Asc sheq Allah ku xafido wxan ku riyooday anigo masjidka ku jiro salada qudbada dukanayo safka horena ku jiro marwlbna waxn ku riyoda anigo qur aan aqrinayo iiso safir Qer Allah ku siiyo
Sheikh qeyr allaha kusiyo Waxn ku riyoday anigo faraxsan o dad aan aqon lajogo o dhar cusup o dhowr noc ah xiranayo waxana kujiry saako dheer o madow iyo xijab Sheikh xaas ayaan ahy iso fasir Jazakumulaah
السلام عليكم ورحمةالله وبركاته mgcygu waa nadiira oo jgta oomaliland waxaan ku weydiinayaa laba riyo inshallah waana sidan:- 1-shekh waxan ku riyooday aniga io qof kale mana garanaayo qolka kle waxaan ku jirnaa meel biyo leh waxaana ku dul dhafinaa joodari biyaha dhex yaalo meelnaga hoosaysana waxaa ka qaylinaayo dad lagu guray saliid kulul waxayna ka hoos baxayaan meel yar oo luuqsinaaa.Inshallah waa tii kowaad iiso fasir sheekh mar horena waan kuso weydiiyey plz plz plz iiso farsir 2-waxaan ku riyooday aniga oo laygu leeyahay waad dhimanaysaaa waxaana ku cunaayo maska waa masas badan waan ka orday meel walpoon istaagana masaski wey jgaan waxaan galay gurigayagii waxaana lay tusay meel uu ka so galayo guriga masku wuuna so galay waa mas aad u weyn isaga daarada jga oo dadku iskugu so baxeen lana dil kari waayey lana saari kari waayey ayaan ka kacay hurdadiid.shekh allah akhiriyo aduunba haku xiftiyee iiso fasir riyadaaa inshallah waxaan rjynayaa inaad iiso fasiri doonto الله يحفظك من كل شر ومنكره يارب اامين
Sheekh waxaan ku riyooday anigoo masaajid soo galay , masaajid Ka waxa dhex yaalay waxooga cadayo ah Ka dib xabad Ayn soo qaatay wanan Ka soo baxay, sheekh riyo horena wn kaa sugaya ye ii soo fasir Allah ha ku xafideee
Wcs jazakallah khayr shiikhuna waxa ku riyoday aniga 2gabdod an ilmo habred an nahay o walalo ah mida yar aya waxay kuboday islan wayn o urleh wakala qabtay kadibna way isbadashay waxa ku akhriyay suratu الفاتحة cadi ayay noqotay hadana waxa arkay gaari tagsi ah o kidomay ad modid qarax dhacay cirki aya gudud noqday kadibna waxa arkay dab olal ah aniga iyo kuwi ila socday nabacsanaya samada marka firisid dabka waxa mooda magnad ama kuranto kugu dhagty markas waxa akhrista ءاياالكرس iyo لا حول ولا قوة الا بالله ifasir shikhow jazakallah khayr 2ad gabar khadimad ah o ijogta aya waxay igu riyooday aniga oo nin iguursaday oo ay inoo keentay baasto makarooni kududan jikin leh oo ay ku yacinayso ukun jarjaran tasna isoo fasir shiikhow khayr Allah kusiyo aakhiro iyo adunba jazakallah khayr asc
Asc sheekh Riimi shiiqow waxaan kuriyooday.guri Ayaa tagay cunug Ari oo Aad uweyn Ayay idhahayga qabteen kadibna waxaan ku iri cunugaan maxa waay cunugaan miyaad layaabantaa Ayay igu Tiri naag guriga joogtey Hawartiisa hadaad Arki laheed Hadaan Ku so diraa sawar keeda HA i so dirin ee dadka ka qari ayaa ku IRI SHEEQOW ISO DU CEY IN SHA ALLAAH WAXAAN AHAY AABE SOMALIYEED WAXAAN KUJURAA XERO QAXOOTI SHARCI SUGE AYAAN AHAY INSHA ALLAAH I SO DU CEY HEE SHIQEYGA MACAAN🤲🤲🤲🤝🤝🤝 AMIIN AMIIN AMIIN🌹
Shekh allha kuu barakayo shekow waxAAN KUU RIyoday anoo gursaday gabar ilmana ii dhshay waliba ayado xanbarsan hadan qofkas garan mayo gabar dhalinyaro ah bay ehed Shekho nabarkaga maa isin karta si ad riyaa badan ii fasirto allha kuu sharfo
Shekow haban waliba waxaan kuu riyon jiraay haben waliba ano kasodhacay bur kaso ama dheer kaso dhacay hadan comaa gaalo ila dharbaxo la iguu dhufto maki ci karo wax walibana waan maqlaa
Asc sheekh alle haku xafido waxan ku riyoday ninkeyga oon wali is arag oon u mehersanahay isago imaday oo i dilaya midi ii heysta oo leyahay waan kudilayaa sheekh ii fasir insha allllahu
A/c shiikh riimi wll alle haku xafido Waxaan ku riyoodey aniga iyo sxbkey oo gaari wadana ayaa Daad naqaadey kadib wan ka badbaadney markii aan badbaaney aniga Alle ayaan u sujeedey wana mahadiyey alle Sxbka riyada igula jirana waddanka majoogo InshaAllaah isoo fasir shiikh riimi
Sheek ani waxn ku riyoody mclnkyga schoolka i dhigo oo gacanta igu dhagan oo idhahaayo inaa kù guursadaa rabaa anne aa ka diidaayo o dhahaayo mclnkyga tahy waxs ma ahan wax sahlan ❤❤
Asc sheikh Riimi fadlan ado mahdsan isheeg meel an kala soo xiriro riyoyin badan ayan raba inad i fasirto o anan badan kooda halkan kuso qorin sbbto ah ad ayay u dhadheryihin mahadsanid alle khayr haku siiyo
Sheakh asc waxan ahay afar carurah ayaan heystaa waxana ahay xas ah marka shiek waxan ku riyodey aniga oo dhalo lashiday afkeyga ka tufaya oona hadlaya qofkii wax iweydiya wan uujawabayaa mana walalsani oo wan farax sanahay waxaana la jogaa dad qarabo ah asc shiekh alaha ku xiftiyo adiga iyo ehelkaga iyo carurtad
