FILO PART 81

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 1,5 тыс.

  • @Apdihakiin
    @Apdihakiin 5 месяцев назад +227

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍🤍

    • @KhadraaxmedRowle
      @KhadraaxmedRowle 4 месяца назад

      😭😭😭😭😭😭😭😭🫢🫢🫢🫢🫢

  • @asadahmadeey7867
    @asadahmadeey7867 5 месяцев назад +375

    Axada maxaad ugu reeb teen 7 beri in la soo daayo 2 maalin wax bulshada lagu soo jiito maahan ee sideen hore ku wada jimco,sabti iyo axad 4 maalin ha laga nasto intii igu raacsan like isoo dhaha???

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 5 месяцев назад +575

    Inta Isla garanaysa in team ka Sharif halaag fashilmi doonan please liketa igu dhooba 🎉🎉🎉🎉😂

    • @sahy_aakhiro
      @sahy_aakhiro 5 месяцев назад +1

      Haa runti😂

    • @NaciimaXaajicabdi
      @NaciimaXaajicabdi 5 месяцев назад +4

      2dii boqol anaa kuu buuxiyay😂❤❤🎉

    • @Hanacatuuti
      @Hanacatuuti 5 месяцев назад

      Haa run

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 5 месяцев назад +2

      @@NaciimaXaajicabdi mahdsanid wll 😍🤩🥰❤💋

    • @ShukricabdiCali-c7q
      @ShukricabdiCali-c7q 5 месяцев назад +4

      Wa ba sugu. La,ahay jabki sharif halak teda kale ninki kilida lo saray ka warama😢 walahi adun wax kasta ka filo filmkan wuxu ka hadlaya nolòsha dhabta ah ee somalida hàysata ax😢ax😢 mahasanid wll qali abukar mahdi lkn malmaha filimka ñosò badi please 🥺🙏😫

  • @RoodojamalRoodoayan
    @RoodojamalRoodoayan 5 месяцев назад +16

    Inuu nagu qabaa rabnay haduu furay gabadha kilideedana halala furo 😢😮❤ really missing you ayeeyo mcn ❤🎉

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 5 месяцев назад +56

    Ilowsha dhawaa ma umulaa aan maqli jiraye naaif sidaan muyuu dhaqmay waxa la xasuusiyay uu iloobey maalinkii ay isbitaalka uga carareysey yaa aduun wax kastaa ka filo waa dhacdaa halaga soo celiyo kilida waan ku raacsahay maama feynuus .maanta waan xanaaqsanahay tem saabiriin ismuujiya ❤❤❤❤❤❤

    • @guriceel7971
      @guriceel7971 5 месяцев назад +1

      naaif bad ayuu ku dhacay lala doon donayey.

    • @JamilaMohemed-v6q
      @JamilaMohemed-v6q 5 месяцев назад

      Sylvia and Baldoos 0:01 we need his wife to romantic wa kasto flio. So kean romtic cafe cafe sunrise of falours rommtic so kean Flimka 0:01 firday Saturday and Sunday night time Time need thsnks you 0:01

  • @Ladan.cidi.368
    @Ladan.cidi.368 5 месяцев назад +33

    Igula sali nabi maxamad scw scw scw ❤

  • @AL_VAARO
    @AL_VAARO 5 месяцев назад +165

    Igula sali xabiibkena Muhammed scw ❤

  • @Ms.Taleeh
    @Ms.Taleeh 5 месяцев назад +21

    Inta Aminsan in koronto la qaban doono Sabirina kelida loo soo celin doono like isaara mom Faynuus allah ha xafido waa iga qoslisay kelideena naag kale lagu qabimayo haduu nafuray kelideena hanasiiyo so funy and fantastic

    • @shukriarsenalist7088
      @shukriarsenalist7088 5 месяцев назад +1

      Oo adina malagu qaway😂😂😂😂😂😂😂

    • @HamdiTamaan
      @HamdiTamaan 5 месяцев назад

      Kalida sabirina raba in lagaso celiyo korontan si dhaqso ah loso qabto

  • @JaamacIbraahin-eu8gm
    @JaamacIbraahin-eu8gm 5 месяцев назад +161

    Dunidu waa khafiif
    Dadkuna waa daciif
    Qaarkood waa wariif
    Hadaad like isaarto
    Waxad thy xariif 😂❤❤

