Si Xun Ayay ii Galeen Kiniini Daroogo ah Ayay Biyo Igu Dareen 😭😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 авг 2024

Комментарии • 4,5 тыс.

  • @LiiCaatoOfficiall
    @LiiCaatoOfficiall  3 года назад +2965

    DHIMAN DHIMAN IGA DHIGEN 😂🙈

    • @user-bk4ex3zm6o
      @user-bk4ex3zm6o 3 года назад +13

      🤣🤣🤣🤣

    • @mohamedabdulle2646
      @mohamedabdulle2646 3 года назад +9

      😂😂😂

    • @munodagan5590
      @munodagan5590 3 года назад +2

      Hhhh

    • @saygacade2587
      @saygacade2587 3 года назад +70

      Ilahay subxanohow watacala asiga aya dhahay isku naxariista markas ayaan adin naxariisanaa ilahayow qofkasta adiga dartada iku saraa janutul fordoso kawaraabi tan waalidkisa iyo thanks abaayo and aboowe waxan ahy walashina icawi

    • @goldgang5793
      @goldgang5793 3 года назад +8

      Aboo.liii droogo mgsho cyr iga daaya dheh hda hda plz zxp mcne liiii wa wllkaga somaliyed gold boy ookuleh frxd ku nooolow gold

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey 3 года назад +1893

    Sorry brother 😭

  • @nadiiramalapooficiall4872
    @nadiiramalapooficiall4872 3 года назад +813

    Walalayalow caanbaan doonaya inan noqdee dar iLahy like iiGu cawiya

  • @munaabdirahmanahmed8730
    @munaabdirahmanahmed8730 3 года назад +31

    Waa xaaram waxaan, allah ka baqa waxan laguma kaftamo ka waran haduu inaankaas waasho ama daroogaste noqdo oo dhiigu la qabsado, isla xishooda waxaan oo kale ha sameynina eber foqol eberyahaw

  • @abdiwalinormohamed5906
    @abdiwalinormohamed5906 3 года назад +597

    Hadii aad jcshy rasuul kena like iisaar

  • @jamaalqurbaha9242
    @jamaalqurbaha9242 3 года назад +218

    Dhamaan teen allaha naga dhigo kuwii jannada kula darso❣🥰 Suubana heena nabi Muhammed scw 🥰

  • @hassanserar6975
    @hassanserar6975 3 года назад +77

    That’s dangerous, I was scared he will break his neck or loose his life over y’all stupid pranks on him. Bad friends indeed.

  • @nawaalcalimaxamed7318
    @nawaalcalimaxamed7318 3 года назад +22

    Wlhi wanka cumahay prank gan lii Cato Waa walalkeyga cml wan u naxay wlhi wiilka ciyarta halaga 😭😭😭😭sorry pro lii 🙏Ilhy ha cafimad taam iyo cimri dheer ban kaga baryayaa 🤲🤲

  • @drsamadoonofficial8085
    @drsamadoonofficial8085 3 года назад +217

    Ma xuma in prank la sameeyo blse wxaan idin kaga digayaa inaad isku sameysaan waxyaabaha naftiina halista galin kara drugs kaan aad qofka siineysaan wxey dhaawac ugeysan karaan qofka xubnhiisa muhiimka ah sida maskaxda kaliyaha io wadnaha wxaasa taas sii dheer qofkan wxuu qabi karaa chronic disease(xanuuno la nool) aan lo ogoleyn in daawoyinka qaar oo qofkaas qaato marka haku kicinina falalkaan aadka u qaabta daran fadlan dhalinyarinimada yeysan idin qaadin🙏

  • @hamzenasir3733
    @hamzenasir3733 3 года назад +76

    Saliga nabiga badiya manta waa arbaca 🌏
    Scw🖐

  • @anisaoffecial9318
    @anisaoffecial9318 3 года назад +13

    Wiilka jagada madow leh qalbi buu leyhay wllhi 😥😥 sidu geedaha iskugu dhigayo

  • @imjihaan4990
    @imjihaan4990 3 года назад +26

    Alla xaasidsana kuwan War waxan prank ma ahan wlhi Wiilka hadu qoorta ka jabi lahaa yaa loo raacan lahaa 😭😭😭 I'm very sorry liibaan aadan Cali wllkey kaniini prank ma galo lii caato waxan rajeynaa inad caafimaad qabtid inshallah

