Vlog Ismadhaanto Maalinta Siday Iskugu Imaadaan Wiilka Iidle Oo Kusoo Biiray Ismadhaanto

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 31

  • @xamsebulshaawiofficial7512
    @xamsebulshaawiofficial7512 3 года назад +8

    Team isma Dhaanto Hore u socda zxpayaaL Kaafi Cabdi zxp alle ka farxi alle adna ha kaa farxiyee walalkaY Iidle yare Alle ha Ku caasiyin Nimcaduu Ku siiyey nimcada waxaa ka mida Awlaada markaaa cunugaa quruxda badan masha allaaa Ee alle hadyad kaaga dhigaY Waxad bartaa Wixii alle raali ka yahay Oo Quraanku U Horeeeyo si uu alle nooga dhigo sheekh ama wiil noo badala culimada Oo LA wada jecel yahay adna illahaY kuu barya Oo Ku Adeeeca kuuna zo duceeya markazta Ha barin Heesaha Ha barin Ha barin Ha barin zxp Waaa talo lkn ficilku waa dhankaaga hadalkaygana wax kale ha u qaadan please waayo shaydanka ayaaa neceb hadalka wanagsan Waaa IGa talo aduunkana wax lagu siiyo waxaa ugu fiican qofka wax Ku sheega waxasoo kaaa dhiga wax aaad Ku guuleysato aduunyiyo iyo aakhiraba walalkaY Iidle Yare ka farxi illahay markasta si uu adna alle kaaga farxiyo markasta umatu islaaaM waan idin jecelahaY walaladaY anigana ii soo duceeeya Qof qaflad iskaga jira ayaan ahaY inuu alle igama masaxo insha allaaa

  • @biriyanaftqstyl
    @biriyanaftqstyl 3 года назад +3

    M.a dad aan jecllhy ilhy ha idin deysto walalheyga 💝💝💋💋

  • @fardowsayusuf4003
    @fardowsayusuf4003 3 года назад +1

    Maasha allaah qadar yare caadi mahan

  • @leylaladanm2290
    @leylaladanm2290 3 года назад +1

    Masha allh

  • @xayadmaxamuud2955
    @xayadmaxamuud2955 3 года назад +2

    Ala haya islii masidanaa

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 года назад

    Kaafi legend suaalaha inoo so badi wayo wa dag yahin kuwadee🤣🤣

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 года назад

    Mansha allah

  • @Mirqaaye
    @Mirqaaye 3 года назад +1

    Isma dhaanto waxaan ka codsanayaa inay team ismadhaanto ka saaraan cunuga afka dheer leh oo waalid cayga badan waxaan idiin sheegayaa team ismadhaanto cunugaaas yuusan idin sharaf dilin akhlaaaq malahan waa wasaqaaaan

  • @biriyanaftqstyl
    @biriyanaftqstyl 3 года назад +7

    Eraygas wuxu aha ma isla fir firna tas igla yabneyd 🤒🤪🤣🤣😄😄

  • @AbdirizaaqZuldaan1
    @AbdirizaaqZuldaan1 3 года назад +6

    Hhhhhh

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 года назад

    Masha allaha keep going wallahey

  • @faisaahmed2648
    @faisaahmed2648 3 года назад +1

    5:24 i was driving n my man was keep bothering me kkk i told stop mom it was embarrassed I was think of my kids ... He was at like child not listen when i said no

  • @maxamedxoogamaxamedxooga7115
    @maxamedxoogamaxamedxooga7115 3 года назад +3

    San iyo islii aa

  • @abdighanivlog5672
    @abdighanivlog5672 3 года назад

    Nice vlog

  • @shnti5592
    @shnti5592 3 года назад +5

    Dareen midab keeda ayee ledahay kaafi joji fodada aad wadato

  • @maahirabdi1519
    @maahirabdi1519 3 года назад

    Big bro kaligiis ha dhinto kulaha subxnallaah🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @filsanmohamed2736
    @filsanmohamed2736 3 года назад +6

    we need part 2

  • @maxamudxassan1823
    @maxamudxassan1823 3 года назад +1

    Kafiyow re gariisa hadanhy hano gafin dee sxb

  • @BG-gc9is
    @BG-gc9is 3 года назад +3

    Wr asxbey wxan idin waydiiyay camera man kiina iyo najmo nashaad ninka qaba mxay wadaagaaan 😂😂😂

  • @MaanQaboojeLyrics
    @MaanQaboojeLyrics 3 года назад

    Wani wataa

  • @faraxabdirahman6287
    @faraxabdirahman6287 3 года назад +1

    😁😁😁😁😁😁😁

  • @maryamomaanka9157
    @maryamomaanka9157 3 года назад

    Erayga nin idhahay 1 dollar isodir anoo cunug yar ah 2013 eheed waan layabay kkkkkkkkkkkk

  • @fartunahmed4526
    @fartunahmed4526 3 года назад

    Kafi garissa yaa Afsomali kugaro

  • @hassanbilebarre9
    @hassanbilebarre9 3 года назад

    Pig pro maxaa lodilay

  • @hajjabdijaliil6287
    @hajjabdijaliil6287 3 года назад +2

    Sheekadii xasan top baa bilawdeen hebel oo dur dur media kusoo biiray wiilka iidle yare oo ismadhaanto 😂😂😂

  • @warsameosman9495
    @warsameosman9495 3 года назад

    Waxaa igulayaab badaa gabar aan shu kaansanaa oo igu tiri war horta yaatahay ee ula jeedo qabiilka aa tahay ii sheg

  • @himilochannel418
    @himilochannel418 3 года назад +1

    Aar AnigaH iweydiiya kaafi waa ina abtigay weeye ee iweydii waa shabeel Mahmood HargeisaH haplaha hargeisa dhameeyay waliba qudhac dheer hhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @shnti5592
    @shnti5592 3 года назад +6

    Islii xafad qurun waye moqdisho ayaba ka qurxoon wayo islii melmaha wayo mel ay dadka kubadan hhhhhhh