DANDAAWI Waalidka 2013)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • ALLOOW ! NAGA YEEL
    KUWI WAALIDADA ADEECA
    KHIDMADA WAALIDKIYO
    IXSAANKA KUU HELAA
    ABAAL WACAN
    ALLOOW ! NAGA YEEL
    KUWII WAALIDKOOD ADEECA
    ABUUR WACANOOW !
    ADA NAGA ABUURAY HOOYO IYO ABBAHA
    MANIDII GARBAHOODA KA SOO AROORTE
    ADEECA WAALIDKA
    IXSAANKA ALLOOW !
    NAA FAHANSII
    ABUUR WACANOOW !
    ADA INTA WAALID-CAASIYA
    IFKA IYO AKHIIRO
    CULAYS IYO CIDHIIDHI GELIYE
    FARXADA WAALIDKIYO
    IHSAANKA NAA FAHANSII
    ABUUR WACANOOW !
    ADA INTA WAALIDKOOD UU TUDHA
    SADDEXDA DAARABA
    AMAAN IYO JANNO KU SIIYE
    IXSAANKA WAALIDKIYO
    ADEEGA NAA FAHANSII
    ABUUR WACANOOW !
    ADA JIRA QABE ILLAAH U YIDHAAH
    ILAHA RAXMADIYO U FURA CAAFIMAADKA TAAMKE
    FARXADA WAALIDKIYO
    WAANADA ALLOOW NAA FAHANSII
    ABUUR WACANOOW !
    ADA ADMIGA HADEEYO
    ALBAABKA NASRIGIYO
    U FURA FADXIGAAGA NABADE
    AWLAADA NOO HADE
    ALLOOW ! NOO AJIIB DUCADA
    ALLOOW ! NAGA YEEL
    KUWI WAALIDADA ADEECA
    KHIDMADA WAALIDKIYO
    IXSAANKA KUU HELAA
    ABAAL WACAN
    ALLOOW ! NAGA YEEL
    KUWII WAALIDKOOD ADEECA

Комментарии • 85

  • @mohamedbashir6464
    @mohamedbashir6464 Год назад +6

    Aamin aamin allow nagayeel kuwii waalidkood adeeca
    Khidmada waalidkiyo ixsaanka kuhelaa Abaal wacan ❤❤❤3 Ramadan 1444❤❤❤
    24 March 2023❤❤❤

  • @siciidboqortyo2662
    @siciidboqortyo2662 6 месяцев назад +4

    Ramadan kareem3 Wed 13 march 2024 6:51 G bah. Ay tag

  • @khadirabdirahman302
    @khadirabdirahman302 Год назад +4

    Aamiiin Aamiiin walidka allha xifdiyo oo u danbi dhaafo janatul fardawsa Allha ku casuuumo16.04.2023 ayna tahay ramadaan tobanki danbe allha na gaadhsiiyo ramadano kle oo badan aamiin🤲💯❤

  • @Arafoeleye
    @Arafoeleye 6 месяцев назад +4

    Labdayda walid sidan u dhawro en u ixtamo Wan Nolazhayda dhan hal mal waxn ka dalbaday oy I diden ma jirto hoyo mcneyy Abahay alh ha ikin dayo Akhirana Janada Abalkina Alh haka dhigo❤️🤲

  • @khalidabdi9116
    @khalidabdi9116 3 года назад +4

    Allahu Akbar qasiidadan waxaan dhagaysanayey 2013 ilaa 2021 Allahuma axfid sheekhanaa cabdiraxmaan dandaawi

  • @abdiqanimahad1733
    @abdiqanimahad1733 5 месяцев назад +1

    Ameen Ameen Alle Haynga Yeelo Kuwa Waalidkood Adeeca Dhamanteen 🤲

  • @abdikaniahmed3961
    @abdikaniahmed3961 Год назад +2

    Xasuus waxan dhagaysan jiray 8 sano ka hor cawa oo tariikhdu tahay 3/4/2023 waa habeen ramadan ah oo ay ramadantu tahay 12 waa cabara 12:00pm allow ramadanta khayrkeeda na siii oo khayr noogu dhamee

  • @user-bi6hd6rq1e
    @user-bi6hd6rq1e 6 месяцев назад +7

    11 03 .2024

  • @harfidirieh4794
    @harfidirieh4794 11 лет назад +11

    Et cell du Parent g vs en felicite car sa me touch au coeur e g pleur vraimnt ce une tres bon conseil aux enfant e l amour de parent e enfant s amiliore de plus en plus superrrrrrrrrrr Dandawi vive