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 5 месяцев назад +37

    Anigu mamo faynuus waan ku raacasanahy anuu kalideeda u celiyo 😢aniga ciil ayaaba i haya ,laakiin nabsigu waa inuu ku dhacaa naif😢😢😢

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 5 месяцев назад +115

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

    • @MiskiMohamed-e1n
      @MiskiMohamed-e1n 5 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @Niciimanalka-v9m
      @Niciimanalka-v9m 5 месяцев назад

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @AxmedDiyaar
      @AxmedDiyaar 5 месяцев назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @ifraahabdi2761
      @ifraahabdi2761 5 месяцев назад

      Scw scw

    • @ShamsoHassan-wu5xt
      @ShamsoHassan-wu5xt 5 месяцев назад +1

      Salalaahu calyhi wasalm 😢❤😊

  • @sadiamohamed9547
    @sadiamohamed9547 5 месяцев назад +26

    An kuwada salino Nabigena Mohamed Scw

  • @UgbaadCabdirisaaq-t8v
    @UgbaadCabdirisaaq-t8v 5 месяцев назад +132

    Waa wax ka dhaca aduunka oo run ah jiliinka naaif iyo saabirin ay jilayaan 😢 illahaw ilimaadam haduu baahin 😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @LeilaHassan-w2p
    @LeilaHassan-w2p 5 месяцев назад +11

    Fadhlan aan kusalino nabigeno scw ❤

    • @UbahHusseinUbahHussein
      @UbahHusseinUbahHussein 5 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 5 месяцев назад +99

    Naif waji maleh wlh bin adan waxkasta ka filo qiso cajibaa waye 😢

  • @axmedrooza3501
    @axmedrooza3501 5 месяцев назад +18

    Feynuus wey qaldantahy wax walbo wey dhacan
    Gabadhan filimka biladey ku mudantahy
    One love

  • @JuwerioIsse
    @JuwerioIsse 5 месяцев назад +44

    Aniga uhoreyo manta thanks abukar mahdi iyo hooyo feynus shikh dahir adinka mesha u wawayn❤

  • @munamaanka9250
    @munamaanka9250 5 месяцев назад +7

    Inta ila og in ey baldoos iyo master raad fashilmi doonaa like igu dhoba😢😅😅😅

  • @caskahappy
    @caskahappy 5 месяцев назад +60

    Abukar mahdi waxuu istaahilaa 2 million subscriber

  • @XaliimoMaxamed-z2v
    @XaliimoMaxamed-z2v 5 месяцев назад +12

    Filo wlhi waa filim cajiba masugikarno ilaa jimce baxsan iyo Maxamed aamiin guuleysta wllo wan idin wadana kuligiinba wllo farom burco ❤

  • @ayanleabbita3409
    @ayanleabbita3409 5 месяцев назад +40

    Kalida inu nagu qabo aya rabnay ee inu gabadh kale ku qabo marabno funny Wallahi😂😂❤❤

    • @NajmaNajma-x9m
      @NajmaNajma-x9m 5 месяцев назад +3

      Haa wllhi ani xita ano kaligey iska qeyliye adeer kilida noga soqad dehe😂😂😂

    • @Naciimo-i6m
      @Naciimo-i6m 5 месяцев назад

      Kalida IGA so saara dhihi laha😂

    • @NajmaNajma-x9m
      @NajmaNajma-x9m 5 месяцев назад

      @@Naciimo-i6m Haa wllhi mama arliyo kilida inu nagu qabaa rabne sidu nag kle.ugu qbaa

    • @RumanAhmed-hh1mb
      @RumanAhmed-hh1mb 5 месяцев назад +4

      Naif uf dheh cilkisa ya ikeno manta kalida gacanta oga so sari laha 🤦🤦😏😏

    • @AyaanHassan-je3uj
      @AyaanHassan-je3uj 5 месяцев назад

      Kkkkkkk❤

  • @faadumoyaska3924
    @faadumoyaska3924 5 месяцев назад +8

    saabirin nin aamin maleh maanta waa kula.ooayay waana ilaaway sheekada inay filim ahayd😭😭😭😭

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 5 месяцев назад +57

    Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤

  • @AHMEDMOHAMED-qb3ux
    @AHMEDMOHAMED-qb3ux 5 месяцев назад +76

    This film is very good, but the only problem is that, those Somali women may Allah bless them , let them take their hijjab especially let koronto take her hijjab for Allah sake.

