Fasiraada 50 Riyo Oo Cajiib iyo Yaab Badan┇► Sh Siciid M. Faarax 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 249

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Год назад +5

    Salaam Alaykum masha Allaha thanks first one ❤🎉

  • @HassandjamaGouled
    @HassandjamaGouled 8 месяцев назад +5

    Mâcha allah

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Год назад +6

    Riyooyin badan baan arkaa oo la iifasiray waanka faaiiday dadkii soo dhiibtay

  • @shabcaancabdi6592
    @shabcaancabdi6592 Год назад +5

    Jasakalah khayr sheekh ❤❤❤❤❤

  • @DrahamDekerdo
    @DrahamDekerdo Год назад +5

    Shekhow waxaan kuriyooda dooro farabadan, kadibna mid ilma badan hoostakuhaysato ayaa iisoofiijisatay oo igahariweyday. 3dax bari kadib sidookale dooro ilmawadato isoobursatay markey isoogaadhayneh gacanta midnight ayeey igaqaniintay. Bal iifasir. Walahu aclam

  • @abdihalimosman1826
    @abdihalimosman1826 Год назад +16

    Video meel walba wan ka raadiyey mahadsanid Daarul khayr❤

  • @Fardaws-v9e
    @Fardaws-v9e Месяц назад

    Alle haku xadido sheekh waxn jeclahy in riyo aan ilaa hada layabahy ina iifasirto inshallh xgee kaheli kara

  • @MunaKheyr
    @MunaKheyr Месяц назад +1

    Asc Shekha khyr ilahay ha siiyo aniga riyo inlayfasiro Raba intee kahelaa walalayaal

  • @sharifaali-t7q
    @sharifaali-t7q 8 месяцев назад +10

    Sheekha khayr allaha siiyo xageen ka helaa Riyo ayaan rabaa inuu ii fasiro insha allaah

  • @mustafefarah1450
    @mustafefarah1450 9 месяцев назад +9

    Jasaakal laahu khayr shiikh

  • @XaliimoAlin-k7o
    @XaliimoAlin-k7o Год назад +3

    Shikhow kheyr allaha ku siiyo shiikhow waxaan ku riyooday anigo afkeyga timodheer ka soo jiidayo ee iitafsiir !

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 Год назад +1

      Waa:sixir xasad il ilhay hakasosaro

    • @MaaliyaAweeyse
      @MaaliyaAweeyse 7 месяцев назад +1

      Asc wr wb sheqow allakubarakeyo aniga waxankuriyoday anigo Korow andabacersanayo an gurigakasarilahy

    • @MaaliyaAweeyse
      @MaaliyaAweeyse 7 месяцев назад

      Marne waxankuriyoday anigo gabadho dumashidey wallshed timaheyga gacmakulajirto falageyso

  • @hodanmaxamuud-mw5kp
    @hodanmaxamuud-mw5kp Год назад +6

    Allah khayrka hana waafujiyo❤❤❤

  • @halimahashi9865
    @halimahashi9865 Год назад +1

    ASC . Sheikh ciwaanlaaga ma heli kara khair Allaha ku siiyo

    • @EagerDragonflies-en2nu
      @EagerDragonflies-en2nu Год назад

      The comment translation, of this comment is misleading. 😂😂 the correct translation is, sheikh Don't you have a contact info? My Allah give you a good deed.😊

  • @FaadumoMaxamed-k6q
    @FaadumoMaxamed-k6q 6 месяцев назад

    جزاك الله خيرا

  • @muhubosaidmohamed4967
    @muhubosaidmohamed4967 2 месяца назад

    Asc, Sheikh waxaan kiriyooxay Aabahay oo sanad kahor dhintay anigoo usoogalay qol uu fadhiyay deetana wuxuu igu yiri Aabe halkee jirtay ana waxaan idhi aabe qolaan hawl usoo qabanayay si aan lacag UGA helo hadibna wuxuu igu yidhi maanta anigaad ii casumantahay, Maxay noqon kartaa riyadaasi sheikh.
    Jasaakallaahu khayr.

