FILO PART 82

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 5 месяцев назад +352

    Inta ayagoo cafimad qabto dawaneysa like ❤❤ asxaabta waxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 🥺💔😢

    • @AzmaMahamed
      @AzmaMahamed 5 месяцев назад +1

      Adigu chanel kasta maad dhex taagan tahay waan kudhipsanèe nagatag wapana kuma dhiiri falinanee😂😅😅🎉😢

    • @yukinasan3431
      @yukinasan3431 5 месяцев назад +2

      @@AzmaMahamed naya dadka qar lalama hadlo🤫😂

    • @IqaroBashir
      @IqaroBashir 5 месяцев назад +2

      😢😢

    • @AffectionateBiscuits-hs6zb
      @AffectionateBiscuits-hs6zb 5 месяцев назад +2

      Alx

  • @Liban_leo27
    @Liban_leo27 5 месяцев назад +436

    Filo inta lasocoto 1,upto 82 one like saara🙌✌️🖤

  • @Flower1639
    @Flower1639 5 месяцев назад +219

    Qofkii daawanaya musalsalkaan 1 ila 82 like II saara pls😢😢

  • @MOCABDI-ml5vu
    @MOCABDI-ml5vu 5 месяцев назад +343

    Wllhi bilaahay like baan kuu sarayaa
    Adaa dhaartay ee isaar😂

    • @yukinasan3431
      @yukinasan3431 5 месяцев назад +4

      Intana ma joogty😂❤

    • @SundusZiMAN
      @SundusZiMAN 5 месяцев назад

      𝚆𝚕𝚕𝚑 𝚠𝚊 𝚒𝚐𝚊𝚍𝚊𝚢🤣🤣🤣

    • @Bamamohamed5
      @Bamamohamed5 5 месяцев назад

      adile idhahay warkas 🤨gorma dhahay ani

    • @AaminaAadan-on2pt
      @AaminaAadan-on2pt 5 месяцев назад

      Iisaar noh😂

    • @yukinasan3431
      @yukinasan3431 5 месяцев назад +1

      War dadkn Ana tiktok unacy😂🙄

  • @husseinmahamed5762
    @husseinmahamed5762 5 месяцев назад +14

    Nayf in kalida laga soo qaado inta jecel like saara 👍👍

    • @IdmanMuhumed-r9z
      @IdmanMuhumed-r9z 5 месяцев назад

      Sax weye kalidila sabirin wa inan so ceshana😂😂

  • @Nusaymamoha
    @Nusaymamoha 5 месяцев назад +73

    hodan inantii dhimaty aan uducayno allah hawnaxariisto 😢

  • @SafiaKabail-p3u
    @SafiaKabail-p3u 5 месяцев назад +72

    Filo waa dhamaatay hadii sharma arke fiicnaanay
    Hadii axmed baaslaawe dhaxalkii aabihiis la dhici karin baxsan oradka wey joojinee hadii looyarka aan lagaadi karin filinka waa gaba gabagabadii waa qiso amazing
    Thanks abukar mahdi iyo kooxda gurmad

    • @Seynab-z4d
      @Seynab-z4d 5 месяцев назад +1

      ❤❤❤

    • @mohamedaweismohamuud4089
      @mohamedaweismohamuud4089 5 месяцев назад +3

      Lkn ogow saabiriin xaqeedii ma helin naaif muu soo rujuucin filmka sida kuma dhamaan karo

    • @sarhocali2945
      @sarhocali2945 5 месяцев назад +1

      ​@@mohamedaweismohamuud4089sax maxamad amiin iyo baxsan iyo hipo oona is helin wax hagaagayo mlhn iyo bal doos iyo iyo shariif halaag iyo inta lashaqayso oo hwada loo dirin 😂😂😂

    • @HiboSirat
      @HiboSirat 5 месяцев назад

      Yes baxsan oo walaheda sax helin sharif halag iyo kooxda lasheqeynesa waa in hawada lagucunaa qaiminta

