masha allah sheekh mustafa allaha ku xafido waxaad tahay qof ilahey cilmi iyo xikmad intaba ugu deeqay waxaadna kamid tahay sheekhyada aan ugu jacelahy
sh Mustafe allaha ku barakeeyo Culumada Soomaaliyeed Adaan kuu jeclahay, waxbarashadeydana saameyn weyn ayaad ku leedahay waxeyna ka timid الطاقات المهدرة
Barigii aan yaraa waxaan ahaan jiray wiil yar oo Xamaasad diimeed hayso taasoo igu sababtay inan Qulluwi ku Dhaco Oo aan Soon iyo Salaado badan aan faral ahayn is dul dhigay,, xitaa Aan naftayda jaanis u siin waayay inay Dhalinyarta Facayga ah la ciyaaro ,, amaba Meel la Fadhiisto Ama Qoyskayga waqti la Qaato Markan sanado badan ku Socday hawshaas waxay igu sababtay inan Ka Boodo Jidkii aan hayay🥺🥺😥 اَللَّهُمَّ اغْفِرْ لِلْمُسْلِمِيْنَ وَالْمُسْلِمَاتِ، وَالْمُؤْمِنِيْنَ وَالْمُؤْمِنَاتِ اْلأَحْيَاءِ مِنْهُمْ وَاْلأَمْوَاتِ، إِنَّكَ سَمِيْعٌ قَرِيْبٌ مُجِيْبُ الدَّعَوَاتِ🤲
masha allah sheekh mustafa allaha ku xafido waxaad tahay qof ilahey cilmi iyo xikmad intaba ugu deeqay waxaadna kamid tahay sheekhyada aan ugu jacelahy
masha alllah allah habarakeya shiiqa
Masha Allah sheekh mustafe xaaji ismacil harun Allah Ku barakeeyo. Waxaa tahay shekh cilmi iyo maadi isku darsaday Allah dardis ayaa kuu jeclahay
Jasaakumullaahu khayran dadbadan. Baad badbaadisay oo dinta fahansiisay Allah ha ku xafido.AAmin
Sheekh Musfata Xaaji Ismaaciik Haaruun maansha allh ilaahy ha ku barakeeyo
JAZAAKA ALLAH SHEEKH MUSTAFA XAAJI Rabi abaalkaaga haguddo
Mash Allah sh mustafa haaji mizakan xasanadaka Allah ku saro amiin Allah
masha alllaah waa muxaadiro mihiiima oo wacyiga maanta ka hadlaysa allle khyr ha siiyo shiikha
Masha ahal
Masha allaah waa muxaadido aad u maacaan shekh mustafe
Maashaa allaah tabaraka allaaha yaa allaaha inoo xifdiyi culumada shiikh mustaha jazaka allaaha kheyral jazaa
Alx ilaahy ayaa mahad usugnaatay wllhi ku dayasho ayaa leedahy Ustaad Jazaakallah
jazakalh sheikh mustafe xaaji ismael
rab ajri iyo xasanaad ha ku siiyo
waa mahadsan tahay Sheekh Mustafe ilaahay ajar Ha kaa siiyo waanu ka Fogaanayna xadgudubka iyo xagjirnimada
xagjirnimadu umada ilaahay ka ilaaliyo waa umada badbaaday aakhiro iyo adun ba
sh Mustafe allaha ku barakeeyo Culumada Soomaaliyeed Adaan kuu jeclahay, waxbarashadeydana saameyn weyn ayaad ku leedahay waxeyna ka timid الطاقات المهدرة
Mansh allaah shekh mustafe alle hakuxifdiyo anagana kuwa wansama hanaga dhigo
jazaaakalaaah khayr aljazaaak yaaa sheeihk mustafe allaha ku xafido
Mashallah sheikh mustafa haruun Allah haku siyaasho cilmiga iyo cimriga ba جزاك لله خيرا
Barigii aan yaraa waxaan ahaan jiray wiil yar oo Xamaasad diimeed hayso taasoo igu sababtay inan Qulluwi ku Dhaco Oo aan Soon iyo Salaado badan aan faral ahayn is dul dhigay,, xitaa Aan naftayda jaanis u siin waayay inay Dhalinyarta Facayga ah la ciyaaro ,, amaba Meel la Fadhiisto Ama Qoyskayga waqti la Qaato Markan sanado badan ku Socday hawshaas waxay igu sababtay inan Ka Boodo Jidkii aan hayay🥺🥺😥
اَللَّهُمَّ اغْفِرْ لِلْمُسْلِمِيْنَ وَالْمُسْلِمَاتِ، وَالْمُؤْمِنِيْنَ وَالْمُؤْمِنَاتِ اْلأَحْيَاءِ مِنْهُمْ وَاْلأَمْوَاتِ، إِنَّكَ سَمِيْعٌ قَرِيْبٌ مُجِيْبُ الدَّعَوَاتِ🤲
Waan soo maray aniguba waxaan ismoodayay mid aan danbiba gali karin iyo xamaasad waaliya.