  • @SafiaHassan-x2j
    @SafiaHassan-x2j Месяц назад

    Masha. allahi

  • @yurubAxmed-g2i
    @yurubAxmed-g2i 7 месяцев назад

    Asc shiikh waan ku salaamay hal riyo ayaan wataa sheekh halka riyo waxay tahay laba dumara an ismaagnay ayaanku riyooday balse anuu waan cafiyey sheekh bal ii soo fasir

  • @dhuuxwrs
    @dhuuxwrs 8 месяцев назад

    Ascw sh jazaakalaahu kheyr waxaan ku riyooday qof aan qaraabo nahey dhaw ceel uu leeyahey anigoo biyaha ka dhuraayo qofkii qaraabadaan aheyn uu fadhiyo ceelka afkiisa

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 Год назад +2

    Maansha allaah tabaarakallaah allaah yaxfadka

    • @sahroyusuf6848
      @sahroyusuf6848 Год назад

      Riyada ma halkaan ayaa lagu qoraa fadlen ii soo sheega jkz

  • @AaminaSiciid-x8l
    @AaminaSiciid-x8l 3 дня назад +1

    Asc. Shekh. Waxan. Kuriyoday. Aniga. Oo nabi. Muxamad. Xaskisi. Caasha .qabrigeda. Dagan oo. Dhunkanaya. Markalena. Waxan. Kuriyoday. Ano. Radinaya. Caasha. Qabrigeda oo wayay

  • @ruwaidadirir8772
    @ruwaidadirir8772 Год назад +8

    Shiikh xagee lagaga so xariraa allah ku barakeyo

  • @HodanBedel
    @HodanBedel 11 месяцев назад +2

    Kheeer illaaheey haku siiiyo Ajir io xasanaad illahey haku siiiyo❤🤲

  • @qadanabdi5947
    @qadanabdi5947 Год назад +8

    Ilaahay ha kaa abaalmariyo جزاك الله خيرا يا شيخ❤❤❤❤❤

  • @HabaryarSophio
    @HabaryarSophio Месяц назад

    Asc sheekh wxn kuriyoday anigo nasaheeyg caano kaadadnayo obadan man irmani mudo afar bilod ah Ayaa igudan beeyday in lainuugo iso fasir riyadaas

  • @AyaanAli-l2n
    @AyaanAli-l2n 2 месяца назад

    asc shiiq allha ku xiftiyo gabar walaashey ah ayaa wexey kuriyota markey salada subax tukato kadib hadey sexato sixir sixr markas kadib way ooyeysa

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 9 месяцев назад +1

    Mashallah tabarkallah ❤❤❤❤

  • @AaminaAmiina
    @AaminaAmiina 11 месяцев назад

    Asc waxan Raba in aan sheeqa sii today ula hadlo nabarkisa Malisinkara wllayal idinko raliya waxan Raba riyo aan waydiyo❤❤❤

  • @dhuuxwrs
    @dhuuxwrs 8 месяцев назад

    Ascw sh mar kale waxaan ku riyooday anigoo warqad cad uu ii dhiibaayo nin ninkii ayaa I kiciyey wuxuu ii soo taagey warqadii wanna diidey mar 2ayuu I kiciyey sidii oo kale waan diidey mar 3xaad ayuu I kiciyey warqadii ayuu ii soo taagey waan ku qeyliyey anigoo diidaaya

  • @mohammedabdinour3550
    @mohammedabdinour3550 3 месяца назад

    Shekh waxaan ku riyooday anigoo gaadhi intuu afkaa hore iguqaaday kolba dhinac uga cararay oo uu kor ii qaaday

  • @abdallasergio8836
    @abdallasergio8836 7 месяцев назад

    Khayr allaH haKusiiyo sheeekh

  • @CaishaAbdiraxman-qd5eb
    @CaishaAbdiraxman-qd5eb 10 месяцев назад

    Intee lagaa heli karaa sheikhow si khaas aha allh ku barakeye

  • @aishayusuf9595
    @aishayusuf9595 Год назад +1

    Mashaa Allah rabi haku xifdiyo ya sheekh.

  • @ilkahcazeh1137
    @ilkahcazeh1137 2 месяца назад

    Sheekh biis si dhakhsa igu fasil

  • @FardawsaAxmed-ip4tf
    @FardawsaAxmed-ip4tf 8 месяцев назад

    Jasaakalaahu khayr sheekh

  • @ilkahcazeh1137
    @ilkahcazeh1137 2 месяца назад

    Asc sheekh waxan ku riyoody qof iga xidhan oo layso dayay wana wlshy

  • @FaadumoYuusud-fl9ny
    @FaadumoYuusud-fl9ny 11 месяцев назад

    Shekh waxan kuriyoda iyado dad iqaday bal ifasir shekh alahakubarakeye

  • @khadiradagan
    @khadiradagan 9 месяцев назад

    Mshallh Mshallh ilhw ada mhd leh ilhw ada mhdle sh ilhy hka jasai siiyo wd iga farxisy riyo an modayay inyna fcnen ba wanaag igu shegty o an ku riyody ilhw i rume