    • @Nadira-o9i
      @Nadira-o9i 5 месяцев назад

      Haa wa runta sabrin miskinta

  • @NASIBLAY
    @NASIBLAY 5 месяцев назад +75

    Walalayal iso duceya dhiba iheesto hoyo dhiban ban ahay carurteda ka xanunsan wax ey ku daweyso heysan manta iso duceya qofki wax igu tari karo illah haka awal mariyo 😢😢😢😢😢

    • @FadxaqaliMarwo
      @FadxaqaliMarwo 5 месяцев назад +2

      Allah ku cfiyo abaayo

    • @CadeBagare2024
      @CadeBagare2024 5 месяцев назад +1

      Allah Ku zahlo aPYoH qlliH ilaheyNa hkuu zahlo😢😢

    • @NASIBLAY
      @NASIBLAY 5 месяцев назад

      @@CadeBagare2024 ameen shukrm wllo

    • @NASIBLAY
      @NASIBLAY 5 месяцев назад

      @@FadxaqaliMarwo ameen wllo shukran

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 5 месяцев назад +1

      Ilaahay dhibka ha kaa qaado. Ilmahana ha kuu caafiyo

  • @Adoontiale
    @Adoontiale 5 месяцев назад +133

    Aan kusalibo xaabiibkeena muxamad wallaalayaa😢😢😢

    • @CadeBagare2024
      @CadeBagare2024 5 месяцев назад +1

      Scw ❤ scwscw ❤❤❤❤❤ scwscw SCW scw scw scw scw

    • @habonhabona5827
      @habonhabona5827 5 месяцев назад +1

      SALALAHU CALAYHI WASALAM ❤ ❤ ❤

    • @MiskiMohamed-e1n
      @MiskiMohamed-e1n 5 месяцев назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @BisharoMahbubYussuf
      @BisharoMahbubYussuf 5 месяцев назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @macallincabdullaahi4236
      @macallincabdullaahi4236 5 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahranbintixuzein7746
    @dahranbintixuzein7746 5 месяцев назад +27

    illahoow sidan ujeclahy ijeclaysii🤲😢dartadan ujeclahaye😢😢😢aamiin idhaha asxabta sharaftaleh

  • @doceysaneleewaaye0fficial906
    @doceysaneleewaaye0fficial906 5 месяцев назад +99

    Ku Sali nabiga scw ❤ manta wa jimceee

  • @KhadraCaynab
    @KhadraCaynab 5 месяцев назад +32

    Alle haunaxariisto hodan gaabo😢😢😢

    • @AminabareIbrahin
      @AminabareIbrahin 5 месяцев назад +1

      Amiin 😭😡 ilahey haurahmado wallashena😢😢

    • @Nasteho-ds7go
      @Nasteho-ds7go 5 месяцев назад +1

      Aammiin aammiin insha allah

    • @UgbadHassan-m2b
      @UgbadHassan-m2b 5 месяцев назад

      Amiiin Amiiin Amiiin

  • @Sihameyyyy
    @Sihameyyyy 5 месяцев назад +29

    Ugu dampen filadedi weyso dhacde thank you abti abukar❤😊

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 5 месяцев назад +53

    Kornto haday guulaysato iyo shariif halaag daba udaawan maayo filnka digtoor calina waaba ka sii daran yahay intaan necbahay hadii xaqiiqada sheegi waayo dhamasntiin salaan sare❤❤❤