    • @qamarmohamed4960
      @qamarmohamed4960 2 года назад

      Alla xaasidsana kuwan war waxan brank ma ahan wlhi wiilka hadu qoorta ka jabi lahaa ya loo raacan.lahaa i mvery sorry libaan aadan cali abowe kaniini brank ma galo

    • @qamarmohamed4960
      @qamarmohamed4960 2 года назад

      Libaan waxan rajeynaa inad cafimaad qabtid inshallah abowe

    • @luuluqaalimohamed3859
      @luuluqaalimohamed3859 Год назад

      ​@@qamarmohamed4960 jjsh

  • @DiinaariDalka09
    @DiinaariDalka09 3 года назад +116

    MA JECESHAHAY NABIGA SCW SUBSCRIBED iISAARA 😭😭😭✔✅🤲🤲🤲PLS

  • @aishaqueenyusuf693
    @aishaqueenyusuf693 3 года назад +91

    Mawanagsano in qof cafimaad kiisa lagu dheldhel qosol mayaal mesha ee wilka saan mar kale ha ugaliina please 😭😭😭😭

    • @ibrahit1207
      @ibrahit1207 3 года назад

      Run ma modeysaa

    • @ismailmohamedomar775
      @ismailmohamedomar775 3 года назад

      @@ibrahit1207 q

    • @ismailmohamedomar775
      @ismailmohamedomar775 3 года назад

      @@ibrahit1207 the

    • @gurayboonkaofficial8344
      @gurayboonkaofficial8344 3 года назад

      Scm wll lahayga soo maaliyeed wll manta waxban Rabaa inan idin sheegto waayo waxa tihiin family ga aanka dhashay anigafamilkayguna waa somali wll wan hamiyey oo waxan ku hamiyey inan yuotuber noqdo wll fadlan garab igu siya oo SUBSCRIB IISAARA wll ina duceeya farkaliyi fool madhaqdo gacan kaliyi sacab matunto wll gar bahayga noqda riley adan kula dhiig ahay wll ii tixgali codsiga wll wll wll wll salada ogaada oo tukada wan idin xasuusinayaa wll subscrib Kumar donanayo ee waa mid inagu wajiba allaa mahad leh oo isagaa waaxida wll wll

    • @mohamudosmaan3561
      @mohamudosmaan3561 3 года назад

      Hhhhh

  • @abdikanikalif5638
    @abdikanikalif5638 3 года назад +35

    6:10 biyuhu Inay Furanyihiin Ma Dareemin Miyaana Liii

  • @munaomar9994
    @munaomar9994 3 года назад +3

    Subxaanalah dadku cadaw sanaah allah haynaga nabad galiyo dadka sidan xaasidiinta u ah aad ayaan uga naxay xaqiiqtan waxaas oo kale inaay ka suurtoban dad iska dhigaayah saaxiibo Subxaanalah lii caato allah ayaa ku tusay kuwan sharkoodah wayba ku qaarajinlahaayen allah hakaa badbadiyo sharkoodah

  • @mohajeeri3061
    @mohajeeri3061 3 года назад +77

    2.5k like
    720 comments
    10k views 23minute
    ANOTHER LEVEL PAPA❣😂😂😂

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 3 года назад +273

    Lii caatow kaninigaan waa aqana haduu lii caato surka kajabo Yaa lohysta ilma ader yalow is wediyaa wiilka magtisa mabixi kartaan Kadhaafa doroogada isla ogtihiin

  • @yuusufjr601
    @yuusufjr601 3 года назад +9

    Wallhi cawaan waaye ku waan ah ah yaa ilaahay yaqaan azxaabta zaan maatihiin cadawtinimo melaa ka gaarteen 🤔🤔🤔🤔 war saan iska badala bin aadan matihineee

