Wareysi: Fiqi oo mar kale ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya | Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 ноя 2024

Комментарии • 139

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Месяц назад +7

    Mashallah axmed macalin fiqi guuleyso geesi geesi dhalay cadowga ha jabo horay u soco canaasiirta ku tumo halyeey Somaliyeed

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 Месяц назад +3

    Xafido laaha mudane Axamad macalin fqi halayeey kharan guuleso mudane 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤jecliyaa sidaad ujabiso cadawag😊😊

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 Месяц назад +2

    Guul guuleyta weligiin Somalia 🇸🇴.
    Rabbanaa macaakum

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Месяц назад +3

    Wasiir Axmad Mocaalin Fiqi, si fiican ayuu u dhigay wareegaysigii moowifka Somalia ayka leedahay dalka Itoobiya.

  • @Qooyskena
    @Qooyskena Месяц назад +3

    Keep going may doladena rabi meel xasidka somalia ey gaarin allah nigarsiyo ilove somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +4

    Asc maa shaa allaah reer madheera 🌎😎😎😎

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 Месяц назад +3

    HALYEEY HALGAMAA MUDANE FIQI GUUUÙUUULAYSO ABIDKAA

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +3

    Reer galbeedku waa qowda maqashii waxna ha u qaban weeye yaa munaaafaqnimo ku shaqeyatey ✅✅✅

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Месяц назад +20

    Subxaanallah Somali Ethiopian daba dhif u ah maxaa laga barankaraa Somaliyeed?

    • @seed3966
      @seed3966 Месяц назад +1

      🐈‍⬛🐈‍⬛🫏🫏 Somali dhamaan tood wadaniin maaha shantii 5 jamhadood soomali burburiyey dhaman itopiya yey deganan jiereyn hubka siin jirey ilaa maantana waa sidii 😎weli madhowa somali maryooley 🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🫏🫏🫏🫏🫏🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛

    • @ruqiyocabdullahi3932
      @ruqiyocabdullahi3932 Месяц назад

      7

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u Месяц назад +4

    Axmad macalin fiqi nin adag oo hadal yaqana adaa ugu faraxsanahy nin sidana inaa hesano kuwa daba dhilifkaa ee Ethiopia iyo imarad ku adeganayan wadan kasta laga hela falastin sidaas loo xasuuqayo dowlad is ku shegoda qayanola wana kan dhiiga dadkisa dawanayo ee lacag Amerika ka dortay marka wax cusub mahan tariiq qormeso qofkasto dalkis usoo raco dalkale waligis ma faa idin ❤🇸🇴inta hesano wilal gesiyala ee dalkena hade runta timado difaca diyaarka u ah cabsi maqabno ninkii dhoof ku yimidee geeridi dhibeesa

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g Месяц назад +1

    Egypt 🇪🇬 Somalia 🇸🇴

  • @AbdishakurMusa
    @AbdishakurMusa Месяц назад

    Mashalah hambaliyo mandera ❤❤❤❤

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s Месяц назад

    Viva Dowlada Somaliya insha Allah

  • @MakoCawaaleMILATARIYO
    @MakoCawaaleMILATARIYO Месяц назад

    hambalyo walaalaha reer mandheera ❤

  • @indhobaaslejanal-w5u
    @indhobaaslejanal-w5u Месяц назад

    Guul vio❤❤❤❤

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 Месяц назад +3

    My next president fiqi

  • @HaashimAbdulkhadir
    @HaashimAbdulkhadir Месяц назад

    👑Qumanaha 👑Via👑Soimalia 👑Jimca muoarak👑

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk Месяц назад +1

    Fiqi majaxanjaxaayo wlhi

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk Месяц назад +1

    Waziirka wadani waaye

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu Месяц назад

    Voa BBC. Music. Saaid ah. Munaafiqiin

  • @hassanisackchute-oz8cj
    @hassanisackchute-oz8cj Месяц назад

    Mandera guuuuul Adan Mohamed qalif

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 Месяц назад +2

    Wasiir waad sax santahay waxaa Qormeyso taariikh , Waxaa tahay geesi aan ethiopia ka baqeen. ETHIOPIA EYADAA SOMALIYA QASEEYSO SHABAABKA HUBEEYSO, SHABAAB IYO ETHIOPIA WAA HISHIIS .