    • @c.cafton749
      @c.cafton749 5 месяцев назад +8

      Anaa kula qabo marabno in shariif halaag guulaysto

    • @CaashaMaxamud-fd8yz
      @CaashaMaxamud-fd8yz 5 месяцев назад +2

      Anaa wn idinla qabaa

    • @munasom1815
      @munasom1815 5 месяцев назад +2

      Ana waa idinla qaba

    • @ruunugaas7552
      @ruunugaas7552 5 месяцев назад +1

      👍👍👍👍👍👍👍

    • @FardowsomacalinAbuuker
      @FardowsomacalinAbuuker 5 месяцев назад +2

      Shariif halag saan urabalee guldaradiisa baxsan guul urajeenaa

  • @biiwayecb4896
    @biiwayecb4896 5 месяцев назад +12

    *جُمْعَــــــــــــة مُبَاركــــــة*
    نَبِيَّ اللهْ يَاْ نُوْرَ الْعَيْنِ * رَسُوْلَ اللهْ يَاْنُوْرَالْعَيْنِ
    حَبِيْبَ اللهْ يَاْنُوْرَالْعَيْنِ * صَلَّيْ غَلَيْكَ اللهُ زَيْنِ
    مُحَـــــمَّدُ ابْنُ عَبْدِ اللهِ * مِيْلا دُهُ اَخِيْ فِيْ اللهِ
    رَبِيْعُ الأُوْلَيْ شَهْرُاللهِ * فِيْ عَشْــــرِهَاْمَعَ الاثْنَيْنِ
    أَبُوْهُ مِنْ ذَوِيْ الْمَــــــزِيَّةْ * وَأُمُّـــــهُ ذَاْتُ السَّنِيَّهْ
    وَقَدْأَرْضَعَتْهُ السَّعْدِيَّهْ * بِإِذْنِ رَبِّ الْمَشْــــــرِقَيْنِ
    فَلَاأَدْرِيْ بِمَاْأَقُوْلُ * فِيْ مَـــــدْحِــــــهِ إِذِالتَّنْزِيْلُ
    أَتَيْ بِهِ هَمِّيْ يَزُوْلُ * بِذِ كْــــــرِنُوْرِالْحَــــــاْجِبَيْنِ
    أَرْسَلَــــــهُ اللهُ إِلَيْنَاْ * وَزَاْلَ الشِّـــــــــــرْكَ مَاْلَدَيْنَاْ
    وَحُبُّــــــــــــهُ فَرْضٌ عَلَيْنَاْ * وَمَدْحُهُ مُزِيْلُ الرَّيْنِ
    أَفْضَلُ خَلْقِ اللهِ طُرّاً * أَرْفَعُ رُسْلِ اللهِ ذِكْـــــــراً
    أَمِيْنُ وَحْيِ اللهِ قَــــــدْراً * طَــــــهَ اِمَاْمُ الْقِبْلَتَيْنِ
    شَوْقِيْ لِسعْدِ خَـــــلْقِ اللهْ * مَنْ هُوَ عَيْنُ سِرِّاللهِ
    وَسَاْدَ فِيْ عِبَاْدِاللهِ * وَذَاْكَ سَيِّــــــدُ الْكَــــــوْنَيْنِ
    حَنَّ قَلْبِيْ حَنِيْنَ الْجِـــــذْعِ * لِفَقْدِهِ وَسَاْلَ دَمْعِيْ
    بِحُبِّــــــهِ قَدْزَاْدَ وَجْعِيْ * اللهْ بِوَجْهِهِ يَرِيْــــــــــنِ
    حَبِيْبُ رَبِّ الْعَاْلَمِيْنَ * حَيَاْةُ قَلْبِ الْمَاْ دِحِيْــــــنَ
    حَرِيْـــــصُ كُلِّ الْمُؤْمِنِيْنَ * حُبِّيْ لِطَهَ فَرْضُ عَيْنِ
    شُقَّ لَهُ بَدْرُالْسَّمَاْءِ * رُدَّلَهُ شَمْــــــسُ الْضُّــــــحَاْءِ
    وَقَدْرَأَيْ مَوْلَي الْوَرَاْءِ* رُؤْيَةَحَــــــقٍّ بِالْعَيْنَــــــيْنِ
    لَهُ الإِسْــــــرَاْفَوْقَ الْبُرَاْقِ * ثَمَّ الْمِعْـــرَاْجُ لِلتَّلاْ قِيْ
    بِرَبِّهِ مَوْلَي الْخَــــــلَّاقِ * فِيْ حَضْرَةِ قَاْبِ قَوْسَيْنِ

  • @AbdazkeyAbdaaz
    @AbdazkeyAbdaaz 5 месяцев назад +24

    For those of us who watched this Episode from part 1 to this part of 82 gather here with ur likes..