  • @hajaraabdikadir4286
    @hajaraabdikadir4286 3 года назад +7

    Liicato wlhi pillahi tolahi adaa ugu xumay in sas lagu galo lkn ino aaar pro🥺

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 3 года назад +113

    Liiban Adan Ali wll dar ilahy aya ku jecelhy❤

  • @hassannoorahmed1006
    @hassannoorahmed1006 2 года назад +9

    Best somali prank ever i have seen,keep going brother stillaim higher

  • @nataashaqurux2849
    @nataashaqurux2849 3 года назад +9

    Prank kigii iGu qosoLka badnaa 😆😆
    wu diyaaradeeyay lii caato marpa janbi ayu dhigtay😂😂😂

  • @maxameddaahir4326
    @maxameddaahir4326 3 года назад +410

    Liicaato like xushmada iisaar pro

  • @hibachannel6677
    @hibachannel6677 3 года назад +46

    Caafimaad ka laguma dheel dheelo 😥 boowe liiban ilaahay maskaxdaada wax magaarsiiyo aamiin 🤲🤲🤲

  • @ZSilencer
    @ZSilencer 3 года назад +3

    Ani haday ku waasi saaxib ila noqon lahayeen bari hore yaa jari lahaa💔💔💔

  • @TIMIRQOLOFMALEH2024
    @TIMIRQOLOFMALEH2024 3 года назад +1

    Mid koorka cadka wata oo kaninka kuu qasay wa inaad asna uqastaa kaniinka saxarada badiyo musqusha ama suuliga wa inuu gaari wayo kana soo duub insha Allah si uu kaga cabsado una laabanin mar dambe falkan cml
    Thanks akhii

  • @mohamedshiine3835
    @mohamedshiine3835 3 года назад +313

    Inta dareensan in fake prank yahy oo la inoo jilaayo like isaara😂

    • @gurayboonkaofficial8344
      @gurayboonkaofficial8344 3 года назад +2

      Scm wll lahayga soo maaliyeed wll manta waxban Rabaa inan idin sheegto waayo waxa tihiin family ga aanka dhashay anigafamilkayguna waa somali wll wan hamiyey oo waxan ku hamiyey inan yuotuber noqdo wll fadlan garab igu siya oo SUBSCRIB IISAARA wll ina duceeya farkaliyi fool madhaqdo gacan kaliyi sacab matunto wll gar bahayga noqda riley adan kula dhiig ahay wll ii tixgali codsiga wll wll wll wll salada ogaada oo tukada wan idin xasuusinayaa wll subscrib Kumar donanayo ee waa mid inagu wajiba allaa mahad leh oo isagaa waaxida wll wll wll ii tixgali codsigaa

    • @saalimkey3284
      @saalimkey3284 3 года назад

      Waa wax leysla ogyahe sxpo anage raban iney no jilan 😆

    • @zalmaaragzan3707
      @zalmaaragzan3707 3 года назад

      😂😂😂😂😂caqligeena ayay raban inay ku ciyaaran😂😂😂😂😂

    • @maxamedqoslaaye2610
      @maxamedqoslaaye2610 3 года назад

      Mawalantahay sxb mexe isla ogayen sidana somlidana sana ku nacay waliga ha aaminin

    • @Tayba283
      @Tayba283 3 года назад

      😂😂😂😂 ma aragty dadka aaminaayo la yaabay sidee u jileen ruwaayada igu daran

  • @maryanalixasan1864
    @maryanalixasan1864 3 года назад +18

    la ilaaha illa lahu maxameda rasullah scw wn ilmeyay runti liicaato wan ka naxay wn idin barya brnk nuucan cml iska daya liicato qoorto ka jabay😭😭😭😭😭

    • @ahlaamqueen2687
      @ahlaamqueen2687 3 года назад

      Kkkk tun baad mooday wa prank ki been ah wll

  • @salafusaalixchannel
    @salafusaalixchannel 3 года назад +1

    Subxaanallah war waxan dulisanaaa waa dad aan wax ogeyn alle haku caafiyo jug weyba ku gaartee

