Waar sxb heestan muu lahayn ninkaa aad ku sheegtay ee waxa heestan iska leh abwaan maxamed aadan dacar iyadoo ay waliba heestan uu kula luuqeenayey alla ha u naxariisto 2doodabee waa khadra daahir iyo cumar xasan rooraaye waxaanay ka mid ahayd riwaayadii Dirqi maaha jacaylku ee curatay sanadkii 1978kii 1979kii
Codka macaan ee khadra daahir cige iyo waxaan filayaa kabanka inuu garaacayo ustaad saalax qaasim . Erayadii maxamed cabdi wayrax
Erayada heestan waa kuwa dhaawacaya qofka qalbi leh
Waar sxb heestan muu lahayn ninkaa aad ku sheegtay ee waxa heestan iska leh abwaan maxamed aadan dacar iyadoo ay waliba heestan uu kula luuqeenayey alla ha u naxariisto 2doodabee waa khadra daahir iyo cumar xasan rooraaye waxaanay ka mid ahayd riwaayadii Dirqi maaha jacaylku ee curatay sanadkii 1978kii 1979kii
Ok waa sidaad sheegtay sxb abdikiin 3915
walahay heestaas waan jecelahay waxanan jecelahay wiil 13 sano igu duceeya somaliyeey inan jacaylkaa ku guulaysto😭
Bil kadib ma ku guulaystay
Ilaah haunaxariisto khadro dahir
Ethathei weyaan.maasha allh.wanin rer ainashe rer farah ainashee.abaahy nawagaranesa.hoyo yathei na wa musse issmaill.salam aleikum. Habbaiyarr.
Kaamana ag tagayooooo AniGu🤕😭
Old is gold❤
❤❤jacylkii socdawalahi waaqiiroheeskani.❤❤❤❤
Allh ha u naxariisto
Khadro daahir allaha kubaxariisto?
UMALKA iga daa 😢😢😢😢😢 2:59
Wadajir muqtishooy somali wadajirEE Nabad Nolol
Axyaa.hees❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ma ogtaHyYy indhaha io uurkupa daraadaa inay kuu ilmeeyaan
ABWAAN MAXAMED AADAN DACAR
Kaamana agtagyoo ninkii garanbaa garan zxp😢😢😢
Umal maxa laga wadaa
Ugub waayeh waa shaqsi kula midan ahay
Umal waa xanuun yacni jiro.
Umal wa cadho ama xanaq had ba saad u taqaano
Ugub = neefka aan wali curan ama Gabar aan wali curan@@bishaaromaxamed-si4up
@@Hassan_TurkiUmal =caloolyow,tiiraanyo,dhib,xanuun
17/04/2024 this song❤🎵 🎶 🎵
Khadara dahir cige
Maa ogthye Lanta nolshayda inan tafireYy😢
Heestaan xasuus igu leedahay wee😢
nin garanaya mooye cidkale loosheegmayo lamaanaha maxaa kadhexeeya
5tx🎊
😭😭😭😭🙈