Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Maxamed cismaan maxabe iyo caasha cige geedi Caafimaadka allaha u siyaadiyo Labadoodaba
Waa ereyyadii cali caateeye diiriye laxamkii cabdiraxmaan cismaan cumar ( cabdiraxmaan dheere ) codadkii maxamed cismaan cumar ( maxamed dheere ) iyo caasha cige
Walalo wa mahamed osman mahabe Thnks
😂😂😂
Yaa salaam axsan caleeg Old is gold
Waa heestii ha odorosin caashaqa erayadii iyo laxankii cabdiraxman cismaan cumar(cabdiraxmaan dheere)CodadkiiMaxamamed cismaan mahabe iyoCaasha cige Waa hees xusuus dheer igu le oo aanan ka sheekayn karin
*heestan waxa iska leh CALI CAATEEYE ee walal iska hubi*
erayada miyaanu lahay cali caateeye diiriye abwaankii iska laha erayadii iyo fikradii riwaayadii qiimaha badnayd ee Farxadi Wa naxdin.
Daab jeceil karowaa ayey kujirtay ayan filayaa
Hees iyo badh weeyan heestan waan jeclahay
2/11/2023 sabti milxo sanaag
Woow waxas ayaa hes lagaa dhahaa
❤❤ waa hees qaaliya
❤❤❤waaaw😢
Hee xik mada lahaa weye
Allaha xafido labadoda Dad waxa u ayaan daran ninka mala awale isasiiya ruux neceb una waayo sheegte ka adkeysan waaya 😢Waxad u tahey qof na kuma aho
Sawirka ninkan madow! Spoiled the damn video for me.
Maxamed cismaan maxaba
AUN aamiin. aamiin
Ilaahoy U Naxariisto laba doodaba aamin aamin aamin aamin aamin aamin Aamin Aamin Aamin Aamin
Amiin wll labaduba way nol yihiin waxa dhintay cabdiraxmaan dhere allah ha u naxariisto
way nool yihiin labadooduba,
Caashi wey nooshahay, Allaha xafide. Cabdiraxman dheere AUN
@@hufanejamaal8814 Caashun baa nool
Naxariista alle waa loo baahan yahay mar walba wayse noolyihiin maxamed cismaan iyo caasha cigeh
ale ha idin naxaristo
Wayi nooyi
Maxay gaalo geel ka taqaan walee nin daawaday uunbaa garan somali maryo xumeey,,,,,
25/3/2024❤❤❤ wax kle iga dheh
🏆🏆🏆🏆🏆♥️
Was kuma
Alle ha xafido lanadooduba 25/4/2023 Addisbaba ayaan ku dhagaysanaa xilligan cawaysinka danbe ah. Heestan markii iigu horreysay 2013 ayaan Idaacadda Radio Hargaysa ka dhagaystay anoo Geel lajooga Meel magaalada Godey galbeedkeeda ah oo aan ka dheerayn aad baan ooga helay lkn markaan interneedka ka baadhi lahaa waxaan garan waayay erayada heesta lkn hadda dib ayaan u helay. 🎉❤
Maxamed cismaan maxabe iyo caasha cige geedi Caafimaadka allaha u siyaadiyo Labadoodaba
Waa ereyyadii cali caateeye diiriye laxamkii cabdiraxmaan cismaan cumar ( cabdiraxmaan dheere ) codadkii maxamed cismaan cumar ( maxamed dheere ) iyo caasha cige
Walalo wa mahamed osman mahabe
Thnks
😂😂😂
Yaa salaam axsan caleeg Old is gold
Waa heestii ha odorosin caashaqa erayadii iyo laxankii cabdiraxman cismaan cumar(cabdiraxmaan dheere)
Codadkii
Maxamamed cismaan mahabe iyo
Caasha cige
Waa hees xusuus dheer igu le oo aanan ka sheekayn karin
*heestan waxa iska leh CALI CAATEEYE ee walal iska hubi*
erayada miyaanu lahay cali caateeye diiriye abwaankii iska laha erayadii iyo fikradii riwaayadii qiimaha badnayd ee Farxadi Wa naxdin.
Daab jeceil karowaa ayey kujirtay ayan filayaa
Hees iyo badh weeyan heestan waan jeclahay
2/11/2023 sabti milxo sanaag
Woow waxas ayaa hes lagaa dhahaa
❤❤ waa hees qaaliya
❤❤❤waaaw😢
Hee xik mada lahaa weye
Allaha xafido labadoda
Dad waxa u ayaan daran
ninka mala awale
isasiiya ruux neceb
una waayo sheegte
ka adkeysan waaya 😢
Waxad u tahey qof na kuma aho
Sawirka ninkan madow! Spoiled the damn video for me.
Maxamed cismaan maxaba
AUN aamiin. aamiin
Ilaahoy U Naxariisto laba doodaba aamin aamin aamin aamin aamin aamin Aamin Aamin Aamin Aamin
Amiin wll labaduba way nol yihiin waxa dhintay cabdiraxmaan dhere allah ha u naxariisto
way nool yihiin labadooduba,
Caashi wey nooshahay, Allaha xafide. Cabdiraxman dheere AUN
@@hufanejamaal8814
Caashun baa nool