  • @ruweydoabshir2695
    @ruweydoabshir2695 3 года назад +5

    😥🤦‍♀️yaqay wxn cml malaga kaftamo ha ulabanina markle 🙏

  • @xayadxaragochannel1542
    @xayadxaragochannel1542 3 года назад +36

    Naxariis darnidiinaa xasid ayaa tihin wlhi saan ma fiicno naxiista illahay indin kaqaad kan qoslaayo ayaabo igu daran xayawaan ayaa tahay midkan suudka cad wato waligey qof madhalilin lkn kan waa qof xayawan ah

    • @hothoyouzuf4811
      @hothoyouzuf4811 3 года назад

      Walahi aadban ugancadhoday waligay intan prank dawanayay mid ka xun ma arag heer waxan gadhay aan iska ooyo wlahi bilahi waxaban moodayba kii iila dhashay sidan ugu warwaray 😞 kan xunee afka waynleh ayaa ugu saqajaansan in lamariyo sharcigay ahayd garaca afka waynleh

    • @xayadxaragochannel1542
      @xayadxaragochannel1542 3 года назад

      @@hothoyouzuf4811 haa wlhi mcnto naxariista kadhamatay kuwan

  • @inamohamed8259
    @inamohamed8259 3 года назад +18

    Lkn da'ayarka runtii waa nin naxariis badan
    Dhinac wlba uu aado wuu kula jiraa marna kuma sii deyn
    Ifka lagu yahay wll runtii 😥😭

  • @shamsamohamed2459
    @shamsamohamed2459 3 года назад +1

    Akashey iyo lilcato wan ithin wata wilka farxanka qosolka bdn 🥰 keep going

  • @AMEN-ALI
    @AMEN-ALI 3 года назад +2

    Congratulations 🎊 for 400k bro

  • @aminazahra5525
    @aminazahra5525 3 года назад +24

    Cunugaan inuu sawir yahay qosolkiisa ka arkay wllhi in la xiro ayey ahayd wax waxusuushnimo ah😭 ayuu sameyay alxm hadi aad cafimaad qabto walalkeyow🙏

  • @munamaxamed5301
    @munamaxamed5301 3 года назад +6

    Sorry li caato wlllhi waa ka naxay🤣🤣🤣😂😂😍

  • @faraxa1324
    @faraxa1324 3 года назад +1

    Wiilka koodhka dheri waa bilaa naxariis walahi

  • @timacade2509
    @timacade2509 3 года назад +35

    Somalidan dhaa dhaamin miyaa waxan pranka markii looga dhigayo ay is ka rumeesanayaN😂😂😂😂

  • @yasmeinabdallaa9827
    @yasmeinabdallaa9827 3 года назад +22

    Alla rabiyoow saan mxey kugu galeen xaasid wye wlhi😥😢

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 3 года назад +9

    RUWAAYAD Inoo Soo JiLa Anaka😅

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 3 года назад +3

    Waad disheen wiilka xag Allah ayuu Ka noolyahay

  • @mizneha2861
    @mizneha2861 3 года назад +47

    Liicto anoo life U arkin ilhy ima dilo love You Brother 😘🥰

  • @muraadalhadaadi3253
    @muraadalhadaadi3253 3 года назад +21

    Naftiina aya ka qalisan mada daalada dadka, wll wxan mar danbe hasemeynina 🙏 wlhi xanuun wye 😢 qof dhan ayad offline ka dhigteen😔

    • @khansaaabdulaziiz4802
      @khansaaabdulaziiz4802 3 года назад

      subxaanallaah Hadley sida oga bixi lahyd yaa loo qabsan lahaa

    • @abdirashiidmohamed5730
      @abdirashiidmohamed5730 3 года назад

      Waxaan jiliin la isla ogyahay weeye. Marka wax dhab ah ha u qadan.
      Prank oo dhan waa been.

