MAXAA LOO FURAY GABADHA 8 JEER 4 SANO GUDAHOODA? JIMCA WALBA IYO QISO CUSUB*:::Dr Ahmed Al-Yamaani

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 дек 2024

Комментарии • 296

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 4 года назад +109

    Ilaahay Dartii Iigu Saar Walaal Qalli

  • @fadumomohamed9615
    @fadumomohamed9615 4 года назад +28

    6)Muhiimda astaqfaadrta iyo sliga nebiga صلى الله عليهوسلم waa ferej aduuniyo aakharoba
    7) Istikhaaradu waa humiin wax kastaba in ilaahy la wydiisto khayrkiisa hdii shar leyhyna alh kaa xijaabo.
    8) runta inaad ku dhaqanto mar weliba, waayo gabadhan nolosheedoo dhan by sidii ay ahyd ugu warantay ninkan guursanaayo.
    9) samirka iyo dulqaadka alaah ayaaba nebiyadiisa ku amaany, inuu smirku wanaagsan yhyna waa ka faa,iidny sheikh Alyamaani جزاك الله اخي لله

  • @rahmaomar3229
    @rahmaomar3229 4 года назад +4

    Wcs masha Allah waa qiso cajiib ah anaga hadaan dumar nahay oo aniga uga horeya waa inaan ku cimri qadanaa aad ayaa nooga faiideysaa anagana kuwii dadala ilahey hanaga dhigo Aamin yaa Allah jzk llah geyr sheekh dr Ahmed al yamaani ilahey ha ha ku barakeyo

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 4 года назад +18

    Faaiiido waxan u arkaaaa
    1 qofka inuuu alle isku xidho o si dhaba u talo Saarto
    2 Tasbiixda io saliga Nabiga SCW faiidada ay ledahy
    3 dulqaad laaanta dhibkay ledahy waayo nolosha dulqaad laaan wax walba waka burburayaan
    4 Nolosha in aadan ka quusan o raadiso mar walba xal ilhyna isku xidho
    Sheikh Ahmed yamani mahdznd inbdn

  • @najaaxcabdoo1838
    @najaaxcabdoo1838 4 года назад +29

    ماشاء الله جزاك الله خيرا شيخ احمد الله يحفظك ويبارك فيك جمعة مبارك.
    والله قصة اكتير رائعة.
    Wllhi Sheekh abaalkaaga wxaan ku gudno ma garanayo ilaahay wxaan kaaga baryaayaa inuu janatul fardowsa Rasuulka maciisa Alle uu kaa dhigo.
    Faa iidada aan ka fahmay qisadan Bismillah.
    6:Gabadhi waa Hooyadeed Sida ay udhaqanto Hooyadu ayay iyaduna udhaqmaysaa Markaa wxaan kula talin lahaaa Hooyooyinka Hooyo mcn wxaad bartaa gabadhaada Sida ay Dadka Si Fcn ula dhaqmi lahayd Siiba Ninkeeda Ma ahan inay tidhaahdo Lacagta ka qaad iyo wax la mid ah.
    7: Waxa isku Dhex darsamay labo kalmadood Kahelitaan iyo Jaceyl Adigu Dib Iskugu Noqo Qofkan maad ka heshay Mise waad Jeclaatay Qofkani ma kugu qaadan karaaa Dhaqankaaga Iyo Dabeecadaada.
    8: Habeen ka Arooskiina Ka Wada hadla Wxii dantiina ah Waxaad jeceshihiin Iyo wxaad Neceb thiin Muhiim waaye.
    9: Qofku Ma ahan inuu kugu Duruufta Inaad faqiir tahy inaad kulul tahy inaad Xnaag Bdn tahy iyo Wax la mid Ah.
    10: Mar walba oo aad Adkeyso Xidhiidhka Adiga iyo Rabigaa Idiin Dhaxeeya Ilaahay waxa uu hagaajinayaaa Xidhiidhka Adiga iyo Dadka Idiin Dhaxeeya Sida ,Salaada Soonka Sadaqada Waalidka oo loo Samo falo , Adkaarta Ducada Iyo Saliga Nabiga صلى الله عليه وسلم.
    Raali noqdo Waayo Hadalka Ayaan Idinku Badiyay Wllhi Mar walba wxaan Jeclahay Wxii Uurkayga Ku jira in aan ka hadlo .
    سبحان ربك رب العزة عما يصفون وسلام على المرسلين والحمدلله رب العالمين .

