WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL WAR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 109

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  7 месяцев назад +28

    FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | COMMENT | GUULAYSTA

  • @daryeelmedia9143
    @daryeelmedia9143 7 месяцев назад +14

    Ninkaan odayga ah waa legend

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 7 месяцев назад +5

    Engineer guulayso aad iyo ad ayad u mahadsan tahay sida wanagsan ad wax walba Nola socod siso iyo sida dhax dhaxad nimada ad uga hadasho arimaha dalka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 7 месяцев назад +3

    Mahadsanid Eng adiga iyo Abdihafid👍

  • @reemali6728
    @reemali6728 7 месяцев назад +5

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين الهم امين يارب العالمين

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 7 месяцев назад +1

    Welcome abdixafid iyo inj abtidon the heroes in the house

  • @wariyexamari3160
    @wariyexamari3160 7 месяцев назад +1

    Welcome Back Engineerka Waa u Xiisnay Falan Qeyntaadi Anoo Sii seexanaya Daawanayaa Barnaamijka 👏👏
    Hanaga Maqnaan Engineere

  • @ibrahimjabriil6559
    @ibrahimjabriil6559 7 месяцев назад +4

    Welcome back, Inginer mohamed Abtidoon🫡

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 7 месяцев назад +2

    waad mahasantihiin wariye Abdi hafid iyo eng axmed
    abtidon insha allaah waa guushi falastiin iyo burburki yuhuda

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 7 месяцев назад +3

    Guuul Guuul iyo gobonimo reer palestiin aamiin aamiin yaarabi

  • @SumeyaSumeya-s6b
    @SumeyaSumeya-s6b 7 месяцев назад +1

    ALLA'AHAYOW falastininta yaa RAHMAN.

  • @SumeyaSumeya-s6b
    @SumeyaSumeya-s6b 7 месяцев назад +1

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu,Abdihafid bahd BRITSOMALI TV iyo our own scholar,intellectual,elite engineer Adeer Abtidoon.

  • @hawayussuf519
    @hawayussuf519 7 месяцев назад +4

    Aac A/hafid injineerka waan salamay injinerka walawayey wayahaan iyo aqoonyahankii muqdish ka soo hadli jiray fadlan qasa fafaahi dheeriyah baan ubahanahay

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 7 месяцев назад +1

    Inshaa allaah alle ha ka dhigo dagaalka qaza dunfurtay oo holcisa reergalbeed iyo mareykan iyo cidii ka qayb qaadtayba .allow qudradaad iyo awoodaad ku tus

  • @libandahir3719
    @libandahir3719 7 месяцев назад +5

    Wuu salamanyahay injineerka,alah nabadyeelo

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 7 месяцев назад +2

    Waad salamantihin injinerka axmad Iyo cxafid waad mahad san tihin barakalaah vikum kuligin 🎉❤

  • @bouhahmed5537
    @bouhahmed5537 7 месяцев назад +2

    Mahadsanid mahadsanid 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @qawdhanmax2179
    @qawdhanmax2179 7 месяцев назад +1

    Welcome back.

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 7 месяцев назад +2

    Wsct hhhhhhhh sodhowow abtidon mansha mahadsanid

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 7 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 7 месяцев назад +2

    Somaliland guuuuuuuul

  • @rashidabukar4162
    @rashidabukar4162 7 месяцев назад +2

    Asc ingineere well come back

  • @miremuse1975
    @miremuse1975 7 месяцев назад +3

    Injinere we mis you 🎉🎉🎉

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 7 месяцев назад +2

    Guuuul Somaliland and Ethiopia 🇪🇹 ♥️ ❤️ 😍

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 7 месяцев назад +2

    Mansha Allah Engineer abtidoon welcome abdihafid adigana salaan sare bro

  • @waayoaragagalmudug9759
    @waayoaragagalmudug9759 7 месяцев назад

    Asc Abdi Xafid iyo Engineer Abti Doon Waan Idiin Salamay From 🇬🇧 UK Birmingham 🇬🇧 Thanks 🌹 Bahda 🇬🇧 Birit 🇬🇧🇸🇴 Soomaali 🇸🇴🌹 Tv 🌹 Allaha Idiin Xafido Dhamaantiin 🙏🌹❤️💙💚💛🤎💜🖤🤍🧡🙏🌹

  • @fatumadahir3253
    @fatumadahir3253 7 месяцев назад +2

    Asc injeerku illahay ha ka baqo xassan shiikh muxuu ku amaanya

  • @mohamedabdullahiyussuf9578
    @mohamedabdullahiyussuf9578 7 месяцев назад +2

    Ing aaad baan u slmyaa
    Abdi xafidow ing falanqeyntisa waa mid cajiiba runtii allha daye

