Waxaan rabay inaan ogaado website kan kaaw media ma Abwaan kaba yare ayaa iska leh mise waa midakale oo wararka dadka kale kaqaraabto? Iga soo jaahil bixiya mahadsanidiin jaalle you you!
War waa ninkii Mursade oo beenta afuufi jiray.. Ma Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud baa kuu sheegay inuu weeraraayo Sh Shariif... War waxaa raadineysaa hunguri aad ka hesho youtube..ee aamus oo naftaada ilaasho waa digniin..
Marka u horeysa Salan sare Abti
Xassan alaha naga qabto
❤❤❤❤❤
Waa doqomo maxaa yeelay somali dowlad kama jirto
Guul iyo Gobanimo Abti
Asc sxb wan ku.salamay hbn wngsn jumco Mubarak sxb
Xassan dhiiqo munafaqa tuuga ah dowlad nimadii sida Aya U danveysey😮
War ilaahay kabaq ninyahow
Yahye jaajuus ayuu ahaa
Salaan habo
Abgaal is kuma diri kartid 😢
Waxaan rabay inaan ogaado website kan kaaw media ma Abwaan kaba yare ayaa iska leh mise waa midakale oo wararka dadka kale kaqaraabto? Iga soo jaahil bixiya mahadsanidiin jaalle you you!
Waa been tiis Abgaal ayuu rabaa inuu isku diro
sheekadaan joojiya dadka walaalaha qoorta ha.isku galinina
is everything negative
😂😂😂😂 WLHY FAR HADDUU QAADO WAA LAGU GOOBANAA.
FAANBADANA HHHHHH
Lacagtii Lagu daryeeli lahaa dagaal Sokeeye ayuu Ku bixiyey
Xassan
Xasan xaraash intuu sh.shariif iyo cabdishakuur iyo kheyre la dagaallamayo muu abyi iska celiyo.
Hawiye iska qabta xasan awalba unukaa iska leh baad ahaydeen
Unukaa leh
Asc
Game hawiye isku tuur tuur kkkk
Markey ku fashilmeen Dowland nimadii shacabka soomaliyeed game kusii jedinaayaan kkkkk
XASANOW KABAHA AQOOD.
war dadka ha isku dirin geelaagu boqol ma dhaafee lama kala sareeyee
Doqon cuqdadeysan oo shabaab ku xiran kuna nool holland, sxb dad aad isku diri karto majirto
War waceysalaa raacsaneyn cali mahdi markuu dhintey buu us yiri wacaysle calgaaf ba ku difaacayo wacsysle kale dagaal kuma raacsano shekh shariif hawiye asaga shacabka haka qabto hassan .habargadir make difaaci karto abagaal somaali oo dhan iney isigu tagtey bey iska celiyeen
War waa ninkii Mursade oo beenta afuufi jiray..
Ma Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud baa kuu sheegay inuu weeraraayo Sh Shariif...
War waxaa raadineysaa hunguri aad ka hesho youtube..ee aamus oo naftaada ilaasho waa digniin..
as hee
Xasan qabuur caruurtii iyo xasan fule wuxuu ahaa kii ku laayey oo xasuuqay 1991hadana wuu u haliilayaa balse markay kismaanyo iyo gaalkacyo aadeen wixii ku dhacay 1991kii ba,ayey bay la soo noqdeen xasan naago laayow daarood dameer ran baad u ahayd hadana u raran jaalow rarka ha tuurin hadaad isku daydo futadaa basbaas lagaa marin xaqiiqanna adiga ubadkaaga xataa sahra dhilada aad qabto waa la deldeli
Aryadhaha beri how ugu daraye ma,abgaalu qoryo isugu dhiiba xasan garguurte usaga ku rida oo is dhaafiya qayr laawaha
Unukaa leh
Wuu ku jabi haduu dagaalkaa isku dayo waayo xulufada shariifka ayaa kabadan inta dhulboobe wato
Been ta dhaaf please Abgaal 🙏 iskuma diri kartiin