Asc sheekh waxaan ku riyoodaa annoo wiil yar heysta wiilkaas oo aad iyo aad u qurux badan dhaley waxaana ahey wiil dhaliryaro ah wiilkaasna hooyadii na garanayo waana ku faraxsanaa wiilkaa heysashadiisa sheekh alle ha ku xifdiyee ii soo fasir riyadan
Sheq allah ku dhowro waxan ku riyooday Naag galo ah o rabto in ey idhibateyso ayaan waxan eleyhy alaxowala waa quwadata ilaa billahil caliyil cadim Mida kale shiq quran ayaa la isaray haben waxan riyo ku batagay warqad iyo wax madow shiiq isoo fasar
Shiikh waxan Ku riyoda habeen walba guriga aan daganahy waa guri fooqa waxana uu Ka kobanyahay lix dabaq qabta sadexad Ayan daganahy sadex qaybod ee iga sareyso ee sabada madaxa Ku jabiya wana duula waxan tagaya wadan alale wadan Ka aan dono hutelada ama meherada ugu qalisan waxana dalbana kafee kaliya bas xata hadan gajonayo dadka o dhami way iguso uruurayan xata music 🎶 waladamina luqad alale luqaday igula hadlana wan aqana marka Wana igu jawaba ano dalbanaya kafee lkn dadku way iga cabsana Yan omadaxa waxa laga sar Saran jajuurki gurigi an Kaso dulay ayago Ila hadlayo Ayan midh jajura okala jaban madaxa sida isaga tuura galadi Aya yabayso qaylo Aya lagu wada dhufana Adana wan iska duula wadan kale Ayan taga sidi silamida Ayan kudaga hutelka kafee iska dalbana Ila wagu kabaryayo marba wadan Ayan kafee Kaso cabaa anigo dalan Ayan sonoqona halki guriga ankaso baxay ee daloshay Ayan Kaso gala Wana halka sariirtayda kubeegan ee sabada waliba wadamada aan tagaya waa wadamada yurupta ama reer galbeedka mudo sanad iyo badh Ayan Ku riyona habeen walba Wana laqab Saday hada lkn waxay dhib igu haysaa daal iyo burbur iyo anigo aad Modo inanan seexanba ileen hurdada walagu nastaa iyo qorto ixanunta ileen nin habeen walba sabada madaxa kujabinaya Ayan ahee qof alale qof Kan u sheegana wad walan tahay ayu igu dhaha shiikh riyada igaso jawaab adiga qoral kayga akhrinayana isoo ducee wllshy ama wllky
Asc shiiq allaha ku dambi dhaafo waxan ku riyooday shiiq mustafa haaruun oo aan ujeedo kadibna waxa uu noqonaa lo, kadibna waan fuulaa wxa uuna ii kaxeenaa samada kor baan u sii duulaa kadib waxan kusoo dagaa meel cidlo ah oo masaajid ku yaal wxan u jeedaa magaca ku qoran masjidka mana aqrin karo waxa arkaa wiil yariis ah waxa uu idhahaa meeshaan aduunka maahan cml kadib wxan arkaa guri ay ku jiraan gabdho oo masjidka kasoo horjeedo
Asc sheikh waxa lay dhaha umu Muhammad waxan jooga Ethiopia Sheikhow waxan ku riyoodey 2 riyo 1.wan xanunsana dawo aan sheikh badbaado aan ka dhageystay oo taxalil ah yan sameystay kadib waxan ku riyoodey Ano hunqaacaya (matagaya) okunta jaalada oo kle 2.ninkeyga oo kii danbe ee I aroosay ah oo aan awlaad isku lahayn pasto 2 kilo ah oo an hotel ka dalbanay kadib intii aan isku talagalay intaa aan dhameyay ayan intiisi isaga uu cunaayey ayan kolba egaayey isagna I musan I hanbeyn
Asc wr sh allaha ku barakeeyo waxaan ku riyooday allaha u naxariisto hooyadey ayadoo dahab waaweyn xeran aadne u qurux bdn aan weydiinayo inte k keentay mana eysan ii jwbin 3 mar oo kalena waaku riyooday dahabka iyo hooyaday allaha u naxariisto siyaabo kala duduwan
Asc sheeq waxaa ku riyodey anoo safar kujira waxaana ku safraayaa ardul yaman waxaana maqley dad badan oo kala cararaayo ooku qeylinaayo masiixi dijaal ayaa soo dagey markaas ayaa ku iri ilaahey ayaa ka weyn eemaxaa sidaan ugu qalqaleysaan waa iska sii socdey markaas ayaa nin duulaayo cirka kudulayo isoo kor joog sadey markaas ayaa si toos ah ayaa u arkey isagoo hal il wajiga kuleh kadib waxaan ku iri waxaa iga qaadeysid malaha illahey ayaa kaa weeyn asha haadka ayaa ku hor qirtey iyo nabigeena csw kadib na wuu idiley waana soo kacay
ASC Sheekh Allaha ku dhawro waxaan ku riyooday aniga oo ilkaha kore midkood iga soo dhacay isagoo cad, Waxaan ahay hooyo laga dhintay caruurna leh. Jazaaka Allah
Sheikh, Riimi Waxaan ku riyoodey, wiil aan Kala harney, uu guursado wiilbaa loo dhaley, Hada naagtii uu qabaa, riyoodaydu waxay tahay isagoo wiil wata aniga anaa hor socdo geed Weyn oo hadh ku wada dhuumaneeno aad u Weyn oo cagaar ah Sheikh, ii fisir Thanks
Shiekh allaha ku xafido waxan ku riyoodaa mar walba anoo suuqa ama magaalada socdo oo qaawan dhar ayaana la.isiiyaa ama aan gataa kadib xirtaa taas ii fasir
Asc,sheekh waxan ku riyoodaa anigoo timo leh,mar timo jelecsan,marna timo adag,waxan ahay qof bidaar leh,riyadaasi dhowr jeer bey igu soo noqnoqtey,jazaka Allah kheyr.
