ISMAACIIL AARKA | BANAADIR & PEARL BEACH | OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Copyright Protected By Y3A Films!
    Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
    Follow us on social media:
    / y3a_films
    vm.tiktok.com/...
    / moade2020
    Need a ride to the Doctor's appointment?
    www.usacaretra...
    Fly Cheap
    www.isavetrave...
    Download App:
    play.google.co...

Комментарии • 77

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Год назад +43

    Legend Aarka hees Iyo badh Hadaad somali dhab ah tahay dhiig somali 100% kugu jiro xamar oo barwaaqo Iyo nabad ah jeceshahay love like 👍 saar Halkan

  • @mohamedabdullahi9308
    @mohamedabdullahi9308 Год назад +5

    Yaa salaam casumadii dalkayga muqdisho halkuu aabahay ku aasanyahay isagoo qarankisa u shaqaynaya ku naf waayey sn from Bosaso Somalia

  • @bigmoha3001
    @bigmoha3001 Год назад +16

    Welcome back Mogadishu

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 Год назад +3

    Aloow barakeey xamar cadeey xudunteydaa ku duugan baraf iyo kuleyl arag ogoow waa banaadir been ma aha
    Anagane qurbo aa dareen ku joog nahay😫🥺🇸🇴❤️❤️❤️

  • @ilyassatouk1869
    @ilyassatouk1869 Год назад +9

    Waligey ma arkin muqdisho laakin maalin ayaan aadi doonaa inchallah. waa dalkaygii labaad. Waxaan u rajaynayaa dadgeyga somaliyeed oo wanagsan farxad iyo nabad mcn. From 🇩🇯

    • @habibaaadan9471
      @habibaaadan9471 Год назад

      I.a wa ku sugeynaa welcome gurigaaga

    • @aisha665
      @aisha665 Год назад

      EAST AFRICA O DHAN SOMAALIYA ISKA LEH WWA ALX,NABAD IYO BARWAAQO ALLAHA NA WADA SIIYO,AAMIIN

    • @nastehoibrahim671
      @nastehoibrahim671 Год назад

      Sido waligey ma Arka lkn wan dalkeyga laabd wan jecelhy muqdisho iyo dadkeygaba wan jecelhy inaan tago intaa nolahy from 🇩🇯 🇩🇯

  • @suusan3770
    @suusan3770 Год назад +5

    Meshan ku dhashy oo ku barbaaray xamar cdey ku xiizay wllhi🥺😭❤️

  • @Hanad_Halista
    @Hanad_Halista Год назад +6

    Waaw Hees iYo Bar Walee Farinteda Wadata Dhalinyaroow Hibad Waxan Kulenahay Dhulkena Hoyo 💯❤️🇸🇴

  • @mukhtarabdukadir2049
    @mukhtarabdukadir2049 Год назад +5

    Muqdishaaay ku jecliyaa💖💗🧡🧡💛💚

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 Год назад +5

    Allow nabad nooga dhig👏❤

  • @hamseabdi7308
    @hamseabdi7308 Год назад +5

    Waar reer xaamarow ninkan taalo udhisa from burco

  • @user-mo4ft9yh3g
    @user-mo4ft9yh3g Год назад +4

    Aaarka fanaan fanaan dhafay 🤴🏻💯👌marwalba xaqiiqada dhabtaa aad taabataa xamar macaan meelgaarta la waaaa ⚡️😍

  • @malyuunali8111
    @malyuunali8111 Год назад +5

    Maxan u xisay xamar cadeey ❤ bartan ku dhashtay o an ku bar baray ❤❤❤

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Год назад +4

    Wlcome bach lgend ismail aarka❤🔥👊

  • @baabaahassan7
    @baabaahassan7 Год назад +5

    Caasimada umada somaliyed 🔥🔥

  • @safiyaabdi5646
    @safiyaabdi5646 10 месяцев назад

    Amiin allow kadhiga melnabad muqdisho ❤❤❤

  • @paato2486
    @paato2486 Год назад +4

    Muuq bilan iyo aarka 🔥🔥

  • @ABUUKAR99
    @ABUUKAR99 Год назад +11

    kusali xapiipkeena scw

  • @sacdiyacumar258
    @sacdiyacumar258 Год назад +2

    Dhiiga banaadir 🩸🥰

  • @jokerirolly4425
    @jokerirolly4425 Год назад +1

    Meshii la igu dhalay xudunteeda kubeerantahay waan soosocdaa my homeland BANADIR STATE NEXT MONTH INSHAALLAH 🥺😭😭

