Qisadii Nabi Daa’uud CS | Nabi, Boqor iyo Garsoore

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 апр 2023
  • Warbixintan waxaynu kusoo qaadannay qisadii xiisaha laheyd ee Nabi Daa'uud CS, wuxuu ahaa Nabi la siiyay Mucjisooyin gaar u ah, wuxuu israa'iil u dhisay Dowlad sal adag leh, wuxuu isku ahaa Nabi, Boqor iyo Garsoore
    Dadkii xilligiisa joogay aad ayay ula dhaceen maamulkiisa iyo hannaankii xikmadeysnaa ee uu wax u kala garsoori jiray

Комментарии • 82