Q.2aad KIIS LALA OOYAY SHARCIGA AYUU KA QAATAY XABSIGA AYUU KU GURAY CARUURTA MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • Q.2aad WUU QIYAANAY SHARCIGA AYUU KA QAABTAY XABSIGA AYUU DHIGAY CARUURTA MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Комментарии • 139

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad Месяц назад +13

    Masha Allah aabayasha qaar caruurtoda aya ka caqlibadan illahey hasahlo amurohoda

  • @Hawa-m5o
    @Hawa-m5o Месяц назад +7

    Daahir Calasow noolow Allaha kuu kaalmeeyo aduun iyo Akhiro .Cimrigaada Allaha dheereeyo.

  • @Maria28832
    @Maria28832 Месяц назад +9

    MAANSHA ALLAAHE WIILKAAGA ALLAAHA KU XIFDIYO FARIID WEEYE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +14

    WA SHARAF DARO AABO 9 KIISA CUNUG QAFASHEY GAJO SKUL LA AN INDHO LA AN IJAAR LA AN XABSI GAJO 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned Месяц назад

      Rreer kofurku sidaas ubadan yihiin

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Месяц назад

      Waa calool xumo wallaahi.

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Месяц назад

      @@SagalMohanedHawiye lee waste waxan udhaqmo

    • @sahraAli-e9h
      @sahraAli-e9h 28 дней назад +1

      @@SagalMohaned kuwa shalay hooyadood qalay 2 bada wiil ma reer koofurbaa masiibo dhan xagiina bay taal

    • @sahraAli-e9h
      @sahraAli-e9h 28 дней назад

      @@bluerain3282 Idinka waxaa idinku jiro adeero caruurta kufsado kuwaanbaba dhaamo see amaanbayba siiyeen

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 Месяц назад +1

    Maaha Allah barakalahu fikum ilahay subxanahu watacala haidin cawiyo😢

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 17 дней назад +1

    Naaag habar gidir wax siin maayan dadkan wlh wu iga qosliyay daahir

  • @sadiomane3986
    @sadiomane3986 Месяц назад

    Masha.allah ILLAHAY haku xafido wiilkaga

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Месяц назад +4

    Amiin Amiin yarabi

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad Месяц назад +10

    Abahan abgaal waceebeye asago ingiriiska jooga aya ilmisiisa sadaqo loururinoyaa illahey haka abaalmariyo sharkiisa

    • @fahimafahima9268
      @fahimafahima9268 Месяц назад

      Maxaa meesha qabiil keenay iyaga ba ilmo abti iyo eedo ahee,cajiib.Ninka haduu ku xumaadey ma abgaal loo caayna waa yaabe abgaal hal nin bey ka guursatey waliba laftu ninkas yahay ha ceebeysato magaca no daaya.

    • @AbuuAsad
      @AbuuAsad Месяц назад

      @fahimafahima9268 haa wasidaas abaayo

    • @LuulCalasow-vz1ci
      @LuulCalasow-vz1ci 29 дней назад

      Ninku waa habar gidir iyo abgaal iska dhal waaye

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 Месяц назад +3

    Yan lokala hadhin insha Allah

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned Месяц назад +2

    Aniga waxaan dhihi lahaa Qabyaalada iska daaya o Fuula Somaalinimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 Месяц назад +2

    Absolutely true 😭😭😭😭😭

  • @Xinbilo
    @Xinbilo Месяц назад +3

    Daahir. Walaal bay kaa dhigatay garabkeeda. Plzz istaag. Caawi. Uk kadaji

  • @Hawa-m5o
    @Hawa-m5o Месяц назад +6

    Abagaal ha eedin ee Aabbahaa eed .

    • @Maria28832
      @Maria28832 Месяц назад +1

      Abgaal soo qabklkisa ma aha

    • @gday9659
      @gday9659 Месяц назад

      @@Maria28832Aabbo aa wax halleeyay ee qabiil waxba ma hallayn.

    • @fahimafahima9268
      @fahimafahima9268 Месяц назад

      ​@@Maria28832Hadu yahay neh ma abgaal is yaqaan!So aabo ma dhalin oo xaq kumu laha maxaa lga rabaa Abgaal oo dhan?Waa unacasnimo in uu dhaho qabiilka hooyadey sheegta abgaal maxuu udhimey aabihiisa xumeeye.

