DANDAAWI Salaada Uu Kacaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 188

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 2 года назад +16

    Qasiidadan mrkn dhagesto jirka jariraco ka darema iyo ilmada igu so istagto allaha ku xafido abbe dandawi allow cimri dheer ku sii iyo cibaado la aqbalo janada allaha ku geeyo xisaab la an 2009 ila iyo hada wan dhagesta qasidooyinkaada🥰

    • @Xirsi695
      @Xirsi695 Год назад

      Aniga waa Sheikhayga Dandaawi Qasiidooyinkisa wn ku maraaqooda waxay wayn bay ii taraan imaankay siyaadshaan Rabi Ha xafido Sheikhena

  • @abdiasiiszain3015
    @abdiasiiszain3015 6 лет назад +14

    😥 waa Qasiido xasuus igu leh wakhtiga wacan inuu soonoqon allah og 😢😢
    Waxan ku xasuusta oon dhagaydanax 2013 wadankii macanaa wakhtiga afurka kahor ilaa kadanbaysa dhagaysanay caawa xasuus igalisay

  • @aminibro1255
    @aminibro1255 4 года назад +35

    Manta o tarikhdu tahay 27/4/2020 ramadan tuna tahay 3, ayaan dhagaysanayaa ilaahow salada na jeclaysiii hadad iga dambyso #like ta igu qabo😂

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 Год назад +7

    Maanta oo ay thy ramadaan 6 00 ay taarikhdu thyna 28/3/2023 ayaan dhagaysanay ilahayow salada na jaclaysi❤

  • @basmamohamed9708
    @basmamohamed9708 8 лет назад +16

    masha alaaah dandaawi ukaca salaaada u kaca alaha naga dhigo kuwa salaadoda la aqbalo aamin aamin

  • @asedmossco3084
    @asedmossco3084 2 года назад +4

    Masha allah illahow saladooda kuwii la aqbalo naga yeel 🤲🤲
    18 April 2022 ramadaan 18 hadaa iga danbeyso like saar😍🙏

  • @shaaficishaaciyeciid4144
    @shaaficishaaciyeciid4144 23 дня назад

    Mash Allah qasiidadan wan dhagaysan jiray ilaa 2009 Radio Jabuuti soo galin jirtay❤

  • @kadarfay2724
    @kadarfay2724 7 лет назад +23

    Walahi yarantaydi aa so baxday qasidadan aa ilmeeya markan Maqlo xusus gara aa iledahay Allayaxifdik Dan,daawi Walahi wan ooya Qasidan markan maqlo mnsha aalah U kaca salada Ku bar baarsha Caruurta

    • @SomTVDiasporas
      @SomTVDiasporas  4 года назад

      Mashaallaah EEBBE quluubtaada kor ha u qaado dhinaca cibaadada iyo ka baqiisa Aamiin !

  • @khadirabdirahman302
    @khadirabdirahman302 Год назад +1

    Masha Allah dandaawi noolow runtii salaadu maqaamkeedu aad bu asareeya wayna culustahay waa Tiirka labad ee islaamka allha nga dhigo kuwo salaada xafida dhmnten khayrkana allow na waafiji dhmnten io khaatumo wanaagsan alla mahadleh ❤❤❤🤲wana ramadan aan ku jirno tobankii danbe 12.04.2023 allha nga aqbalo 😊😊😊

  • @sheymanabdi3836
    @sheymanabdi3836 10 лет назад +16

    masha allaah it is a good vibe. this is the best nasheeda vocal that i can listen whole day long.. fight with the sheytan salatul fajir you starting ur day with the victory of the rest of the day

  • @anwarshamil96
    @anwarshamil96 2 года назад +5

    Masha Allah, this is the marvelous nesheeda

  • @esmaxalva4953
    @esmaxalva4953 7 лет назад +1

    maasha alh dandaawi wlhi waad cod macaan tahay ala haku daayo cimri dheer ayaa kuugu ducaynayaa dandaawi

  • @abwanidirisxuseenabdilahi5798
    @abwanidirisxuseenabdilahi5798 7 лет назад +1

    alle xuski iyo nabiga amaantiisa iyo sifihiisa alle ha ina garansiiyo dandaawina ajar iyo xananaad alle ha siiyo

  • @SaalaxMaxamed-e1w
    @SaalaxMaxamed-e1w 8 месяцев назад +1

    Maanta ooy Ramadantu tahay 3 ❤2024

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 Год назад +2

    Ilaahay kuwii 5ta faral ka soo baxa hanaga yeelo 16.1.2023

  • @Youngrich.abdala
    @Youngrich.abdala 7 месяцев назад

    Habeen jimce ah sabti soo galleyso 2024 ramadana ah alle swt soonka iyo salada haynaga aqbalo intii umada nabi mahamed scw ee dhimatayna alle how naxariisto

