War heestu macaanaa oo micnaha kujira waynaa bilo kahor sidaan ahaa iyo maanta sidaan ahay ayey si toos ah uga waramaysaa Waxaan halkaan uga talo siinayaa mucashaqiinta sida dhabta ah wax u jecel ee lagu ciyaaro mar kastaba samir muujiya mar waliba Eebe ayaa miciina ahaanaayo Qofka aanan ku muunaynin ee garanba waayo jacaylka aad u qabto go'aan ka qaato oo dib dambe ha u eegin Insha Allah ilaahay ilin buu idin bixin
Heestan Waxa ay macno gaar ah u samaynaysa Inta Nolol Hesho ku hamiyey ee ay ka xumaatay Waqtiga awgii, Kaddib dib u helay qof noloshii uu ku hungoobay/day Mid ka qurux badan heshay Alle ha isku daayo Inta is jecel Ee nolol wanaagsan ku jirta❤
Heestan run ahaantii wakhti ayan dhagayssn jiray oo aan qalbiga ku dhayi jiray wayo xalda daydu aad ayay u xumaatay 9 sano ka hor wakhtigass oo uu jacayl xaddhaafa i haleelay run halkan kuma soo koobi karo wacdarihii iso maraye balse jacaylka ugu horeeya qofku waligii ma ilaawo wayo gabadh danbe ma jeclaan iyada ka dip
Heestaan kaban maahane iyadoo original ah ma jirto miyaa horta maadeysow? Iyadoo music ah inaan arki jiray ayaan u maleynayaa ee haddey jirto soo raadi saaxibow waan waayee. Mahadsanid.
War heestu macaanaa oo micnaha kujira waynaa bilo kahor sidaan ahaa iyo maanta sidaan ahay ayey si toos ah uga waramaysaa
Waxaan halkaan uga talo siinayaa mucashaqiinta sida dhabta ah wax u jecel ee lagu ciyaaro mar kastaba samir muujiya mar waliba Eebe ayaa miciina ahaanaayo
Qofka aanan ku muunaynin ee garanba waayo jacaylka aad u qabto go'aan ka qaato oo dib dambe ha u eegin Insha Allah ilaahay ilin buu idin bixin
Hees tan 2008 ayaa igu horaysay waananyaraa wakhtigaas lkn xusuusi yari mataqaano kadib youtube kasta waakabaadhay heestan iyo heeskaleba balse waakawaayay lkn 1/1/2021 Ayaan kahelay youtubeka chanelka maadeys waa mahadsantihiin Xusuusaa idinkudhan maadays viva zxb
*SHANKAROON* 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
*HAAA" WALAAHI*
Waa hees *Maaquula*
Waxay Xambaarsan tahay *Heestani*
*Micno-Gaara*
Dadkii wax garadaa fahmaya.
Iyo
*Ninkii soo jabay.*
Waad
Mahadsantihiin
*Maadays, Chnl*
Heestan Waxa ay macno gaar ah u samaynaysa Inta Nolol Hesho ku hamiyey ee ay ka xumaatay Waqtiga awgii, Kaddib dib u helay qof noloshii uu ku hungoobay/day Mid ka qurux badan heshay
Alle ha isku daayo Inta is jecel Ee nolol wanaagsan ku jirta❤
Libta iyo adkaanshaha
Leys kuma haleeyo
Waa leydh adduun yadu...
