Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Alle.haunaxariisto..abwaan.cali.caateeye....waa.xigmadiisii...
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒;#Page1➪Miigane libaaxow➪Mudanaha dugaagow➪Inaad tahay maqaadiir➪Iyo cadow masiibo ah➪Marna aad shinbir u thy➪Maatada halowdoo➪Wacadkaagu meel maro➪Misna noqoto awliyoo➪Soo midab gadoontoo➪Macnaheedu dheer yahay➪Muddo aan dhawayn baan➪Maqli jiray warkaagee➪Maantana hadaan ahay➪Marti iyo amaaniyo➪Magantaada Aaryohow➪Muslin ii gar gaariyo➪Mahuraan i gaadhsiin#Page2➪Naf muraayadeedii➪Ma naxaanka caashaqu➪Maadhiin ku toogtoo➪Miyir beela kaymaha➪Mirataa U kuuliyo➪Milicsiga afkaagiyo➪Micidaada seefta ah➪Muraaraba dilaacee➪Mana Ogi'se kaad thy➪Malag kuu xaq qaadiyo➪Wehel ii miciinoo➪Malakada i dhaafshee➪Maantana hadaan ahay➪Marti iyo amaaniyo➪Magantaada Aaryohow➪Wehel ii miciinoo➪Malakada i dhaafshee➪Muslin ii gar gaariyo➪Ma huraan i gaadhsii.================END. Hees xusid mudan. ♜♞♝♚♛♝♞✍︎𝐂ᴀʙᴅɪsᴀʟᴀᴀɴ 𝗤ᴀᴀʀᴇʏ
Axsan caasho cike caadi maaha waah waag
Waa ii dhin,neyd, caasha cige 🤔
hala yaa hala qaraami🥰🔥🔥
Maxamed.. moge❤😢
Ukuul iyo micidada setaa
Mascuud cabdi
❤❤❤❤❤❤❤
Hestan riwayadi dab kariwaaa ayay kujirtay
Ma hubtaa....?
Uma maleeyo inay Ku jirto
Alle.haunaxariisto..abwaan.cali.caateeye....waa.xigmadiisii...
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒;
#Page1
➪Miigane libaaxow
➪Mudanaha dugaagow
➪Inaad tahay maqaadiir
➪Iyo cadow masiibo ah
➪Marna aad shinbir u thy
➪Maatada halowdoo
➪Wacadkaagu meel maro
➪Misna noqoto awliyoo
➪Soo midab gadoontoo
➪Macnaheedu dheer yahay
➪Muddo aan dhawayn baan
➪Maqli jiray warkaagee
➪Maantana hadaan ahay
➪Marti iyo amaaniyo
➪Magantaada Aaryohow
➪Muslin ii gar gaariyo
➪Mahuraan i gaadhsiin
#Page2
➪Naf muraayadeedii
➪Ma naxaanka caashaqu
➪Maadhiin ku toogtoo
➪Miyir beela kaymaha
➪Mirataa U kuuliyo
➪Milicsiga afkaagiyo
➪Micidaada seefta ah
➪Muraaraba dilaacee
➪Mana Ogi'se kaad thy
➪Malag kuu xaq qaadiyo
➪Wehel ii miciinoo
➪Malakada i dhaafshee
➪Maantana hadaan ahay
➪Marti iyo amaaniyo
➪Magantaada Aaryohow
➪Wehel ii miciinoo
➪Malakada i dhaafshee
➪Muslin ii gar gaariyo
➪Ma huraan i gaadhsii.
================END.
Hees xusid mudan.
♜♞♝♚♛♝♞
✍︎𝐂ᴀʙᴅɪsᴀʟᴀᴀɴ 𝗤ᴀᴀʀᴇʏ
Axsan caasho cike caadi maaha waah waag
Waa ii dhin,neyd, caasha cige 🤔
hala yaa hala qaraami🥰🔥🔥
Maxamed.. moge❤😢
Ukuul iyo micidada setaa
Mascuud cabdi
❤❤❤❤❤❤❤
Hestan riwayadi dab kariwaaa ayay kujirtay
Ma hubtaa....?
Uma maleeyo inay Ku jirto