  • @harfidirieh4794
    @harfidirieh4794 11 лет назад +3

    Bravoooooooooo Dandawi on c leve jusqua la fin du monde l Islam existera vive les muslumans

  • @lakshipachannel1601
    @lakshipachannel1601 7 лет назад +1

    Ukocoo salaada khayrku jirtaa naxariistiyu ku bar baarshoo caruuurtoo ukocoo salaada ooga 😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdikarimissa9394
    @abdikarimissa9394 8 лет назад +11

    dandawi thanks walahi lagama sida dhigi karo.qasaidakaga

  • @apdalahagio9145
    @apdalahagio9145 Год назад

    Manta o ay tahay Habeen talaado so galaysa o ramadantu nooga dhiman bari iyo arbacda oo khamista thy ilahy nabad nagu gadhsiyo 2023😢❤❤

  • @ugaasmahamedbadal4728
    @ugaasmahamedbadal4728 Год назад +1

    Masha allah alow salada iyo cibadada kuwo kusugnada naga dhig

  • @abdulahiosman5277
    @abdulahiosman5277 4 года назад +3

    alaha barakeeyo kuwa wanaaga dadka faraan

  • @returntoallah1334
    @returntoallah1334 5 лет назад +1

    Mch alaaaah allle hku xifdiyo nin aaad aaad ujcly weyan
    @ABDIRAHMAN DANDAAWI

  • @saciidnuur0892
    @saciidnuur0892 7 лет назад +4

    alaha KU xifdiyo sheekh danwaawi cod macaane

  • @Zakisnm
    @Zakisnm 3 года назад +1

    2021 Haawa oo ah Habeenk Rabadan u horeyay rabow cafimad qab iyo cafimaad ku waydisany

  • @mohameddayib5486
    @mohameddayib5486 10 лет назад +2

    yeah tell them to fight whit the shaydaan anyway i love all you qasida keep it up dandaawi my allah protect to you allways and guide all the way to janah
    afkaaga cana macaan lagu qabay

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 года назад +2

    2017 ila iyo hda wan dhagesta

  • @khadarhaxmed7711
    @khadarhaxmed7711 5 лет назад +2

    Maansha Allah alla codka nadiifta ah noogu qadayso alla ha kuu barakeeyo

  • @khalidahmed1542
    @khalidahmed1542 9 лет назад +3

    masha allah better then omer wale
    nolow dandaawi
    waxan ugu jecelhy intaay dhiig ka daadsheen gaaladu the best qasaaid

    • @Dibadyare
      @Dibadyare 7 лет назад

      Khaled Ahmed
      Me too bro
      Qasaaid kaasi
      Meel ayuu itaabtaa
      Waana qiiroodaa

  • @iftiinseheacadmey25
    @iftiinseheacadmey25 8 лет назад +6

    mashaalaah sh. dandaawi

  • @anisatubetv3907
    @anisatubetv3907 4 года назад +4

    2020 yaa daawanaya like ta hee

    • @abdihakimhussein1730
      @abdihakimhussein1730 4 года назад

      Axsan qasiido anigaa dhagaysanaayo walahi 11/05/2020😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ismailabdiabdilahi5507
      @ismailabdiabdilahi5507 4 года назад

      Masha allah

  • @mohomedali5087
    @mohomedali5087 4 года назад +1

    Manta oy rmadan kow tahy ayan dawanya allh dadn dawi cod macna

  • @MohamedAhmed-ik4pp
    @MohamedAhmed-ik4pp 9 лет назад

    Mansha Allah jasakallah sheikh A/rahman dandawi

  • @sugaalmaygaag9585
    @sugaalmaygaag9585 8 лет назад +2

    Masha allah ukaca salada bar baarsha caruurta

  • @asxabiboqore4521
    @asxabiboqore4521 8 лет назад +1

    nice qasid dandawi waa ta ugu macan qasaaidkisa

  • @AbdirezakAdem
    @AbdirezakAdem Год назад

    Mashaallah ❤Mashaallah wax salada ka wanagasan majiraan yaa, allh

  • @thegreatgatspy8372
    @thegreatgatspy8372 7 лет назад +4

    Waa Xasuus
    Waxn Kusoo Xasuusta Markaan Wadankeni Joogay Aftirka Kadib Ayn Rikoodh Weeyn Oo Xaafada Yaalay Shidi Jirnay Dandaawi