  • @yahyedhodan5522
    @yahyedhodan5522 5 месяцев назад +20

    Series ugu wanaagsana ee somali samayso waligay daawado, keep up the work team gurmad👏

  • @abdiwaliiman2933
    @abdiwaliiman2933 5 месяцев назад +7

    Sedex maalin ayuu ku qurux badnaan lahaa inaa noo soo deyso Mr abukar mahdi adoo mahadsan director

  • @ayuush190
    @ayuush190 5 месяцев назад +23

    Yes inta sugeesay❤ thanks team gurmad big respect our director abukar mahdi ❤

  • @AnisoismailHussien
    @AnisoismailHussien 5 месяцев назад +8

    Abbuukar Mahdi ❤❤❤❤thanks wll alle ha ku xafido iyo dhaman jilaayaasha balse wa codsi xayeesinta yareey hadey macquultahay ❤❤please 🙏

  • @muniizhmuniizh1993
    @muniizhmuniizh1993 5 месяцев назад +61

    Nin abaal mlhn ane i qabsaty saano kale inkasto aan sinin kilidayda lkn wax walba ayaan u huray mel cidla ayu noga tgy ani iyo ilmihiisa but now alxmdulilah

    • @polltable82
      @polltable82 5 месяцев назад +1

      Alhmadulilh

    • @Kaafiya.3660
      @Kaafiya.3660 5 месяцев назад +2

      Waad guulaysan xbbti is adkeee

    • @FadumoBashir-fz1gl
      @FadumoBashir-fz1gl 5 месяцев назад +1

      Waad guulaysan insha allh xpti ee is adke

    • @fatimaabukar4926
      @fatimaabukar4926 5 месяцев назад +1

      ilahey hakula garab galo never give up abyo ❤

    • @FarahCabduqadir-cb6wm
      @FarahCabduqadir-cb6wm 5 месяцев назад +3

      Ala abyo anaga waan cabsanoya nin saan hadu yhy ma nafteda u huri laha alahayow ibadbaadi

  • @nurfunny6411
    @nurfunny6411 5 месяцев назад +3

    قال صلى الله عليه وسلم (( الدنيا متاع وخير متاعها المرأة الصالحة ))

  • @queenasli5422
    @queenasli5422 5 месяцев назад +47

    Dadka ma mesheee hurdaaan horta 😂❤ faraxow dhimo saan leee weye kuligood abaal maleh dumurow aaa isku badnaano 😢

    • @Abdiqanisaleban1
      @Abdiqanisaleban1 5 месяцев назад +1

      Naagtii ninkeeda haysan wayda waa loo haynayaa iyadaa ninkeeda dayacday wll hadaa flim ka hore ula socotay😅

    • @SharmakeAbdikadir-em5eh
      @SharmakeAbdikadir-em5eh 5 месяцев назад +1

      Abyo kalidaada inoo iibi lacagta noo kala qaybi 😂

    • @ikraanmaxamuud9371
      @ikraanmaxamuud9371 5 месяцев назад +1

      ​@@Abdiqanisaleban1 dayacad maha asigo nagtisa jogto nagkle gurigeda galay be 😂😂

    • @lail111
      @lail111 5 месяцев назад

      @@Abdiqanisaleban1 Maxa lo hanyia ma ilmo yar ba? cajeeb

    • @MohamedChirehAdaweh-iz3oz
      @MohamedChirehAdaweh-iz3oz 5 месяцев назад

      Waa beenta wll

  • @faisalfarrah8980
    @faisalfarrah8980 5 месяцев назад +10

    Halkaa kawada max,d kanoqonayo Tajir sabirina London lakeno Coshada ha cida ayku Noshahay Loga dhiso saro dhaader mansha Allah waxan filaya sxb abakor Mahdi wad Hawsha 2 year haygu badh goyn thank you so much

    • @XalimoXawo
      @XalimoXawo 5 месяцев назад

      Haa wasugenaa i.a sabrina oo abalgudkedi hesho iyo maxamad amin oo lacaglowga adunka noqanayo ninki xamaliga ahaa xoolihiba asa

