FARXAD: Amiir Isku-Dhiibay Ciidanka, Cali Dheere oo Go'aan Lama Filaan laga Qaatay+Baxsadka Amiirada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • #HageMedia Waxuu diyaar u yahay in uu idin soo Gudbiyo Warar Xaqiiqo ah oo Soomaalida iyo guud ahaan Caalamka ku saabsan, si aad ula socoto Wararkaasi Fadlan Subscribe dheh oo nagu soo biir adigoo Mahadsan.
    #WararkaMaanta #WararkaSoomaaliya #WararkaCaalamka #Soomaaliya #Somalia

Комментарии • 39

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Месяц назад +3

    Akh akh waa dabar goyn halis ah iyo in soomaali in la waayo

  • @xamdamaxamed7750
    @xamdamaxamed7750 Месяц назад +1

    Waabeen waxaasi nin alshaabaab fahmay kama boxee wax ka lesheeg hadaykaa dhabtahay

  • @YounisYounis-ho7ut
    @YounisYounis-ho7ut Год назад +2

    Beenale 38 1d jirta da’ad wajigay ku tala

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Год назад +2

    😂😂😂😂 ninkan meeqo cinwaan ayey ubixiyeen xishood majiro miyaa

  • @abdisamadsheikh
    @abdisamadsheikh Год назад +2

    Sorry Kani Wa Lasoqalday
    Allow Alshabaab Iyo Wixii Waxdhibaba Nagaqabo

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 Год назад +3

    Yuu idin sirin qof alshaab ah ha isku halaynina waa wax dhiig islaanka soo galay waa shiini qaaday

  • @KaamilkaCad
    @KaamilkaCad 27 дней назад +1

    DDS Waxan kacod sanayaa in qarayare in la qabto

  • @nuurcilmi199
    @nuurcilmi199 Год назад +2

    Waar beenta naga daa

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 Год назад +2

    Ninkan xogta mawada bizinayo sidii isaga o wax qarinaya ayuu sheekaynaya e bal waydiiya dadkii uu xukumay iyo magacdii aagas xukumay? Dhalinyaradii lalaqoray melaha ay kasokalajeen?

    • @seynabmohamadali6979
      @seynabmohamadali6979 Месяц назад

      Yaa saas ayaa soomaali ka daacada qar qofkii soomaali ku hadlo ma soomaali baad moodaan markaas ayaad qori u dhiibeysaan war nin 7:14 walba oo soomaaliya waa in lagu amraa in uu sameysto sida aduunka nabad u helay waa eydhi mar lagu cadeynaayo idinku canshuur uunbaa ka fikireysaan waa leydinku jiraa soomaali war cali ma jiraa

  • @FatumoAliIbrahim-o5g
    @FatumoAliIbrahim-o5g 27 дней назад

    Subxanallah warunti madaxa bastuu weyraxeysanhayanbudahay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Miidan5
    @Miidan5 Год назад +1

    Nin isa so dhiibay lama dilayo mar hore sharciga dawlada ayaa lagu sheegay

  • @kingfahad8899
    @kingfahad8899 Год назад +1

    Al-shabab Unrees miyaa maxay ugu cararaan gododka may udag dagaan janada😂😅

  • @AnisaOmer-tk7vb
    @AnisaOmer-tk7vb Год назад +2

    Asc oo alshabaaba ma daarood baa sida loo jabay inaalilaahu waa ina ileyhi raaju cuun

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Год назад +1

    Kkk gobolkaas waa kee oo irsaaqada laga bixiyo lkn kan waaa beeeenaaale cad ee hala dilo

  • @AyanleCabdimalig
    @AyanleCabdimalig Месяц назад +1

    Hhhh

  • @xamdamaxamed7750
    @xamdamaxamed7750 Месяц назад

    Waabeen waxaasi nin alshaabaab fahmay kama boxee wax ka lesheeg hadaykaa dhabtahay

  • @abdoulkaderhassanhoussein2330
    @abdoulkaderhassanhoussein2330 Год назад +1

    AS darood kaliya maahe ee hawiye, dir iyo inta badan somali oo dhan cidi kama maqna, ee eebe hasoo hanooniyo kuwa la duufsaday

  • @MaxamedamiinCabdulahi
    @MaxamedamiinCabdulahi Месяц назад

    Beenaale😂😂halgu dilo😂😂😂

  • @caashadiriye5060
    @caashadiriye5060 Год назад +6

    Allshabaab ilaahay dadka ha ka qabto

  • @HussienAden-rm8il
    @HussienAden-rm8il 11 месяцев назад +1

    L

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 Год назад +2

    Haa wa sidas

  • @fadumamohammed1555
    @fadumamohammed1555 Год назад +1

    Haye,concentrate your lesson

  • @HassanAli-gt7lv
    @HassanAli-gt7lv Год назад +1

    1:04

  • @AyanleCabdimalig
    @AyanleCabdimalig Месяц назад +1

    Hhhhhh😅😢❤

    • @AyanleCabdimalig
      @AyanleCabdimalig Месяц назад

      ❤❤❤❤❤❤hhhhhh😅😢🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AyanleCabdimalig
      @AyanleCabdimalig Месяц назад

      Hhĥhhhhhhhhhh

  • @Farhan-mb4vt
    @Farhan-mb4vt 11 месяцев назад +3

    Baga khawarij

  • @IbrahimmohamedAli-u8w
    @IbrahimmohamedAli-u8w Месяц назад +2

    Xala dilo

  • @BurhaanFaandhe
    @BurhaanFaandhe Год назад +1

    Wert said the ❤❤❤❤❤❤❤❤ government would not allow ilkasc

  • @CabdullahiCali-mk4pm
    @CabdullahiCali-mk4pm Год назад +2

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @MursalhussienCali
      @MursalhussienCali Год назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤

    • @MursalhussienCali
      @MursalhussienCali Год назад

      🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤

  • @mahadfarah
    @mahadfarah Год назад +1

    Qof criminal ah wareysiga laga qaado oo lona soo bandhiga dadweynaha waayo kuwa kale ee u shego magacyadooda ayaa fudaanlaheyd in si dhib yar lagu soo qabto ninka wareysanaya ayaa shabaabka la shaqeeya oo sirta dhanba ka shifeysid somalia malahan ciidan lama soo dhagi sirta criminal shabab ilaa inta laga soo qabanayo kuwa kale la shaqeynayey

  • @MaxamedamiinCabdulahi
    @MaxamedamiinCabdulahi Месяц назад

    Alshwaab allow guuleeyo