  • @samiiramohammed4191
    @samiiramohammed4191 4 года назад +1

    Masha Allaah tabarkallaah runtii waa qiso aad uqiimo badan dulqaadku waa cajiib ilahy sabir hana siiyo sheekhanaa Allaha janno kugu Abaal gudo wax badan ayaan kaa faa iiday runtii

  • @luulhaji3001
    @luulhaji3001 3 года назад

    😂😂😂 waaqiso qosol iyo layaableh oo hadana aqli kujira Maashaa allaah yaa sheikh jizaakallaahu qeer qeeran jizaa

  • @ubahnoor2383
    @ubahnoor2383 4 года назад +3

    Runtii waaa qiso daab aah wax badan laga baranayo
    Ilahey haku xifdiyo sheikh Ahmed adigaa iyo reerkaga dhamantiin insha Allah

  • @farxiyoosman4047
    @farxiyoosman4047 4 года назад +3

    ماشا الله تبارك الرحمن شكرا شيخ الدكتور احمد اليمني ربنا يحميهم ويحفظهم من كل سوء

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 4 года назад +5

    Masha allah jazakallah kheer
    Shukran Sh Axmed al yamani
    Waa khiso cajiib ah
    Lkn waxey u bahantahay
    Dumarka in ey ku cimriqaatan
    Allaha ku sharfo Dr ahmed

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 года назад +1

      Abdullahi Waddani Lion of africa
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

    • @abdullahiwaddani3594
      @abdullahiwaddani3594 4 года назад

      @@AhmedAlYamaani Aamiin shekheegi an kudharto

  • @juweriamohamed1507
    @juweriamohamed1507 4 года назад +4

    Masha allaah shiikh allaha ku xifdiyo faido weyn aya ku jirto waxan ka faidey in aysan aheen inan is kibrino oo aan is weyneysiino mhdsnd shiikh

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 4 года назад +1

    Allaha kaa ajar siiyo sh Ahmed al yamaani aaad ayaan kugu xirnaajiray hada ayaan soo labtey Alhmdulilah qisooyinkaa aad ayaan ujeclaan jiray👌👌👌❤️

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 года назад +6

    Masha Allah tabrikllha sheeq qisadan wwey xanubadantahay runtai waxa badan ayan kafaidey xuman in waba hagajineni jizakalaha qeer ilahey sheeq ilahey haku xafido Aamiin Yaa rabi

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed143 4 года назад +2

    Masha Allah sheikh Ahmed alyamani barakallahu fiik jazaakallahu kheyr

  • @fadumomohamed9615
    @fadumomohamed9615 4 года назад +3

    Aammiinn sheikh dhamaanteenba Alh hayna xifdiyo sheikh iisoo ducee in Alh muraadkyga ii fududeeyo Alh hay noo aqbalo ducooyinkeena🤲🤲🤲🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @sacdiyamahamed8139
    @sacdiyamahamed8139 4 года назад +3

    Mash Allah sheekh jazaakalaahu kheyr wllhi qiso cashar badan inoo dhigtay qofka saamen way ku jeelanesaa bulshada mahmada inbadan oo adksansay waan arkay

  • @inasalahliif1612
    @inasalahliif1612 4 года назад +5

    Mashaa Allah jasaka llah qeer shiikhow

  • @HSH20233
    @HSH20233 4 года назад

    Maashallah. Sheekhow kheyr Allaha ku siiyo . Wax badan ayan kaa faaiiday. Nolosheda wax badan iska bedelay. Inshallah I will continue watching your videos.

