Idle Yare Iyo Big Bro Marqankii Dubaabka 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • PLEASE SUBSCRIBE TO MY CHANNEL TO WATCH MORE VIDEOS...........

Комментарии • 44

  • @zakihanadbishaar9961
    @zakihanadbishaar9961 2 года назад +6

    Iidle yare nin Qalbi wanagsan Waye watageraa Runtii Keep going bro iidle yare🥰

  • @fali4527
    @fali4527 2 года назад +1

    Aniga heesaha ma dhageesto lkn inanka idle Wa qof wanagsan firfircoon shekadiis aya kahela Oon dhageesta markan arko qof ayu ka qosalsiya Allow Cafimad siiy Caruurtiisna Allow la kori Oo Xifdi kuligood Aamiin Ya Rabb......lkn Weligeey idle ma arag kkkkkkk!!!🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏😍😍

  • @aabkarinyusuf1657
    @aabkarinyusuf1657 Год назад +1

    Legend idle yare from gaaljecel saransoor 🥰

    • @AbdullahXayow-ly2bb
      @AbdullahXayow-ly2bb 9 месяцев назад

      Szb galjecel qabiil miya mise wa laf jijeele ka tirsan mise badicade

  • @hamzaaliaxmed9917
    @hamzaaliaxmed9917 2 года назад +2

    Waaw ragii way soo laabanayaan iidle iyo big bro idin jecliyaa 🥰🥰 mar walbo ruwaayado noo soo duuba🙏🙏🥰

  • @bashiiromar
    @bashiiromar 2 года назад

    Big bro sxb sidaan kuwad wlhi waan u xiisnay rowaayadahaadi 2017 ,2018

  • @SYL-nq4yo
    @SYL-nq4yo 2 года назад +2

    Laakiin Iidle wuu hilmaamay shalay markuu xanuunsanaa oo uu dhibaateysnaa hadana wuxuu u fadhiyaa QAAD, SONKOR( Kooka koola ) iyo hadal cantaraa baqash ah oo uu ALLE xarimay . Waxay ahayd inuu camal kale raadsado oo Alle u dhaweeya maadaama Alle caafimaad siiyey markuu dhibanaa shalay

  • @Mohamediniho.usa2
    @Mohamediniho.usa2 Год назад

    Edmonton canada i been there

  • @axzaap9995
    @axzaap9995 2 года назад +3

    Big bro sxb TikTok live intuusan iiman oo sheekada qabiilka Adan galin views fcn ba hysatay oo aad somalinimo ku heshay bal hda firi farqiga udhexeya qabil iyo qaran sxb wa iga talo TikTok dhiiqadeeda kamayro wiil qaran ba ahayde sidaadi kuso noqo nin talent leh ba tahaye viewska qabiil haku waynine sidaadi kuso noqo 👍

  • @aabkarinyusuf1657
    @aabkarinyusuf1657 Год назад

    Legend idle yare legend

  • @maslahdais1576
    @maslahdais1576 2 года назад

    Big bro,miss your funny entertainment,kindly bring more

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 2 года назад

    We miss you big bro welcome back... ninkii kaafi baa dhilka la galay sumcadii isma dhaanto

  • @waxcusubchannel7602
    @waxcusubchannel7602 2 года назад +1

    Xarfaanay mooqaalada big bro iyo iidle soobadiya

  • @harunmaruf918
    @harunmaruf918 2 года назад +1

    Legends welcome back

  • @osman_hajji27
    @osman_hajji27 2 года назад +5

    Alla muxuu Chanelkan waqti uu kala kacsanaa hadana hoos u dhac ayaa ku yimid war halkee ka dhacdeen reer Ismadhaanto🙏

  • @liibaancabdi7051
    @liibaancabdi7051 2 года назад

    Welcome back lagends noo soobadiya

  • @adnaali8104
    @adnaali8104 2 года назад +1

    I like this type of vlogs ☺

  • @Moha374m
    @Moha374m 2 года назад

    youtube kan update ayuu rabaa

  • @abdinoormohhammed2723
    @abdinoormohhammed2723 2 года назад +1

    Hadii mar soo laabateen waxkale madaawanaayi

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac5486 2 года назад

    Ben ben ad kumarqante kkkk jamacad

  • @jamaadam1473
    @jamaadam1473 2 года назад

    Legend

  • @mkp00j05
    @mkp00j05 2 года назад +2

    Legends

  • @fowziaahmed8336
    @fowziaahmed8336 2 года назад +1

    Horta waan yaab big bro ma team marqaanba plz waxan raba jawab

    • @dalmaryare6269
      @dalmaryare6269 2 года назад +1

      fowzia ruwada idlayare dhigin waa run waxey b katurmueysaa nolasha qurbaha taalo aniga norway my btother igayar amirica jogaa 23 isma arkinn

  • @nagibmomer
    @nagibmomer 2 года назад

    Aar aniga macawiistaa igagadan

  • @Mohamediniho.usa2
    @Mohamediniho.usa2 Год назад

    Marqaan idaa

  • @Mohamediniho.usa2
    @Mohamediniho.usa2 2 года назад

    Halkaa marqaanka soodeg

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 2 года назад

    Giridhi hayeh Sow Giridhi mahaan ninkan oo maxa ku dhacay 😂😂😂😂

  • @Moha374m
    @Moha374m 2 года назад

    big bruh mxuu lacatoowe😪

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 2 года назад

    Kalay run run ayaba u marqanten ilen hurey aya ucunijirten miya

  • @irshadfarahirshadfarah
    @irshadfarahirshadfarah 2 года назад +3

    Welcome black 😝

  • @darishore814
    @darishore814 2 года назад

    Waxa socoteen ma waxa keenteen gus aa isku aadiyay iyo masaa futada iga galay 🧐

  • @Raho339
    @Raho339 2 месяца назад

    💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @maanka_cadde
    @maanka_cadde 2 года назад +1

    Saan maa idin dan besayna 5hr 616 Views update la anta waa dhibkaan sxb kor isku so qada dhalin yara talant laha eheden oo waliba fikrada fican so gidbin jiray hirdada ka kaca

  • @Moha374m
    @Moha374m 2 года назад

    😂😂😂

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 2 года назад

    Kkkkkkkkk

  • @abdikamalomar6283
    @abdikamalomar6283 2 года назад

    War Raga caadi bey u mirqaamayan hadhow ruwaayad waaye yaa nalagu shekenin tubaaco lagashanaayaa hhhhhhh

  • @MrGesey
    @MrGesey 2 года назад

    Legends

  • @tusmoreactions5128
    @tusmoreactions5128 2 года назад

    Legend

  • @hassankaafi7190
    @hassankaafi7190 2 года назад

    😂😂😂

  • @vcb3857
    @vcb3857 2 года назад

    Kkkkkkkkkkk