Azc sheekh riimi alle ha ku barakeyo cilimgad baratay shiikh waxan ku waxan ku riyoyaneyey ani iyo gabadh aan dhalay oo doox iyo yar ku jiraan ka dhex talabayna oo xaga sare biyi badani nagaga soo rogmadeen oon ka talowney namay soo gaadhin biyihi badnaa wanu ka badbaadnay shiikh maxay noqonyza riyadaasi
Acs shekhena waxaan kuriyoowday anigaa aqrinaayo suuratull baqarah suuratull al cimraan suuratu aan nissa suuratull al maaidah iyo suuratull al aan caam walibo aad ayaan ugu ooyay in ay inga fakadaan ayaan kacabsi qabay eeboow khayr Kada nawaafaji rabiyoow.🌷
Asc shiig riim wllhi riyadan ayaan ka yabanahay waxayna uu dhacay sidan waxan riyo ku arkay gawar saxib annahay abaheed allah ha uu naxriisto wuu dhintay balse riyo ayuu igu imaday asoo igu leh kalay ii daway gawadhayda anoo leh maba aqane balse san uga diidanay wan ka aqbalay kadib cirbad ayaan duray kaniina waan siiyay wayna ku cafimaday riyada dhaxdeed mar oo cirbadii way iga dhacday marna dhaladii dawada ku jirtay oo daatay gawadha saxiibtay dibadaha ayay ku noshahay warna is kama hayno
waxaan ku riyooday anigoo Gabar yar iga luntay aan 200 guri ka raadinaayo markii danbe aan arkay ayadoo labisan oo qurux badan jasaa kalaa ii fasir sheeq🙏
Asc shekh allaha ku xafido waxan ku riyoday walalkey iyo rasuulka scw o is la socda dhowr mar walalkeyna wa nool yahay shekh i so fasir insha allah
Wax xun manaqantoonan i.a
Man Sha Allah
Masha allaah
Ilahow nala kulmi nabigeni😢😢😢😢صل الله عليه وسلم😢😢😢
Asc sheq Allah ku xafido wxan ku riyooday anigo masjidka ku jiro salada qudbada dukanayo safka horena ku jiro marwlbna waxn ku riyoda anigo qur aan aqrinayo iiso safir Qer Allah ku siiyo
Sheikh qeyr allaha kusiyo
Waxn ku riyoday anigo faraxsan o dad aan aqon lajogo o dhar cusup o dhowr noc ah xiranayo waxana kujiry saako dheer o madow iyo xijab
Sheikh xaas ayaan ahy iso fasir
Jazakumulaah
Shiikhow alle haku xafo aduun iyo aakhiro walaasheey ayaa marwalbo waxeey riyo kuaragtaa hooyadeen oo meel fadhido timaha dhana kacadaaday hooyana waahore ayeey dhimatay
Waan kloon ku riyooday sheekh waxaan akhrisan jiray suuratul almuluk tafsiirkeedana waan dhagaystay lacag dayna ayaa laygu lahaa waanan ka werweri jiray lacag yar ayaan meelkasoo qaatay kadib waxaan dhahay tan iska isticmaal markale ayaad bixinee kadib anigoo iyo inankayga ayaa waxa nalagusoo tuuray gantaal inan kaygii ayaan gacanta uga dhigay kadib aniga ayuu igu dhacay sheekh ii fasir
asc waxan ku riyoday anigay iyo familgag oo dal xiis ubaxnay meel togaa oo halalan waxan arkay biyo badaan oo sodhay famaliga waxa ka mid ah awowo iyo aweyo iyo amtigay waan uqayliyey anigo qilinayan waa kacy ifasir sheekh kher alle hakusoyo
السلام عليكم ورحمةالله وبركاته
mgcygu waa nadiira oo jgta oomaliland waxaan ku weydiinayaa laba riyo inshallah waana sidan:-
1-shekh waxan ku riyooday aniga io qof kale mana garanaayo qolka kle waxaan ku jirnaa meel biyo leh waxaana ku dul dhafinaa joodari biyaha dhex yaalo
meelnaga hoosaysana waxaa ka qaylinaayo dad lagu guray saliid kulul waxayna ka hoos baxayaan meel yar oo luuqsinaaa.Inshallah waa tii kowaad iiso fasir sheekh mar horena waan kuso weydiiyey plz plz plz iiso farsir
2-waxaan ku riyooday aniga oo laygu leeyahay waad dhimanaysaaa waxaana ku cunaayo maska waa masas badan waan ka orday meel walpoon istaagana masaski wey jgaan waxaan galay gurigayagii waxaana lay tusay meel uu ka so galayo guriga masku wuuna so galay waa mas aad u weyn isaga daarada jga oo dadku iskugu so baxeen lana dil kari waayey lana saari kari waayey ayaan ka kacay hurdadiid.shekh allah akhiriyo aduunba haku xiftiyee iiso fasir riyadaaa inshallah waxaan rjynayaa inaad iiso fasiri doonto
الله يحفظك من كل شر ومنكره يارب اامين
