Heestani Album ay ku jirtey gabi ahaantod heesaha ku jira waa wada hit. Jubba ilaahay cimriga ha kuu sheereyo amin..album kani waxaa si aad u weyn u qurxiyey ninka music ga u sameeyey. Waa god of music.waxaan u maleyn wa cadisalaan jimmy. Album kani soo baxay 97ki ayaan u maleyn wa gold walahi. Waxaan u maleyn in mar qudha do wada baxey shamis, album awalba igaama dhereyn e zeinab laba dhagax, album ki sida tuuryo iyo howd e xasan aden samatar. Intaba music ga waxaa habeeyey o tumay abdi salaan jimmy.mof from caasimadii ilbaxnimada e Djibouti
Aad iyo aad wll marki dawladi dhexe baab’ay Ee fananiinti dalku dibadaha u yaaceen waxa intooda badan musica u tumay abdisalan jimmy oo aan odhankaro isaga u badalay kuwii hore Ee wabari sida Sabriye iyo sh abdi AHUN
Xiligu waa afarta habeenimo waxaa laabteyda kujiifta nolosheyda aan adunka ugu jclaa 👩❤️💋👨 Si naxsrisleh ayaan u dhageysaneynaa heestan Inga oo is dawaneyna ❤️🌑
Heestan safar aan Magalada Jowhar ayaan ku bartay dhamaadkii 26 september 2020. Gaari aan watay ayuu radawalka si lama filaan ah uga shiday isla markiiba waan ka helay. Markii ilaa hadda sidii baan u dhageystaa💐
"Dhaayaha uroon'yahay Ayaad iiga dhiganyee" "Sidaan kuula dhacay gacalo U dhadhami jaceylkoo Ka ilaali dicaagoo ka ka Ilaali dheeligaaa" Lagend juba class 👌
Beenta ma ahan musigan rag hada joogo ma tumi karaan. Jimmy wa musicianka an ugu jeclahay somalida balse albumkan dhan waxa tumay abduwahab antar naaji asna wa nin halis ah.
Jimmy musician mar arag ah weeyi Lkn Musica heeskan malaha Heeskan Musica waxa ku ladhay cabdiwahab cantar naaji Musica somalida qaoon badan ba idinku laaban -maxamed sheego bishaara Cabdisalaan Jimmy Cabdiwahaab cantar naaji Ragii sagaashamaadkii shidi jiray weeyi Waan idin saxayaa adeer anakaa waqtigaas joognay
ooooh misic ga siduu ugu xaragoonayo ayaaba yaableh yaa samayn kara musigaaas war fara dahabsanaaa ninkaaz tumayaaa ma jiimeybaaa alfanaan juba muxuu legen yahay heesihiisa odhan waa hit
I remember when I was student it was 2001 that time it was my first love of halima Ahmed gabow I don't know where she now but I think she somewhere in this world but now am married and father of five children my name is warsame Mohamed
Warsame bro my advice is currently, forget about your past and focus on how you gonna raise your 5 kids bro , Never ever regret about your past , always the best choice is to move on , there’s plenty of ladies all over the world planet earth.
Cabdiwahaab Cantar Naaji ayaa u tumay heesta 1997 hadana ma doogoobin ilaa sannadka 2023. Soomaali armaa gadaal loo socdaa. Music sidaas u tayo sareeya imika lama soo saari karo miyaa?