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 7 месяцев назад +1

    Allow unaxariiso reer falastiin amiin yaa.allah

  • @muktarabdulle5602
    @muktarabdulle5602 7 месяцев назад +2

    Soo dhawaada cabdilxaafid iyo ingineerka

  • @AshAshawaaq
    @AshAshawaaq 7 месяцев назад +1

    Abtidoon is better than the other guy

  • @mahamudbarre2225
    @mahamudbarre2225 7 месяцев назад +4

    Asc abdihafid ninkan Ayan runta kashega waxa dunida kajira intad waraysatana asagan ugucelahay

  • @Salugla
    @Salugla 7 месяцев назад +1

    Walee hadan M Xasan Sh wadanka uu boorsada ku sito iyo Imaaraat laga qaban sheekadii Sudan iyo Yemen baa inagu soo fuul leh

  • @barambarassamire5796
    @barambarassamire5796 7 месяцев назад +2

    Welcome back engineer

  • @somaliboy4446
    @somaliboy4446 7 месяцев назад +2

    Asc dr c.xafiit waa mahadsantahay mar haddii aad noosoo celisey faafaahintii ING axmed

  • @bobmohamed3206
    @bobmohamed3206 7 месяцев назад +2

    Asc enginerka Allah kuguleyo

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 7 месяцев назад +2

    C.xafiid iyo injineer abtidoon aad iyo aad bad umahadsan tihin

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 7 месяцев назад +1

    Wariyihii baalashlaha ahaa cabdi cilaawii

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 7 месяцев назад +2

    Injineere Irirsamale hii ad wadey intee udanbey sey

  • @ayubabdi7
    @ayubabdi7 7 месяцев назад +1

    Acw. Macalinka:(abwaan,macalin,siyaasi,waddani iyo aqoonyahan Soomaaliyeed).Kheyr allaha kusiiyo,sida aad soomaalida aad runta uga sheegto.illaahay hakaa abaalmariyo sida aad ubaraarujiso,ama aad u wacyingaliso dadkaada iyo dalkaada, oo aan sida qabiyaaladda iyo ku oorkacsiga aan ku jirin.waxaan kuleenahay waxaad kaashataa- Cabsida illaahay,Sabirka,dadaal,illaahay tallosaaro, ha caajisin- oo markaas waad liibaan,insha allah.

  • @BABAANWARMEDiAONLINE
    @BABAANWARMEDiAONLINE 7 месяцев назад +2

    So dhawow injinere

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 7 месяцев назад +2

    ENGINEER WELCOME BACK

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 7 месяцев назад +2

    Ruush iyo Nato awalba si dadban way u dagaalamayeen LAAKIIN inay ciidamadoodu toos gacan isula-tagaan waa iska sheeko suuqdi Somali ah . Nato iyo Ruush waxay leeyihiin caqli ku filan oo ka duwan sheekada suuqa

  • @LibanAhmed-s7j
    @LibanAhmed-s7j 7 месяцев назад +2

    maasha alaah markaa wareysiga soo casuunto eng.gurey xiisa gooni ah ayuu leeyahay, nagadaa caalin midkaa tiraa ee cadiifadda kamuuqato ,dhibaata gooni ah uma qabo lakin waa nin halmeel uga dhegan tahay markaan sidaa magaciisa kaaga maqlaayey like xitaa kuuma saarin ,maxaa yeelay dhowr jeer ayaan kaa codsanay war mamaqleeysid cabdixafiid

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 7 месяцев назад +1

    In jineerka wan ku wadanaa gessi run sheeg ah

  • @MaxamadMaxamad-m8s
    @MaxamadMaxamad-m8s Месяц назад

    Asalamucalekum cabdixaafid wadanigashabta ah

  • @abood.6954
    @abood.6954 7 месяцев назад +3

    Sxp c xafid ninkle o barfasor aya maqan e mel ku sheeg🥺

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 7 месяцев назад +2

    Ninkan xasan sheekh meesha wuu ku musmaari lahaa haduu awoodu

  • @aliyaalice5005
    @aliyaalice5005 7 месяцев назад +2

    Asc Abdi hafid. Maxey kula thy dagaal nato iyo Russia hadi u ka dhax bilowda waxa kaliga ee la isku adeegsanayo waa kaliya nuclear weapons.
    Mida kale Russia xariir mid dhaqaalo iyo mid military kala dhexeya China 🇨🇳 Iran 🇮🇷 & North Korea 🇰🇵. Marnaba uma ogalanayan in Russia lagu goobto.