Shiikh waxan kuruyooday ayoo ley dhahaayo aqri suratu kahfi suratu israa waxaana leydhaha aqri muraadkaaga waad heleysaa mana aqrin waxan galay murugo fara badan
Asc shekh alah haku xifdiyo
Allaha kubarajeyo 💯 hal su'aal okliya wata " waxyabaha an kuriyodo hadi ay ubadin waxa an arko malintii " iso fasir ado mahadsan🙏
Sheekh waxaan ku riyooday anigoo masaajid soo galay , masaajid Ka waxa dhex yaalay waxooga cadayo ah Ka dib xabad Ayn soo qaatay wanan Ka soo baxay, sheekh riyo horena wn kaa sugaya ye ii soo fasir Allah ha ku xafideee
Sh.waxa aan kuriyooday anigoo qabriga nabiga jooga kuna duceeysanaayo nabi allo waxaan doonayaa shafeecadaa
Wcs jazakallah khayr shiikhuna waxa ku riyoday aniga 2gabdod an ilmo habred an nahay o walalo ah mida yar aya waxay kuboday islan wayn o urleh wakala qabtay kadibna way isbadashay waxa ku akhriyay suratu الفاتحة cadi ayay noqotay hadana waxa arkay gaari tagsi ah o kidomay ad modid qarax dhacay cirki aya gudud noqday kadibna waxa arkay dab olal ah aniga iyo kuwi ila socday nabacsanaya samada marka firisid dabka waxa mooda magnad ama kuranto kugu dhagty markas waxa akhrista ءاياالكرس iyo لا حول ولا قوة الا بالله ifasir shikhow jazakallah khayr 2ad gabar khadimad ah o ijogta aya waxay igu riyooday aniga oo nin iguursaday oo ay inoo keentay baasto makarooni kududan jikin leh oo ay ku yacinayso ukun jarjaran tasna isoo fasir shiikhow khayr Allah kusiyo aakhiro iyo adunba jazakallah khayr asc
Sheekh khayr badan Allaah hakusiiyo. Sheekh waxaan ku riyooday ayeeyday oo dhimatay. Oo dahab ii keentay, sheekh ii fasir
Asc shikh waxan kuriyoday abahay oo aroosa abena wuu dhintay anoo yar isla arooskiin lacag ayuu igusiya
Asc sheekh Riimi shiiqow waxaan kuriyooday.guri Ayaa tagay cunug Ari oo Aad uweyn Ayay idhahayga qabteen kadibna waxaan ku iri cunugaan maxa waay cunugaan miyaad layaabantaa
Ayay igu Tiri naag guriga joogtey
Hawartiisa hadaad Arki laheed Hadaan
Ku so diraa sawar keeda
HA i so dirin ee dadka ka qari ayaa ku
IRI
SHEEQOW ISO DU CEY IN SHA ALLAAH
WAXAAN AHAY AABE SOMALIYEED
WAXAAN KUJURAA XERO QAXOOTI
SHARCI SUGE AYAAN AHAY INSHA ALLAAH I SO DU CEY HEE SHIQEYGA MACAAN🤲🤲🤲🤝🤝🤝 AMIIN AMIIN AMIIN🌹
Asc shiikh wan ku riyooday hooyaday oo Mel cagara jogta oo mara cad qurxoon xidhan igutiri hooyo wad iga daba iman jasakallahu khayr ya shiikh
Asc seiq waxan kuriyooday anigoo xajga joogo tan labaadna waxan kuriyooday anigoo qof sheydanka ookale u eg oo rabo inuu ixoogo kabacdina ninka inaa qabto gartoon ookale inaa ujar jaro dawaqa an dagannahy katuurayo sheiq ii soofasir allah kuxifdiyee🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Shiiq qeyr allaha kusiiyo iisoo fasir riyada masiixi dijaal aan kuriyoodey
Shekh allha kuu barakayo shekow waxAAN KUU RIyoday anoo gursaday gabar ilmana ii dhshay waliba ayado xanbarsan hadan qofkas garan mayo gabar dhalinyaro ah bay ehed
Shekho nabarkaga maa isin karta si ad riyaa badan ii fasirto allha kuu sharfo
Shekow haban waliba waxaan kuu riyon jiraay haben waliba ano kasodhacay bur kaso ama dheer kaso dhacay hadan comaa gaalo ila dharbaxo la iguu dhufto maki ci karo wax walibana waan maqlaa
Asc sheekh alle haku xafido waxan ku riyoday ninkeyga oon wali is arag oon u mehersanahay isago imaday oo i dilaya midi ii heysta oo leyahay waan kudilayaa sheekh ii fasir insha allllahu
A/c shiikh riimi wll alle haku xafido
Waxaan ku riyoodey aniga iyo sxbkey oo gaari wadana ayaa Daad naqaadey kadib wan ka badbaadney markii aan badbaaney aniga Alle ayaan u sujeedey wana mahadiyey alle
Sxbka riyada igula jirana waddanka majoogo InshaAllaah isoo fasir shiikh riimi
Sheek ani waxn ku riyoody mclnkyga schoolka i dhigo oo gacanta igu dhagan oo idhahaayo inaa kù guursadaa rabaa anne aa ka diidaayo o dhahaayo mclnkyga tahy waxs ma ahan wax sahlan ❤❤