  • @kiinali409
    @kiinali409 20 дней назад

    Ilaahow caawi casiis yaarabbi

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +2

    AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN YA RABI

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 Месяц назад +4

    In asaga ingriiska lagu soo xiro ayaa balana

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned Месяц назад

      M A ajar ka helaysaa inshaa allaah

  • @hooyomulki1688
    @hooyomulki1688 20 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 Месяц назад

    Subxanallh dulmidiid dahir u hiili shaqo fiican baad haysaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +7

    INTA SADAQADA DHIIBATEY INTA ARURISEY ILAHOOW UGU BEDEL KHEYR CAFIMAAD CIMRI DHEER AQIRANA JANADA FARDOWSA KURSIGA UGU DHEER AYAGA IYO WALIDKOOD

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +1

    MASHA ALLAH

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 20 дней назад

    Hadii qabiilka laga dayn lahaa oo somalida lagu joojin lahaa waxbadan ayaa suurta gali lahaa. Allaha idinbarakeeyo dhamantiin

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 Месяц назад +4

    May Allah help her Ameen

  • @ijjbhri6415
    @ijjbhri6415 Месяц назад +3

    Ilahay haw gar garo

  • @ahmeddayibmuhumed
    @ahmeddayibmuhumed 5 дней назад

    Bravo dahir

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 Месяц назад +3

    nin turki ah nagtisa 4 cunug ey u dhashey turki badiyah ow geyey basaboorki ow ka qatey biilki waa ka jarey asigana holland ow jogey nagti rafad bahi ey kunolayen nag turki ey daris ahaayen ay sowadey ninki wey dac weysay wala xirey naagti ilmaheda holland lagu soceliyay ma🎉🎉🎉

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned Месяц назад

      M.a allaah wuxuu jecelyahay dadka caawiya dadka dulman 😢😢😢😢😢
      Ajar allaah Swt ha ka siiyo Aaaaaamiin

  • @kiinali409
    @kiinali409 20 дней назад

    Dahirow cimri dheer iyo caafimaad waara allaha kusiiyo

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 Месяц назад +5

    Sheekadii qabiil aa loo badalay maxaa qabiil keenay qof dhiban ayaa la caa winaaye

  • @kiinali409
    @kiinali409 20 дней назад

    Siloo diro maaqaan eewaa udiri lahaa yaarabbi ilaahow caawi wiilkaas oo ilaahow udambi dhaaf oo ilaahow wiilkaas 1000ka soolar udiray udambi dhaaf oo ajar khayr qaba sii ilaahow dhamaantiin idin caawi maxkamadaan kor allaha kayeelo

  • @RumaanG
    @RumaanG Месяц назад +9

    Gabadh umbaa meelwalba ooyaysa caqli ay isku celiyaana maleh😢😢, illaahow dumarkaan caqli iyo cilmi candhadooda kabadan sii.

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 Месяц назад

      Ohh mswaaxad rabta iin ey amusto haye iwaad shekada

    • @RumaanG
      @RumaanG Месяц назад +2

      @fatxiyaosmanbarry3996 illaahay kuma oran sidii digaagii udhal janno ayaad kugali.

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Месяц назад +1

      Ragga qaar haddaad 1 cunug u dhasho & haddaad 10 u dhasho kalama jecla, arzaaqadana Allaah baa bixiya.
      Hooyadaana Allaah u xafido carruurteeda ayaday anfacayaan berito oo miraheeda goosan doontaa.

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned Месяц назад

      Maya sikalaa ufahantay Hostina heysta idinkoon meel.iska so saarin kawadaa allaah uqadaray inay dhasho laakiin saas kawadaa​@@fatxiyaosmanbarry3996

    • @LajecleyLajecley-gv1sl
      @LajecleyLajecley-gv1sl 14 дней назад

      ​@@fatxiyaosmanbarry3996 Haa wa iney aamusta waayo markay aragtay in ayda io 4 cunug uu somalia kuso celiyey maxay candha deda uga ceshan weysey 5 ta cunug ee dambe ayada dulmisey gartu illahay bay taqaana

  • @oubahali8588
    @oubahali8588 Месяц назад

    Dahir qu'Allah te d'aide

  • @TahlilMohamed-qq6nt
    @TahlilMohamed-qq6nt Месяц назад +2

    Laaandheere ceyr hg

  • @ShariibAhmad
    @ShariibAhmad Месяц назад +3

    Habargidir kaliya waco mad soomaliyeey tiraadid doqonyahsy

  • @lutfisaalim8581
    @lutfisaalim8581 Месяц назад +1

    What's the area vode

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +5

    10 CUNUG HADEY REER MATAAN U DHASHEY WEXEY AHEYD INEY DHUL SIIYAAN

  • @fahimafahima9268
    @fahimafahima9268 Месяц назад

    Anigo kaxun oo la qiironayo ,Markey tiri abgaal xaafadahoda hada joogi lahaa wey icuni lahaayeen walahi waan ka xumaadey bal maxa kasameynay nin ba xumeeyey subxanallaah.Sheekada iyada qabiileysay oo kudheeshay..😊

  • @shamesmohamed1604
    @shamesmohamed1604 Месяц назад +1

    ❤asc

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +2

    AARKA DHUSA MAREEB WE LOVEEEEEEEEEEEE 👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Umuadel06
    @Umuadel06 Месяц назад +3

    Abgaal dhan maxuma ee qabiil dhan sharaf iyo sheekh ayeyey qabaan ee kaas soo qabta halana xero