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah Месяц назад +1

    5🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn Месяц назад +7

    Wasirka WA Ku saxanyahay in lala hadlin cidi dhulkada Ku xadgudubta tankale mamul goboledkan dowlada la awod sheganayo in lala xisabtamo weya mar walbo qalasaha siyasaded Kala fugenta shacabka wado ayagaba cadow Ku ah hormarka somaliya

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 Месяц назад +3

    Etobiya wa mid ka mida Cadawga aynu lenahay
    Hadanu nahay shacabka
    Somaliyeed dawladayada
    Si walba wanu ku garab Taganahay balse wxn ka
    Codsaneynaa mdx da dalka
    Iny ka shaqeyan midnimada
    Dalka iyo dadka si aynu Cadawga wada jir ku wajahno

  • @keysemohamad7961
    @keysemohamad7961 Месяц назад +5

    Guul iyo gobanimo axamaed macali fiqi

  • @JirriDahir-k4j
    @JirriDahir-k4j Месяц назад +5

    Wasir fiqi waa nin wax bden og
    Dadku in hadalka ayey wax ku qatan
    Dadkalena cabsidey wax ku maqlan
    Dadkalana garaacis bey wax ku mqlan
    Oromkan tiisu waa garacis wye
    Tiisi buu dab kashidey an damy
    Marka waa ninwaln

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey Месяц назад

    Maxamed cabdi asalaamacaleykum masha alaah

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 Месяц назад

    Huuro

  • @khadarhassan9786
    @khadarhassan9786 Месяц назад +7

    Aduunka sharci kama jiree xoog iyo awood baa ka jirta saas Wax u fahma Soomaliyey

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 Месяц назад

    GUUUUUUL GUUUUUUL SOMALIA

  • @S88mustaf
    @S88mustaf Месяц назад +1

    Rer Baladweyne.xaawo wax kabarta mandheera

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Месяц назад

    👋 Weriye Sahra Cabdi Ahmed.

  • @mohamedcabdishuriye.c
    @mohamedcabdishuriye.c Месяц назад

    Xabashida wixii la helaan soomalida ayay leeyihin

  • @mahthiahmetapiip2047
    @mahthiahmetapiip2047 Месяц назад +1

    Beeñààle soomaalilanguuu

  • @zakipesid8304
    @zakipesid8304 Месяц назад

    Ylhhh😊😊

  • @NurMaxamedxaji
    @NurMaxamedxaji Месяц назад

    soomaali dhamaantood waa fujaariin

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 Месяц назад +1

    Somaliland way guulaysatay really wllhi oohinta ka socita xamar

    • @Qooyskena
      @Qooyskena Месяц назад

      Xamar waxey kaa celine in ad itopian ni qabsadan guushu ma bad owdal ledahay in ad ibsatan baa laxyahow

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 Месяц назад

      ​@@Qooyskena shidalka Berbera🇪🇹 ila bulahar🇪🇹😅 ayey kala soo dagan rer awdal waa la dayey dhul isaq la siyey Dawlada jarka nahyy ee Ethiopia 🇪🇹 ❤😅

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu Месяц назад +5

    😂😂😂 voa. Maangaab wayee. Idaacad. Uma. Qalanto. Kulaha. Dad bayir MASAR. Iyo itobia. Isku haayo.

  • @halgankadalkahooyo5538
    @halgankadalkahooyo5538 Месяц назад +3

    Horte somalidu qaarkeed in ay maangaab yihiin qilaafka masar iyo ethobia iyo qilaafka somaliya iyo ethobia yaa wayn wayo annaga dhulkeeni ayay nagu haysataaye

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Месяц назад

    👋 Weriye Sandheere.

  • @IbsatawfiqTawfiq-h6x
    @IbsatawfiqTawfiq-h6x Месяц назад

    👍

  • @Dhabaryare
    @Dhabaryare Месяц назад +2

    Walaahi waa nin tageed Fiqi
    Kusoco saacadatu wasiir
    From somaliland

  • @teshomewami2488
    @teshomewami2488 Месяц назад

    Mohammed Abdi stron man.