    • @XalimoXawo
      @XalimoXawo 5 месяцев назад

      Maxamad amin ba yeshey adun waxkasto kafilo abal nin galo wala.arkay lakin ningudo walawayey sabrin

  • @hamdicabdullahi5650
    @hamdicabdullahi5650 5 месяцев назад +40

    Ugu danbeyn wuu iskeeney musalsalkii quruxda badnaa

  • @libaaxlaywabar834
    @libaaxlaywabar834 5 месяцев назад +1

    Waxay ilatahay in Naa'if u sababsado il ku dhacda. Sabrin wa gabadh waxay u hurtay xubin jidhkeeda ah si ay noloshiisa u badbaadiso jacayl ay u qabtay. Aduun waxkasta ka filo wa run. Filimku hada ayu sii macanaday. 👍👍👍

  • @Flower1639
    @Flower1639 5 месяцев назад +35

    Hi team gurmad 😅😅😅😅
    Thank you so much ❤❤❤❤
    Today I am angry but When filo ay soo saareen I am very happy
    Please like I saar 😢😢😢😢
    Wlhi 10 lijes ma dhaafin 😢😢😢😢🎉

  • @princes2224
    @princes2224 5 месяцев назад +4

    Sabriin😭💔dhipka waan kula dareemayaa😢

  • @zalinabeauty6371
    @zalinabeauty6371 5 месяцев назад +19

    Baxsan oo guulaysta ayan rajaynayaaa saabriin helsho abaal gudkeediii

    • @XalimoXawo
      @XalimoXawo 5 месяцев назад

      team shariifhalag dhiiqey lugaha kulajiran hayey d.n.a yaidinka cawinayo 😂😂😂

  • @yousra52
    @yousra52 5 месяцев назад +13

    Wllhi ta,saabirin ku dhacdey wn la murgey wa wx dhaci kra gabdhow jaceylka yusan idinka awod badin adunka wx wlba la arka nina ha aminina weligin kalsonida yeysan idin dilin🥺

  • @vilzanaliahmed1328
    @vilzanaliahmed1328 5 месяцев назад +22

    29minut mrku yaley Ayan Imadey mnta Ar Aniga Nasiib bdaniya Yes Oo Yes Oo hdne Abuukar mahdi Mahdsnid Wll Sharaf iyo Karaamo Blse Xalqadaha No Badiya Oo Hangu Yareyn Peace and Love All Soomali Maxmed❤

  • @amiiraabiib1436
    @amiiraabiib1436 5 месяцев назад +6

    Kalidena waa inan soo ceshana kulahaa Qalpiga😭😂😂

  • @faizalamare6993
    @faizalamare6993 5 месяцев назад +23

    Any time wxn ahay qofka markasta dhawada from Borama

  • @fanah58
    @fanah58 5 месяцев назад +6

    Kooxda Gurmad waxaan ku bogaadinayaa sida wanaagsan oo ay iskugu doo dabarideen tixanahan Filo. Sidoo kale waxaan ku ammaanayaa kooxda kanshooyinka(fursadaha) ay u fidiyeen dhalinyarada yar-yar ee jilayaasha ah ee ku sugan waddanka, iyo muquulada ay ka gudbiyeen waddankii. Guulle Garabkiina ha Galee
    Gurmadka Yuuna kala Go'in

  • @tayasiryamani5857
    @tayasiryamani5857 5 месяцев назад +28

    Alagaadhsiiyo FILO 1M❤👍👍

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 месяцев назад +6

    All the actors and actresses are # one . Thanks Abukar Mahdi

  • @istaraiifarey5797
    @istaraiifarey5797 5 месяцев назад +32

    Sabirin sorry kalida kala soo bax ninka xunka ah😂😂😂

    • @CabdiwahaabTusbax
      @CabdiwahaabTusbax 5 месяцев назад

      Waraaba ka dhaartay Baan maqli jiray😂😂

    • @Cabdiwaliaqaye
      @Cabdiwaliaqaye 5 месяцев назад

      Mama faynuus kilideyda nogasobixi kulaha

  • @Naciimacabdi1355
    @Naciimacabdi1355 5 месяцев назад +24

    Asc codsi iso duceya asxabta dhamantin murad ban leyahy kas oo ah in aan owlad dhalo plz si niyada igu duceeya😥🤲