Lambarkaga sheekha keen
Sheikh Mahadzanid aniga halkee ku Soo qoraa riyo aa rabaa in aad ii fasirto 🌿🥰
Asc sheikh Riimi fadlan ado mahdsan isheeg meel an kala soo xiriro riyoyin badan ayan raba inad i fasirto o anan badan kooda halkan kuso qorin sbbto ah ad ayay u dhadheryihin mahadsanid alle khayr haku siiyo
ASC sheekh waxaan ku riyooday habeen salaadii subax kahor anigoo soo toosay oo rabo inaan waysaysto markaan darada soo intaagay intaan suuliga gaadhin baa nuur sida toosh weyn samada laigaga soo qabtay iftiinkuu samada igaga yimid anoo fiirinaya ayaa hooyo idaba socotayna iftiinkii lagu qabtay xaafadii oo dhan iftiin aan hayn ayaa labadaya nalagu hayaa meeshaan udhaqaanana nalo sacda sheekh iisoo fasir insha allah
Waxaan noqday qofka ugu horeeyo🌹🌷🌹🌹🌹🌷🌹🌷💓💕
Shiik.riimi.waxan.ku.riyoday.nin.keyga.oo.xalwo.cunayo.o.ayaadey.siidhaheso.asigane.dhahayo.anasihayo.oo.afka.igiliyay.ninkega.melmasila.jogni.shiiq.qeer.aalaah.ku.siiyo.iso.fasir
صل الله عليه وسلم😢😢😢😢
As sheikh alle haku xafido wxn ku riyoda marwalpa wiil an isla sheekaysan jirnay oon kala tagnay lkn haben walpo riyada ayuu igu yimada iso fasir plz
Wxn kuriyode ano 3 Nabi lajogo wxna laiga dixi haya kan wa nabi adan Nabi Mohamed scw wuna kujira bls wijisa laimatusin
Sheakh asc waxan ahay afar carurah ayaan heystaa waxana ahay xas ah marka shiek waxan ku riyodey aniga oo dhalo lashiday afkeyga ka tufaya oona hadlaya qofkii wax iweydiya wan uujawabayaa mana walalsani oo wan farax sanahay waxaana la jogaa dad qarabo ah asc shiekh alaha ku xiftiyo adiga iyo ehelkaga iyo carurtad
Asc sheekh waxaan ku riyoodaa annoo wiil yar heysta wiilkaas oo aad iyo aad u qurux badan dhaley waxaana ahey wiil dhaliryaro ah wiilkaasna hooyadii na garanayo waana ku faraxsanaa wiilkaa heysashadiisa sheekh alle ha ku xifdiyee ii soo fasir riyadan
Asc shiikh waxaan ku riyoodaa inta badan anigoo geel wada oo uga baqaaya in uu bahal iga qaado
Sheq allah ku dhowro waxan ku riyooday
Naag galo ah o rabto in ey idhibateyso ayaan waxan eleyhy alaxowala waa quwadata ilaa billahil caliyil cadim
Mida kale shiq quran ayaa la isaray haben waxan riyo ku batagay warqad iyo wax madow shiiq isoo fasar
Shiikh waxan Ku riyoda habeen walba guriga aan daganahy waa guri fooqa waxana uu Ka kobanyahay lix dabaq qabta sadexad Ayan daganahy sadex qaybod ee iga sareyso ee sabada madaxa Ku jabiya wana duula waxan tagaya wadan alale wadan Ka aan dono hutelada ama meherada ugu qalisan waxana dalbana kafee kaliya bas xata hadan gajonayo dadka o dhami way iguso uruurayan xata music 🎶 waladamina luqad alale luqaday igula hadlana wan aqana marka Wana igu jawaba ano dalbanaya kafee lkn dadku way iga cabsana Yan omadaxa waxa laga sar Saran jajuurki gurigi an Kaso dulay ayago Ila hadlayo Ayan midh jajura okala jaban madaxa sida isaga tuura galadi Aya yabayso qaylo Aya lagu wada dhufana Adana wan iska duula wadan kale Ayan taga sidi silamida Ayan kudaga hutelka kafee iska dalbana Ila wagu kabaryayo marba wadan Ayan kafee Kaso cabaa anigo dalan Ayan sonoqona halki guriga ankaso baxay ee daloshay Ayan Kaso gala Wana halka sariirtayda kubeegan ee sabada waliba wadamada aan tagaya waa wadamada yurupta ama reer galbeedka mudo sanad iyo badh Ayan Ku riyona habeen walba Wana laqab Saday hada lkn waxay dhib igu haysaa daal iyo burbur iyo anigo aad Modo inanan seexanba ileen hurdada walagu nastaa iyo qorto ixanunta ileen nin habeen walba sabada madaxa kujabinaya Ayan ahee qof alale qof Kan u sheegana wad walan tahay ayu igu dhaha shiikh riyada igaso jawaab adiga qoral kayga akhrinayana isoo ducee wllshy ama wllky
Sheikh habeen kasta anoo taajir noqdey ku riyooda bal wax Ka dheh