  • @khadarhassan9786
    @khadarhassan9786 Месяц назад +3

    Dad Wadankoodii lagula doodayo oo hadana sidan u jicilsan waligey ma arkin

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 Месяц назад

    Hadalka ah Soomaaliya baa noqon karta sida caws ay ku kor dagaalamaan labo maroodi waa mid lagu qoslo. Waa sida Itoobiyaanka ka hadasha meediyaha oo oranaya innagaa Soomaaliya caawinahay waqti ay Masar meesha ka maqneyd.

  • @Somaliyoutuper
    @Somaliyoutuper Месяц назад +1

    SOMALILAND MOW QAFKA SOMALNIMO WAXY KA ISTAAGTY MEEL TAARIKHDEEDU QORANTY
    SIDA MIDNIMADII SOMALI EE (SOMALI REPUBLIC) EE 1960 LAGU DHISEY MIDNIMADII SOMALI IYO SHIRKII [AUN]MAXAMED" H.IBAHIM CIGAAL" UU UGU BAAQEY NABADYINTA QARAN SHACABKA SOMALIYED OO AHA UTANSULAKA MIDNIMADA SOMALI REPUBLIC AMA JAMHURIYAD SOMALI EE LAGU DHISEY MAGACII 1960 KAHOR LOO YAQANEY SOMALIA ITALIAN.
    HA U DOONTO MIDNIMADA SI NABAD AH OO SOMALI DAWLAD KU WADDA DHISANKARTO WADDADA QALADKA AH EE QORI CAARADDI WAA TII SHALEY LAGU KALA TAGY EE SIDII MARKII HORE SOMALI U MIDAWDEY OO KALE AYUNBEY SOMALI KU MIDOWI KARTAA.

  • @OmarMohamed-b4b
    @OmarMohamed-b4b Месяц назад +1

    Noocan can xag jirka Ah wuxu ku jiraa isdifac xamar ayaanu xukumin doowlad hawiyu wax ka yahay ma dawalad aqoon lugu shaqaaynayu kani wax ka noqon lahaa!!!

  • @BirlabBirlab
    @BirlabBirlab Месяц назад

    Shacabka soomaaliyeed cadow aan madaxda a hayn ma laha

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu Месяц назад +1

    Mamil goboleed. Cadow ah. Ee itobia. Wa cadow

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 Месяц назад

    Qaynuunkuu sheegayaa halkuu jiraa wax qaynuun la yidhaa ma jiro waxaan xoog ahayni ma shaqeeyo

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Месяц назад

    Dadka soomaalida sheegto ee taageerey ithopia taariikhda ayaa qori doonto black list ayaa lagu qori doonaa soomaaliya ha is raacdo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Daqare666
    @Daqare666 Месяц назад

    Ok

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu Месяц назад +1

    😂😂😂 HOGAAMIYE KOOXEED. ITOBIA AYA. HUB U QEYBIN JIRAY

  • @lulnur1150
    @lulnur1150 Месяц назад

    Did you say Melbourne???

  • @XusencumarIbrahim
    @XusencumarIbrahim Месяц назад

    Asc voa wareysiga shqarba lasocoto haha studio ma ahan miya wabaxay sawaxanka😅😅😅😅

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re Месяц назад

    Itoobiya waa walaalaheen manaladagaalamayno masar marabno xliyadii ugu adkaa itoobiyaa waxnatartay

  • @maxamedcarab191
    @maxamedcarab191 Месяц назад

    Waa kii mooryaanka ahaa

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu Месяц назад +1

    Puntland hub baa hada la siiyay cadow. Yar waye

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje Месяц назад

    Somalia ma leh wasiir arimo dibad ah faqi waa wasiirka arimaha gudaha

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 Месяц назад

    Asc dhaha Agaasime Fiqi Koofi ku seexade maahan Diblamaasi wax ka yaqaan Siyaasada armo Dibada Xasan Xumoow na waa Madax weeyne hii ugu Xumaa abid ee soo mara Somalia waxaa u qeeyr roon in uu is casilo Somalia wuu kala qoqobay Qabiil iyo Nin tooxsi ayuu ka dhigay Dowlad nimo dii Somalia Maamul Gobaleed yadii ayaa sii kala tagaya

  • @calicalii3688
    @calicalii3688 Месяц назад +1

    Geesi geesi dhalay wan ku wataa wana kugu kalsoonahay meshaas kawad.