  • @queenfaa8698
    @queenfaa8698 5 месяцев назад +7

    Labo malin weynagu yartahay abuukar mahdi sadex dii hore nooga dhig ama nooga badi thanks

  • @ninmadownaagtiisa1332
    @ninmadownaagtiisa1332 5 месяцев назад +52

    Qeebta muqdisho 🎤haloo hagaajiyo waliba amran nakata iyo walasheed codka waa eber qeebtaas ❤❤inta kle waa top masha allah

    • @maryuuma2662
      @maryuuma2662 5 месяцев назад +4

      Xtaa jiliinkoodu waa mrx shit hbrta wiilka dhashey jiliin mleh

    • @muniishaali6580
      @muniishaali6580 5 месяцев назад +1

      Haa xogaa wax kaqaldan dhanka maqarofanka waye 😊

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 5 месяцев назад

      Gabadhaas aqoon uma lihid waa jilaa sare dadkii marshaale wax lajili jiray waaye​@@maryuuma2662

  • @OmGhemalZeido
    @OmGhemalZeido 5 месяцев назад +76

    Wallalayaal cunug yar iga xanunsan iigu soo duceey 40 qof ducadooda waala aqbalaa jimcada fadligeeda😢

  • @Terror_talis
    @Terror_talis 5 месяцев назад +66

    Ku sali nabiga ❤scw❤jimce mubarik ❤azxapta 🎉

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 5 месяцев назад +39

    Asc jumca moubarak reer gurmaad
    Reer Djibouti 🇩🇯 aad iyo aad baay nii salamayaan 🎉🎉🎉🎉🎉
    Guul mar walbaa🎉🎉🎉

    • @42325
      @42325 5 месяцев назад +1

      Asc jumce mubarig reer gurmad reer Hargeisa aad iyo aad baby nii samaamayaan

    • @HASSANFARHANMAHAMED
      @HASSANFARHANMAHAMED 5 месяцев назад +1

      😅

    • @asmamohamed3628
      @asmamohamed3628 5 месяцев назад +1

      Soo kle reer jabuuti kle ayaa kaa qaaday❤gaar ahaan kaarte 3😂

    • @JamilaMohemed-v6q
      @JamilaMohemed-v6q 5 месяцев назад

      An mah rab muna xafis ya keanta kamal ya keanta thanks you shrkuran 😂😂😂😂

  • @Apdihakiin
    @Apdihakiin 5 месяцев назад +11

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍🤍

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 5 месяцев назад +14

    Málaga yaaba 10 qof iney janalkeyga iibooqdan waxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya pls pin 📌😢😢

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 5 месяцев назад +105

    Axada ku soo Dara fadlak yaa igu raacay in 3 casho laga dhigo

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 5 месяцев назад +3

      Aniga kugu raacsan in malin kaleh noolagu daro

    • @munxasan
      @munxasan 5 месяцев назад +3

      Anaa kugu raacsan

    • @MaxamedDeeq-s8k
      @MaxamedDeeq-s8k 5 месяцев назад +2

      𝐀𝐧𝐚 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐫𝐚𝐚𝐜𝐲❤

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 5 месяцев назад +1

      Aniga ☝️

    • @sucadoabdiahmed1899
      @sucadoabdiahmed1899 5 месяцев назад

      Axada nowgusoo dara

  • @yasmincqadir1446
    @yasmincqadir1446 5 месяцев назад +17

    Inta ka xumaatay inay walaalo noqdaan koronto 🥲😀

  • @mohamedkasimmohamed293
    @mohamedkasimmohamed293 5 месяцев назад +12

    Ruwaayadaan wa ruwaayad ka tarjumeysa dhinacyo Farabadan ee nolasha..qasatan aduun wx kasta ka filo..🥺

  • @bluenight3007
    @bluenight3007 5 месяцев назад +38

    Jimce io sabti wey nagu yarte malin nogu dara plz inta igu racsan like 🙏😍

    • @cusmaansheekh1911
      @cusmaansheekh1911 5 месяцев назад

      Kuxisaabtan dadka inay yurub joogaan oo shaqooyinkooda kale qabsadaan

    • @bluenight3007
      @bluenight3007 5 месяцев назад

      Awlaba so meyna so gelin jirin ma hada uunbay shaqo yeshen

  • @abdirahmaanabukar9168
    @abdirahmaanabukar9168 5 месяцев назад +7

    Aad iyo aad baan ugu mahadsantihin kooxda gurmad sida quruxda badn ee aad inogu qurxineysaan maalinteedana waxana ku xiranahy mudo labo sano ah anoo kala soo qabsaday filimlii ifurtaye maxad faaidey guleysta horena u noo wada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CayniCabdi-s3g
    @CayniCabdi-s3g 5 месяцев назад +22