Qur aankan wan jeclhy Tolo yaa Aqrinaayo 🥰
sheeekh ilaaahay raali haka noqod janadi fardows haku keeyo sidaa fican eed riyad noo ku sheegto sheeekh waxan ku riyoody abahay oo dhintay oo iyimid waxab ima sheegan lkin wuxuu xidhana dharkii uku dhinay waxan la joogay laba wiil oo iladhashay marku dhiman rabay wuxu igu yidhi caruurta ilali
Asc sheikh Allah ku barakeeyo sh waxan ku riyoday 2 mar nin gacan ku dhiig lahaa oo igur saday sh ifasir gabr ayana wali ahay
sheeq riyo badan ayaan arkaa inaad ii fasirto ayaan rabaaa
Ducadii aad i sheegtay oo i anfacday shukran
Ii sheeg wll ducada
No sheg ducada walal qeyr allah ku siyo ee
Asc shiiq allaha ku dambi dhaafo waxan ku riyooday shiiq mustafa haaruun oo aan ujeedo kadibna waxa uu noqonaa lo, kadibna waan fuulaa wxa uuna ii kaxeenaa samada kor baan u sii duulaa kadib waxan kusoo dagaa meel cidlo ah oo masaajid ku yaal wxan u jeedaa magaca ku qoran masjidka mana aqrin karo waxa arkaa wiil yariis ah waxa uu idhahaa meeshaan aduunka maahan cml kadib wxan arkaa guri ay ku jiraan gabdho oo masjidka kasoo horjeedo
😭😭😭shiiq riiimi waxa aan ku riyooday anigoo Dhiig galaayo 🔥😭😭
Asc sheikh waxaan ku Riyooda haben walba anigo faniina la kulmya iso fasira sheikh mhdzinda
Asc
Shiikh
Khayr
Badan
Alaha
Kusiyo
Walashay ayaa igu riyootay anoo dhintay xili an folanayay islamarkiina ilmo mayda anan isku ogay ayaan dhalay
Asc Sheikh riimi ilahay haku xifdiyo Sheikh waxaan kuriyoday walashay oo timaheeda dhadheeryihiin oo siqurux badan hooyaday ugu hagajisay
Asc sheekh waxan Ku riyoday abahay oo dhintay anago guri wada dhisayna oo fuundi kawada ah
8kkkkkk8kki8k
Hooyadeey Baakuriyooday siikh ii soo fasir llahay kheer ha ku siiyo
Asc sheikh waxa lay dhaha umu Muhammad waxan jooga Ethiopia
Sheikhow waxan ku riyoodey 2 riyo
1.wan xanunsana dawo aan sheikh badbaado aan ka dhageystay oo taxalil ah yan sameystay kadib waxan ku riyoodey Ano hunqaacaya (matagaya) okunta jaalada oo kle
2.ninkeyga oo kii danbe ee I aroosay ah oo aan awlaad isku lahayn pasto 2 kilo ah oo an hotel ka dalbanay kadib intii aan isku talagalay intaa aan dhameyay ayan intiisi isaga uu cunaayey ayan kolba egaayey isagna I musan I hanbeyn
Asc shekh gabar aan saxiibo nahay ayaa igu tiri waxaan ku riyoday adiga gabardhay uurna malihi riyadas isofasir allah ku barakeyo so fasir 🌹
Asc yaa shiiq allh ku barkeyo gabr laqabo mardhow gursaty oo nin kale la jamaceso
sheeq waxaan ku riyoodaa in. badan qudrad qaas. ahaan. mooska. bukeeniga. maxay. thy. jwbta allah. ku. barakeeyo
Salaam aleykum sheikh. Waxaan ku riyooday anigoow lugeenaayo oo leh bismillah, bismillah, bismillah Alraxaman Alraxiim. Gabar weli la guursan aan ahay
Asc
Wcs masha allha tabarikllha jizakallha qeern allha haku barkeeyo
Shiiqa waxan kuriyodey hooyadey oo dhimatey oo hadana ladhahayo masajidka ayalagudugayo isojawab INSHA'ALLAH
Mashallah
Asc alaha kuhafidho waxan kuriyodhe anigo gudbe lawa wawi midka sadahad ayankuarke sadax wil,. 2wahey hirnayen funanad cadiin midna funanad madhow kadib waxan aqriye Al fatiha kadib waxey idafen dinac bidhih kadib wangudbe
Bismilaahi sheekhow waxaankuriyooday hooyadee Oo Marhorie dhimatay ayadoomarkale dhimatay waanooyay dad Ka aamusbeeileeyihiin markiisariirtilagudhaqayey lasaaray waysoonaaxday markaasaan waxaaniri hooyadee alla hoyadee maydhiman ee komey kujirtay
shiikha Halkee kal xidhiidha riyooyin baan u sheegilahaaye icaawiya
Asc shiikh riyadaan iifasir kuwi horo wa iga reebtay kuwan ha iga repin plz 2bo bil kahor aya kuriyoday
Qoraxda aya kaso baxday mesha ay udhacdo dadko dhana way so baxen waala iswaraystay manta jawiga maxa ka qaldan wala fiirfiiray Deriska xita kadib dadko dhami howshoda ayay raacdeen wala kala tagay
