War wan idin salaamay wllha❤ runtii aad io aad ayan uso dhaweynaya shirka 3 gesodka ah hadan hal talo ku darsado shirka madaxda dantu mideysay fadlan ciidan isku dhafan sameysta si Etiopia cadaadis lo saaro baladan naguso kala qabatay
Wx la yidhi Oday somaliyeed oo reer miyi ah Ayaa reerkiisii Raashinkii ka dhamaady islaantiisii Ayaa reero jaarka inyaroo Raashina ka soo amaahaty xiligii cashada markii la gaadhy ayey islaantiisii Raashinkii oo aad u kulu so hor dhigty Odaygii intuu kulalaylkii raashinka la yaaby ayuu yidhi NAAA caawa raashinku kulula markaasy tidhi waaban soo amaahday Odaygi wuxu yidhi aloow DAB maysoo amaahaty..imika xasan sheekh halkii laga sugaayey inuu Al shabaab ka guulaysto umada somaliyeed ee kla irdhaqdayna dib u heshiisiin u sameeyo ayuu dalkii Quwado shesheeye oo mid waliba dan u gaara wadato oo wx yeelo mooyee wx faaiido ahi ugu jirin umada somaliyeed ku soo hogaamiyey haday sidaa ku sii socotana somalia wxy noqondontaa yugraynta africa..miyaanu DAB u soo amaahan
Hadii Erritrea ay sida Aad sheegaysaan ba ama lawada ogyahayba ka go'day Ethiopia Oo weliba bad la'aan dhigtay Ethiopia maxaa markaa Erritrea ka galay Ee ay u diidantahay In Somaliland iyo Soomalia kala baxaan haday iyadaba Ethiopia ogolaatay inay kala baxaan Xoriyadeeda na u ogolaato Erritrea maxaase hadii ay Ethiopia fasaxday Erritrea ay Soomalia isugu koolaynaysaa Somaliland Ee ay sida Ethiopia u ogolastay xoriyadda Erritrea iyada Oo weliba Bad ku waayeysa ay Soomalia u ogolaan la'dahay Xoriyadda Jamhuuriyadda Somaliland sow in ay Soomalia ta khaladka wadaa iyada tahay iskama cada waaqaca hala yeelo yaan laga warwareegin
Voa Somalia 🇸🇴 please 🙏 waa dhiig joojin Faloria USA 🇺🇸 waxaaas Gaary Dadkaaa Allah Aa Reer Palestine u soo Diray Palestine 🇵🇸 Gaza 2.5 million Aaa Qaxay USA 3 million soo ma Electricity ⚡️ waayin Alx ma sha Allah yaa is Gaaray wali waaye arinka
Qaxootiga need to know their right when land marking and border making time with the English colonial signed and told both Kenya and Ethiopia that people are Somali both countries so no one can stop them
Dadka somalida ahi madama Ay mudo faro bdn ku jireen Burbur qax iyo dhibatooyin Faro bdn wxy u bahan yihiin In la baro deeganku fa,idada Uu u leyahay bulshada ???
Madax weynha masar waa dad qal diley ila madaxweynhi Shacbaka Masar soo doortey ka Ertirea isna waaba kaigii taliye kolaka Hassan Xabaale qote maxuu ka faaiideya labada kaligii taliye
Say -x-=+. Lkn ogow xaasidku ma liibaanu. Maxaa lagu haystaa itoobiya iyo Somaliland ? waa kheyraadka dalkiina kama faaiideysan kartaan!!. Way fashilmi doonaan!!.
WAAN KU XE LINAYAAA VIOE VIOE VIOE ❌️❌️❌️😄MEE SHIII LAGA FAA FI YOOO BEEEN TA ADUUUUNKA MEESHAA MAAA FIYADAA MEE SHAAA BASAASKA SIR TIIINAAA HAYAAA VIOE FAQASH
I am very sorry that Somali is going to neglected the strong relationship with Ethiopian gov ....Mr Hassan he should take steps back in his creating violence
Masha alah maxamed cilad xasan macalinkeygii schoolkii Al Abadir ee muqdisho cimri dheer Alle haku siiyo❤❤❤
Mahadsant walaalkey maxad VOA
Badbaado alle
Gud is good for good
Masha allaah.erdogan❤❤❤❤❤
👋 Weriye Max,d Colaad Xasan.