  • @cabdiraxmaanmaxamed9022
    @cabdiraxmaanmaxamed9022 Месяц назад +1

    Miyey weydiiso somaliland xoriyadii 1991 dii ayey lasoonoqotey markii hore labadal ayey kala ahaayeen sidey somaliya usheegankartaa itoobiya somaliya Italian ayey taqaanaa midnimadii lagu kalabaxeyna wey taqaanaa

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 Месяц назад +1

      Maa garanayaan konfur tu waxas zxb

  • @bossman1024
    @bossman1024 Месяц назад

    Ninkan magaran hayo dhaqanka diblamasiga waayo wuxu isu keni Iyo waxa jira iyo hadalkiisa

  • @osmanabud9423
    @osmanabud9423 Месяц назад

    Ilhay wixi xaq ah Hanoi sodejiyo

  • @mdmeelcad4526
    @mdmeelcad4526 Месяц назад

    Waxaba mabnuuc eh in ay ogolaato dowlada in Laga wada hadlo arinta bada wasiirka hadalka an ka rabo ayaa eh Inu dhaho wax wada hadal eh o arimaha bada an ka galayno inaysan jirin

  • @JirriDahir-k4j
    @JirriDahir-k4j Месяц назад +1

    Nin rageed wasir fiqi
    Wlle nin ehulu diin ah
    Gar wayaqan
    Oromkan walan ee tiisu gubanayso
    Umalyn mayo in uu wax maqli
    Dadku in hdlkey wax ku maqlaan
    Dadna iney cabsodan bey wax ku mqlan
    Dadna in lagaraaco
    Oromkan tiisu waa garacis

  • @S88mustaf
    @S88mustaf Месяц назад

    Hello balad xaawo

  • @saabkeysaabkey5494
    @saabkeysaabkey5494 Месяц назад +1

    Waan ku faraxsanahay guusha Mandheera waxaana igu danbeysey 2009 ki " dhinaca dhirta iyo dooga iyo nadaafada majirrin xilligaasi lakiin WADDOYINKA welli JIDCADDE annan LAAMI ahayn .
    Fg: runti way deddaleen lakiin kama marna DHIIRIGELLIN " INCORAGEMENT". M/sinidiin.

  • @ismaciilAbdullahi-x4b
    @ismaciilAbdullahi-x4b Месяц назад +1

    voA waad qaldantihiin muqaalka militaryga Ethiopia inaad soo saartan wasiirkeena hadalkiisa oo soconayo

  • @MFarahification
    @MFarahification Месяц назад

    Kan habeen buu gudayaa sharciga aduunka uu sheegayaa xaguu ka shaqeeyaa.

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 Месяц назад

    Sharciga shaqeenayaa majiree hadaanu nahay somaliland awood ayaanu kugu muquunin doonaa somalia waanu ka guaynaa magacii somaliland qarin katimaysaan badhyo culus iyo munaafiqiin illahay ka fugaaday guul aabo abii❤😂

  • @gohe5529
    @gohe5529 Месяц назад +1

    Gudihii ruushka ciidamada yukreyn wey ka dhex dagaalamayaan hubkii mareykanka iyo dawladaha reer galbeefka ay siiyiin , markaa maxay tahay haddii yukreyn gudaha ruushka u isticmaasho , go,aan kayaga hubka nukriyalka ayaan wax ka badaleynaa , ruushku ha iswaafajiyo hadaladiisaas

  • @mokhtarabdi5129
    @mokhtarabdi5129 Месяц назад

    Wasiir argagixiso ah hadalkiisu waxba naga qaadi maayo

  • @binaryoperation5560
    @binaryoperation5560 Месяц назад

    Adiga iyo maamulkaaga muqdisho dhawaan ayuu burburi doona, inshallah somalia waxay ku laaban doonta shirarkii dibada waxaanan ku rajo weynahay dowlada kumeel gaadhka ah ee somalia loogu dhoodhoobi doono Addis ababa ee ka dambayn doonta maamul goboleedkaaga muqdisho in itoobiya aqbalsiin doonto heshiiska masaalix wadaaga somaliland iyo Itoobiya.

