Xaqiiqooyin ku saabsan Romania | DhulkA keymaha cabsida leh ee Yurub

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Romania | Dhulkii keymaha cabsida ee Yurub#romania
    Waa barnaamijkii aan dalalka caalamka kaga warami jirnay waxaana markaan ku soo qaadaneenaa Dalka Romania.
    Hadii aad nagu cusub tahay ama aadan nagu soo biirin fadlan Channel-ka Subscribe-saar si aad ula socoto barnaamijyada xiga mahadsanid.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 137

  • @AbdikadirhusseinHassan
    @AbdikadirhusseinHassan Год назад +1

    I am very appreciated that is why my brother go on, this TV of tanaad it is very important, I have learn many countries

  • @sahalabdinur902
    @sahalabdinur902 Год назад +3

    Inaad background music iskadaysay wnkugu raacsanahay inkastoon ogayn inaad dib usoo celin doonto io inkale mida kle halkaa aad hada joogto eed waayadanbo kasoo waranto waa bari Europe ee hal dal adigoon katagin qaarad kle hainaga radin waa uun iga codsi otherwise mhdsnd wllo

  • @caddekacadde9477
    @caddekacadde9477 Год назад +5

    Masha'allaah Wll muuqaaladaada wax badan baan ka faa'idaa Xitaa qorshayaal Dalxiis ku kala badalan kartaa midii ku haboon inaad ku dalxiistid ee ku qarash yar mgrty

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 Год назад +16

    The golden voice tanaad welcome my Prother 👍🙏

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M Год назад

      🤦🏼‍♂️

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +7

    Ku mahadsanid bro sidaad taarikhda noola wadaagto💙

  • @craxmaanjaamac4816
    @craxmaanjaamac4816 Год назад +2

    Wll waadku mahad santahay saaad noogu soo gudbisay taariikhda dalka Romania 🇷🇴 lkn sxb waxaan kaa codsanayaa Sudan 🇸🇩 inaad kasoo hadasho

  • @islaanmaxamed894
    @islaanmaxamed894 Год назад +1

    Shp wa codsi uganda so samee inn jaamacd u aado rby waana la iga bajiyy wllkyoow i caawi o video yd xiga kso samee

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin Год назад

    Mahadsanid masuul 🎉❤❤❤❤❤

  • @saidsomali6690
    @saidsomali6690 Год назад

    Thanks brother God blessing you , videoga dhaqamada kasugyna

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 Год назад +1

    The Geographical Master wxn jeclan lahen inad video inooga so sameso taariqda khaliifadi so maray islaamka iyo xadaaradaha sida cabbasiyinta umawiyinta ayyybiyinta cusmaniyinta kuwaso dhan tariqdoda iyo xogo kle o ku sabsan mhdsanid

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 Год назад

    Buchrrest capital of romania
    Budhapest capital of hungry

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 11 месяцев назад

    Aan ku saxo caasimada wadanka u akhri sxb (BUKHAREST)

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud Год назад

    Horta romaniya dawladi cusmaniyintu makatalin jirtay ilaan hangari o kasi shishaysaba wayka talinjiren turkiduye iyo serbiyo kuqabsanbe

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 Год назад +4

    Romania warbixinteeda inta ka sugeyey aadbad u mahdsnthy ustaad
    Waa wadan aan rabo inan riyoyinbadan ku rumeyo

    • @saidabdirahiim4608
      @saidabdirahiim4608 Год назад +1

      Wllo miyaad I maneysaa Romania

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Год назад +1

      @@saidabdirahiim4608 Haa sxb insha alle mad ku nooshahay romania

    • @saidabdirahiim4608
      @saidabdirahiim4608 Год назад

      @@siciidcawil9894 haa wllo

    • @hoodoraage648
      @hoodoraage648 7 месяцев назад

      Siciiid walal romania wxn raba inan imaado bacdal ramadan ee war bixin ma iga siin karta ​@@saidabdirahiim4608