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 7 месяцев назад +1

    We miss injineerka

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 7 месяцев назад +2

    Ruushka wuxu kuxisabtamaya chaining iyo kuriyada iran wa laisku baabaAya saxib

  • @haa8793
    @haa8793 7 месяцев назад +2

    Wlhi telephone laan baan ahaa manta ayan ubareray inan sogado alx in inginerka maqnaa intan maqnaa

  • @Daqare666
    @Daqare666 7 месяцев назад +2

    Abdixafidoow Ninkaan waagii Dagaalka Ukraine bilaabanaayay Timuu lahaayee ma asigaa Timihii ka Taabsadey

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 7 месяцев назад +2

    Eng abtidoon wan u xiisnay

  • @maxamuudcabdi4151
    @maxamuudcabdi4151 7 месяцев назад +2

    Cabdixaafidoow injineerku ma aroosoowkumaqnaa waatalawaayee

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 7 месяцев назад +1

    Wala kala ridana i like the words kkkkkk

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 7 месяцев назад +1

    Engneerks wa Ku Raacsanahay inayna ka hadalkin Arrinta badda iyo Anminiga somaalia waa waxyaba hada ugu muhiimsan ee qof waliba o Somaalia ah inuu ka hadlo ay tahay

  • @fadumosahra734
    @fadumosahra734 7 месяцев назад +2

    C/Xafid aad baan kuula yaabaa waa loo jeedaa inaad dhinac u raran tahay oo dawladnimada soomaaliya inay xoroowdo aadan rabi kaliya haduu nin qabiilkaaga ah haduu madax yahay aad raali noqon lahayd iska daa dhawrkan waji eed dadka is leedahay khalad ama qiiq isku qarinta waan kaa caqli iyo aqoon badanahay waxaa ka turjumaya ciwaanada aad adeegsanaysid ee aan kula taliyo waxba ninkii Saaxada Kora Soomaaliya qabiil ha ku kala dhawaysan qabiil ee midkasta wax xun iyo wax wanaagsan waa leeyahay aan garab istaagno kolay mid waliba 4sano ka dib wuuna dhaafayaa oo sidii wadaadkii 21sano nagama daba laalaadayo dowlad nimaduna way is qabsan oo gaaladaa iyo qurbe waynu kaoo noqon ee caqligiini dumin iyo qabiil ha ka koro

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 7 месяцев назад +2

    Allaa yacizak alla aqoontaada hakuu saaidiyo dagaalku waxow ka dhacayaa beenal mashriq wal maqrib meel fayoobaaneyso ma jirto dib ayaana leysu gumeysan doonaa ninki raayo reerka allaha u daayo

  • @samsammohamoud3724
    @samsammohamoud3724 7 месяцев назад +2

    Title ja Dr professor engineer waa title ka dadka faqashta ee false ka ag

  • @AmranCumar-wi1mc
    @AmranCumar-wi1mc 7 месяцев назад

    Mansha allaah xamaas

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 7 месяцев назад +2

    HORTA DASTUURKA YAA AWOOD ULEH WAX KABEDELKIISA
    DASTUURKA WAX KABEDELKIISA WAXAA XAQ ULEH LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA WAXAANA SHEEGAYA DASTUURKAAN QABYADA AH EE SHAQO KUMA LAHAN MAAMUL GOBALEED IYO SIYAASI LABADA MADAXWEYNE CODADKOODA AYEY LEEYIHIIN HAKU DIIDAAN MARKA CODKA LOOQAADAYO

  • @ismailodowa5
    @ismailodowa5 7 месяцев назад +1

    Eng.wanka qaadnay

  • @phprince5153
    @phprince5153 7 месяцев назад +2

    Mucaaradka qaarkood waa owe kacsi marka lagu dangaaro ayaa la tuuraa

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 7 месяцев назад +2

    Aad baan usoo dhaweyneyna isku dhacooda waliba gacan qaad baanu dooneyna iney dhexmarto

  • @arashiidosman3367
    @arashiidosman3367 7 месяцев назад +2

    Asc welcome the legend ❤😂😂

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 7 месяцев назад +2

    .Haa waa sidii Dawladii Soomalia burburisey Ee digtatoorka ahayd Ee Siyaad barre ay samayn jirtey markay dagaalamayeen Ururkii SNM Ee u halgamey Xariyadda Jamhuuriyadda Somaliland haa shacabka ayey beegsan jireen taliskii Siyaad barre Ee macangaga ahaa khaasatan maatada iyo caruurta ayey leyn jireen🤭

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 7 месяцев назад +1

    Madaxdeena waxay yaqaanan oo kaliya sida ay Jago ugu lloolamaan hadda taasi looms bahaano