    Thanks wallkey Abukar mahdii Allaha ha ku xafiido guuleyso inbadan

    • @XalimoXawo
      @XalimoXawo 5 месяцев назад

      Aamin walalo abukar mahdi guleyso

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 5 месяцев назад +13

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

    • @nancyamin8344
      @nancyamin8344 5 месяцев назад +1

      اللـــــــــــهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا ورسولنا ♥️ محمد ♥️وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @rashiidashkir8103
    @rashiidashkir8103 5 месяцев назад +10

    Reer xamaraw ma Idinka isku camiraya.
    Qaybtii filimka ee reer berbera Ayaa Dhiman.
    Waa foosiya abtigeed oo xaqeeda doonaya ❤

  • @MohamedYare-fz6bb
    @MohamedYare-fz6bb 2 месяца назад +1

    Kusaliya nabigeena { scw}

  • @aliseybiano8144
    @aliseybiano8144 5 месяцев назад +7

    Timka gurmad wankaxumahy inlayeelo sidaan baxsan iyo saxibkey maxamad aamiin

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 5 месяцев назад +10

    Abokor mahdi filinkan waxan ku nacay filinkan Naif hooyadii iyo habarwadaagii iyo habaryartii iyo baxsan ninkeedaa iyo tuugada inay guulaystan Fromm Seattle Washington team gurmad

  • @Ilmeffsyhgv
    @Ilmeffsyhgv 5 месяцев назад +8

    Hooyo fayruus cafimad iyo cimri dheerku waar ❤

  • @muriidichannal1789
    @muriidichannal1789 5 месяцев назад +9

    Eng Abuukar Mahdi Sxb Musalsalka noo soo badi Isbuuci 4 jeeri ama 5 nooga soo dhig aad ayuu umaacan yahay wlhi like

  • @hamuuud
    @hamuuud 5 месяцев назад +14

    Thanks Team Gurmad iyo Abukar mahdi Juma mubarak 🇸🇴✊️

  • @bishaaro21
    @bishaaro21 5 месяцев назад +5

    Masha Allah I never missed this musalsal thank you Abukar Mahdi and the team ❤️👍

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 5 месяцев назад +4

    Aan Ku salino.rasuulkeenii scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 5 месяцев назад +16

    Aad ayad u mahadsantihiin dhamaantiin dhaqtarka maxaa ka qaldan goormee been noqonaysaa walaashaan beenta ah midii runta waa labeeniyay tii beenta aheydna run ayaa looga dhigay waa qasan yahay filimka ❤❤❤❤❤❤❤

    • @cuudjamal8410
      @cuudjamal8410 5 месяцев назад +1

      Filinka in lasogabagabeyo dhaqso aysan rabin waxa laiskudabawarejinayo se ilatahy

    • @maryanxayti1293
      @maryanxayti1293 5 месяцев назад

      Baxsan guul daradeda ma firsan karo 😢😢😢😢

    • @XalimoXawo
      @XalimoXawo 5 месяцев назад

      Digtor ali waxmaqasin ee waxa waxqasayo wadigtorka kale dadir

  • @ShamsaliibanShamsa
    @ShamsaliibanShamsa 5 месяцев назад +11

    Horta gabadhii yusro eheed aawe iyo wiilkii jale❤❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 5 месяцев назад +57

    Cristiano Ronaldo fans like a 🐐💕💯🥰

  • @AminabareIbrahin
    @AminabareIbrahin 5 месяцев назад +11

    Wlshena hodhan illahey haunaxariste 😢😢

  • @FadxiyaSharif
    @FadxiyaSharif 5 месяцев назад +32

    One love from jijiga ❤😊

  • @MouhiyadinahmedOsman
    @MouhiyadinahmedOsman 5 месяцев назад +33

    Xalimoyinka kaliyihina habixinina farax waji maleh baritole uu inla gursana

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 месяцев назад +7

    Wcs walalkey abukar Mahdi hooyo feynus kuligin Masha Allah allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 месяцев назад +8