👋 Shirwac.
👋 Weriye Caasha Ibraahim (Cuud).
👋 Weriye Sandheere.
Gol Amaan = Gol Nabad = Gol Peace= Gol Salam = Gol Shalom
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤
Alloow umadaada umaciin
Cadawgaada cadaowgiisa waa saaxiibkaa
WAXAY KU HESHIIYEEN INAY ITOOBIYA MEESHA KA SAARAAN, 3DA DALBA WAXAY OGYIHIIN IN IYOOBIYA GOBOLKA HALIS KU TAHAY
Xerada Xalane & Ethiopia 🇪🇹 & Kenya 🇰🇪 wixii taageera nacalad ilaahay haku rido iyo wixii qalbiga ka taageersan ama ku qanacsan tufuuu calayk 🤢🤮👎🏼🇪🇹🗑️🇮🇱🇰🇪🇺🇸🇦🇺🇸🇦🇺🇦🇪🇺🇬🇧🇾🇪🇦🇪🇪🇹💩🤧🗑️👎🏼
VOA [?= BBC.. MAXAY DHAHDAY]
BAABADAY NATO
Baabaday Warso
IIRAAN=PERSIA = FAARIS
War wan idin salaamay wllha❤ runtii aad io aad ayan uso dhaweynaya shirka 3 gesodka ah hadan hal talo ku darsado shirka madaxda dantu mideysay fadlan ciidan isku dhafan sameysta si Etiopia cadaadis lo saaro baladan naguso kala qabatay
Wacsodhaweeynay iskashiga sedexe geesodka ah
Xasan shiikh wuxuu yiri markaan is dhaho somali wax u qabo bay rooxaantii fircoon i gashaa
Xabashida itoobiya gaalada walaga adkaana insha Allah daba dhilifka waa lawada soqabanaa mardhaw 😂
Xuquuuqul aadane wax la dhoho ma jiraan anymore aduunka
Wx la yidhi Oday somaliyeed oo reer miyi ah Ayaa reerkiisii Raashinkii ka dhamaady islaantiisii Ayaa reero jaarka inyaroo Raashina ka soo amaahaty xiligii cashada markii la gaadhy ayey islaantiisii Raashinkii oo aad u kulu so hor dhigty Odaygii intuu kulalaylkii raashinka la yaaby ayuu yidhi NAAA caawa raashinku kulula markaasy tidhi waaban soo amaahday Odaygi wuxu yidhi aloow DAB maysoo amaahaty..imika xasan sheekh halkii laga sugaayey inuu Al shabaab ka guulaysto umada somaliyeed ee kla irdhaqdayna dib u heshiisiin u sameeyo ayuu dalkii Quwado shesheeye oo mid waliba dan u gaara wadato oo wx yeelo mooyee wx faaiido ahi ugu jirin umada somaliyeed ku soo hogaamiyey haday sidaa ku sii socotana somalia wxy noqondontaa yugraynta africa..miyaanu DAB u soo amaahan
Hadii Erritrea ay sida Aad sheegaysaan ba ama lawada ogyahayba ka go'day Ethiopia Oo weliba bad la'aan dhigtay Ethiopia maxaa markaa Erritrea ka galay Ee ay u diidantahay In Somaliland iyo Soomalia kala baxaan haday iyadaba Ethiopia ogolaatay inay kala baxaan Xoriyadeeda na u ogolaato Erritrea maxaase hadii ay Ethiopia fasaxday Erritrea ay Soomalia isugu koolaynaysaa Somaliland Ee ay sida Ethiopia u ogolastay xoriyadda Erritrea iyada Oo weliba Bad ku waayeysa ay Soomalia u ogolaan la'dahay Xoriyadda Jamhuuriyadda Somaliland sow in ay Soomalia ta khaladka wadaa iyada tahay iskama cada waaqaca hala yeelo yaan laga warwareegin
Qaxootiga waala nabooya
Voa Somalia 🇸🇴 please 🙏 waa dhiig joojin Faloria USA 🇺🇸 waxaaas Gaary Dadkaaa Allah Aa Reer Palestine u soo Diray Palestine 🇵🇸 Gaza 2.5 million Aaa Qaxay USA 3 million soo ma Electricity ⚡️ waayin Alx ma sha Allah yaa is Gaaray wali waaye arinka
Reer falastiin waa dadka 2aad ee aduunka ugu ad adag marka soomaaliya oo nambar 1 ah laga reebo
yaa kugu yadhi dad adag baaynu nahey Somalida iyadaa isu xoog weyn is dishaa Hassan Sheekhna Somali uun baa loo so hubeynaa Somaliland
asc voa
hbn wcn voa
Soow dhul soomaaliyeed majogaan qaxootigu
Pray 🙏 geska africa 🌍
Alla mayee macaash doon 😂😂
Waan kaxumahay duufaanta America kudhacday caawiya dadkiina intaad israa Ku khasaarinysaan billions eey Ku laynayaan dumar&caruur!