Jiilka so koraya ee juba dhageysan doona ogaada wuxu aha nin fanka iyo hidaha somaliyed qimo weyn ku laha legendary weye inanka 🦁❤️🤴
Oo wll adigu ma waxd tahay jiilka gabab siga ah 🤣🤣
Adiga ba naga yare side wax wada walaley 😂😂
😂😂😂 hesta hana necsin ma adiga naga weyn 😂
Xasus jecl keyga aya dhageysani jirte hada uk jogta ana Africa igu waar dhambeyse
Gacan qabad si fiican ayaad midhaha u qortay thanks , ( Rabi hibo udhiibo ) si kale ayaan u haystay thanks 🙏 brother
Haa wlh
Gacanqabat Thanks
Horay usocda
Dad Waa dadku hore , Allahayoow Somali Barakee meel walba oo ay joogan , love 💕 you so much Somali one ☝🏼 love
F
Hell yeah one love
❤1a@@ALWADAN1
😊
6/03/2024 Heestan baa jawi jawi iyo xasuuso ku dhageysan haya cawa hadad qoralkeyga u jeeda nolol qurux badan baa kuu rajeynaa ❤😍👋
17,5,2024 dhageysanaya shaqo kaa so baxay juba cimri dheer allaha ku siyo tagero numbar one ku ahay ❤
5:11 5:12 5:12 5:13i 5:22 5:25 😊
I 5:32 5:32 5:32 5:34 5:3o 5:35
Heestani Album ay ku jirtey gabi ahaantod heesaha ku jira waa wada hit. Jubba ilaahay cimriga ha kuu sheereyo amin..album kani waxaa si aad u weyn u qurxiyey ninka music ga u sameeyey. Waa god of music.waxaan u maleyn wa cadisalaan jimmy. Album kani soo baxay 97ki ayaan u maleyn wa gold walahi. Waxaan u maleyn in mar qudha do wada baxey shamis, album awalba igaama dhereyn e zeinab laba dhagax, album ki sida tuuryo iyo howd e xasan aden samatar. Intaba music ga waxaa habeeyey o tumay abdi salaan jimmy.mof from caasimadii ilbaxnimada e Djibouti
Wa sax bro inta so sheegtay lakin albumkan iyo shamis waxa tumay abduwahab antar naaji. Abdisalaan Jimmy wuxu tumay inta album kale o ad sheegtay
Aad iyo aad wll marki dawladi dhexe baab’ay Ee fananiinti dalku dibadaha u yaaceen waxa intooda badan musica u tumay abdisalan jimmy oo aan odhankaro isaga u badalay kuwii hore Ee wabari sida Sabriye iyo sh abdi AHUN
1995 ayuu soo baxay shamis,
kan kale ee aad sheegtay ayaa ahaa 1997.
Maay 1995
Sixid
Cabdiqaadir jubba 2 album ayuu duubay 1995 Durdurada iyo Qiso
waxaana muusiga tumay cabdiwahab cantar naaji
hees waxaa jirta albumka durdurada lagu daray waa CALAF. Waxaa muusiga lahaa Omar yare
Cabdisalam jiimi - wuxuu u tumi jiray tubeec , jaamac yare , saynab laba dhagax , sahra axmed
90s iyo waxii ka danbeeyay
Juba waa noo raaxeeyay lagend. Anoo gaalkacyo jooga oo iskaabulo ah 1998 kii wehel heesaha jubaa ii ahaa
Xiligu waa afarta habeenimo waxaa laabteyda kujiifta nolosheyda aan adunka ugu jclaa 👩❤️💋👨
Si naxsrisleh ayaan u dhageysaneynaa heestan Inga oo is dawaneyna ❤️🌑
Istaqfurulah oo quran dhagesatan
M.a❤
Caashaqan i dhawacay sacdiyo xaaskeygi adigaaa igu dhaliyay 19,,,06,,,2024. Xasuus ppe cadnaan. so bar baaar aabe mcn ❤❤❤❤
Heestan safar aan Magalada Jowhar ayaan ku bartay dhamaadkii 26 september 2020. Gaari aan watay ayuu radawalka si lama filaan ah uga shiday isla markiiba waan ka helay. Markii ilaa hadda sidii baan u dhageystaa💐
Anigana walahi sidoo kale markii iigu horaysay aan maqlo safar baan ahaa gaari ayaa darawalki nooga shiday heestaan safarkaas oo ahaa from.addis ababa to hargeisa sanadkii 2001 waa labaatan sano kahor anoo wiil.yar ah waan xasuustaa walaaahi from.germany hada🥰
Masha Allah wa fanaan magac weyn ku leh bulshada somaliyeed. RESPECT
"Dhaayaha uroon'yahay
Ayaad iiga dhiganyee"
"Sidaan kuula dhacay gacalo
U dhadhami jaceylkoo
Ka ilaali dicaagoo ka
ka Ilaali dheeligaaa"
Lagend juba class 👌
1995 ayaan dhageystay iyadoo cusub oo usbuuc taalo suuqa bakaaraha 😢😢😢
Hada xge jogta wll
Aan ku saxo wlalkay Gacanqabat
"Dhul barqaayo iyo doog,
"Rucubihiiyo kaymaha.✅👍
Sidii weeye Sida saxda ah Heestu☑
Wow wow wow hees iyo badh fanankan wali ma araag mid Aan uu dhiigo inu soo dhalan dooono xataa uma malaynayo
1:05 Dhudhugiyo kaymahaha maaha waa qalad
Waxay sax ku tahay
Dhudhubihiyo kaymaha.