  • @feysalabdille8348
    @feysalabdille8348 3 года назад

    Kuwaan kahar sxb fcn mahan wallahi
    Dad wanagsan la sxb kuwaan wee kudili rabaan

  • @abdirahmanahmed8381
    @abdirahmanahmed8381 3 года назад +1

    Jiliiin iney tahay waa argnaa bro
    Lkn jilinkaagaaba another level ah wlh😅😅😅😅😅😅😅

  • @nasraxasan6031
    @nasraxasan6031 3 года назад +36

    Wlhi kan yare jakadka madaw naxaris midhan ah kuwa qosol uga cadahy cabdilahi ga qosol wacan tahy inta layidhi ayu iska keen kenaya qosolan jirin sorry liicato

    • @ubahibrahim2110
      @ubahibrahim2110 3 года назад

      Kuwan cadaw waye kuligod dacwe adne allaha ku caafiyo

  • @boqoradanugaal1796
    @boqoradanugaal1796 3 года назад +22

    Liicato waa Wiil qalbi nadiifa plz Wxn oo kle yaan lagugu samayn😢😭😭😭😭

  • @shugricabdi8450
    @shugricabdi8450 2 года назад

    Keep going wllhi qoslka iga dhamesen

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r 3 года назад

    Subxanallah dhiman dhiman kulaha waar kuwaas dhiman ee aad ku jeesjeesaysaan allahbaa abuuray waalidbana dhalay ay damqayan iyo wlalba bal wakase idinkaa waxwalba laydiin dhamaystiree allah ugu xamdiya oo haku xad gudbina dadka qadarka illahay kudhacay waana ehlu janadii oo adunka sooboqatay ee maha dhiman waar isku xishooda oo dhwara qalbiyada dadka idin dawanaya allahna utoobadkena

  • @abdiwaliraage1789
    @abdiwaliraage1789 3 года назад +31

    Inta ila aragtay iney beentahy like sara

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 года назад

      fadlan wl subscribe igu caawi khayr allah ku siiyo wl

  • @nalkabbe4619
    @nalkabbe4619 3 года назад +32

    Libaan qosolka iga dhmaada wllhi 😂😂💯😭 maskiin 😂😂😂

  • @saacidahmedtoosane8428
    @saacidahmedtoosane8428 3 года назад +1

    War sxpkayga liicaato asxpta wllhi mafiicnidoo hadii ay cafimadka wax ay kakaseen waa dhbaato hadda wax ay kuusaameen kartaa

  • @malyuun93
    @malyuun93 3 года назад +1

    Waa duliyaal waxma garata ah Prank bey maqleyn wax kale meewayen kuwaan kuwa maahan isagahar☝️

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 3 года назад +27

    Zhpkii muniir maanta sida ugu muu qosleen qof qudha oo caawiya maxa looga waayey wlalakii muniir halaka qariyo muuqalkan si looma galini

  • @Badboy-dq4jh
    @Badboy-dq4jh 3 года назад +19

    Lii Caato Vlog yada waanaga soo Daahisay Hadaana Nahay Funskaaga💥💥💥

  • @khadijasalad9238
    @khadijasalad9238 3 года назад

    Nimankaan wa ey sxbo mahan balayo sxb ha idinka dhigato say ugu qoslan day

  • @ibrahimmohamet7204
    @ibrahimmohamet7204 3 года назад

    Kashka qof la dhoho oo funny ahyn wlhi wa wayay yarka kashka ee dhahaayan funny wye wlhi 😂

  • @dahaboabdi2495
    @dahaboabdi2495 3 года назад +36

    Ayagaa cuna waxey quo’s qoslayan maalin kasta asagey cunaan
    Liibaan ku waan saaxiibo fiican ma ahan ee ka tag 😭😭😭subxanllah

  • @muslimbelal445
    @muslimbelal445 3 года назад +13

    Waraa willka hanaga dilina , love you bro liicaato wilgaa guul sxb.