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 2 года назад +1

    Maashaallaah allaah Ku xafido yaa sheikh

  • @canabxasan2307
    @canabxasan2307 2 года назад +1

    Mashaa llah shiikh axmad yamani illaha khayr kusii

  • @cadowcusman7865
    @cadowcusman7865 3 года назад

    sheeq ilaah haku xafido insha alaah waxaan aad ugu farax sanahay talooyinka fiican jasaakumu laahqeer

  • @Odix_ff
    @Odix_ff 4 года назад

    Waxan ka fadia in kulel waxaba u ku hagageynin jazakallah sheikh Ahmed al yamani barakallahu fikum

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 4 года назад +1

    MashAllah Ilaheey khayr haa ku siyo sheekh

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 4 года назад +1

    Masha Allah sheikh Allah hakuxiftiyo

  • @caashoxuseen7040
    @caashoxuseen7040 Год назад

    Masha allaah jasakallaah sheikh Ahmed allaah ku xafido

  • @zamzamabdihassan4190
    @zamzamabdihassan4190 4 года назад

    Sh axmd allaha hakubarakeyo wllhi waakeclahay qisooyinkaaga allaha kuxafido..

  • @hamdicafiifah1421
    @hamdicafiifah1421 4 года назад +1

    Sheikh ilhay khyr haku siiyo Aduun iyo aakhiro ba

  • @asmamustafeasmamustafe6867
    @asmamustafeasmamustafe6867 4 года назад +3

    Mnshlh shaxmed alla haku xifdiyo adi iyo waLidiintaa

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 3 года назад

    Rabi haku barakeeyo sheikh anagana rabi xaqa hanagu sugo bi idni Allahi kariim

  • @happyqueen6322
    @happyqueen6322 4 года назад +1

    Walayal ani waxan ahy gabr aad u dabecd yare wiil ayan ayaan dhawed is guursanay angon dagiin ayaan isku dhacnay inaka badan 7 jeer waxana waa maskax adegeeg marka iso duceeyah in sha allh waad mahdsantahy shiiikh al yamani

  • @marwodumar
    @marwodumar 4 года назад +13

    Walaaal albab kasta oo ka xiiiran Allah ha kuu furo hadii aad subscribe iisarto❤️

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 года назад

      I Need Allah in my life
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

    • @marwodumar
      @marwodumar 4 года назад

      @@AhmedAlYamaani Allahuma amiin dhamanteen sheikh jzk kheyr

    • @marwodumar
      @marwodumar 4 года назад

      @@AhmedAlYamaani waxa ka codsana in aad share out iku samyso youtube kayga oo asxabtada la wadakto saa iku dhiiri galiso kheyrka aan wado jzk kheyr sheikh

  • @bariirahaji994
    @bariirahaji994 4 года назад

    Jazakallaah shekh runti wa qiso ku cimra qadasha mudan waxan ka faiday in wax walba lo sabro,naftadana aad siiso time aad ku xisabinkarto qaladkeda iyo sax deda shekh waxan ka codsana hadi an heli karo melan kala so xiriro talo ayan kaga bahna shugrn

  • @haniqueenibrahim7651
    @haniqueenibrahim7651 4 года назад +1

    Scm wll alle haydin xiftiyo dhamaantiin wll igu soo duceeya walashay oo gacan cadaw ku jirta inu ilhay iga soo badbaadiyo alle yaxfidak

  • @munzarbile4248
    @munzarbile4248 3 года назад

    Maa shaa Allah Walsall Alle dartii usaar 👍 👍 👍 👍 👍 👍 👍

  • @mariaabdi6544
    @mariaabdi6544 4 года назад

    Maasha alaah sheikh jzkmlqeyran waa run in la sabro qaasatan labada qof ee is qabo ama qof kastoo Muslim ah ilaahey jidka qeyrka hanagu hago insha alaah