3 daanu jabuuti iyo keenya ha keenaano si itoobiya eey go Doon unoqoto
Qaxootiga need to know their right when land marking and border making time with the English colonial signed and told both Kenya and Ethiopia that people are Somali both countries so no one can stop them
Eyda carabta miyaa keeni kara xal waa maya
Kenya maxey dadka qaxoontiga ah dhalasho siiso,lama arag dad 30 sano xeryo qaxoonti jira. 5 sano ayaa aduunka lagu siiya dhalsho????
Dadka somalida ahi madama
Ay mudo faro bdn ku jireen
Burbur qax iyo dhibatooyin Faro bdn wxy u bahan yihiin
In la baro deeganku fa,idada
Uu u leyahay bulshada ???
Colaad sida uu jecel yahay ayuu xogwereysiga u bixiyey
Madax weynha masar waa dad qal diley ila madaxweynhi Shacbaka Masar soo doortey ka Ertirea isna waaba kaigii taliye kolaka Hassan Xabaale qote maxuu ka faaiideya labada kaligii taliye
My god bless you USA america 😂😂
Tree prisedan wrong
BUSHA DA SOOMALIYEED MEL KASTA AD JOOGATAAN HA DHA YAY SANINAA VIOE VIOE FAQASH WAAA MEE SHAAA MAAAA FI YADAAAA ADUUUUNKA 😂😂😂😂
ITOBIYA WA KUWA NAGA XUREEN LAHAAY HAWIYE DAROOD IYO ISAAQ.WAN SODHAWENAYNAAAN
Say -x-=+. Lkn ogow xaasidku ma liibaanu. Maxaa lagu haystaa itoobiya iyo Somaliland ? waa kheyraadka dalkiina kama faaiideysan kartaan!!. Way fashilmi doonaan!!.
Bada cas ma hooyadod ba leh dadkii lahaa aya illaashadeh guryahoda gubanaya ha hagaajisten hawo beena ayay ku jiraane
Voa waa propogando radio iyo tv mareekan oo ku waajahan soomaaliya.
Hassan Sheekhow dagal sokeye ku galinyaan labada kaligii taliye ogow wax lagu hubeyn sidii siyd barre loogu hubiyey Somaliya mee ciidankisi isna qaxootinimo ku dhintey taas uun baa ku sugeysaa ogow
WAAN KU XE LINAYAAA VIOE VIOE VIOE ❌️❌️❌️😄MEE SHIII LAGA FAA FI YOOO BEEEN TA ADUUUUNKA MEESHAA MAAA FIYADAA MEE SHAAA BASAASKA SIR TIIINAAA HAYAAA VIOE FAQASH
War Ethiopia laga hadloya maxay thay Faqash io Wixi 1990 mayadi laga soo tagey iska aamusa Dad Halabeyba tohine
I am very sorry that Somali is going to neglected the strong relationship with Ethiopian gov ....Mr Hassan he should take steps back in his creating violence
S SARE VOA.M.A.
Event star war ilegal genefa 🫂 huge