  • @najmodiriye8991
    @najmodiriye8991 3 года назад +1

    Hadaa lawo jeer kbdn fiirstay like DAC kusii

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 3 года назад +1

    Alla xaasid sanaa Garani😌Alle idin Nac🤨😥

  • @mahadmohamedahmed3335
    @mahadmohamedahmed3335 3 года назад +28

    I am very sorry liicaato😥waxu caqli malaha miyaa markuu 4 xabo siinaayo😥😥hadaa ka xuntahay like saar commentigan👇

  • @cabdinq1071
    @cabdinq1071 3 года назад +79

    From muniir army 💜 ❤ 💕 ♥ 💖 intaiguraacsan like

    • @gurayboonkaofficial8344
      @gurayboonkaofficial8344 3 года назад

      Scm wll lahayga soo maaliyeed wll manta waxban Rabaa inan idin sheegto waayo waxa tihiin family ga aanka dhashay anigafamilkayguna waa somali wll wan hamiyey oo waxan ku hamiyey inan yuotuber noqdo wll fadlan garab igu siya oo SUBSCRIB IISAARA wll ina duceeya farkaliyi fool madhaqdo gacan kaliyi sacab matunto wll gar bahayga noqda riley adan kula dhiig ahay wll ii tixgali codsiga wll wll wll wll salada ogaada oo tukada wan idin xasuusinayaa wll subscrib Kumar donanayo ee waa mid inagu wajiba allaa mahad leh oo isagaa waaxida wll wll

  • @walalnasir2196
    @walalnasir2196 3 года назад +2

    wlhi intii aan prank soo Arkaaye kan mida ka dhran ma soo Atkina ina ila arktye ilke saar

  • @deeqmaxamedcaliqorey5778
    @deeqmaxamedcaliqorey5778 2 года назад +1

    allaah gabdhaha saas ayeey intey usiiyaan kaniiniga ayey fuulaan yuutuyublayasha wa sheydaaniin

  • @zakiyosadaqzakiyosadaq404
    @zakiyosadaqzakiyosadaq404 3 года назад +34

    Maskiin fast ahy mnta like dhac 🥰🥰😂😂

    • @najmasaciid9274
      @najmasaciid9274 3 года назад +1

      Fadlan igu caawi subscribe wllo 🥺

    • @teamtayzirofficial6490
      @teamtayzirofficial6490 3 года назад

      Wll Subscribe ii saar Channel waa iga cosi

    • @teamtayzirofficial6490
      @teamtayzirofficial6490 3 года назад

      @@najmasaciid9274 Wll AdnaH ii saar waa iga cosi Mideeda Kale Fiiri AbaYo iNan is Caawinaynaa Rabaa Oo I soo Qawo AbaYo lambarkaaga ii Soo Dir Ama Lambarkeyga kuu Soo Diraa ee

    • @riyahabdi568
      @riyahabdi568 3 года назад

      Wax fcn ma ahan san

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 3 года назад

      @@najmasaciid9274 abaayo wankuu saar fadlaan subscribe isaar

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 3 года назад +51

    11:13 Dadku kla naxariis badane Wiilka yar ee jakada madow naxariis aya ka badatay m.a si usan lii geedka ogu dhicin asiga aya isku dhigaayo mar kaste hore iyo gadaal ayu ka marayaa si usan u dhicin kuwa klna qosol ayey ku washeen🙄

    • @khadrahassan9477
      @khadrahassan9477 3 года назад +1

      Waxan saxb hakadhigan nacladhay ma jarerbaaa uf

    • @umuzahir3890
      @umuzahir3890 3 года назад +1

      @@khadrahassan9477 maxaa kuhadshay wll ceeb dad walaalaheen ookuhaysan inaa dhahdo mahenelbaa aqas caleyka sxb ninkaan waashaqsi kan qosolaayo ogow mamadalo dad dhan ee afkaaga ixatiraam uyeel

  • @afraxmaxamed2549
    @afraxmaxamed2549 2 года назад

    Aboowe, I am your brother. Mother, I was born. I want to help the world. I am your brother. I am your supporter.