    • @hoodoraage648
      @hoodoraage648 7 месяцев назад

      ​@@saidabdirahiim4608 siciid walal wxn raaba inan imado romania bcadal ramadan ee war bixin ma iga siin kartaa

  • @ahmednorali7838
    @ahmednorali7838 Год назад

    Thanks bro

  • @CabdicasiisMaxamed-pq2qt
    @CabdicasiisMaxamed-pq2qt Год назад +1

    Lagand

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +1

    Music 🎶 yaraa ayaa bili jiray codkaaga
    Dib uso celi Macalin

  • @abdirahmanabdullahi3077
    @abdirahmanabdullahi3077 Год назад +2

    Mahadsanid wll sidaad taarikhaha dunida noogu soo gudbiso waxaan jeclaan lahaa inaad magaga ila wadaagto.

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 8 месяцев назад

    Tanaadoow, sxb, dalalka aad nala wadaagtid waxa aadan noo raacin bedka ood awal sheegijirtay oo aadan sheegin naacadda dhuleed tiro ahaan

  • @mahdimohamed1850
    @mahdimohamed1850 Год назад +1

    Background music midkii hore beelo ahaa macalimuu

  • @sheymaaaadam4077
    @sheymaaaadam4077 Год назад

    Dalka rgypt wali kama so hdlin next kaso diyaaro

  • @abdimaalikahmed2815
    @abdimaalikahmed2815 Год назад +2

    old music so celi tanadow

  • @heebaancumar9324
    @heebaancumar9324 Год назад +2

    Tanaad sxp horay usoco waxd u qalanto 1million romaia waxbarasho visa xaraystay

  • @abdirahmanabdallah925
    @abdirahmanabdallah925 Год назад

    Soviyati kama mid ahan e warshadaha dheh

  • @hassanadan3115
    @hassanadan3115 Год назад +1

    ❤Maasha Allah aad baad umahadsantahay saaxib ❤

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 Год назад +1

    First pin📍 ustaad

  • @SaabiriinCiise-jn1vv
    @SaabiriinCiise-jn1vv Год назад

    Wll dalka afghanistan soqabo

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад +1

    The best RUclips'r 👌 TanaaD 😢❤

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b Год назад

    Blls ka soo hadal afganistan😢😢😢❤❤❤❤❤🇦🇫🇦🇫🇦🇫🇦🇫🇦🇫🇦🇫🇦🇫🇦🇫

  • @sadikibrahim8299
    @sadikibrahim8299 Год назад

    Waxaa kasoo hadashaa dalka turkiga

  • @geedow-tw3gu
    @geedow-tw3gu Год назад

    Romania wadan ka adag ma arag waxaa so maray bilawgiii sanadkaan waxaan tegay sedaxda magaalo oo uu saxiibkeen shegay tii igu adkeyd waa timişoara

    • @nuuracabdilaahi8679
      @nuuracabdilaahi8679 Год назад

      Wall xage kala so xidhiidha wan uso socda wan jeclan laha iga war bixiside

  • @abdicuud4492
    @abdicuud4492 Год назад

    Sxp Musigii Hore kusoceli Barnamishka Asaa xiiso Uyeeli Jiree

  • @abdiazizmusehussein5775
    @abdiazizmusehussein5775 Год назад

    & please Re use your old Music background, That's my opinion and consultation.

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Год назад +1

    Haduuba sxbky ku sii keeda alle ha usahlee

  • @zainabzaleban2563
    @zainabzaleban2563 Год назад

    Dalka zrylankaa .

  • @calisalad6301
    @calisalad6301 Год назад

    Wabiga Danube, waan ku safray sidoo kale Bucharest iyo timisora waantagay inkastoo aanan ku daahin

  • @abdulkadirahmed9230
    @abdulkadirahmed9230 Год назад

    Dr sebi noo soo Tabi taarikhdisa bro

  • @AffectionateBreakfast-hu4vd
    @AffectionateBreakfast-hu4vd 8 месяцев назад

    Soobadi pro

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan Год назад +1

    Xog muhiim ah mahadsanid bro

  • @Mariyo234
    @Mariyo234 Год назад

    Walaal qaali waad ku mahadsan tahay fahfaahinta aqoontu ku dhehan tahay lakiin wakhtiga inoo kordhi please brother keep going 🙏