  • @aizofmoussa7945
    @aizofmoussa7945 11 лет назад +20

    Allow nagayeel allow kuwii waalidkood adeca
    Amiin amiin amiin

  • @alihoussein8047
    @alihoussein8047 4 года назад +7

    Amin allow naga yeel kuwii walidkood adeeca

  • @bilalrashiid7063
    @bilalrashiid7063 4 года назад +6

    Awlada noo haddee alow nooola jiif ducaaad👐👐👐

  • @lechimiste3547
    @lechimiste3547 2 года назад +3

    The ramadan come back Qasaid is the came back🥰🥰🥰 ramada karim

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 года назад +8

    Allow naga yeel kuwii waalidka adeeca Amiin

  • @garoafkaaga1228
    @garoafkaaga1228 4 года назад +5

    Mansha alah nabiga alaha kutuso wanaag badane

  • @mohamedbashir6464
    @mohamedbashir6464 Год назад +3

    Allahu Akbar qasiidadan waxaan dhagaysan jiray wlhi anigoo yar 2013
    Hadana waan dhagaysanayaa 2023❤❤❤❤
    Habeen jimce ah soonkuna yahay 2bo
    Allow nabad noogu dhamee bisha barakaysan
    Kheyrkeedana nasii ❤❤❤

  • @abdourahmanabdillahi4294
    @abdourahmanabdillahi4294 11 лет назад +7

    ammmiiin allow naga yeeel kuwii waalidkood adeeca
    mashalaaah goood+fantastic speech

  • @TaslinTaslinAhmed
    @TaslinTaslinAhmed 6 месяцев назад +1

    Illhyow xaqa walidka na fhnsii ❤😢

  • @amichouni3791
    @amichouni3791 11 лет назад +16

    Amine YALLAH
    Respecter vos parents..surtout la mère
    et encore merci DANDAWI

    • @elmicadani2016
      @elmicadani2016 6 лет назад +2

      Et le père aussi car il travail chaque jour pour tw

  • @wllsare3251
    @wllsare3251 7 лет назад +13

    qasidoyinka qasiida aan uugu jeclahay. masha allah

  • @nastehaqalinle1050
    @nastehaqalinle1050 3 года назад +6

    Alaahuma Aamiin yaa rabi ❤Ramadan kariim 2021😍

  • @khaalidyuusufcusmaan7344
    @khaalidyuusufcusmaan7344 4 года назад +8

    I like this qasadikan listening stil this 2020

  • @haboonmaxamed6849
    @haboonmaxamed6849 3 года назад +3

    Allow aaaamin aaaaamin

  • @harfidirieh4794
    @harfidirieh4794 11 лет назад +6

    Amine mon Dieu le tres haut j t ador dandawi e omar aden que Dieu vs garde en paix continuer a chanter pr notre cher Prophet que le salut e la paix soit sur lui .

  • @Sagalnuurmohamed75
    @Sagalnuurmohamed75 6 месяцев назад +1

    Allow naga yel kuwii waalidkooda adeeca❤

  • @CwaasacAhmed-mn1fk
    @CwaasacAhmed-mn1fk Год назад +1

    Aamiin yaarabi

  • @AliMahamed-n1h
    @AliMahamed-n1h 4 месяца назад +1

    Amin amin yaa raabi ilahayo janada ka waraabi

  • @xasancali8447
    @xasancali8447 3 года назад +4

    Qasiidadan dareen ayay igelisa

  • @maxamedcali5959
    @maxamedcali5959 Год назад +1

    2023 Ramadan alxamdulilaH 😇😘

  • @saddamhoussein175
    @saddamhoussein175 11 лет назад +4

    j aime bien écoute cette chanson de la star OMAR ADEN plus que DANDAWI

  • @miranmahamoud3951
    @miranmahamoud3951 11 лет назад +7

    Amin ya rab

  • @MuxyadiinCabdicabeye
    @MuxyadiinCabdicabeye 12 дней назад

    Allw naga yel kuwii walidka adeeca 🤲🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥺🥺

  • @cabdifataahomer5255
    @cabdifataahomer5255 3 года назад +2

    أمين أمين

  • @MudasirMaxamed-u9c
    @MudasirMaxamed-u9c 4 дня назад

    Inta 2024 ila dhagaysanaysà😢

  • @hamzikbzk8802
    @hamzikbzk8802 6 месяцев назад +1

    2024 ramadan karem

  • @hamsejaanbiir661
    @hamsejaanbiir661 3 года назад +3

    Dandaawi libaax cod macaan

  • @ahmednaasir897
    @ahmednaasir897 3 года назад +2

    aammmiiiinnnn yaarabi

  • @hipakpretty
    @hipakpretty 2 года назад +2

    Aaamin Aaamin🤲🤲😭

  • @zakariyemoha4283
    @zakariyemoha4283 2 года назад +1

    Mzha allah dandawi alle ha barakeeyo

  • @Gullet252
    @Gullet252 6 месяцев назад +2

    1:37 Sunday 17 march 2024

  • @AbdiazizAbiib
    @AbdiazizAbiib 6 дней назад

    Aamiin yaarapi🤲🥺

  • @xasancabdi1111
    @xasancabdi1111 5 лет назад +4

    Aamin yaarabi dhamaanteenba

  • @ChouchouHoussein
    @ChouchouHoussein 6 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @MuxyadiinCabdicabeye
    @MuxyadiinCabdicabeye 12 дней назад