  • @zakidaacad610
    @zakidaacad610 Год назад +2

    Pearl Beach xayeeziin oo hees ah aya heshen wlh

  • @Mahad655
    @Mahad655 Год назад +4

    Legend Arka❤

  • @aisha665
    @aisha665 Год назад +1

    Maasha Allah,ILAAHOW SOMAALIYA BARWAQO IYO NABAD KA DHIG O QABYAALADA NAGA MADOWEEY,AAMIIN

  • @misbalcabdi2797
    @misbalcabdi2797 Год назад +2

    Banaadir bartaan ku noolahay allow barakeey

  • @mahmetziad3607
    @mahmetziad3607 Год назад +8

    Born to perform,,, Ismael Aarka 💯✅

  • @alicabdi4635
    @alicabdi4635 Год назад +2

    M.a hees waali ah iyo fanaan shidan

  • @naciimomacalin3937
    @naciimomacalin3937 Год назад +3

    Caasimada umada somaliyed alloow dhoowr xamar hees iyo baar

  • @abdibashir9605
    @abdibashir9605 Год назад +2

    Xamar cadey ku xisay

  • @alikeyshair6621
    @alikeyshair6621 Год назад +4

    Pearl Beach another level

  • @Gaani114
    @Gaani114 Год назад +2

    ismaciil Arka the legend

  • @ridwancaamir2106
    @ridwancaamir2106 Год назад +2

    Benadirey kuu xiisay 😭❤️

  • @muqtarcali7826
    @muqtarcali7826 Год назад +4

    Dhulka xeebta ah ee aan heesano waa dhulka ugu mudan ee loo dalxiis tago xeebta liido maxaa ku dalxiisay raaxada aad ku dareemeeso awlaadul caasimah lee fahmi karo xamarteyda kuu xiisay😓

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Год назад +2

    Fanaankena caasimada nolow apid

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Год назад

    Xeebtii Aan ku so bar baaray indha.ha Aan ku so kala qaday marnaba Aan ka baaqan jirin i miss wlh

  • @hebakhassan7968
    @hebakhassan7968 Год назад +1

    ISMAIL AARKA❣👑❤😚

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Год назад

    maansha alaah muqdisho muuq bilan beautifull city❤❤❤

  • @samraahmed925
    @samraahmed925 Год назад

    Waaa saas Kaalayoo bal daawada❤

  • @hebakhassan7968
    @hebakhassan7968 Год назад

    Waaaa saas❤👑❤👑❤❤❤

  • @bisharoabdifatah945
    @bisharoabdifatah945 Год назад +2

    M.a meshu qurux badnaa

  • @Mujaahid83
    @Mujaahid83 Год назад +6

    THE NEW KING OF THE CITY AARKA ❤

  • @maalin1225
    @maalin1225 Год назад +3

    The legend 👈

  • @xabumc4200
    @xabumc4200 8 месяцев назад

    Aamiin❤❤❤❤

  • @hassanbashiir636
    @hassanbashiir636 Год назад +2

    Aamin 🤲😰

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 Год назад +1

    Waaaaaw❤❤❤ guleyso

  • @amiinmuuse5568
    @amiinmuuse5568 Год назад +1

    Meshaan halkeey ku talaa

  • @dahirabdi8151
    @dahirabdi8151 Год назад +1

    Laxanka igabadal legendow

  • @CadceedStudio
    @CadceedStudio Год назад +1

    Aarka iyo pearl beach meeshaa bal markaan muqdisho tago aan tagee hh

  • @munamaaris6347
    @munamaaris6347 Год назад

    Waaaw mshaallha wax kle

  • @candiqani2029
    @candiqani2029 Год назад +3

    Ninkaan codkiisa wow is badlay

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Год назад

      Sidee yacnii Muu xumaaday camal ?