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @RiyadhRadiya
    @RiyadhRadiya 5 месяцев назад +15

    I am first person team gurmad and director abukar mahdi pin issar wa codsi please

  • @Fatushppe101
    @Fatushppe101 5 месяцев назад +14

    Thanks abukar Mahdi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @esraaa2238
    @esraaa2238 5 месяцев назад +15

    Thanks abuukar mahdi❤❤

  • @QueenMaido-mg1qs
    @QueenMaido-mg1qs 5 месяцев назад +3

    Thank you so much team gurmaad aad la so dhaqsada he Mel ficn mcn ayo maraye ❤plz ader abubar mahdi mahdsanid❤

  • @yaasinmohamed9140
    @yaasinmohamed9140 5 месяцев назад +35

    Abukar mahdi ruwayada wad na nacsiisay waayo caajis ayaad ka dhigtay wlhi isbuuci 2 jeer wax jiro ma ahan 3 ka dhig

  • @Flower1639
    @Flower1639 5 месяцев назад +5

    One like from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @amranwarsame1645
    @amranwarsame1645 5 месяцев назад +3

    Filnka wakhtigaad naguyarayseen maalmaha ama intauusoconayo nobadiya masugikarno jimcah ❤

  • @AyanCali-v7f
    @AyanCali-v7f 5 месяцев назад +12

    Filmada team Gurmad wan ku taxnaaye ... Filmkan FILO wxaa isoo jiiteyba daganaanta iyo wanaagga BAARUUT❤ halka filmadi kale uu budhcad ahaa😂😂❤

  • @izmahanindhojacyal4209
    @izmahanindhojacyal4209 5 месяцев назад +11

    Filo xalqad ima dhaafto from burco

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia 5 месяцев назад +3

    SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 5 месяцев назад +1

    Masha Allah waan idin jecelnahay team filo, waxa aad ka hadasheen dhamaan waa wax bulshadeena ka dhaco

  • @AshaaweysAsha
    @AshaaweysAsha 5 месяцев назад +4

    Masha allah axsan flim good job our team gurmad ❤❤❤❤❤❤Love you all

  • @ashamoalim8764
    @ashamoalim8764 5 месяцев назад +1

    Thank you Abuukar Mahdi

  • @osman.b.b
    @osman.b.b 5 месяцев назад +6

    Wad mahadsantahay Mahadi Abukar iyo kooxda Gurmad ❤❤🎉

  • @mohamedfaqi1025
    @mohamedfaqi1025 5 месяцев назад +1

    Thanks again dhamaan kooxda gurmad

  • @Flower1639
    @Flower1639 5 месяцев назад +13

    Walaal axad iyo isniin noogu dar pls si aad u gaartaan 1 M subscribers ❤😢😢

  • @AbdirizakAbdallah-j1c
    @AbdirizakAbdallah-j1c 5 месяцев назад +1

    1 M Subscribers coming soon pure talent

  • @InaAbdikarim-z6z
    @InaAbdikarim-z6z 5 месяцев назад +3

    WAlle yaal isoo duceeya hooyo sidkeedi dhamadaybaan ahay qaliinbaalay yiri in alle igabadbaadiyo aan caadi udhalo😢😢 qalinka waan kacabsan😢😢😢😢😢

    • @InaAbdikarim-z6z
      @InaAbdikarim-z6z 5 месяцев назад

      🎉

    • @shukriali9339
      @shukriali9339 5 месяцев назад

      Ilaaheey hakuu fududeeyo abyo aamiin qaliin alle kaama dhigo

    • @FadxaqaliMarwo
      @FadxaqaliMarwo 5 месяцев назад

      Allaha kuu fududeeyo wll ana isoo ducee in alle awlaad isiiyo

    • @FaisaIsmail-d8e
      @FaisaIsmail-d8e 5 месяцев назад

      Alahh ku sahlo wllo Haa cabsanin allé isku xidh

  • @FatxiAbdirashidFatixi
    @FatxiAbdirashidFatixi 5 месяцев назад +2

    Abukar mahdi best director ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Oontira123
    @Oontira123 5 месяцев назад +4