    Amiin amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @AyaxRashid-wd4gq
    @AyaxRashid-wd4gq Год назад

    wlhi ano yar ayan dhageysan jiray mikana 2023 dhageysana aamiin alle ixsaanka allow nafahan sii aamiin

  • @rashiidsaleban8019
    @rashiidsaleban8019 5 месяцев назад +1

    6/04/2024

  • @abdourahmankhaireh7256
    @abdourahmankhaireh7256 11 лет назад +3

    Jaza'ka allah kher ... :)

  • @abdiazizabdirahman4761
    @abdiazizabdirahman4761 7 лет назад +3

    amiin yarabi

  • @latinoabusubaydi7934
    @latinoabusubaydi7934 11 лет назад +2

    best dandawi

  • @mukhtarabdukadir2049
    @mukhtarabdukadir2049 Год назад

    Abbe mcn allow ku naxariiso🥲 8sano iyo 11bilood baa u go'dey 27/12/2013 hbn jimco baxeyso so galeeso sabti ayaa abbe mcn geeriyoodey manta neh waa 27/11/2022 mln axad eh 18:43pm abbee janatul fardowsa alaha ku geeyo😭

  • @AyaxRashid-wd4gq
    @AyaxRashid-wd4gq Год назад

    aamiin

  • @MOHAMED-tt8mf
    @MOHAMED-tt8mf 28 дней назад

    Amiin❤😢

  • @hooyomacaan7369
    @hooyomacaan7369 3 года назад +1

    Aamiin Allow Naga yel❤️❤️❤️

  • @arwasicid9026
    @arwasicid9026 Год назад +1

    😭💔

  • @gaazalichannel1038
    @gaazalichannel1038 3 года назад +1

    Allow nagyel kuwi walidkud adeca amiin amiin

  • @Good-ev7fq
    @Good-ev7fq Год назад +2

    2023 4 8
    Sabti 23:10 habeen

  • @Hamseahmed-e2v
    @Hamseahmed-e2v 7 месяцев назад

    Qasaaid macaan
    Xasuus

  • @hodanbashir3575
    @hodanbashir3575 Год назад

    2023 Ramdan maliki kowad
    alhmdulilah 😍

  • @israabdi7625
    @israabdi7625 Год назад

    Ramadan Mubarak

  • @CwaasacAhmed-mn1fk
    @CwaasacAhmed-mn1fk Год назад +1

    Mcan weeyi

  • @hamsedhamac290
    @hamsedhamac290 7 лет назад +4

    aloow naga yeel alow kuwii walidkood adeeca

  • @saleyeduwanearsenal3891
    @saleyeduwanearsenal3891 Год назад

    Ninkan Legend weye walahi

  • @Jonnybravo434
    @Jonnybravo434 Год назад

    ❤❤❤❤❤ allahow naga yeel Ameen ❤❤❤❤

  • @mohamedfalir1114
    @mohamedfalir1114 2 года назад

    Amin amin amin amin amin amin

  • @xajicraxmancali7629
    @xajicraxmancali7629 Год назад

    Allaw naga yeel allaw kuwii wlaidada adeca xigmada walidkiyo ixsanka ku hella abaal wacan

  • @momassari9254
    @momassari9254 4 года назад +1

    Amiiin

  • @hamzeyousouf3216
    @hamzeyousouf3216 Год назад

    Amin mon dieu
    Et merci dandawi

  • @shaqodoonali7146
    @shaqodoonali7146 Год назад

    Amiin yaa alah aamiin ❤❤❤😢

  • @mubarakmubarak3407
    @mubarakmubarak3407 Год назад

    Amiin 😍😍😍😍😍😍😍

  • @xajicraxmancali7629
    @xajicraxmancali7629 Год назад

    Allaw wlaidkay igu astur

  • @faadumoguray727
    @faadumoguray727 2 года назад

    Aamiin aamiin

  • @faaido1217
    @faaido1217 2 года назад +1

    2022

  • @pillanoozahmed7069
    @pillanoozahmed7069 6 месяцев назад

    24.3.2024

  • @kaysarostudio3930
    @kaysarostudio3930 Год назад

    Y

  • @ayanawliyo4335
    @ayanawliyo4335 7 месяцев назад

    akswmio

  • @curadkareermed9804
    @curadkareermed9804 7 месяцев назад +1

    Amiin Amiin yaa Allah

  • @MuxyadiinCabdicabeye
    @MuxyadiinCabdicabeye 12 дней назад

    Allw naga yel kuwii walidka adeeca 🤲🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥺🥺

  • @maxamedcali5959
    @maxamedcali5959 Год назад +2

    2023 Ramadan alxamdulilaH 😇😘

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 2 месяца назад

    ❤❤❤

  • @ssalman5755
    @ssalman5755 Год назад

    Amiiin