  • @Saynabyuusuf-hh7ry
    @Saynabyuusuf-hh7ry 10 месяцев назад

    Asc shiikha ilahy kakuxafido shiikh mar badan wax igu sonoqty riyooda iyado ladiilayo wan toosa ano qalinay

  • @ruunaxmed5767
    @ruunaxmed5767 Год назад +1

    Wll intee laga xariiri karaa shiiqaan plz😢😢

  • @sucadabdi8516
    @sucadabdi8516 Год назад +5

    Mansha Allah waxan ku riyooday tusbaxaygi oo riyo laygu kenay

  • @UbaxXuseen-r7f
    @UbaxXuseen-r7f Год назад

    Asc shiikh siciid allaha ku xafido wax nagu fiicnan laheed meel lagalo soxiriiro si aad noogu fasirto riyoyinka qaar shiikh codsigaas noo eeg

    • @hawodupat1739
      @hawodupat1739 Год назад

      Wll haduu kuso jawaapo iso sheeg anna

    • @june6206
      @june6206 Год назад

      @@hawodupat1739haduu so Jawa o adna wad arki ye wa mar hore wuxuu yidhi wan joojiya y

  • @HindaAhmedvip
    @HindaAhmedvip 4 месяца назад

    Sheekh wx aan ku riyoody anoo libaax dab ladhacaya

  • @MunaSiid
    @MunaSiid 7 месяцев назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤ا

  • @hamdaqaasim
    @hamdaqaasim Год назад +1

    Shiikh waxaan kuriyoodey labadeydo walaalo odhimanaayo ayagoo nool wiilka wuuba dhintanleyahey gabdhana geed ayadoo hoos joogto qof dhintey aan modaayo hdana nool oo quraanjo cuneyso

  • @hawalula7963
    @hawalula7963 Год назад +5

    Wlhi riyooyinka qayqaybaa cabsi ah😢😢😢

  • @HusniAli-y3y
    @HusniAli-y3y 6 дней назад

    Sheekh waxan ku riyod ninkag oo Lasorda nag

  • @luulabdullahimahmoud1143
    @luulabdullahimahmoud1143 9 месяцев назад

    Asc walal Shekh Xage kala so Xarira i so jawaba

  • @alvinab9657
    @alvinab9657 2 месяца назад

    Sheikh magacii

  • @kafiyaabdulkadir6973
    @kafiyaabdulkadir6973 10 месяцев назад

    Sh markastaa ilmaa ku riyoodaa riya kastaa an arko caruur yar yar ilaa 7 jir oo kalle walina aniga ma dhalin laakin waan dhaqaleyn waan dareemayaa caruurtaa la xowsanayaa maxay tahaay

  • @KhadarmedMinho
    @KhadarmedMinho 6 месяцев назад

    Shekhow iga cawi riyada illahay khayr haka dhige

  • @UmuRiyaan-u7o
    @UmuRiyaan-u7o 5 месяцев назад

    Asc sheikh waxan ku riyooday riyo ah famligeyga o dhann o hiLibka eyga cunayan marka shekh riyadas mxa lagu fasira 😊

  • @MaryanAyaan
    @MaryanAyaan 2 месяца назад

    Asc halkaan ka hela labarkaa lagala xidhidhayo waxan raba in riyo lay fasiro 😢

  • @munizamuktar6569
    @munizamuktar6569 7 месяцев назад

    ASC shekhow muctad ayan ku ahaye halken kalaso xirira please

  • @SafaMahamud-s3q
    @SafaMahamud-s3q 5 месяцев назад

    Sheeq waxan ku riyoday xayawanka tixriga OO jirkeyga An ka sarayo Ee maxey noqon karta plz iiso jwb she sacid 🙏

  • @UmuRiyaan-u7o
    @UmuRiyaan-u7o 5 месяцев назад

    Sheikh aniga waxan ku riyoodaY famligeyga o dhann ii cunaya hilibka eyga marka sheikh riyadas Maxa lagu fasiraa

  • @fahanelmi3967
    @fahanelmi3967 Год назад

    Asc sheikh, waxan tahay qof family ah oo geeriyootay habenkii koowad an ku hooyday aya waxa I yimid Dr zakir oo I yimid .