Mentality words
Waa hees aad u qiimo badan oo aan kamaqli jiray radio Hargisa, shankaroon Ahmed sagal, waayo waayo
Heestii goor iyo ayaan inoo soo geli mahadsanidiin maadeys tiim
Heestan run ahaantii wakhti ayan dhagayssn jiray oo aan qalbiga ku dhayi jiray wayo xalda daydu aad ayay u xumaatay 9 sano ka hor wakhtigass oo uu jacayl xaddhaafa i haleelay run halkan kuma soo koobi karo wacdarihii iso maraye balse jacaylka ugu horeeya qofku waligii ma ilaawo wayo gabadh danbe ma jeclaan iyada ka dip
Waaaw imasan raadiin jiray filim banku maqlay 2012 imika iixigta mahdsanidin
Heestan waxaan ku dhagaystay badwaynta hindiya 2009kii
Waa hees murqaan
Fan nooleeye MAADEYS mahadsanid sxb✋
Hah hah hah
Wllhi waan qiiiirooode
Xaaaaaa idaare
Iigu wcan 2001
Baan dhgysan jire
Like igu boooowa
Wakhtigu waa 202/11/10 Saacadu waa 2.00pm goobtuna waa hargysa gaar ahaan masalaa wxnu isla soo dhacny hilib geel kadibna gaafanaanu soo marny wxnu fadhinaa guri aan wx sanqadha lahayn oo cidlaa wxno noo baxysa heeso ay tani ka mid tahy
Wan ku farax samahay inan moqdo first coment
ab iyo ab Axya qarami mamo shankaron cimri dheer & cibado
Yaa sallaam♥️ Ashqaraar🙏
Shankaroon Axmed Sagal. Maam👏
Waxey sacaadu sheygeysaa 3:41am kismayo waa habeen habeenada kaduwan esh calaa hees. Maadeys team guulesta
Aad baad u mahadsan tahay sxb fan nooleeye alle Haku barakeeyo duco niyad ah
Erayadii abwaan Saxardiid Maxamed Jabiye.
Hees xusid mudan Who is here 2023
Waaw shankaroon caafimad cimri dheer iyo cibaado suuban nolow
Shankaroon axmed sagal alla maxay hees dareen leedahay heestu , ax.
Heestan walhi markna araky xasus aya galay anoo yar markey cajaladaha jireen wiil ader key dhaly aya aad u dhageysan jiray xasus ayan galaaa❔❔❤️
Alla ma heestay 🥺🥰❤🙌
Shankarroon Axmed Yuusuf “Sagal”! ❤️
Murti iyo heeso micno leh waa qaraamigaa ka dhagayso uun.
Waaaw the one and only shankaroon axmed caadi mahan 😘😘😘
Best song ♥️
♥️♥️✌
Shankaroon Axmed Sagal 🌻🌹
sannado badan baan baadigoobayay . thanks
Shalay oonlugo,ay iyo liibaanta maanta kalalaba ahaaty
Maadeys Channel-ka kaliya Ee Heesa Xul ah Noo soo Gudbiya Mahadsanid In bdn bro👏👏
Gabar jacayl ka wax ka taqaan Like ha I saarto
😁😍
❤❤❤
Leedh Caafimaad,😍
Laydh weeyaan
Maxaad samayseY🐅
Waxaan garanwaayey habeenkayga murugada shankatoon ayaa u sheegay blse ani wali waan rajeeya🐵
Tolow ninka kabanka tumaya ee said ash hari yaa xog ka haayo
Goobe ayuu muusig eegyay se ma hubo
Subxaaan ..
Waayelbaa waaayo
Wan filayaa marka ay maqlaan heestaan inay waxii waxba aheyn katagi doonaan
Good Song 🥰🥰
Libta iyo adkaanshaha
La iskuma haleeye
waa leydh aduunkuye
Waxaan laba lagdoodoo
hadba ladh igu meeraba
iminkaan ladaaya
shalayoo luggo'ay iyo
liibaata manta ahi
kala laba ahaadee
Shankaroon maqaceda
ayay wadataa
asc asxaabta meel walba aad joogtan waxan idin leeyahay habeen wanagsan
Fanad wayn edo shankaron
Qamari ❣❣❣❣
Heestaan kaban maahane iyadoo original ah ma jirto miyaa horta maadeysow? Iyadoo music ah inaan arki jiray ayaan u maleynayaa ee haddey jirto soo raadi saaxibow waan waayee. Mahadsanid.
Umalayn maayo inay jirto iyadoo musig ah.
❤
Ciise gows
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Heesahan wa cimamad ku tuur wlh wax kle weye
Waligay heestaan madhaafin qaiiqdii waa hees micna leh
m.h
Waa hees aad u qiimo badan oo aan kamaqli jiray radio Hargisa, shankaroon Ahmed sagal, waayo waayo