  • @farxiyomaxamed1546
    @farxiyomaxamed1546 4 года назад

    Mnsha.allhu Tabarakallaah sheekh ahmed al yamani illaahay haku xiftiyo insha.allhu waxbadan baan kaa faaiidnay jasaakalaa khyr 🙏

  • @لولوالجنوب-ص5ق
    @لولوالجنوب-ص5ق 4 года назад

    Mashaallh Alle Haku Xafido Sheikh Axmed Al Yamainy

  • @mariasaid1098
    @mariasaid1098 4 года назад +5

    Shiikh jazakallah qeyran
    Fawaaidka waxaa ka mid ah qufka in uu cilmi barto oo hormariya naftiisa 👊

  • @aminaabdi8622
    @aminaabdi8622 4 года назад

    Allah hakudhambi daafo sheikh I.a

  • @maamocdiraxman4461
    @maamocdiraxman4461 4 года назад

    ASC Wall ilaah haku naxaristo الا يعزك ويبارك امين امين امين امين امين يارب

  • @munahassan3141
    @munahassan3141 4 года назад

    Masha allaah shiiqow allaa ku xafido waa qiso cajiib ah

  • @sahroadan4222
    @sahroadan4222 4 года назад +10

    Masha Allah qisadan waxan ka fa'iday inadn kuleel waxba ku hagageynin waxna ku tosenin

  • @rahmanur5945
    @rahmanur5945 4 года назад +2

    Manshaa allaah shekh ahmad allaah haku Xaafadii waa inaanu is ixtiraamno inshaa allaah waa talo wanaagsan

  • @umumuscabahmed9919
    @umumuscabahmed9919 4 года назад

    masha allah waa jeclaahay qisooyinka jimcaha ilaahey haku xafido adiga ehelkaga

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 4 года назад +2

    Qisooyinkaada oo idil aad bn ujeclhyy ooo qisooyin badan baa cibro qaadasho u qaatay waxn rajeynaa in ilhy igu anfaco jaza kallah sheq

  • @naziimmoha5544
    @naziimmoha5544 4 года назад +1

    Masha Allah dr ahmed Allah hakuxifdiyo

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 3 года назад

    Dabeecada wing an waamid qaali ah balse koritaanka guriga xaga tarbiyada ayaa ka xumayd ayada da,daeda way yared balse wax walba waxa ka xoog badiyay tarbiiyadii guriga sheikh rabi haku barakeeyo wax wanaagsan baad noosoo gudbisaa

  • @caaishaa1433
    @caaishaa1433 4 года назад

    Mashalah ani waxa ka faiday shiikh in qofka qaladkiisa u ogado ka dibna dib isu saxo wabilahi towfiiq

  • @fatumamohaaa8945
    @fatumamohaaa8945 4 года назад +3

    Jazaaka Allahu khiyr 💓

  • @nimcomohamedomar8612
    @nimcomohamedomar8612 4 года назад +4

    Masha allah sheikh ahmed ajer allaha ka siiyo ❤

  • @maryanruunxirsi405
    @maryanruunxirsi405 4 года назад

    Asc mansha Allah sh axmad al yamaani allaha ku barakeeyo

  • @sadioabdirahman6006
    @sadioabdirahman6006 4 года назад

    mashlh jazaaklh aloow aduun iyo aakhiro noo naxariiso yaa rabi

  • @ashaali3825
    @ashaali3825 4 года назад +1

    Masha Allah tabarakallah sheikh

  • @nihaamnihaam9828
    @nihaamnihaam9828 4 года назад

    Masha alh Shekh shukrn Makula so xirir kara shekh

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 4 года назад

    Jazaakalaah qeyr shiiq allah ku barakeeyo

  • @maryanruunxirsi405
    @maryanruunxirsi405 4 года назад

    Sh axmad qisooyinka saxaabadana nooga soo sheekee adoo mahadsan

  • @adannimco5900
    @adannimco5900 4 года назад

    Gawadas kali maahan wlh sheikh gabdo bathan ayey kadadacsanthy runti lkn ixtiramka muhim ah Raliyo Allah hainagadigo wlh xisaba jirto ya Rabi🙌🤘