  • @Amuun05
    @Amuun05 10 месяцев назад

    Soo badi ❤

  • @saidabdirahiim4608
    @saidabdirahiim4608 Год назад +1

    Hello wixii Romania ila jooga

    • @namouyamahmoud1834
      @namouyamahmoud1834 Год назад +2

      Wllo numberkaaga mi iisoodiri kartaa inaan kulasoo xiriiraan rabay Romania waxkaa weydiin rabay🙏🏻😊

    • @saadaqcali2237
      @saadaqcali2237 Год назад

      Wll numberkada isoo qor arin baa ka leyahay

    • @hoodoraage648
      @hoodoraage648 7 месяцев назад

      Siciid wax maclumad ah ma iga siin karta romania

  • @Khalidyuusuf-ep8kx
    @Khalidyuusuf-ep8kx Год назад

    Next video yemen

  • @hanadsayid7081
    @hanadsayid7081 Год назад

    Muusigii hore iyo cadkaada aad iyo aad ayey iskugu soobaxayeen .
    Nooso celi fadlan

  • @AliCade-h6m
    @AliCade-h6m Год назад

    🎉😂waa cabsi cabsi

  • @CabdinaasirShariif-gi1mf
    @CabdinaasirShariif-gi1mf Год назад

    Wll muuqalada noocaan ah aad ayaan u danayna hadaanahya dhalinta soomaaliyeed ee noo soo badi kuna soo door inta maamul ay soo mareen oo fahfaah san aad ayaana u jeclahay markaad ka sheekaynayso dal waxaan mooda inaan dhax taagnahy

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад

    Mahad sanid macalin horey soco wad naga raagtey kheyr baan kuu rajey nayaa mahad sanid nabad galyo

  • @koke8711
    @koke8711 Год назад

    Tanaad maxaa ku gu dhacey oo aad ugu soo hadli dahey dalka norway🇳🇴

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 Год назад

    Garan waayay saxibadaydi yaraanta waxay magacagan iigu bixiyeen Romania 🇷🇴

  • @Ibraahim-p9w
    @Ibraahim-p9w 5 месяцев назад

    Thanks

  • @Mohamed-o3o2u
    @Mohamed-o3o2u Год назад

    Sxp aad u mahadsan thy please markan iraq kasoo hadal

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 Год назад

    The king Of Geographic Nd Golden Voice come_Back

  • @barkhadhasan1870
    @barkhadhasan1870 Год назад

    Aad baad u mahdsthy bri mar dhaw baan tegayaa zxp inshaallah

  • @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
    @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu Год назад

    M.a sxp Sheekadoodana noola soo dhaqso sxp Adoo mahad san

  • @AbuwaladAbuuwalad
    @AbuwaladAbuuwalad Год назад

    next Germany 🇩🇪 kasoo hadal❤😊

  • @IbrahimNabadey
    @IbrahimNabadey Год назад

    Background music soo celi sxp

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 Год назад

    Mhdasanid muuqalka danbena wan dawan doona idam alle

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    M.a keep going bro TanaaD 💪 🙏 💯 🙌