  • @shaaficiibraahim4461
    @shaaficiibraahim4461 3 года назад +5

    Wlahi Bilaahi Qosol Ayn La Ilmeeyey Waar Liicato Waad Kaga Washeen🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ismahannuurmohamod6907
    @ismahannuurmohamod6907 3 года назад +18

    Liiban Allah haku xafido abowe mcn❤

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 3 года назад +6

    Dawoowinkaan oo kle gabdha Ku wla siiyo weyeen iska ilaaliyaa waaa dawo qofka miyirkiiiisa maqnanayo🥺😭💯

  • @nastehomohammed2020
    @nastehomohammed2020 3 года назад

    Alla kuwan aqli maqaban wiilka suxun EE ukaleen allaha Kaa badbadiyo jugata ku dhacfay

  • @nimcobeedani6318
    @nimcobeedani6318 3 года назад

    Asc wllo liban adan cali waxan ahy walal somaliyed waxan donaya inad dar ilahay icawisan bisha ramadan darted waxa hay nafo waxa ila dhacay gadhi wllo umada islamaka dar ilahay igu cawiya liban wlo dalaka waxaba walyagu qaban wayay waxan ku nolahy dalka somaliland waxan ahay dhalin yaro hadad waxa iqabqan manta wan idin bahanahy waxan rajanaya inad aragto qoralkayga wllo ale mahadle wcs

  • @masaaloxochannel1626
    @masaaloxochannel1626 3 года назад +21

    Adigoo mahadsan waa kubar yaa walal nabi muxamed halesku naxariisto owyiri walaal Subscrebe

  • @ramlaahmed1570
    @ramlaahmed1570 3 года назад +10

    Aqyaarey waxyaabaha qaar prank magalaan naga dhaafa kaniiniga laga yaabee inuu qofka dhibaato ukeeno 3xabo dhan waa halis intaa isleedihiin ka booleystay nafsadiisa lee ha waxyeeleynina waa iga codsi.

  • @umuzubair974
    @umuzubair974 2 года назад

    Ha aamiinin qaf dambee ku quuso khosol aya lagugu dilay

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 года назад +9

    Berka I xanunay wlhi😂😂😂😂😂

  • @najmaqurux1919
    @najmaqurux1919 3 года назад +27

    Alla caloshaa istaqfurullah intii qosol oo iigu jire mantu iiga samadhi😂😂😂😂 sorry licato wall soo arso ⬆️🥳😂😂

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 года назад

      fadlan wl subscribe igu caawi khayr allah ku siiyo wl

  • @umumaxamedamiin7836
    @umumaxamedamiin7836 3 года назад +8

    Liicato abowe Dar alle kuujeclahy wllkey allaha kuxafido farxdadu waa farxdeena😘

  • @teamiskufilan5896
    @teamiskufilan5896 3 года назад +1

    Wlhy bilaahay si daacadaa baad ii ga qosliseen iyo wll naxdin waan kanaxy wlhy liibaan

  • @fadumoadanadan1490
    @fadumoadanadan1490 3 года назад +1

    Alla dadka kala naxaris badan yahin wilka in uu sii siyo raby biyaha

  • @guuxaayeshorts
    @guuxaayeshorts 3 года назад +30

    40 minutes 16k only legend can do it

  • @abdiqanimahdi2331
    @abdiqanimahdi2331 3 года назад +12

    Maskaxda Qeebta Cerebellum ay kaa damiyeen...🥺,
    waar waxaan ciyaar ma aha Hdaysan maskaxdisa wax gaarin waxaa macquul ah inuu sixun u dhaco oo nerves ka dhaawac ka gaaraan

  • @amuunbellaofficial3086
    @amuunbellaofficial3086 3 года назад +1

    Ala waxan miiya lagu kaftama canugan hadey wax so garan kawaraba 😰😭

  • @c.raxmaanshiine2608
    @c.raxmaanshiine2608 3 года назад

    Wlhi aad iyo aad ugu xumaday kaftankan wiilasha asxbtaada sameyeen

  • @officialarjad7305
    @officialarjad7305 3 года назад +25

    Fist View Hadaa Team Lii Caato Tahy Is Muji ❣

  • @nimcoabdilahi2633
    @nimcoabdilahi2633 3 года назад +55

    Hoyoooy warsaneey wilkii madaxa uma noola 🤦‍♀️😢😢

  • @amiinacabdi5324
    @amiinacabdi5324 3 года назад

    Liibaan wllo kuwaniwaa cadow sidan xaasid nimaykuugu galeen subxaanalaah

  • @fadumoali328
    @fadumoali328 3 года назад +5

    Walahi kuwaan waa doqono uf🙄🙄😭

  • @erikabdalla1
    @erikabdalla1 3 года назад +192

    9:16 Prank Riwaayad Cml Loo Jilaayo Ummada Idin Fiirsado Dabaalo Maa Umaleysin😂😂✌