    Best Filim wlhy Keep Going Team Gurmad 👌🏻

  • @yukinasan3431
    @yukinasan3431 5 месяцев назад +15

    Wara ninka kilida nooga saara eyga😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmainoday7718
    @abdirahmainoday7718 5 месяцев назад +3

    Inta ka xun in aay baxsan aaminto khayimada one like❤

  • @mahadwaddani3936
    @mahadwaddani3936 5 месяцев назад

    Mahadsanid Director Abukar Mahdi iyo dhamaan team Gurmad Sida hagar la,aanta aad noogu heelan tihiin ❤🎉❤

  • @CabdiwahaabTusbax
    @CabdiwahaabTusbax 5 месяцев назад +16

    Uu dhimanayaa sharmaake alle ha u naxariisto😢

    • @Ilhaan-sn4qx
      @Ilhaan-sn4qx 5 месяцев назад

      Ma qaybta danbe

    • @Caliya7
      @Caliya7 5 месяцев назад

      War hanaga dilin flimkaba isagaan ugu jeclehee

    • @Caliya7
      @Caliya7 5 месяцев назад

      No way

    • @XalimoXawo
      @XalimoXawo 5 месяцев назад

      Maxakudhacaya sharmake baldoos madili rabaa iyo koxdisa😢😢

    • @XalimoXawo
      @XalimoXawo 5 месяцев назад

      Xagee kadawatey anaga manan arkine

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 5 месяцев назад +1

    ASC kooxda gurmat dhamaantiin abuukar mahdi habaryar thanks ❤❤❤❤❤❤

  • @alimohamedhajiibrahim1529
    @alimohamedhajiibrahim1529 5 месяцев назад +7

    1M coming soon 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AhmedOmarIlmi-zl6qo
    @AhmedOmarIlmi-zl6qo 5 месяцев назад +1

    Maasha allah feenus shiiq daahi iyo jilayaash kale

  • @libanjezzy8213
    @libanjezzy8213 5 месяцев назад +4

    Allaha unaxariista wllsheen hodan gaabo 😢

    • @dahaboodaxow
      @dahaboodaxow 5 месяцев назад

      Amin ya rabi😢😢😢

  • @nujummohamed411
    @nujummohamed411 5 месяцев назад +2

    Director abukar sunday hana loogu daro codsi waaye team like saara

  • @AbsinaasirMohamed2003
    @AbsinaasirMohamed2003 5 месяцев назад +3

    1-82 waan idin la soconaa waxaan codsanaynaa 3 maalin noosoo dhiga

  • @FosiyacumarFosiyacumar
    @FosiyacumarFosiyacumar 5 месяцев назад +1

    Mashallh sodhawaada 🎉🎉🎉

  • @BalqiisMohamed-r9q
    @BalqiisMohamed-r9q 5 месяцев назад +3

    I watched all of them ❤❤❤

  • @maryamaahmedkulane1370
    @maryamaahmedkulane1370 5 месяцев назад +1

    Masha allh wll abuukar and dhamaaan teem gurmad mahad sanidin ❤❤❤❤🎉🎉 baxsaneey is ilaali tuugada wey ku hayanee dr ali bahsan la shaqee ninka duuga kula shaqeeyo naga qawo ❤❤❤❤ sabirin guul insha allh

  • @faadumocabdi8345
    @faadumocabdi8345 5 месяцев назад +18

    Anigu haduu guuleysto shiriif halaag oo lacagta uu dhaco vilimka waa iga bas xagee lagu arkey laadar guulleysanaya talabaad mee DNA GIImaxamed aamin ?

