda kuma hadli kartide kana yaa Cumaamada usoo dhiibay

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 12 часов назад

    War Aqligiinii ma reer hebel ayuu ka bixi laayahay oday dhaqameedow.
    Magaca Somalilaand halagu socdo.
    Ragan reee caynashe arab hj hy ha ku waashay xabsi ayaan u wada diri lahaaaa

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 14 часов назад

    suldanow ku nacay marku marankasta sheegto suldan waa tanokale bal eeg iska hadalkan waar dadku waa walaalo

  • @cawilawcabdi1115
    @cawilawcabdi1115 14 часов назад

    Adeer waxaan kugu la talinyaa inaad magaca reeraha aad sheegeyso iska deyso oo aad si sharaf iyo karaamo leh arrimaha u gasho adigaa shakgsi ah oo cumaamad uyo koofida sita .iska daa hadalka war baahinta ee reeraha kala fogeynayaa waa iga talo

  • @AxmedMuxumedMagan
    @AxmedMuxumedMagan 14 часов назад

    Waxani muxuu ku hadlayaa kuma dhagaysan karno anaga oo awal ah waxaanu hadal maahee odayga ka xishoo oo hadaad cid eryanayso yusradan durba kibirtay u jawaab

  • @banadir5032
    @banadir5032 9 часов назад

    Waar heedhe fahma laisugu keentag habar awalay ka kaca gala dagaalka

  • @MaxamedCabdi-x6f
    @MaxamedCabdi-x6f 15 часов назад +1

    Wadhi wadhi waalagu yaqaan munaafaqiu yoow xasuuso ina kaahin waakii futadiina badbaadiyey idinkoo sida dumarka huruud Marsan oo naago ah waxbadan baan ognahay haduu faqash yahay iyo haduu kiisikeeye yahayba buugag baa buuxa ee ba anaguba waahadaad soohadashaa daayeer hurdoow

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 14 часов назад

      Kurdinoow munaafaqa ina kaahin qabso

    • @khadramahamed-qn2dq
      @khadramahamed-qn2dq 14 часов назад

      4kurtin dhacdadi gar adag ka sheke😂😂

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 14 часов назад

      Baal kuwa difacayoow na fahansiiya niinku wuxu warqada ka akhrinayo wlhyi maan fahmiin ma waax beri hoore dhacu fadhaya wale wayaab reerki reer shaikh saxaaq ceebtodiba soo baxday

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 10 часов назад

    Mr speaking now u r speaking about something past incident u r raising something left behind fagash feeling of jalysisy u r not muslim suni ur black heart will be somaliland history record 99% ur is full of jalysis and black heart feeling shows that u r not muslim suni person who never forget the past incident 😂😢😮😅