Dhudhub waa meel godan oo dhirina ka baxdo.
inta kale waa sax
Bal kwrn qof 2025 dhgysnya heestan😢
Heestan kama xiiso dhaco wlhi ilaa yaraantay 2021 May 16 baan hada dhagaysan
Musigaan cml wacadala ilmaha Hada Wax Tumo Hadii 5 Sano Lasiiyo xitaa Musug U dhaw Ma Tumi Karaan Isaga Kaliya Aaba Hees Ah Jimmy Alle Cimriga Kuu dheereey Runtii Qalbiyadeena Ku Beeranyahay.🥰
Beenta ma ahan musigan rag hada joogo ma tumi karaan. Jimmy wa musicianka an ugu jeclahay somalida balse albumkan dhan waxa tumay abduwahab antar naaji asna wa nin halis ah.
Jimmy musician mar arag ah weeyi
Lkn Musica heeskan malaha
Heeskan Musica waxa ku ladhay cabdiwahab cantar naaji
Musica somalida qaoon badan ba idinku laaban
-maxamed sheego bishaara
Cabdisalaan Jimmy
Cabdiwahaab cantar naaji
Ragii sagaashamaadkii shidi jiray weeyi
Waan idin saxayaa adeer anakaa waqtigaas joognay
@@abdurahmanomer9918 anaaa tumi kareee ma ku tumaaaa c rxmanow kkk
@@Que3ninaHhusein9270
Wll fanaaninta ayad u tumi anigu heesaha Wan dhagaysta kaliya
@@abdurahmanomer9918 kolay ma danbi baaa kuguh yar dhagaysi iyo qaadis waa isla mide
01/2/2023 ayaan meel halkana ku dhagaysanayaaa anoo habi iska ah allhamduelilah😍
Heestan waxay isoo xasuusisaa mar walba Aan dhageysto gabadh Aan jeclaan jiray Sahlan waxaan ku leeyhy Aduunka Nolol sare Aakhirana halkii roon Sahlanay waxaa tahay qofkii ugu wanaagsaanaa oo Noloshayda soo mara❤
Juba toronto ayan isla jogna sxb inbadhan kusodageyste lakin wali kuma arkin toronto baan kula jogaa
Xasuus iigaga saamayn badan waligay arki maayo axsanta Waa fankii galbaday
Ana adeer u ah
@@khadaribraahin340 aniga walashy BA dshay Abdi qadir macalin jubo abti wn ku xisey jubo 💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤👉👉
Heestan anoo Gaari Qaad saaran ba igu horaysay dhagaysigeeda xitaa waan xasuustaa mar labaad baan ka codsaday inuu noogu celiyo Darwalku alla Maxay Safarka ku macaantahay heestani🥺❤.