    • @SaynkaCaday114
      @SaynkaCaday114 5 месяцев назад +1

      Ikaahay Haku siiyo awkaad baati ah insha allah walaalo

    • @Naciimacabdi1355
      @Naciimacabdi1355 5 месяцев назад

      @@SaynkaCaday114 aamin yaa rabi wll mcn

    • @Hanimaxamedxuseen
      @Hanimaxamedxuseen 5 месяцев назад

      Allaha ku siiyo wlshy owlaad baari ah kaliya waxaa dhiman waqtigi waad heli in.a hamigaaga

    • @Naciimacabdi1355
      @Naciimacabdi1355 5 месяцев назад

      @@Hanimaxamedxuseen aaamiiin ya rabi insha allh

    • @NuurAadan-vh3rl
      @NuurAadan-vh3rl 5 месяцев назад +2

      Allaha muraadkaaga haguu sahlo

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 5 месяцев назад +37

    Mamo malyun ba ka maqli jiray Laata aamin Nin walow kaana Ninkaaga bal fiiri Ninkii Keli Loo saaray wuxu Abaal ka dhigay Adunyo🤔🤔🤔🤔🤔

    • @MunoXasan-n5c
      @MunoXasan-n5c 5 месяцев назад +3

      Adun wax walbo kafilo😢

  • @abdazbash
    @abdazbash 5 месяцев назад +3

    Thanks mr abukar mahdi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaniitaosmaan6202
    @ayaniitaosmaan6202 5 месяцев назад +41

    Filimkan saan ujeclahay 😢 yaa. ujecel

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 месяцев назад +4

    Barakumu Allah jamiican. Cabsi cabsi waaye sida ay u jilayaan. Wonderful acting 👏 👌 👍

  • @Azuuuuuuuuu989
    @Azuuuuuuuuu989 5 месяцев назад +11

    Flimkan qisoyin dhacu KS hadla wlhi😢 fvv filim😭💕💕

  • @CabdiwahaabTusbax
    @CabdiwahaabTusbax 5 месяцев назад +8

    Shariif halaag nacaska meesha ayuu noqonayaa Mr write iyo way khiyaameenayaan isaga laftarkiisa😮

    • @XalimoXawo
      @XalimoXawo 5 месяцев назад

      Sekufahantey ani hata wanka shakiyey raga

    • @CabdiwahaabTusbax
      @CabdiwahaabTusbax 5 месяцев назад

      @@XalimoXawo sidaad adigu uga shakiday oo kale 😂 😂

  • @hooyouroon8981
    @hooyouroon8981 5 месяцев назад +22

    Anoo walac flimkan firsanaye hada xaamila ahey ii so duceya in foosha alle ii fududeeyo

  • @NagmaShidan
    @NagmaShidan 5 месяцев назад +2

    Sabiriin wan la qiirooday wlhi nin aaminad ma leh😢😢
    O filmka axadii maad kabdayseen😮

  • @SafiyaAbdal
    @SafiyaAbdal 5 месяцев назад +3

    Nafauga maid iyo najma sugaayo inuu milia kale beelo najma ilmaha ka soo dilmen tana aabaheed soo watay wax baratay success noqotay ❤

  • @cashodervish
    @cashodervish 5 месяцев назад +3

    Maahmaahda faynuus sh daahir saabiriin u adeegsatay sifiicqn looma maqlo soosheega asxaabey

    • @aminahassan8597
      @aminahassan8597 5 месяцев назад +1

      😂😂😂😂ma dooraa tahay maxaad wax la faagfaageysaa

  • @mowli420
    @mowli420 5 месяцев назад +4

    Ustaad Abukar Mahdi iyo team GURMAD mahadsanidiin🎉🎉

  • @MaidoMaxamud-lv1eu
    @MaidoMaxamud-lv1eu 5 месяцев назад +22

    Team sabarin one like 😢

  • @Faizahassan-v7p
    @Faizahassan-v7p 5 месяцев назад +6

    Thnks abukar u deserve l million brother ❤😢illahey hakuxafido

  • @husseinmahamed5762
    @husseinmahamed5762 5 месяцев назад +2

    Yes kalida haa laga qaado nayf inta ku faraxsan like saara 😂😂

  • @salahabdikarim4771
    @salahabdikarim4771 5 месяцев назад +1

    masha allah wa sax maamo feynuus allah ajar idinka siiyo shekadaan waaa sheeko xiiso badan lkn ma ila fiicno in markale qaliin lagu sameeyo sabtood ah udeceeya oo kaliya hooyo waa faxada dunida maamo iska caafi ilahay idinkiis lkn qofka wa in uu maraa 1 kood cadaalad kadib waa easy alaahay hanna caafiyo dambigeene iyo kii walidiinteen amen