  • @abdullahicarab4936
    @abdullahicarab4936 Год назад

    I.a wan kusugidona nosogudbi

  • @ShuceybAhmed-u4o
    @ShuceybAhmed-u4o Год назад

    Pro waa sexaty ayaan soo badi muuqalada

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Год назад

    Thanks brother tanaad best channel 🎉😊

  • @ZahaNOR
    @ZahaNOR Год назад

    Wll Jarmalka maa ka soo faalooto wll Gold Voice ❤

  • @maxamedcabdullahi-rq6wz
    @maxamedcabdullahi-rq6wz Год назад

    Bar naamishka aad usoo Badiya aad ayaan idiku xiranahay

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye Год назад

    Walahi ninkan aqoon Farabadan baan KaFaaiday

  • @Ezy15311
    @Ezy15311 Год назад

    Background kii hore kulaabo

  • @lagarmuuse6465
    @lagarmuuse6465 Год назад

    Mr Gold Voice First Comment

  • @zezo41ab92
    @zezo41ab92 Год назад

    آستمر ي آخويآ♡ TANAAD♡

  • @mustafelamo
    @mustafelamo Год назад

    Waxaan sugaynaa muuqaalkaa insha allaah❤

  • @zermubarikbakal4212
    @zermubarikbakal4212 Год назад

    Maqnashaha badan naga yaree bro tanaadow

  • @eilyascali7460
    @eilyascali7460 Год назад

    Wan sugeynaa insha allah

  • @salaxabdicamuud8621
    @salaxabdicamuud8621 Год назад

    Pls,kasoo hadal wadanka Lithuania 😊

  • @saidabdirahiim4608
    @saidabdirahiim4608 Год назад

    Timish wara waa xuduuda dalka laga soo galo

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 Год назад

    Golden voice mr tanaad hore usoco

  • @hassanliban4678
    @hassanliban4678 Год назад

    Bucharest my City ❤

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 Год назад

    Tnx ustaadka juqrafiga

  • @nimaofaisal725
    @nimaofaisal725 Год назад +1

    Videos waxyaabo badan laga faa’idayo ayaad noo soo gudbisaa oo taariikho iyo dhulbarashoba isugu jira.
    Mahadsanid walaal!❤

  • @badriabdirizak1772
    @badriabdirizak1772 Год назад

    Welcome back 🎉❤ sxb

  • @freshshorts2905
    @freshshorts2905 Год назад

    Manshaalah ustad

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 Год назад

    Tanaad Aniga Macalinkayga🎉🙏🙏

  • @AdnanSaami-gp2qp
    @AdnanSaami-gp2qp Год назад

    Masha Allah

  • @omarabdo6643
    @omarabdo6643 Год назад

    Dracula🧛🏻‍♂️

  • @canaabdahir-ze6dt
    @canaabdahir-ze6dt Год назад

    Thanks sxp mcn❤❤❤🎉

  • @Abdirisaq-gl7oy
    @Abdirisaq-gl7oy Год назад

    Albanian aawey

  • @abdirashiidmohamed8202
    @abdirashiidmohamed8202 Год назад

    Lendg Tanaad

  • @MustafeKhabiir
    @MustafeKhabiir Год назад

    The golden voice

  • @Zalwa15
    @Zalwa15 Год назад

    Shukran ustaad

  • @MahadSheekhNuur
    @MahadSheekhNuur Год назад

    Asc maclim Tanaad

  • @abdiazizmusehussein5775
    @abdiazizmusehussein5775 Год назад

    Ustaad Mohamed amiin , am the frist ❤

  • @najiibcabdi5178
    @najiibcabdi5178 Год назад

    Fast views ❤🙏

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf Год назад

    Wallkei✨️🌹

  • @housseinomar8687
    @housseinomar8687 Год назад

    Halka ku noqo romania, kamid ma ahayn sovietka

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад

    ❤❤Tanaad Channel❤❤

  • @BashiirBulshaawi-vr2oh
    @BashiirBulshaawi-vr2oh Год назад

    Thanks

  • @faqadaricumar5448
    @faqadaricumar5448 Год назад

    welcome

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Год назад

    Libaaax

  • @shahbaas
    @shahbaas Год назад

    Tanaad ❤❤❤

  • @gacmodahab5611
    @gacmodahab5611 Год назад

    Delta magacayga dhul la dhaho aa

    • @maxameddeeqcabdale961
      @maxameddeeqcabdale961 Год назад

      Wax yar bey ka mid ahayd 1989 bey ka hoos baxdey inteyna sofiyedka burburin

  • @abdikanisaleh2459
    @abdikanisaleh2459 Год назад

  • @faysalcabdiismail9667
    @faysalcabdiismail9667 Год назад

    Imikaan tagayaa insha allah ilaahay hayga siiyo vsaha

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад

    Thanks Ustaad.