    • @Lulu-ie3jb
      @Lulu-ie3jb Месяц назад

      Acuudu Billahi. Sharteeda Allah na dhaafiyo. Xasbunallah Wa Nicmal Wakiil.

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q Месяц назад +2

    2024 sharci caalami ah ma sheqeeyo ee dano iyo awood ayaa shaqaysa heshiiskii ay somaliland iyo DPworld galeen 2016 xagee buu ku danbeeyey awal ? Ma fulay ?

  • @BasheHuseen
    @BasheHuseen Месяц назад

    Somalia waxay la burburtay,ka hortaga dhalasha somaliland, waxay la dhismi wayday x aasidista somaliland.

  • @HiboXasan-ni7em
    @HiboXasan-ni7em Месяц назад

    Les somalien vous pouvez pas défendre le pays mais toujours vouns êtes mendiant ,pour une fois mettez la porte l'Éthiopie, et même choses tout les autres qu,ils veulent prendre notre patri

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by Месяц назад

    Waar waa ciilqabe

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p Месяц назад

    Bucuuc bacaac Beeneey waa run ha iska ciyo aqoon iyo doblamaasiyad toona garenmaayo

  • @mohamedfarah1058
    @mohamedfarah1058 Месяц назад

    Waad iska hadashay Somaliland maaha Soomaaliya kaalay hargaysa hadaad awoodo been baad ku nooshay taada wax ka qabo

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Месяц назад +1

    Jabuuti xor uma laha hal nin ama oday cafar ah in dekadda Ethiopia 🇪🇹 lasiiyo waana khalad 👎🏼 Waa dhul Somali leedahay meelwalba aan joogno haday ku dhaqaaqaanna walahi Jabuuti way holci inshaAllah oo dhalinta damiirka leh yeeli maayaan Cafarna malaha dhulkaa iyo baddaasba waa marti lakeenay InshaAllah waannu ka’wada saari doonaa walahi waa dhaaf dhul Somalimi Somali uun baa leh inta kale waa marti hadaynan ku faraxsanayn hanooga baxaan dhulka 👎🏼🇪🇹🇰🇪🇮🇱🤧🗑️ Sidoo kale Ethiopia 🇪🇹 qasab waa inay nooga baxaan dhulkeena Somaliya xitaa haday ka’noqdaan MOU waa qasab maaha baryo InshaAllah 🤲🏼

  • @NurMaxamedxaji
    @NurMaxamedxaji Месяц назад

    hhhhh suaasha ku soo celi masar maxay mar hore u caawin weysey somaliya

  • @S88mustaf
    @S88mustaf Месяц назад +1

    Palestine wax hauqabato

  • @MuradeAhmed-x8v
    @MuradeAhmed-x8v Месяц назад

    Voaafanaoroomo

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km Месяц назад

    war tugani ma isaga mamula waqooyiga u shegayo

    • @khalidmahamud1756
      @khalidmahamud1756 Месяц назад

      Waa tuug tuug dhalay wlahii hadaad ka joogi waydaan waxaad arki doontaan somaliland oo kubiirtay ithopia midi midi ku taag waanu naqanaa isaaq wal nasabiyah majirto noqosho uu ka noqonaayo abii wuu ogyahay hadhow inaanu bad helayn abii 😂😂😂

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid Месяц назад +1

    Imaaraatka cid xiriir layeelatay oo uunan udirin aakhira lama sheegin waadna Arki Doontaan,
    Albashiir Aaway?
    Suudaan
    CabdiRabuh mansuur Haadi Aaway?
    Yaman.
    Liibiya Aaway
    Masarna hadey ujaraysaa tikidkii aakhira.