  • @naciimaabdulaahi4484
    @naciimaabdulaahi4484 4 года назад +1

    Qiso cajiiba sheekh alla haku xafido

  • @nuurdinmosmanosman8986
    @nuurdinmosmanosman8986 4 года назад +1

    Masha allah alle hkuxifdhiyo shiikhow ❤❤❤

  • @xamdarxahmed3620
    @xamdarxahmed3620 4 года назад

    Masha allaa sheekh hanblyo allaha ajar haka siiyo inta noso dubayso malinksat 100k inta inkabdnba wa istahisha

  • @ريتاجحسن-ش4م
    @ريتاجحسن-ش4م 4 года назад +1

    الله يجزيك كل الخير احب قصصك ماشاء الله

  • @ardoolow2482
    @ardoolow2482 4 года назад

    Walhi waa qiso cajib ah jazakallah sheik Ahmed

  • @maxamedmaxamuud2454
    @maxamedmaxamuud2454 4 года назад

    Waa cajiiib masha allh allh ku xafido

  • @fadumoahmed8124
    @fadumoahmed8124 4 года назад

    Masha Allah
    Sh Ahmed

  • @roodomuuse782
    @roodomuuse782 4 года назад +1

    6 Inaa ilahy marksta isku xidhid markasta oo aa cidhiidhi dareentid inaa istiqfaarta badsato saliga nabiga badiso aduunka isu kaa furfuraya insha allh.
    7 meesha kunooshahay ama environment aa ladhaqantay haduu dhib kaasoo gaadho meesha katag oo jawiga bedelo.
    masha allh shiikh jaza akallh ilahy hakaa abaal mariyo.

  • @ubahsaid2970
    @ubahsaid2970 4 года назад

    Sh Alah ku xafideh 🤗shek iso duceh muraad ayan leyayi🥺bls

  • @fadumaibrahim5590
    @fadumaibrahim5590 4 года назад +1

    masha allah sheikh jazaka llaah

  • @fardowsafantastic1356
    @fardowsafantastic1356 4 года назад

    M.a allaha ku xafido sheikh ahmed

  • @zeinabhajiyassin9293
    @zeinabhajiyassin9293 4 года назад +1

    Mashallah jazakallahi kheyran

  • @ubahahmed3602
    @ubahahmed3602 4 года назад

    ilaahay ajir iyo xasanaad hakaa siiyo wanaaga iyoqisooyinka aad nala wadaagto

  • @aminomohamed1601
    @aminomohamed1601 4 года назад

    Masha allah sheekh alle haku barakeeyo

    • @salmatiirshe64
      @salmatiirshe64 4 года назад

      Mansha.allaah illaahay.ha ku.xafiido sheekha mansha.allaah 💔💜💚💖🖤💜

  • @jawahirabdi9063
    @jawahirabdi9063 4 года назад +2

    Manshaa allaah waan sugi la,as illaahey xiftiyo shukran

  • @farhiyoabdi7015
    @farhiyoabdi7015 4 года назад

    Manshallah Sheikhana Ilahay haku xifdiyo

  • @shamsohhashi1626
    @shamsohhashi1626 4 года назад +5

    Faaidada 7 aad waxa waaye
    In caruurta marka labarbaarinayaayo eey guri wnngsn oo kalgacayl leh ay ku baaran
    Si ay hadhow u anfacdo ayaga markay guri yeeshaan
    8 aadna waa in hooyo wngsn loo doora ilmaha inta aadan guri aasaasan
    Si ay gabadhaada warka hooyadeed beri u anfaco
    وبالله النوفبق
    شكرا شيخنا

