Fiqin iyo Fartaag ku dara kuwa la ridayo. Guul guul . Murursade guuleysta waligiin. Habaryataa wey kuu duceyneysaa guuleyso wilkeykiiyo waliga . Adigaa Madaxweyna u qalma.❤❤❤❤❤❤❤❤
You really and exceedingly touched the quality of Somali parliament and it's leadership, from that inferior leadership and the population's despair, I don't think the nation could be saved. Hasan Sheikh does whatever Somali enemies want him to do, it must be a big conspiracy here against the nation, it is nation sell out here!
Walalow dadkaan aad leedahay mw ha rida oo mooshin ka keena waa dad iibsan oo jeebkooda kaliya ka fakara meesha dadka aad la hadleysid iyaga iyo xasan maxamud calasoowba waa isku mawqif in yar oo aan awood badan lahayn ayaa had hadlaya kuwaasne jeebka unba loo qooynayaa yam tooda ayay galayaan dalka diinta iyo dadkaba Allaha noo badbaadiyo
Xasan Sheekh Dal iyo Dad Soomaaliyeed dan kama laha ee waa Calooshiisa u shaqayste u shaqeeya Dalal Shisheeye Wadankiina wuu wada iib saday BAD iyo Dhul
Waa runtaa maa shaa alaah mahadsenid xasan waa beenale waa tuug waa shaydaan mahadsenid ❤❤❤❤❤❤❤❤
xasan sheekh Madawayne Somalia Waa kii ugu Xumaa oo soomara taariikhda xukunka Soomaliya
Waxaan dhibaato ahayn lagama dhaxlin Dowladnimadii ayuu xidida u siibay. Allah ummadda ka badbaadiyo Aamiin Aamiin
Masha Allah Naba doon soo dhowow Nabadon.
Nabad baa mira la taaqo leh. Murursadow gacnaha is qabsada awoodina muujiya.❤❤❤❤❤❤❤
Fiqin iyo Fartaag ku dara kuwa la ridayo. Guul guul .
Murursade guuleysta waligiin.
Habaryataa wey kuu duceyneysaa guuleyso wilkeykiiyo waliga .
Adigaa Madaxweyna u qalma.❤❤❤❤❤❤❤❤
inaakabayare guuledo guuleydo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasan Xabaala qote.
Xasan xarashe Dulkii dadka iyo Dowladii
( Lax weliba shilalka ay is
dhigto ayaa lagu qalaa ).
Hadii uu fikirkaani run idinka yahay
Rabbi ha idin guuleeyo - haddii aad
Wax bislaysi waddaana alle ayaanu
Idinku reebnay.
Guuuuul nabadoon xalane
Masha allah viva guys
Sax sax❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ is
❤❤
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Nabadon xalane so dhaw
Cadalad ku dhaqan
Xasan sheqow waxan kamid ahay shabka aadmadaxweynaha utahay hadad cadalad naguwada garababkaga allaha galo hadad kitabki kudharatay garabmaratana alla hanaga kaaqabto alla ayantalasaranay
❤❤❤❤
Abti
Abwan kabayare Soda maxad heysa???
Wa in moshe laga kena
Xasan culusaw
Aden madobe
Xamza ???
Guul Ayan idiin rajeyn
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
You really and exceedingly touched the quality of Somali parliament and it's leadership, from that inferior leadership and the population's despair, I don't think the nation could be saved. Hasan Sheikh does whatever Somali enemies want him to do, it must be a big conspiracy here against the nation, it is nation sell out here!
Walalow dadkaan aad leedahay mw ha rida oo mooshin ka keena waa dad iibsan oo jeebkooda kaliya ka fakara meesha dadka aad la hadleysid iyaga iyo xasan maxamud calasoowba waa isku mawqif in yar oo aan awood badan lahayn ayaa had hadlaya kuwaasne jeebka unba loo qooynayaa yam tooda ayay galayaan dalka diinta iyo dadkaba Allaha noo badbaadiyo
doorashada nabadoon dhaqan maaha sharcina maaha tuug
Ayaan dooraney weeye, lalush
Qaate quman ayaa la qarameytay !!
Xasan waa na waalay.
Xasan hala qabto.
Xasan Sheekh Dal iyo Dad Soomaaliyeed dan kama laha ee waa Calooshiisa u shaqayste u shaqeeya Dalal Shisheeye Wadankiina wuu wada iib saday BAD iyo Dhul
XASAN SHEEKH DALKA ISAGA MALAHA EE INUU DALKA IYO DADKA SOOMAALIYEED INUU U SHAQEEYAA MADAX WAYNAHA LOOGU TALA GALAY LAAKIIN XASAN WAXAA KEENSADAY SHISHEEYE IYO MADAXDA CARABTA EE XAASIDIINTA AH OO. DALKEENA BAA BI ,INAYA
Meesha kasaara madaxweyne qaran
Hhhhhhhhh hhhhhhhhh
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War Xasan waa ku khasaareen Soomaalidu
Habaryer aad ban u fiirsada barnaamijkaga, xildhibanada barlamaanka hadan nahey shicibka kalsooni kuma qabno,
Looge Looba Jooge
Xasan Sheekh fekerkayga waxaan isleeyahay waa xanuun sanayaa hadii uu sidaan ku fiyoow yahay hada waa mid loo haray Soomaaliyuna waa ku khasaartay
alxamdulilaah inaadeer waa runtaa xasan waa beenaale xataa kitaabkii uu ku dhaartay hadda waa ka dhuumanayaa
Inta aysan isaga cayrin ayuu ayaga kaladiridoonaa waad arkidoontaan dhamaan tood waa 4 jeebla yaal haysan aheyn waa laga arki lahaa xoogaagii uu Xassan Magafe sooqaraabo ayuu xagal shah kasiiyaa say iska aamusaan horaa looyiri Af wax cunay xishoo😮 naf iyo damiir iyo udanqasho shacabka somaliyeed ee uu Xassan huryaha kawada saaray kaqaban maayaan kama hadlayaan😮
Moshin kakeena barlabako
Iyo faracade ku dar
Ugaas faracade
HSN waxaa sameyey waa waxuu idinka arkay. aaqiro idinka ayaa laidin weydiinaya war fadhiga kakacaya oo HSN TUUG wadanka wuibabi iye
Xasan munaafaq nadhaafiya aaway awoodii I shacabka aadan madoobe waatuug tuug dhalay warqad ayaa xasan shiiq ugu soqoraa markaas ajansaha baarlamanku kahalayo waa ansax ayuu leeyahay hadii ladiido ankee