Mahiigaan Kaban - Khadra Daahir Cige Erey Abwaan Mustafe Sheekh Cilmi Laxankii Kabankii Aweeys Goobe

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 ноя 2024

Комментарии • 21

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 месяца назад +1

    Cajiib ALLOOW kuu naxariiso

  • @djkaafi5616
    @djkaafi5616 Год назад

    Alahayoow mar ii sahal muraadkayga iisahal iisahal mar iisahal khadra daahir hooyadii jacaylka ilahow kuu naxariiso waa habeen ramadaan ah ilahay waxan ilahay uga baryayaa inuu janadii ka waraabiyo mar walba wn dhagaystaa heeseheeda siiba tan mana dayn karo heeseheeda dhagaysigooda wayo balwad ayay iga noqdeen ❤❤❤ilahayse mar walba danbi dhaaf ayan u waydiiyaa madaama ay maamo somaliyed oo qiimo agtayda kale ay ahayd

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 года назад +2

    Mirihii mustafe sh cilmi laxanka s.qaasim codka khadra daahir cige

  • @mohamedabdulle9904
    @mohamedabdulle9904 4 года назад

    aweys abuukar goobe kabanka waa ku raaxeeystay illahy ha u naxariisto

  • @aaribraahin6119
    @aaribraahin6119 3 года назад +4

    Kabanku waa Cigaal saaxiib Gacanta Kala Barta

  • @xasanidirisducaale1664
    @xasanidirisducaale1664 3 года назад +4

    Khadra Daahir Cige waa heestii mahiigaan jacayl caawa oo ay taariikhdu tahay 18/03/2021 (M) Taariikhda Islaamkuna tahay
    04/shacbaan/1442 (H) Habeen khamiis ah saacaduna tahay 04:51 AM.
    Waxaan goostay inaan hees dambe dhegaysanin noloshayda intakahadhay Een Aduunka kunoolahay waa balan ilaahoow.

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi 3 месяца назад

    Axeey ax goobe waa cajiib sida uu kabanka ugaga ilmaysiiyay wlhi xada I dhaqaqday
    Gulayso oo mahad sanid lk haaji

    • @ikhajji
      @ikhajji  3 месяца назад

      Mahadsanid walalo

    • @adamabdi743
      @adamabdi743 Месяц назад

      Kabanka waa Cigaal gacantiisana waa caan oo raga kale wuu ka duwanyahay

  • @caliyarw3650
    @caliyarw3650 4 года назад

    Erayadi abwaanki weynaa mustafe sheikh cilmi&kabankii aweis goobe axya khadra

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 4 года назад

    Wooow caadi ma ahan runtii kabankii Aweys abuuker goobe iyo codkii dahabigaa mom khaadro

  • @binhassan2148
    @binhassan2148 5 лет назад +1

    Nooloow mama khadra

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 3 года назад +2

    Laxanka Saalax Qaasim ayaa iska leh

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 2 года назад

    Laxanka wa salax qasim

  • @abdirahmanmuse7325
    @abdirahmanmuse7325 2 года назад

    Kabanku Cigaal sxb