Ajfamily, Meel Walba Hanjabaad Ayaa iiga imaanaysa, Heer Waxaa La Gaaray, in Ay Iso dira

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 29

  • @JaweeriyaAli-d6b
    @JaweeriyaAli-d6b Месяц назад +1

    Aj waa wiil degan oo baari ah walashey in tee aaday❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c Месяц назад +3

    Hussen Jama Aj daba Galkiisa waa loo dhaamaa ee Buundadii Baar dheere lacagtii Malaayiinta Dolarka ahayd meeshay martay Hasheego

  • @amalquule84
    @amalquule84 Месяц назад

    caasi waalida xasan faraya

  • @winterdaycanab6302
    @winterdaycanab6302 Месяц назад +1

    walasl maxaa kudiiday dhiiga bal taas baan rabi lahaa inaa ogaado baan rabi lahaa walaahi

  • @JaweeriyaAli-d6b
    @JaweeriyaAli-d6b Месяц назад +1

    Fiwziyo abaayo geesinamada ayaa kugu jeclahay guuleeso abaayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 Месяц назад +1

    Hadalkiisa dhan waa wallaahay war heedhe dhaarta badan iskadaa

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز Месяц назад

    AJ waa Eelay Eelay Dhalay lamana Qarin Karo Hooyadii DNA Haw Maro ❤

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Месяц назад

    Shushu sis maasha allaah allaha ky xafido

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Месяц назад

    Asc koley aniga waxaan ahay qofka kaliya aan dahir dayus iyo maangabta kale ee social mediaha qaladka ka fahmay aan hadalkoda rumeysan daqiiqad kaliya Aj wlle ha u joojin allaha ku xafido sharta shayaadiinul insiga allaha kaa qabto

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز Месяц назад +1

    AJ Hadii Naagtaadu Muslin Tahay Maxay Magac islaan U Qaadan Weydey Ninyow Adiga iyo Naagtaada Nicola Gaalo Ayaa Tihiin Ee Hooyadaa Ha inkirin ❤

    • @faizaaliabdallah5731
      @faizaaliabdallah5731 Месяц назад

      🤮🤮🤮🤮Aj iyo naagtisa wax idinka quseeyo ayaan jirin tiina ku mashqula mujrimin yahay. oo xishoodka iyo xayada geedka dheer looga laaley. Imaan lawayaal. ninkan aad ka wada tacligeysan, iska daaya. Dad xanuunsan ayaa tihine. Bal muxuu idinka heystaa? caqli xumadiina habar usan waligii riyo iyo soojed ku arkin oo dhuuni doon cad oo loo jedo ah. Afkedana ka sheegtey in ay markii u horeyeyba social media ka aragtey. Kadibna baafisey ayaad leedihiin orodo u tag oo madaxa ka dhunko, oo dna isaga qaad. Why uu stranger qasab iyo xoog wax ku raadinaya, uu intaa ugu sameynayaa intuu xaskisa ilmihisa iyo shaqadisaba uga tago. waryada caqli xumadaa. wax dhamo la imada. Aj ma ahan waxa lagu heysta abihiis ee waa hooyadii iyo abihiis, walaladiis uu la soo korey oo teer iyo malinku dhashey la joogey. xitaa wax dhan ayey ahaan laheyed hadey islaantan wax radineysaa ay dhihi laheyed markaan dhaley ayuu isbitalka iga lumey. cunug 9 jir ah oo ay iska dayacdey oo iyadoo indhohedo shanta ah isaga dhaqaaqdey oo xita aysan hubsan cida uu la joogo ayey noo sheegaysa nin 40 iyo hodhodho jira oo social mediaha la iga tusey ayaan ku kahayaa ee waa in uu i yimadaa oo dna i siyaa hadii kale smear campaign ayaan ku qadayaa oo mediaha ayaan waxmagarato u soo dirsanayaa habeen iyo dharar cey iyo afxumo iyo dalabad qasab ayaa loola istagaya, bal cidey wax uga gureyso ha la arko ileyen ninkii ay danta ka laheyed ayeyba isku carineysaaye cida ay dna ga siin doonta loo joogee. Smear campaign wada isaguna sidaas ayuu idinku cariqsayayaa mar walba oo idinku jees jeesaya. Hooyadii iyo familkisa waa ag joogan cid ka maqan oo u dabo ka dadanayo ayaa iska yar. Idinkaa dan u daali. reerka uu ka soo jeedo ceyda aad cayeysaan waa wax la idinka bartey oo aad ku caan baxdeen. Cid ay wax yeeleyso ayaa iyana iska yar. Whitout Aj issue meeqo meeqo ayaad cayeyseen cidas islamed wali cid ceydinu ay wax yeeshey ma aragteen. No kaliya waxaad dadka tustaan xayawanimadiina iyo dulmigina.

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Месяц назад

    Scw scw scw ♥️

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Месяц назад

    8:34-9:20.this is out of topic. War wiilkan dadkan wada tembada socto ah oo garkashare yasha ah yaa ka caliyo, Isago ewelbo kisto suufi ani camal ahey ayey tempo loo bahneyen sacadaan ay sii galinayaan.

  • @mahadgoley1183
    @mahadgoley1183 Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaryamAli-z1s
    @MaryamAli-z1s Месяц назад

    Soomaali raashin dhacay iyo xaaraan beeykadhargeen dabadeedna xumaan iyo samaan mabakala yaqaanaan wiilkaan waalidkiis iyo walaalafii wuuheystaa amaan halasiiyo

  • @quruxleeyqaracantay2580
    @quruxleeyqaracantay2580 Месяц назад

    Nin layiri anaa ku dhalay ceeb maha kaliya in uu hooyada qanciyo ayay tahay hadaan wax jirin wax sahlan maxaa loo adkaynayaa

  • @shinaali6574
    @shinaali6574 Месяц назад

    DNA

  • @AbdiNasir-f9g
    @AbdiNasir-f9g Месяц назад

    😂 nafey ninku doonay kuwaa!!! Si fcn ugu ducee caasiga

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 Месяц назад +1

      Caasi ma waxow ku yahay hooya aan dhalin in uu hooya ii tahay dhahaa

  • @hassanmuhidin8012
    @hassanmuhidin8012 Месяц назад

    Hoyo ku yih qandho beyn badan 😅😅😅

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Месяц назад

    Xasan Farey wuxuu u Lee yahay Alshabaab baa ii soo hanjabtay wuxuu og yahay beentuu isku dhiibay inay qarxayso oo sharciga lagala noqonayo si uu Ameerika u sii jooga ayuu rabaa inuu samaysto mar marsiyo cusub. Xasan Farey Aadaa in seed warshay dheegoow

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 Месяц назад

    Aj maaha nin codkar ah hadaladiisa waxaa u badan dhaar kaliya iyo in uu dhaho laandheere aahay kuna niikiyo heesaha sharmaboy war heedhe shekadaan ku soo xir DNA

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Месяц назад

    Aj somaaliya lugaha hala soo gelin siyaasadeda somaaliya tii hore maha hadad banaanka ku baxsato baad nasiib ledahay

  • @MuhuboAbdullegeesey
    @MuhuboAbdullegeesey Месяц назад

    Madama ad nin muslima tahay maxa gabadhada u astura wayday oo xijaabka ugu sharxi waysay

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux Месяц назад

    Dhilo kastaba siilka u raayanayey soo kala qaadaa uf
    Urkiisa yaa wax ku falaayo