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Год назад

    Jizaakallahu qeyr Sheeikh

  • @Salman-yk7xw
    @Salman-yk7xw Год назад +2

    سبحان الله اللهم اني اعوذ بك من عذاب جهنم

  • @DayibMuxumedaxmed
    @DayibMuxumedaxmed 4 месяца назад

    Asc shekh waxn raba nabrkaga

  • @UmuRiyaan-u7o
    @UmuRiyaan-u7o 5 месяцев назад

    Asc sheikh waxan ku riyooday riyo ah famligeyga o dhann o hiLibka eyga cunayan marka shekh riyadas mxa lagu fasira

  • @itzautumn1383
    @itzautumn1383 Год назад

    Sheikh wahaan quu wadeen laha suaal please hage baan qala so xidhiidha? Please ee so jaawaab?

  • @jesshalan6325
    @jesshalan6325 Год назад

    Asc: sheekh halkee kaala soo xidhii dhaa

  • @Samsammohamud-do9hr
    @Samsammohamud-do9hr 10 месяцев назад

    Asc sheikh waxn ku rinyoday abahy oo dhinty ayan arkay asagoo nool

  • @hhoyohooyo4026
    @hhoyohooyo4026 Год назад +2

    waxaan ku riyooday gurigeyga oo waraaqo cadcad ka buuxaan

  • @Deqadeqaabdiahmed
    @Deqadeqaabdiahmed 3 месяца назад

    Asc shekh waxn ku riyodaye aniga oo xarmaka tagaye markan joogo xarmka ayay xaga xarmka dhiniciisa ka timadaye robo dabayel wato
    2 riyo labdan waxn ahye xaas la qabo jiidhkayga xaga lugaha ayaa hoos ii dadanayo aad modo jiidhku inuu jilbaha inta ka hoosyeeso ayaa ii dadanayan

  • @hudakhadar3185
    @hudakhadar3185 6 месяцев назад

    Asc sheekh riyo igusoo noqnoqotay ban arkay xakee kalaso xidhiidha

  • @samiradhaye7621
    @samiradhaye7621 Год назад

    Sheekh xage kuso waydiya riyooyinka😮

  • @munizamuktar6569
    @munizamuktar6569 7 месяцев назад

    Niyow shekhan magicisa ma igu cawin kartan please

  • @youngomar4950
    @youngomar4950 Год назад

    Asc waxaaan kuriyooday ninkeyga oo lacagbadan isiinaya sheekh iga caawi?

  • @ShushNaruti-he7ql
    @ShushNaruti-he7ql Год назад

    Aniga waxaan ku riyoday anigoo dolay xili dheer ayaan dulaa

  • @NuuraYuusuf-d9v
    @NuuraYuusuf-d9v Год назад

    Jasakala khayr sheeekh😊🎉

  • @abdikafarhassanjama4730
    @abdikafarhassanjama4730 Год назад

    Asc shiikh waxaan kuriyoodaa anoodhumaya great iyo dukanka aan kashaqeeyo Wan kadhuma marks an dukaanka tago Wan hurdooda

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 11 месяцев назад

      Asc wr wb. Walaalo Quraanka Kariimka ah akhriso, weeyso-qabka inaad ku dadaasho markaad guriga ka baxeyso. Adkaarul sabaax wal masaa akhriso, hooyadaa haddeey nooshahay ka farxi oo lacag aaneey ku weeydiisan sii markaad heshaba. Saliga Nabiga csw csw csw csw csw csw badi Walaalo in shaa Allaah waad ka bogsan doontaa. Wa billaahi tawfiiq.

  • @RaaliyohHussein
    @RaaliyohHussein 9 месяцев назад

    Sheikh habeenkii markaan seexdo waxan KU riyodaa anigoo sakaraadaha oo ay famileygaga Ila joogana kadib waxan codsadaa in laygu yeedh qof aan aqaano kadib qofkii cafis ban weydistaa maxa waye shiekh riyadan

  • @QueenAbdi-t9b
    @QueenAbdi-t9b Год назад +1

    Sheekh waxan ku riyooda ano markasta meel ka dhacaya

  • @halimoadenjama1323
    @halimoadenjama1323 Год назад

    Asc shiikhoe ri ma iifasiraysaa

  • @KawsarAbdi-tg8xz
    @KawsarAbdi-tg8xz 10 месяцев назад

    She siciid ASC Waxankuriyaday Adhi Igalumay Oigagalumay Mel Angaranayo Oaycelal Kaqodanyihin oxolaKacabayan Garabna Wan Ahay.

