Somaliyey hal wax ogaada, dadka qurbaha iska dhiibo badankood magacaoda saxda ah iyo qabiilkooda iskuma dhiibaan, marka macquul ma noqoneyso in qofka intuu meel soo fadhiisto video iska duubo sheegto magac ka duwan kan uu sharciga ku qaatay, hadii sharciga waa celis💯
AJ waridkiis waa dad madax ah oo sharf leh nacnac ma rabaan waana idin dhegysanyaan yey la hadal aan dahircalasow buskud badhaaaaaaaBadhaaaa NAA EDEB YEELO MORIYAN YAHAY ADAA DAD SOO QASHAY
Masha Allah gabadhan garta way goysay ❤
Somaliyey hal wax ogaada, dadka qurbaha iska dhiibo badankood magacaoda saxda ah iyo qabiilkooda iskuma dhiibaan, marka macquul ma noqoneyso in qofka intuu meel soo fadhiisto video iska duubo sheegto magac ka duwan kan uu sharciga ku qaatay, hadii sharciga waa celis💯
Walaal asagaa ayey ka godaa in uu hoos wax u dhameysto ileen taleefoon ayaa yaal ee allah hooyadaas murugada haysto xaqeeda banaanka ha keeno aamiin
War gabadhaan caqli badanaa mashallah ilahay caqliga ha kuu barakeeyo waa intaan dhihi lahaa.
Walal wahu ka cabsonaya immigrationka iyo nagta cad ee caroota u xaysa😢
AJ waridkiis waa dad madax ah oo sharf leh nacnac ma rabaan waana idin dhegysanyaan yey la hadal aan dahircalasow buskud badhaaaaaaaBadhaaaa
NAA EDEB YEELO MORIYAN YAHAY ADAA DAD SOO QASHAY
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤🎉🎉
Waa Hanad Gary Hanad Sh maasha alllah
ware ninkan waa stragglers hahaha joogo Xamare
Hooyo oyne 30. Sano. Qalbiga allah uu adkeyo
Hooyo qabiil maleh ilaahay xaqa hasoo ifiyo 😢😢😢😢
Scw scw scw
Abbahiisa wax ma haleyn ee wuu xanuunsanyahay
War ilayn yaab umadaan ma waalanyihiin war heedhee wiilkan iyo waaliidkis maxaa idiinka galay hadu inkiro waaliidkis iyo hadu uinkiriin idiinka idiin dabagashay hadu yidhi hooyaday maha maxaa udheejinaysan taas haday ruuntahay oo dhashay Allaah wuxuu yiri umadayda idaaya aniga xisaabinaya war idiinki baa baadiya oo dad ceebahooda irsaaqad ka raadinaayaa xaasidnimada iyo familkas iyo farxadooda baad ka xuntihiine umada rabigey abuurtay dhaafa ordo naftiina baadida ah daryeel ee sharftooda iyo ceebahooda qod qodka ka daaya war hooy hadaad nooshiihiine dadka weydiista cafis rabina utobadkeena oo meelkale irsiq karaadsada yaahuuye
Waxaa la keenay isagoo buur hakabo jooga oo qabiilkiisa sheeganaya
Waa loo baranayaa Malin walba buuq la kacsho
Mayee buuga majeertenka ayaa iska furan oo aan xidhnaaynba inta qof ee somali cid walba ka ah ee m.j lagu qarameeyay cadaad walaa xisaab
AJ. DNA AYA LAGA RABA.
First person 🎉🎉🎉🎉
Odaygan asparagus wuxu u egyahay d.calasow
War geel xalaala & rag xalaalah xero lagama buuxshee maxaaa lada rabaa
Tan Hassan farey ha lo balamiyo mel ha sarto ee
Kuwii sinsibar laga keenay waa majerteen ma jerteenka kàle kaba badan
Yuu u bareerayaa bareer uma baahna ninkuu yahay buu yahay
Maxaa la waashay naa adigu reerkee tahay yaab
Away adeerkiis abtigiisa
Haduu yahay wilkeedii wuubu garanayaaye maxaa indha layskaga ridi
Nikan mu is cadeyo oo hoyada khanciyo hadu is hubo
BISINKA WAR BADANAA ISLANATAN
Ninkan uuma eeka islaanta ayaa uuga eeg
Maxay korisay hooyadiibaa intuu dhibta lahaa haysatay tobanji makoriinbuu ubaahnaa
Nin hooyadii taagan tahay miyaad inkireysaa
Majerten ader dahir waxba dhabayaco kama qaadi karan waayo daahir waa nin midiyah ku jira oo dhabayaco waa yaqan waligibad majerten dadka xareysan jirten waa leyadin yaqiin
Kkkkkkkkkkkkk dadka ku naxay ee masayrsan sida daahir CALASOOW iyo adiga waabadanyihiin iska caytama
Scw scw scw