Ana waxa kudhahay qiyaamo saaca waye aduunka maanta ugu danbayso nabiga scw saas madhihino malintas malin kadanbayso majirto lkn ya imaqlaya he qofkasta waa mashquul waxa igu soo dhacayso kutubka quranka ina ado marka 2bo tilabo qado aya hadane igu soo dhacaysa nabiga madhihino malintas looxu maxfuudka xita wala tirtiraya waa iska istagaya aniyo leh yaa ilaahi yaa ilaahi Cunug yar oo hay laydhahay aya xagisa aaday ano yaa ilaahi leh kadibne qoraxda mesha ay kaso baxdo ayay aadaysaa
Iyado meshash maraysa aya kakacay ano naxsan marka kacay mar waa farxay marne wa naxay
Bishane waa arkay oo dhexbartamaha ayay kaso baxday weyna miriqday
Jazaka lahu khayr
Mansha Allah jizakalahu kharina sheekha
Shekhow Allaah haku xiftiyowaxakuriyodahoyadayoo hadda bukta Anoobarafuun kubufinayo iyo nin Aan Aqaan
sheekh labo riyo iifasir Ilaahayban kugu dhariye waxan ku riyooday quraanka tafsiirka anigo baranaya riyada klana waxaya weeye wiil aan isla shaqayno oon safarka kuwada jirna wuxu iwaydiyay sual maad taqaana danbiga kabairta madgaranaysa ana waxan ku jawaabay ha waxa weeyan sinada iyo beenta iyo xanta aniguna waxan waydiyay salaada janada malagu tukada
Ruyida nabi yusuf lee ilahe hidayo u siiye inta ka soo harto waa cabir lee saas u ogada insha allah
Asc wr sh allaha ku barakeeyo waxaan ku riyooday allaha u naxariisto hooyadey ayadoo dahab waaweyn xeran aadne u qurux bdn aan weydiinayo inte k keentay mana eysan ii jwbin 3 mar oo kalena waaku riyooday dahabka iyo hooyaday allaha u naxariisto siyaabo kala duduwan
Asc wr sheekh jazakumulaahu khair aad ayaad umahad santy Waad iga soo jawaabtay riyadi
xagee kala xirirty wll mcn
Jisakoh,malahi,kher,shekh
Waxan,riyo,kuh,arkey,anigoh
Khawan,oo,jidmarayah,oon
Xishonen,mashanah,wAxa
Marayey,dad,badan,
Markas,wAxa,I,aragtey,gabar
,An,ankadoyoh,waynah,ifirisey,lakin,waxay,nah,igah,tagtey,masnah,anigah,wan,is
Ogahay,inaan,khawanahay
Lakin,cab,ilamah,ahay,
Manah,xishonayoh
Markah,waxay,tahay,isoh
Sheeg,shikh,
Suh,ashanah,waa,2,labad
Oon,kuwaydiyoh,
Asc sheeq waxaa ku riyodey anoo safar kujira waxaana ku safraayaa ardul yaman waxaana maqley dad badan oo kala cararaayo ooku qeylinaayo masiixi dijaal ayaa soo dagey markaas ayaa ku iri ilaahey ayaa ka weyn eemaxaa sidaan ugu qalqaleysaan waa iska sii socdey markaas ayaa nin duulaayo cirka kudulayo isoo kor joog sadey markaas ayaa si toos ah ayaa u arkey isagoo hal il wajiga kuleh kadib waxaan ku iri waxaa iga qaadeysid malaha illahey ayaa kaa weeyn asha haadka ayaa ku hor qirtey iyo nabigeena csw kadib na wuu idiley waana soo kacay
Asc sheekh waxaan ku soo dhiga whatup Riyo inaad iisoo fasirt lk waxaan u malenay inaad furi ee sheekh iisoo fasir khary Allah ku siiy inshallah
ASC Sheekh Allaha ku dhawro waxaan ku riyooday aniga oo ilkaha kore midkood iga soo dhacay isagoo cad, Waxaan ahay hooyo laga dhintay caruurna leh. Jazaaka Allah
Sheikh, Riimi Waxaan ku riyoodey, wiil aan Kala harney, uu guursado wiilbaa loo dhaley, Hada naagtii uu qabaa, riyoodaydu waxay tahay isagoo wiil wata aniga anaa hor socdo geed Weyn oo hadh ku wada dhuumaneeno aad u Weyn oo cagaar ah
Sheikh, ii fisir
Thanks
Asc khiiq wxan ku riyoday ano dhintay oo karfan loxeray dad fahxsaneh qabriga ijogaan ayaa ku riyoday ifasir wll
السلام عليكم فين نرسل حلمي هنا بتعليقات
WAxaan kuriyoodi anigoo ubaxyo raraayo una raraayo dukaan aniga leeyahay iisoo fisir sheekh riim
Shiekh allaha ku xafido waxan ku riyoodaa mar walba anoo suuqa ama magaalada socdo oo qaawan dhar ayaana la.isiiyaa ama aan gataa kadib xirtaa taas ii fasir
Asc,sheekh waxan ku riyoodaa anigoo timo leh,mar timo jelecsan,marna timo adag,waxan ahay qof bidaar leh,riyadaasi dhowr jeer bey igu soo noqnoqtey,jazaka Allah kheyr.