  • @SaynabMaxamuudmaxamad
    @SaynabMaxamuudmaxamad Год назад

    Asc sheekh waxan kuriyoday odaygaga oo fargal dahaba iigelinaya

  • @maryanyuusuf35
    @maryanyuusuf35 Год назад +2

    Asc shiikh waxan kaacod sanayaa inaad isoo jawaabto allh dartiis waxan kuriyooday riyo iagu soo noq noqo tay 2 Hebden oo jimce ah waxaan oran jirey galabta Jim,cada ilaahoow muminad iga dhig bacdayen kadib .2 bo habeen oojim ce ah walay kic yey waxaalaygu yiri kac oo dheh ilaahow muminad iga dhig waan kacay wanna iri ilaahow muminad igadhig habeenkii Danbe Jim ce ah ayaa laygu yiri ducadaadii waa maqbuula gurigaaguna gur yaha muminiintuu kamid yahay waxrta la.iigu.tusi.yey.xaga.qiblada.waxan.arkay.2 shiikh guryohodii.waxalayiri.waa.mumiin.gurigaaguna.guryaha.buulamid.yahay

  • @dhoofahmeddhoof4549
    @dhoofahmeddhoof4549 Год назад

    Shkha lanbarkiisa wanubahanahay riyo ayan lawadaagilahaa

    • @june6206
      @june6206 Год назад +1

      Wa bari hore wuu joojiyay

  • @CabdalleCd
    @CabdalleCd 4 месяца назад

    Wax aan ku riyoodaa itxaamka aniga oo guulaytay waa maxay fisirkeedu

  • @shukrijama4063
    @shukrijama4063 Год назад +3

    Waxaan ku riyooday anigoo janada galay oo laygu leeyey Gal waa janadiiye oon galay ❤

    • @aiys11
      @aiys11 Год назад +1

      Masha Allah, you are so lucky.

    • @ramlaruuxi865
      @ramlaruuxi865 Год назад +1

      M.a ❤❤❤❤❤❤

  • @talaiyotusaalo
    @talaiyotusaalo 3 месяца назад

    Sheekh waxaan riya ku arkay rag hubeeysan oo doonaya in ay monile iga qaataan waxaan dhulka ku tuuray mobilkeyga si aan iyaga uga qariyo balse n8mankii ayaa i mariyay sedax xabad mid ayaa oiga dhacday madaxa dhaanna dhib iima geysan xooga foolka ooo dhiig ka yimid mooyee... Isla habeenkaas waaan mar labaad na qabtay tuugo waxeey naga qaateen dhamaan monile ka intabay na dhacayeen waxaa halkii yimad ciimada dowlada weeyna naga tageen tuigadoi balse anaa ku qeyliyay wey na dhavow haayaan.. isla mar sedaxaad habeenkaas waxaan riya ku arkay kooxda alshabaab nin hogaamoye sare u ah oo wadada maraya hubeysan ciidan wata annagana waxaa noo dhawaa saraakiil dolwad ah waxaana dhaheyna war shabaab ayaa halkaanmaraya.. hurdadii waa ka kacay fadlan sheekh i so faair

  • @NefasiHussein
    @NefasiHussein 9 месяцев назад

    Asc cheikh waxan ku riiyoday ano isku sindhoday

  • @OubahMohamed-l7p
    @OubahMohamed-l7p Год назад

    Sheekh

  • @mahamudmuktarbullale5953
    @mahamudmuktarbullale5953 Год назад +4

    Mashaallah sheka alow ciriga uderey

  • @CibaadoCali-o1r
    @CibaadoCali-o1r Год назад

    Ascm sheekh su aal waxan ku sheegaya hooyaday oodhimaty ayey gabadhi iguana riyooty iyada oo xabaashi kaso baxday oo Koob dahab ah isiinaysa aniga

  • @xabiibocali8591
    @xabiibocali8591 Год назад

    asc sheqow waxan kuriiyoday anigo leye shiri qol lee dhigay oo lexiray

  • @sadiqhussien7075
    @sadiqhussien7075 Год назад

    Asc sheeqow waxaan ku riyoodaa aniga oo madh raaaraadinaya ma qaawani dhar fiicanna maqabo dad baa ii imaana ya ama garbaartii baa iga maqan ama sheykale kiibaan doondoonayaa