  • @deeqomohamed462
    @deeqomohamed462 4 года назад +1

    Jazakalah kheeran shikh

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 4 года назад +1

    jazakalah kheyr sheekh

  • @fatushayaan111
    @fatushayaan111 4 года назад

    Masha Allah sheqena wan jeclahy qisoyinkada alle hanoka xifdiyo

  • @sahraahmedgorod9324
    @sahraahmedgorod9324 4 года назад +3

    ماشاء الله جزاك الله شيخ أ حمد

  • @sagalmaxamedcumar7141
    @sagalmaxamedcumar7141 4 года назад

    Maasha Alaah jasaakumulahi qeyr shikh

  • @DeekhaAli
    @DeekhaAli 5 месяцев назад

    Sheikhow qiso wadaa. Intee kala shekeysan karaa inta. Inan kasheego. Ma rabo. Isoo jwb. Allaha ku barakeeyo

  • @أحبكربي-خ5ت
    @أحبكربي-خ5ت 4 года назад +1

    احبك في الله يا شيخ اليمني

  • @face3face826
    @face3face826 4 года назад +3

    😂😂😂 ما شاءالله 👌👍قصه روعه
    الحمد لله ❤الله هداها
    الله يحفظك😂😂😂

  • @farhiahassan5477
    @farhiahassan5477 4 года назад +2

    Masha allah sheikh jazakallah insha allah

  • @osama-xo4jl
    @osama-xo4jl 4 года назад

    Maansha allaah sheekh illaahay haku xifdiyo

  • @fahmodhubow6291
    @fahmodhubow6291 4 года назад

    Asc masha Allah sheekhow ilahay haku xifdiyo qisoyinkaga waa wanaqadasho qofki kuwana qadanayo sheek waxan kacodsanaya numbarkaga qiso ani iheysato ayan kula wadagi lahaa

  • @ifraaxcadeey2172
    @ifraaxcadeey2172 4 года назад

    Shiiq shukran allow ku xafida ❤️❤️

  • @naimaabdilahi5119
    @naimaabdilahi5119 4 года назад

    manshaallh sheikh allha hakuxifdiyo

  • @naimahussein5601
    @naimahussein5601 4 года назад

    Manshaalah Allaha kuxafidho sheek

  • @روٌيَدٍةّعٌلَيَصّلَآةّ

    MshaAllh sheakh jazakallahu khayr🤲🤲

  • @shariifocali3381
    @shariifocali3381 4 года назад

    Silac ku nool sodon guursta ka roon ruuntu taa sax mahan ina iska socoto habeenba nin u hoyato sharaften ku lumeyso madam aan guursneyno ina samirna samar aya sadkiisa helo allaah xaq nagu hanuuniyo kheekh ajar iyo xasand allaah ka siiyo👏👏👏

  • @qureshfarah865
    @qureshfarah865 4 года назад +10

    Manshaa ALLAH sheikh Alle haku ilaliyo

  • @anisaabdi3671
    @anisaabdi3671 4 года назад

    Jasakallh wax badan bay nag bedelen qossooyinka ad noga shekaysay

  • @nahyancooking442
    @nahyancooking442 4 года назад +4

    ماشاء الله شكرا شيخ

  • @ifrahmohamed4823
    @ifrahmohamed4823 4 года назад

    Jazakallahu khayr sheekh

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 4 года назад +1

    Masha Allah sheekh shukran

  • @deeqaali787
    @deeqaali787 4 года назад

    Maasha allaah waa qiso aad u wanaagsan

  • @ridwandrabdirzak9930
    @ridwandrabdirzak9930 4 года назад +1

    ماشاء الله تبارك الله شيخ احمد الله يحفظك

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 4 года назад

    Allaah sabirka hanawaa fajiyo jasaa kalaah

  • @maryanmuse7375
    @maryanmuse7375 4 года назад

    Jazakalaah Kher sheikh kulel wax mataro gurigada oo ka dhumay cilaalko dayacmo kadaran

  • @ayaanmohamedmahamud4028
    @ayaanmohamedmahamud4028 2 года назад

    Ustadii wllhi qisoyinkan wa cajib allah haku barakeyo shekadan wa shekoyinka hada socda gabara la guursan wana la furayaa mxy thy sababtu