Waraa kir makasee intaad dhuumatay laakiin I hope in aad caafimaadka qabto💖💙💖🌹👏✌️🧐
Waayihii la soo maray xusuusahoodu damaq badanaa!💔
ooooh misic ga siduu ugu xaragoonayo ayaaba yaableh yaa samayn kara musigaaas war fara dahabsanaaa ninkaaz tumayaaa ma jiimeybaaa alfanaan juba muxuu legen yahay heesihiisa odhan waa hit
Jiim Shek Muumin Mar LA Arag Ayaa Tumaya
I remember when I was student it was 2001 that time it was my first love of halima Ahmed gabow I don't know where she now but I think she somewhere in this world but now am married and father of five children my name is warsame Mohamed
At that time I was the same as you and I loved Ayan Mohamed who is now in Turkey. I listened to this song when it was new
D😂@@Sultanadamqassim
Thanks my brother it's true you know where she is but mine since we left at our primary school I just saw only two time but I don't know where she is
Legend ba tahay taliye
Warsame bro my advice is currently, forget about your past and focus on how you gonna raise your 5 kids bro , Never ever regret about your past , always the best choice is to move on , there’s plenty of ladies all over the world planet earth.
Mashallah garde la forme a la Une aussi frr du sang ❤❤❤
Dhulbarwaaqo iyo doog
Dhudhuwgiyo kaymaha
Biyuhu way dhex jiifaan
Dhebigiyo mareerkiyo
My Unique Fanaan Abdiqaadir cumar moallim jubba
Heestan waxaan dhaaysan 15 may 2022 maalinta dhalin yarada soomaliyeed SYL waana maalin kaloo wayn oo waxaa socda wakhtigaan doorashada madaxwaynaa soomaliya❤.
SACIID DENI GUUL BAN URAJAYN☺
ninkaan fanka ugu jacelahay
Fankii bilaa qabyaalada ahaaa
Waaaw wanku wata cabdiqadir juba
Mashallah jubba ❤❤djibouti somalie ❤❤❤
Waxasa Ka Fanan Ah Yaaqey Solute ✌️✌️✌️ Juba Ku raxeeso 2022
Cabdiqidr jubaa fanan qiiimo badaan👏
Dhidigiyo hablaha kacay kumaa arag dhigaagoo waxaa tahay dhud Qowloo qurux loo dhameeyay axsan hees 100% Top wayay wlhi
*LAXANKAAS* WALIGEED KUWA DANBE KEENI KARI MAAYAAN ❤️💯👏
Wowww🙉🙉🙉
haahey laxankaan ima dhawo kuwan
Axsan hees
This legend‘s songs will never get old ❤
Waa heesa kaliya ee ka heesi kara maqaam kasta oo codadku leeeyihiin legend
Cabdisalaan jimmy mar la arag somali mar soo maray, waa muusigaystaha aadan marnaba ka xiiso dhacayn muusiga uu tumay
JUBA. When you came to the uk 2001. Cashar fiican baad na bartay 😂alx we are all married now with children. Wali na heesaha waanu dhageesana.
Love from Brussels !
Juba legend lobo masha keep going the best songs 🎵
Fanan io badh🦁🔥
Omg 😲 😱 waxa hees wey dhafty
heestan waxaan dhegaysan jiray 2016kii ilaa 2015kii anoo arday ka ah uganda kampala !
Ana 20 6 ayan dhegensan jiray
ana 2008 anoo secondry ah class form one
Yaahu
Aniga 1995
Legend of Somalia Juba he is great Somalia songs
What a_f Hit
Dhebigiyo madheedhkiyo 💃🏾🕺🏾
Old is gold back to 2008 when I was young and fresh in hiiran baladweyn 😭
Heesaha aan dhicin tana mamid ah een jeclahay 😥❤️
Wow good song i am mohamed @New delhi
Heestan wxn dhageysan jiray anigo yar oo arday ah 2003-di.
Csbdisalan jimmy Alla wuxu gacan fududaa.umslayn.maayo inuu haatañ jiro musikayste sidiisa wax u tumaya..
Waxaan xasuusta hestan markey sobaxeysay 1995 xilagas wayo wayo
Adbiqadir legend ❤ I have been his music since 2001 🎉😢
heestan Sxpky Subeer oo reer burco Ah baa ii Shidi jiray Aniga iyo walaashii ka yarna Jacayl waali ah baa naga dhexeeyay Manuu ogayn isagu😅 wakhti bay ahayd 2012
All time favourite that's a hit still in 2022!