  • @Muha_muha77
    @Muha_muha77 2 года назад

    Masha allah kolay manta waa tariikh oo waxay ii tahay 20/4/22

  • @CabdiwasacAxmed-k7v
    @CabdiwasacAxmed-k7v 8 месяцев назад

    Wlhi qasiidadan aad ayan ujeclhy marka maqlo waan jidhidhicoda kama daalo marna sanado aad upadan dhagaystaa cawa oy tarikhdu tahay 12/3/2024 xasuus wayn wlhi 😢

  • @gurayofficial4454
    @gurayofficial4454 7 лет назад +1

    u kacooo salada u kaca masha allah daandawi

  • @muusemohamut7088
    @muusemohamut7088 5 лет назад +4

    I Remember The Years I lives My Country Waa xasuus dheer 12 /4/ 2009
    maantana Daawanyaa 15/8/2019
    Alhamdulillah

  • @fathialiismael2543
    @fathialiismael2543 8 лет назад

    jasaaa kala khayr Dan daawi Masha allah Ukaca salada Kubar baarsha caruurta

  • @haniahmedjimale6301
    @haniahmedjimale6301 7 лет назад +3

    masha Allah codkad Alle hagu deysto

    • @AyanSalad
      @AyanSalad 7 лет назад +1

      Hani Ahmed Jimale nice sister 😁😁😁😂😂😃😃😃

  • @chouaibmohamed5580
    @chouaibmohamed5580 9 лет назад

    qasaid bararoujinleh nice dandawi

  • @nomadicphilosopher3110
    @nomadicphilosopher3110 2 года назад +2

    The message is pure, and it's truth however the "music" should be taken out, only the nasra drum and vocals should be used...but gain the message is magnificent

  • @mukhtarabdukadir2049
    @mukhtarabdukadir2049 Год назад

    Masha allah abbe shiikh dandaawi🥰

  • @nassher684
    @nassher684 4 месяца назад

    Waw qasiddn wankhl😊😊

  • @aliumayma9945
    @aliumayma9945 9 лет назад +1

    enleve music tous qarsadii mon cher

  • @mounadhimbiil
    @mounadhimbiil 6 лет назад +2

    Masha allah axla qasiido wllhi

    • @ahmedegeh5232
      @ahmedegeh5232 3 года назад

      Mashaa Allah qasiido MCN dandaawi cimri dherer iyo caafimaad maanta Ramadan waa 21 may 2'20'21

  • @sihamhabane6957
    @sihamhabane6957 5 лет назад +5

    Masha Allah 👍👍

  • @rockdan1687
    @rockdan1687 2 года назад

    Masha Allah amine

  • @sidimzee078mzee6
    @sidimzee078mzee6 5 лет назад

    Sheekh xuseen baali qasiido

  • @khadarcabdi2699
    @khadarcabdi2699 4 года назад +2

    May 9 2020 16 Ramadanta

  • @cabdulaahigaabow8466
    @cabdulaahigaabow8466 4 года назад +1

    Kuca salada u kuca salad amiin yaa rabi

  • @AyanSalad
    @AyanSalad 7 лет назад +1

    nice my brother 😀😁😁😃

  • @sidimzee078mzee6
    @sidimzee078mzee6 5 лет назад

    Qasiido sheekh xuseen baali

  • @aishaahmed6943
    @aishaahmed6943 6 лет назад +1

    Qasaaid jabuuti uda wlhi

  • @ceydiidxasan9108
    @ceydiidxasan9108 7 лет назад +1

    msha allah sh dandaawi

  • @abdekhassan79
    @abdekhassan79 7 лет назад

    Masha.Allah. cheack Dandaawi

  • @sultanmohammed2553
    @sultanmohammed2553 8 лет назад +3

    it reminds me of when i was in djiboti

    • @Luul_22
      @Luul_22 4 года назад +2

      Sultan Mohammed me too 😭

  • @hoodoabdikariim7299
    @hoodoabdikariim7299 5 лет назад

    U kacoo salaada u kaca ku barbaaraha caruurta
    Mansha allah

  • @gulledsimba8643
    @gulledsimba8643 2 года назад

    Manto tahay 28/3/2022 ayaan dhageysanaya RAMADAN nabad ALLH NAGU GAADHSIYO

  • @sawdamawlid6160
    @sawdamawlid6160 5 лет назад +7

    Maanta ooy ramadantu tahy 16 ayaan daaawanayah
    Bizhuna Tahy 21/5/2019

  • @raanoabdi1878
    @raanoabdi1878 7 месяцев назад

    24/03/2024 12:27am hapeen ramadan ah
    ❤❤❤❤ very happy🎉

  • @cabdishakur2269
    @cabdishakur2269 7 лет назад

    Walaahi waa qasiido aad u wanaagsan

  • @gucciahmed24
    @gucciahmed24 5 лет назад

    Ukacoo salaaday ku jirtaa naxariistuye
    Qasaaid iga dheh

  • @xamdabulaale8452
    @xamdabulaale8452 7 лет назад +2

    Masha Allah wa qasiidada aan u jeclahay Masha Allah

  • @kadraaden3624
    @kadraaden3624 8 лет назад +1

    Masha Allah bharaka Allah

  • @itbehim4461
    @itbehim4461 4 года назад

    Qasayidkan waxan dhageysan jiray 2013 anigo dalki hooyo jooga aad ayan ugu xiisay from Minneapolis 😭😭