    • @atharbarqad2997
      @atharbarqad2997 3 года назад +1

      Maaragte adhi😂😂😂

    • @cayniiraxma7011
      @cayniiraxma7011 3 года назад

      Prank dhan ayaa been saas ay tahay wan dawanaa

    • @3SK3Y
      @3SK3Y 3 года назад +2

      Waraa cqw qofka prank kiga lagu sameenayo miir ba malahane maxa camerada laga qarinaya 🤣🤣🤣

    • @mohaadan2235
      @mohaadan2235 3 года назад

      Caaga zidiiza Ayuu u buuxa ma,arkino

    • @ayaanarizonachannel444
      @ayaanarizonachannel444 3 года назад

      Kkkkkkkk wala fahmaya

  • @mohaawyz7589
    @mohaawyz7589 3 года назад +23

    Waa fake prank waaye jiliin caadi ah ayee noogu dhigryn prank

    • @gurayboonkaofficial8344
      @gurayboonkaofficial8344 3 года назад

      Scm wll lahayga soo maaliyeed wll manta waxban Rabaa inan idin sheegto waayo waxa tihiin family ga aanka dhashay anigafamilkayguna waa somali wll wan hamiyey oo waxan ku hamiyey inan yuotuber noqdo wll fadlan garab igu siya oo SUBSCRIB IISAARA wll ina duceeya farkaliyi fool madhaqdo gacan kaliyi sacab matunto wll gar bahayga noqda riley adan kula dhiig ahay wll ii tixgali codsiga wll wll wll wll salada ogaada oo tukada wan idin xasuusinayaa wll subscrib Kumar donanayo ee waa mid inagu wajiba allaa mahad leh oo isagaa waaxida wll wll

  • @naimaabdalla7923
    @naimaabdalla7923 3 года назад

    Kuwaa saaxiib ma kalaan wlh waxaan wax fiican ma ahan subaxanallah cadowsanaa waxaan hadii hooyadaa aragto kawaran

  • @hipoayaan3736
    @hipoayaan3736 3 года назад

    Wlhi wn fuury wan saxday saan u qoslye liicato wllky ilaahy hakulajiro wan kiwataa Hhh wiikii kugudarayna aad ayuu fani uyahy

  • @miryamita611
    @miryamita611 3 года назад +17

    Liicato wallhi waku tagera plz like xushmadesan i sar🥰🥰

  • @ibraahimshire7558
    @ibraahimshire7558 3 года назад +3

    mohamed akshay naxriis wllhi sxp❣️
    best friend can be ❣️❣️

  • @amalali8071
    @amalali8071 3 года назад

    Wlhi dadka isku mid mahan Mohamed Akshay idiinku wanaagsan wilka waad dil rabteen xasidnimo miyeey idiinka aheed mise dhalinyaro nimo sana caqli mahan

  • @wacyigelinchannal8451
    @wacyigelinchannal8451 3 года назад +14

    Kan wa fashil ma ahan prank ee jillin caadi waaaye.
    Lii boojadaaas la laaba sxpow

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 3 года назад +42

    Shekada jiliin ayay u egthy😂 markaad eegto qaabku isku silcinayo😂

    • @hudheifiadde814
      @hudheifiadde814 3 года назад

      Dabal ba thy ma qofba dhul isku ridi kara

    • @quenmiirna2559
      @quenmiirna2559 3 года назад +2

      Know he Si views lohelo wax wlpi losmen kra dabqa jalanji lgu smeyaa wxaa ma wx weyn kula ah mskiina thy bee🤣🤣

  • @naima27108
    @naima27108 Год назад +1

    3years manta dawadey qsl iguma harin😂😂😂