J
2023
Right dear❤❤❤!
Fanaan cod halaasi leh iyo musician mucjisa ah markey is helaan waxaan o kale so baxo Al fanaan juba iyo musician Abduwahab Cantar Naaji
Ka ilaali dheliga❤️
Cabdisalaan jimmy music 😍😍😍😍
Aabahey baa aad ujeclaa Jubba song
Another Planet melody & song writer
Juba is the most emotional somali singer
Horta juba ma nool yahy
Jawi waa heso safar❤
waa fananka qudha aan yarantaydi ka heli jiry jubba fanan qaliya
Heestan gabadhayda ayaaan ku maaaweeliyaaaaaaaaà
Axmacaaantayda
@@xamselogos9766 wale wow manzha alah zxp ilahay haysukin daayo ,hadaan lagu mawelin jacaylba ma jiraye
@@saedqozta5386 kkkkkkkk alle yaacisak amiin bro
@@xamselogos9766 kkkk amin bro
Juba ibnu juba hollaadkii iyo hormuudkii fankii dhexe (2000 -2010)
Fankii dhexe koonfur baa hormuud u ahayd.
Fozia Hersi Guled Miss you any time every minute every second 💘💔💔😭😭😭 say to Hi I, am Wondsen Foziye???!!
Legend will always be legend 🔥one of my favorite fanan Somali of all time.✊🙌
Ka ilaaali dheeliga qli my only one
Maanta ayaan dhageysaanayey axsan hees 2023 0ctober❤❤❤❤
Legend wa somalia
Jubba I love ur songs
ZxdRRRd
Qq
@@abdisalanmahat4694 Q22j
Abdiqaadir juba forever brother legend
heesihii hargeisa aroosyada laga ciyaari jirey iyo todobo baxyada marka la tagaayo xusuus hore
Kailaali dhielig jubba ya salam
Cabdiwahaab Cantar Naaji ayaa u tumay heesta 1997 hadana ma doogoobin ilaa sannadka 2023. Soomaali armaa gadaal loo socdaa. Music sidaas u tayo sareeya imika lama soo saari karo miyaa?
Abtigeyga ku so xasusutaa abti wan ku xisay
Abt waan kuu xiisay sidoo kle waa ika kkkkkkk
Qof walba iga ween abtigeyg
Somali muryoley wa wada dhib wallee hhhhh
Heesaha aan liicin 😍 09/10/2023
Fanka dadkii loogu tala galay in aay joogan waay ka fariisten 2022 🎵 wili waan dhageesa nayaa
Hees aan aad u jeclahay weyi ❤
JUBA with the greatest BEAT of all time
Exactly ❤❤❤!
Legend of legend wlh juba amazing man and love this song 🎧
The legend Abdulkadir macalin juba 🔥🔥❤️❤️❤️❤️
Cabdiqadir Macalin Cumar Jubba
Insha Allah Alxamdulillah the best. Always ♥.
MUSICA A.A NAAJ maahan bro iska sax😅
Waxaan xasuustaa marka heestan sobaxeysay 1995
My all time favourite 💓 never die
Right ❤❤❤!
Like ha ilaa dhaafina dee waaa hees xasuus mudan✌️✌️✌️✌️✌️✌️
heestaan waa hees macan
1/4/2024 I still watching❤
One of the greatest 💯❤🇸🇴🇸🇴
I love this song ❤❤ speciali Fozia Hersi Guled Miss you💘💔💔😘!
❤❤❤!
💖❤️💗💕
Legand hore👍👍
Juba long life brother
Hestani sidaa dhigaa jidhkeyga udhaxqadee
Heestaan inabada caadi ma ahan
Abdulqadir macalin jubba
Jir oo joog waa fananka kaliya aan si kal iyo laab aan u taageero
We Always the knowledge Always Alxamdulillah ♥.