  • @aaishaabdullahi1927
    @aaishaabdullahi1927 5 месяцев назад +7

    Team filo 1M ka maanagasoo gaban gabaysaan gacmaha maxa inaga haysta

  • @elyazheybe70
    @elyazheybe70 5 месяцев назад +13

    Ar filmka part 35 asoo maryaa igu dambeeysey 🙂 Mantana part 81aad fiirsanooya 😮
    Mhdsndiin Team Gurmad 🥰

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 5 месяцев назад +20

    Alla waan ka naxay naaif suu ugalay gabadha nafteeda u hurtay wale nin aaminaad maleh

    • @XalimoXawo
      @XalimoXawo 5 месяцев назад

      Farax awalbo faido maleh

  • @SamiraOsman-k8s
    @SamiraOsman-k8s 5 месяцев назад +5

    Mahadsanid Abukar mahdi iyo team kiisa

  • @badrbadrdjibouti277
    @badrbadrdjibouti277 5 месяцев назад +9

    MachaAllah wxn ahay qofka markasta dhawada from Djibouti ❤❤❤❤❤💯💯💯🙏🙏🙏

    • @asmamohamed3628
      @asmamohamed3628 5 месяцев назад

      jabuuti xaafade ka daawanaysaa xbbti ani karte 3

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 5 месяцев назад +3

    Thanks dhamaan team Gurmad

  • @sabshass6645
    @sabshass6645 5 месяцев назад +8

    Thank u team gurmad❤ we love 3 days filo ❤

  • @SamiraMohamed-l4o
    @SamiraMohamed-l4o 5 месяцев назад +3

    Faynuus Waa sax waa inuu kelida saabiriin soo saaraa waan ku raacsanahay waayo naa'if weji maleh in kastoo lagu metelayo Aduun in wax walba ka dhici karaan!!!!!!!!!!! Gabdhaha ama dumarku jacaylka degdega ah ha ka digtoonaadaan!!!!!!!!!@@@

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 5 месяцев назад +3

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 5 месяцев назад +1

    Thanks a lot Abubakar Mahdi and team.

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 5 месяцев назад +12

    Asxby gara iyo gardaro waa watay naaif markii hore balse hada waa nacay😂😂well done team gurmada keep going 👏👏👏👍

  • @Nmc124
    @Nmc124 5 месяцев назад +10

    Abuukar mahdiyoow ma nagu booday axada jimco sabti iyo axad ayuu ahaay saan maxaa ka wadaa heee viva kooxda gurmad ❤❤❤❤

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 5 месяцев назад +14

    Aminada inta badan waxaa kafican ina qof aan minin waayo dhib kuma imanayo hadana qof aminin gabadhan ani cml waaye aminadeda badan seen isaga dhaafa aminadan badan iyo dacadnimada waayo samankan majiro wax dacad lonoqdo oo la amino😢

  • @farduzomer9400
    @farduzomer9400 5 месяцев назад +1

    Qaybaha noo soo badiyaaa oo naga daaya xayaysiiska badan we ku dhexjira filmka

  • @radwoayaancabdicaziz3979
    @radwoayaancabdicaziz3979 5 месяцев назад +17

    Filo team filo waan idin salamay 1M coming soon❤❤❤

  • @SafikaruSiman
    @SafikaruSiman 5 месяцев назад +9

    I can't wait part 82❤ismujiyo team filo

  • @amranahurre6322
    @amranahurre6322 5 месяцев назад +5

    Mashallah horay u socda team gurmad
    Baryahan family kaamil xagay ka baxen

  • @MedNour-m4c
    @MedNour-m4c 5 месяцев назад +3

    Waaxaan ka xumahay sharma arkoo ladilo iyo khaayinkan la joogo
    Dhakhtarka

  • @HanadHusseinAli
    @HanadHusseinAli 5 месяцев назад +3

    Waaba ogahay ineysan suuro gal aheyn lkn xayeeysiiska kayareeya filimka dhaxdiisa ama kabayareeya filimka waa macaan maamule
    Thnks