  • @shadowanim5700
    @shadowanim5700 7 месяцев назад +2

    Allah jebsho sihyoniyo

  • @mohamedsharif7179
    @mohamedsharif7179 7 месяцев назад +2

    Enginerka waa Anti farmajo markii uu farmajo Mogadishu imaaday ayuu soo laabtay😂

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 7 месяцев назад +1

    Anigu koleey kama heli injineer ku sheegaan

  • @mahamudbarre2225
    @mahamudbarre2225 7 месяцев назад +2

    Abtidoon waa ninkan radinayni

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 7 месяцев назад +1

    Injiner ma awoodno waxa qaarkòd inaan daweyno waayo waxaa buka kan macaasha ayaa kow ka ah maah maahdii ratan weynta oo aheyd
    KIFADII KINA FANFANEE
    KU Eng abtidoon ku qaas weeye

  • @daadiraamusane7969
    @daadiraamusane7969 7 месяцев назад +2

    Asc Abdihafid Adiga iyo Eng. Ahmed
    Wllhi cawa xoga iyo falanqayn ankusexan karo wanhelay.
    Eng.wan umahad Celina adigana sidokale

  • @osmancaqil127
    @osmancaqil127 7 месяцев назад +2

    Asc aqyarta

  • @mohamedsheikhhassan4297
    @mohamedsheikhhassan4297 4 месяца назад

    ASC

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 7 месяцев назад +2

    Asc

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 7 месяцев назад +1

    Isreal ayaa gacanta ku haysa reer galbeedka

  • @OmarHud-bt3rw
    @OmarHud-bt3rw 7 месяцев назад +1

    War injinerku waa D jadiid aad u fog

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 7 месяцев назад +2

    Aduunka malin walba waxaa loo sii dhawaanaya dagaalka 3aad ee adunka, somaliduna halis weyn ayeey ku jiraan ileen ciidaan na difaacaya iyo hogaan ficaan ma haysano

  • @homeh3455
    @homeh3455 7 месяцев назад +1

    Odaygu biyaha ma bidixduu ku cabaayay mise anaa mooday

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 7 месяцев назад

    Taarikhda hadalkaaga ka soo hrmari

  • @SuleimanOmar-v4p
    @SuleimanOmar-v4p 7 месяцев назад +1

    Caawa waad gaftay waxaadna noqotay nin dhinc u janjeedha

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 7 месяцев назад +1

    Waxaa loo Bahan yahay in wadanka la difaaco oobafka iyo gacanta Lagu dagaalamo

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 7 месяцев назад +2

    2 diinaba
    SALAAMA

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 7 месяцев назад +2

    Waligod ayay dadka
    Wayku goobtan

  • @axmed8798
    @axmed8798 7 месяцев назад

    Waan idinka qaadnay salaanta

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 7 месяцев назад +2

    Away demoqradiyadii ay amerika kyfaaneysay😂😂😂😂kkkk Kkkk

  • @TufaaxMarket
    @TufaaxMarket 7 месяцев назад +1

    Ree galbedku Ruushka way ka gardanyihin Yurub maraykan ba dab gelinaya hadhowna inu uga baxo wa suurta gal

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 7 месяцев назад +1

    Two clowns from muqdisho talking rubbish again 😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 7 месяцев назад

    SOMALIYEEY 10 KA RAMADAAN AYNU UDUCEYNO WALAALO DEEN FALASTIIN HABENKA LELATUL QADARKA

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 7 месяцев назад

    Shabab dadka sida dhabta ula dagaalo kana harin waa reer Hiiran iyo Galmudug

  • @SaladMohamed-n5h
    @SaladMohamed-n5h 7 месяцев назад

    Maraykanka waxba yaan laga dhigin wax wayn jeneraal caydiid bay soo qaba waayeen xamaas maxay kaqaadaayaan

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 7 месяцев назад +1

    This channel is the enemy of somaliland 😮😮

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 7 месяцев назад +2

    Tarikhda Ahafidow Dagal uu Mareykanka uu hogamiyo oo guul laga gaaro lama hayo,Afaghanistan Falastin oo ah dad maati ah godonsan haddana hubkasta oo casri ah gumeystasha eey u isticmaleyn,haddana Fadexad Shurucdi Calamka oo lalay,Iraq Suriya libya yemen Sudaan Somaliya oo hadbo shax Cusub oo khiyameysan Mareykanka,Gumeystasha reer Galbeydka Immaradka oo isaga ah midka loo isticmaalo burburinta Calamul islamka,IAllah waa eey kufashil maayan,Dhiiga matida Falastine Allaha ayaa la jiraa.

  • @menhee7408
    @menhee7408 7 месяцев назад +1

    Oday waalan oo mariixaan ah ayaad wareeysataa no more farmaajo

    • @duniyanoor6320
      @duniyanoor6320 7 месяцев назад +1

      Afkaga suubsa xabibul Malayin waya farmaajo
      Qabilbaa qalbiga kaa dagay maskin

  • @CabdulahiNuur-x4w
    @CabdulahiNuur-x4w 4 месяца назад

    Injinerka lama weykaro