alle ha kuu zoo zaaro😍😍
Aamiin Aamiin yaa rabi jazakallah khayr shiekh
Sheeq alle hakubarakeyo waxan ubahanahy darayskaga
Sheekh iso fasir waxan ku riyoodey anigo la I er yanayo qof baa I eryanaayay waxana la igu dhaahay dhe la xawla wala quwata ila bilaah
Shiikh wxaan ku riyooday anigoo moos dixiri leh cunaya maxay taha ii safir bal
sheekh riimi waxan ku riyoday anigo macalin kayga gacanta ihaya iguna leyahay wan kujeclahy furana idhibaya walina magursanin
Asc Sh.Waxan ku Riyoodaa Marwalba Wiil yar oon dhalay Isagoo Mas Qaniinay marna Meel Biyo Ah Ku Dhacay weyna Igu Soo Noqnoqota Riyooyinkaasi Iisoo Fasil Sheekh Illahay Khayr Ha Ku Siiyee
Azc sheekh riimi alle ha ku barakeyo cilimgad baratay shiikh waxan ku waxan ku riyoyaneyey ani iyo gabadh aan dhalay oo doox iyo yar ku jiraan ka dhex talabayna oo xaga sare biyi badani nagaga soo rogmadeen oon ka talowney namay soo gaadhin biyihi badnaa wanu ka badbaadnay shiikh maxay noqonyza riyadaasi
Acs shekhena waxaan kuriyoowday anigaa aqrinaayo suuratull baqarah suuratull al cimraan suuratu aan nissa suuratull al maaidah iyo suuratull al aan caam walibo aad ayaan ugu ooyay in ay inga fakadaan ayaan kacabsi qabay eeboow khayr Kada nawaafaji rabiyoow.🌷
Azc sheekh waxaan ku riyooda anigu imtixaan aan ogayn galaya waxbarashana waqti hore dhameeyay maxay noqon incha allah
Sheikh riyo ayaan ku riyooodey oo ah anoo dhalaaayo la leeyhy waa wiiil iyo anoo lay leeyhy waaloo guurinya Ana aaan yaabanahy
Laymana qabo inan ayaan ahy wali waligayna ma giuursan
walal waxan ku riyoodey hawen anigo nafta liiga saraayo naftana leyguma dhibin qabrigeyga la qodaye familkeyga dhaman wey wada faraxsanayen xitaa aniga aad ugu faraxsanaa
Asc sheikh allh haku barakeyo waxan ku riyoday ano laa iguleyhy abaha u sheega saliga nebiga e isofasir
Asc sheekh Riimi illh haku xafido magacyga waa Fartun .Riydan iso fasir waxaan ahy gabar aana guursan wali. waxan ku Riyodey anoo dhalayo 3wiil oo matana ah wiilka aan u dhalayo neh waan aqaan. waxa dhahaa ilmhn uma sheegyo aabahod maher la aan ayee ku dhashy. waa markii saddx aan kusoo qorayo sheekh isoo jwb illh haku danbi dhaafi
Shiiqa waxan kuriyodey ayeydey Allah unaxariste waxan kuriyodey ayada oo Labo carur aniga iladhalatey oo islajogan waliba meel aad
Sheekh waxaan ku riyoodey. Walashey oo leygu dhahey wey dhimatey ka dibna oo lagu dhahey weynooshahey
Shiekh cilmi ilaah haku dhowro su asha aan khabo aabo oo dhintay ayaan kuriyooday asigoo ciriiri kujira lugka kaxiran
Sheekh waanku salamay allah haku xiftiyo waxan mar walba ku riyoodaa iyadoo lay eryanayo waliba rag ah
ameeeeen.ameeen Jasakalaa sheeq Allha ku sharfo
Asc shiiq waxaan ku riyooday 3mas mid aad uween oo madoow oo cunaayo cunug Yar oo ane kacelinaayo iyo mas cakaar ah oon waxba iyeeleen midka 3xaadna waa mid birbirqaayo oo ibursaayo plz isoo fasir
Sheeq cabdulqaadir riimi amaal maxamuud sheegow waaye xaggee kaagalla soo xiriiraa
Shekh rabi ha ku xafido markase waxan kuriyoda anoo geel aan biyo siinahayo markaste riyadan markaste way igu soo noqnoqotaa
masha allah
jazakallaha kheyr
ASC WAXAN KU RIYODAY NASKAYGA O ABTIGAY NUGAYO MAXAYTAHAY SHEQ
Tiyti6
Asc sheeqow Alaah ha ku barakeyo waxaa jiro riyooyin badan oo igu soo noqnoqdo xageen kaala soo xiriiraa ilaahay ajar badan ha ku siye.
Anigaba waan kula qabaa aniga walaal😰
Asc shiig riim wllhi riyadan ayaan ka yabanahay waxayna uu dhacay sidan waxan riyo ku arkay gawar saxib annahay abaheed allah ha uu naxriisto wuu dhintay balse riyo ayuu igu imaday asoo igu leh kalay ii daway gawadhayda anoo leh maba aqane balse san uga diidanay wan ka aqbalay kadib cirbad ayaan duray kaniina waan siiyay wayna ku cafimaday riyada dhaxdeed mar oo cirbadii way iga dhacday marna dhaladii dawada ku jirtay oo daatay gawadha saxiibtay dibadaha ayay ku noshahay warna is kama hayno
waxaan ku riyooday anigoo Gabar yar iga luntay aan 200 guri ka raadinaayo markii danbe aan arkay ayadoo labisan oo qurux badan
jasaa kalaa ii fasir sheeq🙏
asc shekhow riyadii wali wanka sugaya fadlan qebta xigta ha ika so ilabiin wan ku baryaa alllah haku dhore
Sheikh riimi allaha haku sharfo iga so jawab