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Год назад

    Sheekh guriga waxaa iigusoo galay dhurwaa (waraabe)balse waan dilay waana ka cararay aniga iyo caruurta

  • @IsmailMahamed-i7b
    @IsmailMahamed-i7b Год назад

    Asc wa ismail mahamed xusein wan joogo dds ethopia haben waxan ku riyoday dayax oo laba ugalajaby oo nin ka soo dheexbaxay seef sitaa

    • @mawadomacalin3774
      @mawadomacalin3774 Год назад

      Cabdi Iley Ayaa Idiin Soosocda
      Durbaanada Sii Diyaariya🤔

  • @QadanCabdu
    @QadanCabdu 11 месяцев назад

    Sheekh waa markii 1 baad ee aan riyo kulasoo wadaago please iisoo jawab hadad riyadaayda akhrido waxan ku riyooday aniga iyo ayeeyday oo hada laba magaalo oo aad ukala fog ayaanu kala joognaa lkn riyada markaan ku riyooday waxan joogay halka aay hada ayeeydaay ku nooshahay riyada ayaanu ku kulanay 2 mas oo mad madoow ayaa na eryanaayay weliba orod kii uu xumaa oo aan kala joogsi lahayn sheekh iisoo jawaab alle hakaa raali noqdee

  • @naimanalka
    @naimanalka 9 месяцев назад

    Xagee kaalaso xidhiidha sheekh

  • @NastexoXassen
    @NastexoXassen 4 дня назад

    Waxaan ku riyoday aniga oo oyaya😢
    Riyada

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Год назад +2

    Sheekho waxanku riyooday dameer taagan barkintayda oo timaha iga qaniina waan cabsaday bal ila arag
    Digniin qof aan sheekha ahayn iima fasiri karo

    • @leylo8950
      @leylo8950 Год назад

      Asc sheikh waxan kuriyooday aniga iyo odeygeyga oo darin dhulka kufadhina waxaa na ag fadhiyey madax weyna Somali xasan sheikh oo adimaya salaad kabac di adinkii dhinaceyga ayuu soo fariistay kabacdi markii salaadii kaarey ayuu damcay inuu itaago marka weyku yara adkaatay marka meesha xusulka iyo garabka udhaxaysa gacantayda ayuu igacuskay

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Год назад +1

      ​@@leylo8950xasan sheikh ayd jeceshay wallahu aclam

    • @june6206
      @june6206 Год назад

      @@leylo8950😂😂😂 wa masjika uu ka soo qudbadeeyo Jim ihi I’d koley dawatey walee wuuna adumin cuskad ka suxulka ma sheegin 😂

  • @NiciimaMaxamed-yl1rh
    @NiciimaMaxamed-yl1rh Год назад

    1:00

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 Год назад

    Masha allah

  • @NATHIFAHUSSEIN-nv8tv
    @NATHIFAHUSSEIN-nv8tv Год назад

    Sheikh waxn kashanqariyaa ilkaha markn sehdo ee mxy kamacnesanthy

    • @shukrisaleh3389
      @shukrisaleh3389 Год назад +1

      ma stress baa jira? ilkaha wax lageliyo u doono si aaney kaaga burburin dhakhtar ka ilkahana la xidhiidh insha Allaah.waxan maqlay marka qofku uu murugeysanyahay bey ku dhacdaa.

    • @june6206
      @june6206 Год назад

      Wa arin cafimad ka si😂😂

  • @hawodupat1739
    @hawodupat1739 Год назад

    Asc shekh waxan ku riyooday anigo dhalay cunug waxana ahay gapar single ah oo wali guursan
    Bil ka horana maama habaryartay ah baa ku riyootay anoo dhalay isla habeenkaan anigana waxan kuriyooday anoo la iso doonanayo oo ninka iso doontay ma aqana lkn waxa jira wiil aanu xariir leenahay oo aan ku dhahay qofaan adiga ahayn lama noolaan karee ha walwalin anoo gacantiisa haysta oo meesha la igu so doonayo joogno shekh riyooyinkaan iso fasir

  • @abdulkaderessa9292
    @abdulkaderessa9292 Год назад

    WAXAAN ku riyooday anigoo xaadis gelay gaari ka dhacay midkale i kormaray

  • @raxmoalifarah5270
    @raxmoalifarah5270 Год назад +1

    Xakee shiikha lagala xariiraa wall jasakalaa khayr