Kuwaa Shalay Ciro Shiiday,waana Somaliland Diid,kulmiye Aniga Aha Waxaa Ma"Suldaan Jimcaale

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024

Комментарии • 12

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 3 месяца назад

    SHIIDKA IYO DHAGAX-TUURKU WAA DHAQANKII DADKA TAAGEERA WADDANI E YAAN CID KALE LOO NISBAYN.

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 3 месяца назад

    Kulmiye waa calancastii oo wadanka boobey baqdin baaheysa in xilka cabdiraxman ciro katiriyo

  • @aminaahmed2836
    @aminaahmed2836 3 месяца назад

    Xayawaanka wax shiida magacii?

  • @GaradTalabacade
    @GaradTalabacade 3 месяца назад

    DADKANI MA XISHONAYAN
    MAA DAD DIINTA ISLAAMKA SHEEGANAYA AYAA XAFAD UU BIXIYA (NAASO HABLOOD) ???!!
    WAA MAXAY AKHLAAQDASI SOMAAALIYEEY ?!

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 месяца назад +2

    Cidi ma shiidin iyagaa is shiiday dibjiriintay soo kaxaysteen na tuurtuura yidhi waa been iyo kaarto cadawga gudaha waa shaqadii Wadani
    Yaa xasuusta kii yidhi ina Muuse biixi baa I afduubay Burco
    Yaa xaduusta kii Germany isku sheegii yidhi intuu isa doo duubay gacantaa layga jabiyay, ee baxsaday kolkii la yidhi dhaxtarkaa lagu geynayaa iyo dhaawac muuji tii keen

    • @MohamedAhmed-bd4ug
      @MohamedAhmed-bd4ug 3 месяца назад

      Kkkkk..... Cadaw waa rag layska eegee...Laakiin bal Oromo, Axmaar iyo wax kaba

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 3 месяца назад +1

      Ceeb ayaa shalay dhacday waalaynaga gobsanayey salaxley iyo oodwayne watii kulmiye sida fican loogu soo dhaweyey ee ina samale sacabka loo tumayey ee arinkaas dhacay xaal aynu ka bixino waa gunimo walahay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 месяца назад

      Dofaar tahay waa inaa luu kala tagaa hargeysa

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 3 месяца назад

      Oromadaa iyo amxaar kas ku dhaama najis nin uu baadii iyo jidgooyo ku dilay oo islam ah oo walaalkii ya maydkiisii madaxa cagta intuu ka saaray cadawga kaga farxinaya oo ku xafladaystay Ha sugi waayin cawaaqibkeeda laxyay. Oo sorry yaayan meel kaga dhicin laxda waaba munaafacaafsadaaye 🐖🐖🐖🐷🐷

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 3 месяца назад

      Si fiican baan commentkaagaa u garanayaa adigoo ayo ah ? Adigoo wadaniya oo kuwii basaska lagu soo guray sh ee jeebabka dhagaxaanta ku sitay. Waatii gudoomiyiihii gacanta dheere sheegay in nimankii dibjirtii la lahaa xaarka Cirro ayay wax yidhaahdeen iyaga aynoqotay isla wadani faji ceebayn ah wada