  • @tiqimti
    @tiqimti 4 года назад +1

    2020 yaa ila daawanaya?

  • @RebeccaValue
    @RebeccaValue 10 лет назад

    L'une des qasayid le plus populaire de DANDAWI keep it.

  • @rashkahd5962
    @rashkahd5962 3 года назад

    Yaa ila dawaanaayo 2021 malinnimo isnin ah bisha ramadaan

  • @museapdiraxman3126
    @museapdiraxman3126 2 года назад

    Mash Allah 👍👍👍

  • @hanaahmed1623
    @hanaahmed1623 4 года назад +1

    Mazha allah

  • @yahyaali3409
    @yahyaali3409 8 лет назад

    Nabi Amaan dandawi manshalah

  • @waxkuficankabaro6065
    @waxkuficankabaro6065 8 лет назад +2

    MASHA ALLAH

  • @teg2132
    @teg2132 5 лет назад +1

    Mash alah

  • @liibaankhaliifa9367
    @liibaankhaliifa9367 2 года назад

    Yaa maanta Ila dhagaysanaya oy bishuthay 21 ki bishii 6aad 2022 Malin talado ah

  • @saleyeduwanearsenal3891
    @saleyeduwanearsenal3891 2 года назад

    Walahi kama daalo ❤❤

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare5658 8 лет назад +2

    waa qaasido xasuus badan igu Leh masha allah

  • @mohamoudabdi301
    @mohamoudabdi301 7 лет назад +1

    axayaa musig

  • @aniisabare5762
    @aniisabare5762 3 года назад

    Mashaallah

  • @omarmahamed6560
    @omarmahamed6560 8 лет назад +1

    maanshaa allah u kaca salaada

  • @saacidyare9787
    @saacidyare9787 9 лет назад

    Masha allah wa qasaaid wanagsan

  • @kingmofathi6336
    @kingmofathi6336 4 года назад

    Am here 24.4.2020 wo is there

  • @macmacaan6394
    @macmacaan6394 8 лет назад

    masha allah alahu akbar allhmdulilaah subhanalah

  • @SaalaxMaxamed-e1w
    @SaalaxMaxamed-e1w 8 месяцев назад

    1:32 maanta ooy bishu tahay ramadan 3 .2024

  • @khadarmraage5675
    @khadarmraage5675 8 лет назад +3

    waxaan jeclaan lahaa inaad kadayso music

  • @camiircade5938
    @camiircade5938 Год назад

    Masha allaha tabarkaĺah ❤

  • @mohamedhaybeabdirahman9381
    @mohamedhaybeabdirahman9381 5 лет назад +1

    Markaan Maqlo Qasa’idkan Wax Baan Daremaa Marka U Leyahay U Kaca Salada U Kaca Oo ku Barbaarsha Caruurta

  • @saadabarkat1935
    @saadabarkat1935 8 лет назад +2

    manshallah

  • @EsmehanEsmahan
    @EsmehanEsmahan 3 месяца назад

    Ww wan kahel qasddn

  • @amenomer8955
    @amenomer8955 8 лет назад +2

    mashallah

  • @simanmuhumad7043
    @simanmuhumad7043 7 лет назад +1

    masha allah dandawi allah kuxafido

  • @nasteexomataan7679
    @nasteexomataan7679 7 лет назад

    manshlh allaaah u kacaya salada

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 4 года назад +1

    Ramadaan kariim 2020

  • @filsenali8300
    @filsenali8300 5 лет назад

    Maashaaallah tabbaarrak

  • @MADASHASOMALIDAMEDIA
    @MADASHASOMALIDAMEDIA 8 месяцев назад

    Maanta oy taariikhdu tahay 03-09-1445Hijri = 13-03-2024 ayaan dhagysanayaa

  • @MucaawiyeAhmed
    @MucaawiyeAhmed 8 месяцев назад

    Maanta oo bishu thy 5 2024

  • @mohamedhassan-qf1hw
    @mohamedhassan-qf1hw 6 лет назад

    Maan shaa Allah