  • @somaliisone3036
    @somaliisone3036 5 месяцев назад +4

    Maalmahan meel xasaasiyuu maraya
    Maxmed amiin waa inuu inantiisa sabiriin kalideeda usoo cesha
    Mar haduu furay naaif 🙏🙂🙏

  • @baxsan-e5k
    @baxsan-e5k 5 месяцев назад +5

    Mahadsanid Abukar mahadi ❤❤🎉🎉

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 5 месяцев назад +5

    sabariin wuu furay😢😢😢naaif sorry jcyl😢kielidenii nosoceli😂😂😂

  • @salmacalimursal0786
    @salmacalimursal0786 5 месяцев назад +3

    Awalbuu 3berri Ahaa hdana 2beri bas Maa nooga dhigteen Team Abuukar mahdi

  • @Sowda-Ahmed
    @Sowda-Ahmed 5 месяцев назад +4

    Ciil iga haayo naaif iyo shariif halaag 😊

  • @Kalsoonimedia
    @Kalsoonimedia 5 месяцев назад +18

    Inta lama filaan loga dhigay like isara😂

  • @fardowsanur144
    @fardowsanur144 5 месяцев назад +1

    We’d really appreciate if we could get 3 episodes a week please team Abukar Mahdi the series just got very interesting 😢well done to you guys and props to you especially Abukar for the well written story

  • @Liban_leo27
    @Liban_leo27 5 месяцев назад +9

    Inta filo lasocota 1 upto 81 one like 👍 👌 ♥️saara

  • @samocaafiyachannel3094
    @samocaafiyachannel3094 5 месяцев назад +1

    aar waxa shalmad raaca nooga soo celiya kalida (hawshaa waxaanu ka sugaynaa maxamed amiin )

  • @nawalcalinawal2313
    @nawalcalinawal2313 5 месяцев назад +4

    Haliimooyin zabriin ku quusqaata
    Farax kalidaada ha iska siin😢

  • @Nasriin-bx8mz
    @Nasriin-bx8mz 5 месяцев назад +2

    Waxan rajaynayaa jimcaha danbe in mxmd amin iyo waxsan wll nimododa lagu cadaydoono insha allah❤❤❤

  • @rahmarouhi3023
    @rahmarouhi3023 5 месяцев назад +20

    War filimkan daily maa ka yara dhigtaan😭😂

  • @abdirizakiccanjeex3895
    @abdirizakiccanjeex3895 5 месяцев назад +2

    Haa sax waye naif kilidanada ha noo bixiyo ha dhinto ama ha nolado asey utala wafaankuulo😂
    Mama feynuus😂❤

  • @zuheeb09cade0-zl4qx
    @zuheeb09cade0-zl4qx 5 месяцев назад +6

    tnx abukar Mahdi ❤

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp 5 месяцев назад

    Filmkaan waa top level 81 episiods ku fiirsaday just 3 days woooow very interesting cant wait the next episiods Thanks Abukar iyo teamkiisa ❤

  • @alxamcabdi6125
    @alxamcabdi6125 5 месяцев назад +3

    Mhdsanid abowe prt 82 inshallah

  • @NasriinAbdirshiid
    @NasriinAbdirshiid 5 месяцев назад +3

    Ha isooobixiyo kilida kulahaa islaanta😂❤

  • @MohamedIbraahim-q9t
    @MohamedIbraahim-q9t 5 месяцев назад +4

    Tan kle muno xafiis Malaga saray filimka waba meesha uu ka shidmi lahaye

  • @YosoufaliAhmed
    @YosoufaliAhmed 5 месяцев назад +2

    Adi abukar mahdi waan ku baryaa sadexday casho noo daa oo hanaka taaban jimco ,sabti ,iyo axada Soo daa filinka
    Isniin iyo salasa iyo arabacad iyo khamiis relax❤oky please 🥺

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 5 месяцев назад +5

    www what a film❤
    Thanks abukar