    • @amiinjeesokeeb12
      @amiinjeesokeeb12 Год назад

      Anaga leey garankara sawabta

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Год назад

      @@amiinjeesokeeb12 idinkoo ayo ah wll ?
      Adaaba war hayee 😂

    • @candiqani2029
      @candiqani2029 Год назад

      @@wehelashaq3368 micnaha markoow sobaxayay iyo hada farqi Aya udhaxeyo

    • @leylomuse862
      @leylomuse862 Год назад

      Ma xumaday mise wuu fiicnday aniga ahan waxn aaminsnhy marku so baxayay ayu cod wacna lkn laxamada woqoyiga aya cajiib aha hargeysa ayuuna joogi jiray

  • @minzahramacalim6159
    @minzahramacalim6159 Год назад

    My favourite

  • @nimomohamed5035
    @nimomohamed5035 10 месяцев назад +1

    🥰🥰🥰🥰

  • @abshirmoalim-ce3sj
    @abshirmoalim-ce3sj Год назад +2

    Aarka boqorka codka

  • @saidkhalid1055
    @saidkhalid1055 9 месяцев назад

    pearl beach inaba caaadi ma han

  • @NuurAxmad-dt1gk
    @NuurAxmad-dt1gk 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rashkakhaan4271
    @rashkakhaan4271 Год назад +1

    Hestan maka hyo nio

  • @manalahmed1109
    @manalahmed1109 Год назад

    frest viwe

  • @samraahmed925
    @samraahmed925 Год назад

    ❤❤❤❤

  • @WALAALAHACHANNEL12
    @WALAALAHACHANNEL12 Год назад

    Lyrics 😢

  • @sumaya7380
    @sumaya7380 Год назад +2

    Barwaaqo aan amni lahayn faaiido malahan wixi lcg hesto ha tahriban

  • @isakoficial
    @isakoficial Год назад +2

    Boqorkas Codka

  • @cabducade1142
    @cabducade1142 Год назад

    First one

  • @farxiyamohamed7335
    @farxiyamohamed7335 Год назад

    🥰🥰🥰🥰🥰❤👌

  • @mustafahajiabdi-py2se
    @mustafahajiabdi-py2se Год назад

    Meel uu amaanno miyuu waayay waa dad qabyaalada qalbiga dagay wax dumi mooye aan dhislaheen.

    • @abdifatahaaden7983
      @abdifatahaaden7983 Год назад +2

      Xamar bal magaalo ka fhisan oo domalia ku taal soo sheeg wx yahay cuqdadaysan

    • @maw6739
      @maw6739 Год назад +2

      Hagar wa tan talka la dagtayee Somali intey is xasdeyaa wale shaqsiyaadkaas umban horumar Fadhi , maxaad ku maagtay inankan yar ? Wa ayan daro qabyalad mudan shegine runti wuxuu amanayaa mee aadba moodiness Somalia walaahi dee qofkii inta qiriwaayay wa qof cuqdadeysan wa meel lagu fano oo dee aad u wac walaal ya ey dadku kula yabine dee shisho oo wa un dalkaage ku farax oo qabyalada yare madluunka iyo maseerka iyo xasidnimada iska saroo umada la farax. Intaa Muqdisha wala qarxiyaa hadana dalka oo idil iyada ugu qurxoon waayo umada dagtaa ban qabil iyo xasidnimo toona maleh cidi Muqdisha tagtaa cid oraneysa qolo ma tahay majirto wana waxey ku badhadheen bad iyo beero ayaa ku wareegsan oo bahi iyo dhibtoona ma arkayan meel qurxoon ba la’amana dee weyna muqata walaalo cidna wax ka qadimeyso dee shabaab ba ka daalay qof wax xasdana dee naftiisu xasid ku yahay walaahi quruxdeeda waban la yaabay Muqdisha uman dhalan lakin wan u qirayaa iyada iyo dadkeedu wanaaga badan dee la loodi waa hadi shabaab diray xita wataa bal eeg . Walaal ilahey bariyo inu ku cafiya adunba is xasdi Muqdisha tagtay oo cid xasida iyo cidkaleba wey ka badisayee qof dalkisa wanagisa ka xasdaya wa qof xanuunsan. . Ilaahey wuu siiyay Muqdisha waxey ku fantee ilaahey ha barakeeyo xasidka iyo cadowgana alaha ka qabto wan ku farxay waligey manan tagin insha allah ilahey ima dilo anigoon Muqdisha tagin . Amiin yaa rabi.

    • @maw6739
      @maw6739 Год назад +2

      Mustafa wa ceeb nin ragah oo dee maseera inanka yarecodka wanaagsan ee dee dalkisa amanayee ku fanayaa maxey kuu dhibtay wale wa wax laga yaabo weeye cida waxumusan dhimin ilaahbaa siiyay meeluu ku fano dee adna ilaah ka bari.