    • @filzanmohamed2839
      @filzanmohamed2839 5 месяцев назад

      kkkkkkkkkkkkk

    • @XalimoXawo
      @XalimoXawo 5 месяцев назад

      Marka hore ladarka gulesanayo ultimadane atoraha❤❤❤

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 5 месяцев назад +1

    Sideyda oo kale qofki so jabhadeye sona dawaday film walba oo inta laso galiye waan salamaya🫡

  • @FarxiyoHalgan
    @FarxiyoHalgan 5 месяцев назад +13

    Thank you abwe

    • @zakimoha9612
      @zakimoha9612 5 месяцев назад

      Group waaye ee hal qof ma,ahan😂😂2

  • @naiimodagan
    @naiimodagan 5 месяцев назад +1

    Masha alah sacudi iyo keenya iyo Somalia 🇸🇴 kafirsadey hadane Egypt 🇪🇬 masar kafirsanay alxamdulilah ❤❤❤

  • @ubaxabshir442
    @ubaxabshir442 5 месяцев назад +13

    Asxaabta iso duceya in ilhay waxkaston tabanayo ifududeyo😢

  • @Filimsos
    @Filimsos 5 месяцев назад +1

    Guulaysta team gurmad waxan idin ahy taagero lanbar 1❤❤❤

  • @yaasiryaasir2353
    @yaasiryaasir2353 5 месяцев назад +3

    Mahadsanid FILO

  • @Zhiineyare
    @Zhiineyare 5 месяцев назад +1

    Masha allah habeenka Axada Noogu Dar Xiiso Atuu Yeeshay Waadna Mahadsantahay Eng qbuukar Adiga Iyo Kooxda Gurmad

  • @ashahassan8822
    @ashahassan8822 5 месяцев назад +192

    Team ree borama

    • @fathiyeeeyyyy_
      @fathiyeeeyyyy_ 5 месяцев назад +3

      😍

    • @abdulkhadirmohammed1676
      @abdulkhadirmohammed1676 5 месяцев назад +4

      4 Malin hadii aad kadhigileheedeen wanukufarxi leheen

    • @WHIZ.290
      @WHIZ.290 5 месяцев назад +7

      ree borama team cali black likE

    • @SafaAli-je5yq
      @SafaAli-je5yq 5 месяцев назад +11

      Team shekh cali jowher like😂❤

    • @basra_bilan
      @basra_bilan 5 месяцев назад +5

      Waykan team reer borama

  • @SaciidoAdanSaciido
    @SaciidoAdanSaciido 5 месяцев назад +1

    Dhamaan jilayaasha gurmad Thank you 😊 🙏 waa idin jacelnhy❤🥰 sharaf io karaamo kor kiina ha ahaato

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 5 месяцев назад +4

    MashaAllah tabarakaAllah ❤️👍❤️

  • @nimco5032
    @nimco5032 5 месяцев назад +2

    Mama arliyo dhibadna 😂😂😂well done guys ❤

  • @nawalcalinawal2313
    @nawalcalinawal2313 5 месяцев назад +10

    Team dhaxal hal kaaan ma joogtaan

  • @baxsan-e5k
    @baxsan-e5k 5 месяцев назад +2

    Mahadsanid Abukar mahadi ❤❤🎉🎉

  • @asmamohamed3628
    @asmamohamed3628 5 месяцев назад +11

    Inta sidayda jabuuti ka daawanaysa like dhac iigu sii 🇩🇯🇩🇯😂

    • @Nusaymamoha
      @Nusaymamoha 5 месяцев назад

      inta garowe kadawanesa like dhacdhac kusiiya❤

    • @XalimoXawo
      @XalimoXawo 5 месяцев назад

      Garissa gobolka waqoyibari like isara😂😂

  • @Bariyeeey
    @Bariyeeey 5 месяцев назад +1

    Thnkz Abukar mahdi iyo team gurmad jimca mubarik🥰

  • @Xamdiabdalla-m1g
    @Xamdiabdalla-m1g 5 месяцев назад +3

    Inta sugeysa baxsan inu ushego maxamed amin wllked inu yahay ❤

  • @NimcoShineh
    @NimcoShineh 5 месяцев назад +1

    Yas helaba dr xabeeb iyo kooxdayda gurmad love you all

  • @ridwaanridwaansheikh9167
    @ridwaanridwaansheikh9167 5 месяцев назад +3

    Yess filo way so dhacday 🎉❤😮😊

  • @AyanmedHersi
    @AyanmedHersi 5 месяцев назад +1

    Good job kooxda dhamaan love you so much ❤❤❤❤