Sidad uga booday ayn anigana igu dhcdy
Ilahey ha ku naxaristo aqiiro iyo adunba allha dartiis ayaan ku jeclahaye
mashallh shiikh mustafa allha ku xafido culimada islaamkoo dhan allha idin barakee5
ما شاء اللة تبارك اللة جزاك آلله خير شيخنا
masha allah jazakallahu khayr sheikhana mustafe haaji ismail harun alle khayr badan haku siiyo ameen.
mashAa Allah
ilahy habarakeeyo dhamaan culumada islaamka
Allah hakugu abaalmariyo janadisa sheikh diinteenana haynagu sugo
masha allah shiq mustfa dacii Allah adun aqiro allah ku xafido
maasha allaah sheikh mustafa haji ismail haaruun jasaaka allaah qeer
mansha alaaah sheekh mustafe ilahy haku dhowro
jaza Akallaahu khayr
shiekh mustafa Hajji Ismail
allah bless you.
jisaakallaahu khayran shiikh allaah haku barakeeyo aamiin aamiin aamiin
Sh Mustafa, Allahayoow janada ku gee.
sheekh mustafa allah dartis ayan u jeclahay adun aqiro illahay ha ku xafido dacii allah
shiiq mustafa allha ku xifdoyo
Masha Allah masha Allah
allahu akbar
Jazakalah qeyr sheekh mustafa
jazaka allah kheyr sheikh Mustafa illah haku xifdiyo
Jazakalahu Khayree Insha Allah
ilaahay hakaa ajarsiiyo sh mustafe
Masha allaah Sh. Mustafe Alle haku xafido.
⁴ĕ⁴⅜èè⁴⅘⁵is èèé⁴
maansha phylosofy sh mustafe
Jazaakallaah Sheekh Mustafe
Jazakalah khayr shiikh mustafa
masha Allah xasanaad allah hakaa siiyo
Allah hakuxifdiyo Shekh
الغلو في الدين من اكبر اسباب كفر بني آدم
jazakalah sheekh
jazaka allah sheekh
dadka hadda aduunka ku nool adan kugu jeclahay sh mustafa allah ha ku dhowro
Jazakallaah
MashaAllah Alle haku dhowro
shiekh allah kuxifdiyo
Masha allha
Scw
jazakaAllah sheikh
kshekh,mustafe,walahay,,wu,gabooobay,lakin,msha,alahaa,wanaaag,buuu,ku,gabooobay,ilahay,axafidoooo
Maasha Allah, Allaha ku barakeeyo shiikh
F
Mansha allah ilahay hagu xafido
masha allah
ALLA HAku xafido
subxanallah
masha,alahaaa,
maanshaa allàh
manshaallah
ilahay,kama,habaaabiyooo,wanaga,ad,ledahay
Allah hakuxifdiyo Shekh mustafa
Waataas diinta islaamka saxda ah. Culimo badan iyo dhalan yaro badan baa kudhacay qaladadas. Dadkii saxaabada laayay hadana ka salaad badnaa way islasaxnaayen. Hadana way joogan.