XISBULLAH CIIDANKEDA IYO MADAXDEEDA LA ISKA UGAARSANAYA, MAXAY LA GALI LA'YIHIIN DHULALKA HOOSTOODA, MAXA GEEYA MAGAALADA, HOTELLADA, IYO AY GAWAARIDA LA WATTAAN.
Wlhi. In Iiraan iyo XISBULAH la weeraro waan doonayey waayo Afka uun bay kaga soo hadhay nimankan Yuhuuda iyo Gaaladu jaaniska ay helaan macafiyaan IIRAAN, XISBULAH, TURKIGA iyo wadamaddii islaamka ahaa oo dhan afkay kaka soo hadhay Falastiin Allah baa u maqan cid caawimaysa ma jirto xitaa Erdoğan afka iyo han jabaad ayuun bay kaka soo hadhay
war naga daaya xisbulah waa kuwo aan caadi ahayn waxaaban ka baqaynaa in la jabsado oo la baabiiyo xisbulah horta maxaa maraykan looga baqayaa waa kan yuhud dabada ka wado rabi ha baabiiyo marsykan iyo yuhud aamin yaa rabi
Masha allah wariye cabdi xaafid mohamuud guulwarta from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
XISBULLAH CIIDANKEDA IYO MADAXDEEDA LA ISKA UGAARSANAYA, MAXAY LA GALI LA'YIHIIN DHULALKA HOOSTOODA, MAXA GEEYA MAGAALADA, HOTELLADA, IYO AY GAWAARIDA LA WATTAAN.
LUBNAAN, CRISTIAN AYA DAGGAN IYO CARABTA QAARKED OO WADA JAWASIIS AH.
asc wada hadalada waxbaka jiran
Raadiyaa iid aad kadaawo Ibraahim gadhle abwaan
AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
Waasidaas xisbulahi waabooto ookale iyoiiraana sidookale
Asc Cabdixaafid waa madadaalo oo waxba Kama JIRAAN
Asc cabdixafiid juma mubarak
Wlhi. In Iiraan iyo XISBULAH la weeraro waan doonayey waayo Afka uun bay kaga soo hadhay nimankan Yuhuuda iyo Gaaladu jaaniska ay helaan macafiyaan IIRAAN, XISBULAH, TURKIGA iyo wadamaddii islaamka ahaa oo dhan afkay kaka soo hadhay Falastiin Allah baa u maqan cid caawimaysa ma jirto xitaa Erdoğan afka iyo han jabaad ayuun bay kaka soo hadhay
war naga daaya xisbulah waa kuwo aan caadi ahayn waxaaban ka baqaynaa in la jabsado oo la baabiiyo xisbulah horta maxaa maraykan looga baqayaa waa kan yuhud dabada ka wado rabi ha baabiiyo marsykan iyo yuhud aamin yaa rabi
Waagaam gaalo heshiis uma socdaan
Iiraan waa agoon laakii illahay baa lahira carabtaaba uugu daran oo raba inla weeraro iraan
, haddii aad somalida ka hadasho waxaa soo (uri ) fahad yaasiin ee meelahan kale ka hadal.
Maraykan ku isaaga wada dagaalka
Asc.cabdi.xaafid.
Ku saliya nabiga
Arinka mareyka waaqowda maqshi waxna hauqaban
IRAN IYO XULUFADEEDA WABOOTO DAGAALKA 3 NE WUUBILOWDAY CARABTANA TIMIR IYO QAXWO AYEEY KOR FADHIYAN GAALNE WU BILAABAY DAGAALKIISA
Asc Cabdixafiid jumca mubaark adigana ALLAAH Haku xefdiyo
Trump aan kaa huba in uu waxba hellayn harayna waan kuu sooqoray
Fool ma ahane waa walac