  • @CumarsaciidCeleye
    @CumarsaciidCeleye Месяц назад

    ethiopia waxaay biixiin doonta raali geelin xaad guuduubka badaxbanaanida meel kaga dhaca qaranimada dalka somalia aduunka hortiisa ayaay ku kufi foonta

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 Месяц назад +1

      𝚂𝙾𝙼𝙰𝙻𝙸𝙻𝙰𝙽𝙳🤝🏼🇪🇹

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q Месяц назад +1

    9:15 dowlada somalilandna wey u offer gareen kartaa dowlad kasta oo iyada ayaa sha'niga iska leh

  • @idilahmed3570
    @idilahmed3570 Месяц назад

    😂😂😂 Royo ayay ku Jiraan dawladlanta ka jirta muqdisho hakasheekeeyo tiiisa S/land Miyuu xukuma? Wuu soco aya M Muga Ethipia waxab umayedhinkaran waa u diiday Badihi uu uso badh iga x-assen cabals qote isaga iyo jabuti a walaga diiday imu daya sho dameera kurima Fillo war dhiig ley Somalida konfur kunool Hamid yo S/land wytashaty wana kama badali karo Somalia Cabernet They are nothing😂😂😂

  • @HooyoA
    @HooyoA Месяц назад

    Wasiirkani isgaa maan gaaba intuu shacabka iyo dadka ku eedaynaya marka horeba caqli cambuulo ka doo dhargay inuu wax fiican ka soo baxo cidi kama sugayn

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 Месяц назад

    Wasiir ku sheègu isaaga ayaa is eryanaaya in Lala hadlo maha iyo in wadahadalku guulaaysto labadaba afkiisa ayaanu ka haynaa xadkaba way ka soo talaabaan iyagoo aan ogolaanshiiyo idiinka haysaan taasi miyaanay idiin muuqaan

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Месяц назад

    Somalia waa failed state bilaa abaal ah . Ethiopia oo amnigooda ilaalinaya ayey usoo kaxasteen wadano ay colaadi ka dhaxayso. Lama afduubi karo umad lix milyan ku dhow oo ahaan jirtey wadan gaara uu ku biirkii ay Somalia 33 sano ka hor ka noqotey. Waxan hadaaney Somalia joojin iyagoo awalba aan cago ku taagneyn way burburtey.

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Месяц назад

    Terrorist in a suit... how many knecks has he cut off?

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h Месяц назад

    Habardigir is hor fadhiya Habardigir Ceeydiid ki wadanka gubay SOMALI WAX MA QORAN

  • @interestedpage1645
    @interestedpage1645 Месяц назад

    Gabadha wariye ma aha wax loo dhibay ayay waydiinaysaa 1
    2. Itoobiya inta aan la gadhin somaliland kaliyaata in aad la hadasho ayaa sax ah hadii aad qaramada midiobay kuwada jirtaan somaliland maxaad ku wada jirtaan 3 ninkan dugsi hoose dhexe horta ma somaray kofiyad iyo suit ayuu isku xidhanyahay via cid dhegeysataa ma jirto qof waliba Wuxu haystaa Internet iyo mobile 😂

    • @Hciid
      @Hciid Месяц назад

      Muuse judan minbarka u.n goorma ayuu istaagayaa inkastoo walaalkii abii uu matalaya

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 Месяц назад

    Dameerkan qorrof xaafadaha ka hor leh ey wasirka arimaha dibada sheyganayaa ey ilmo afweynaha ah ey ciil qabaha ah ey walaalkii snm bireysay ayu isaaq cadaawada uu qaaday laakin muse bixi cabdi xildiid roobley aya inti u dambeysayna biteyn doona oo saxeexa ku duugi doona mouyuuga gurguurtena dan la aan ayu u quusan doona iyo kan wajiga doofakaa leh ey fiqi la yidhaahdow

  • @Lucabassmed
    @Lucabassmed Месяц назад

    Putland iyaad naa dawled ayay noqoneysaa 😅dhawan inshallah

  • @teshomewami2488
    @teshomewami2488 Месяц назад

    Somalia people and Ethiopians are brothers who drink Shebele river.Somale Land will use from canal of Shebale
    river.Let Somali & Ethiopia chase out Egypt togather.Hawuya live in Ethiopia and villa Somalia. We are brothers not enemies.Learn from Ukraine.

  • @Naasiribrahim-ky9lj
    @Naasiribrahim-ky9lj Месяц назад

    Hanoolaato.iitobiiya.somaliya.waxa.jiiraba.maaha.way.dhiimatay.oo.waa.loo.dawaraa.mayadka