  • @JamilaAhmed-cg1lw
    @JamilaAhmed-cg1lw Месяц назад +1

    😭😭😭😭😭

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 Месяц назад +2

    Aaway cida ay sheegatay may qayb qaatan habar gidir ayakuba dadka way caawiyan marka qof somali ah la caawinayo kama haran way u horeeyan qabiil iska daaya ee walal dhibataysan cawiya

  • @aliliibiya1663
    @aliliibiya1663 Месяц назад +2

    Ninkaas marka ow ka so kaxeynaayay Ingiriska caruur Ingiriska ugu dhalatay inow somalia ku so celsho kuna dayaco 2labo filo ayaa iska tabatay maskixiya ahaan ha lo duceeyo

  • @ret_ag778
    @ret_ag778 Месяц назад

    😊😊

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 Месяц назад +2

    Somali ha u kacdo gabadhas qof walba ha u kacdo ayada iyo sagaal caruura ayaa gaajo u la anaya baahi ayay u dhamaanayan nin khawarij ah ayaa abuse saya qoyskan

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Месяц назад +8

    34 sano baa qalad keeney. Waayo dhirta qaar baan la jarin.Abaagal. Ma dhaqan fiicana.Walaashey xataa wey silciyeen.Isma qabtaan Xidid iyo xigaalo ma galaan.

    • @adarsheikh-ali9290
      @adarsheikh-ali9290 Месяц назад +3

      Raga maanta jira dheh qabiil walba waa ka buu xaan raga iyo ehelka gab dhaha xumeeya

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Месяц назад +1

      Ciday gabadhu carbaabday way ugu daran yihiin wali Abtigii baa dhalay tan uu sidaa u silciyay ka waran mid aan wax isku gelin.

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned Месяц назад

      😢😢😢​@@sucdisiad3316

    • @fahimafahima9268
      @fahimafahima9268 Месяц назад

      Waad edeb daran tahay nayaa da'dka iyaga wada dhashey oo wax isku ah maxaa adi ku galiyey afaarahasi mise hada la bilaabey in abgaal la guursado so waligeed ba lama guursan jirin ma wax hada la bilaaba,Nin xun qabiil walba wuu kujiraa..So ma aheyn kuwii habar gidir ee laf hoose isla ahaayeen caruurta ka qarinaayey oo si xun ugaley marka kuwiina xun ba sheeka cid walba waa leeyahay waxba hal beel ha nasab caaynin qabiilkuna dusha iskama saarne.

  • @SeyniibXuseen
    @SeyniibXuseen Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @KaahoCalicad
    @KaahoCalicad Месяц назад

    😢😢😢😢😢😢

  • @AshoHussein-ke2ej
    @AshoHussein-ke2ej 22 дня назад

    Swiska Swedhan ku dar Dahir saan uga qeyb galno sadaqada

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j Месяц назад +4

    Alaa dulmi badana gabadhan lo geeystay

  • @AbdirahmaanSheikhabdi
    @AbdirahmaanSheikhabdi Месяц назад

    Absolutely 😅😅

  • @farhiaabdi2505
    @farhiaabdi2505 Месяц назад

    Midayn dhaxeeyo aaway hg Ab iyadana leh bari aan boqol doolar bixinta kkkk

  • @Umusiham143
    @Umusiham143 Месяц назад +2

    Farxiya kaba yare bay u cod egtahay

  • @haliali5002
    @haliali5002 Месяц назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad Месяц назад +3

    Kiiski Canadian boy dad badan ayu bananka kenayaa

  • @Sabrina-j9e
    @Sabrina-j9e Месяц назад

    Daahir Dahab Oop telka gabadha isoo qor Qayr qabe

  • @Xinbilo
    @Xinbilo Месяц назад +1

    Walaahi somali bahalay noqdeem. Sagaal caruur bay idhashay. Bay silcinayaan wali

  • @fardowsahalima2682
    @fardowsahalima2682 Месяц назад +3

    Abgaal maaha waa jareer

    • @FaisaMusse-s7r
      @FaisaMusse-s7r Месяц назад

      @@fardowsahalima2682 right HG marry jareer now they said , his abgaal

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 Месяц назад

      Sanka iyo bushimaha iyo wajiga fiiri waa jareer sax ah marka ma abgaal oo dhan baa jareer ah

    • @ubahabdi8725
      @ubahabdi8725 Месяц назад

      Walaashay kaxishood jareer waa qabiil inaga mid ah ceebna malaha. Abuurka Alle yaynaan ku xadguxbin

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr Месяц назад

      Abgaal ma jareer baa?? Maya! Laakin ma u okoo?? Haa!!

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +2

    KAN INDHAHA BELEY HA LAGA GARO

  • @Xinbilo
    @Xinbilo Месяц назад +1

    Inta. Qolkaa Daawanayay caawa lee. Ooyay. Subxanalah. Aabe. Alshabaaba miyaa qalbi naxo leh

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 Месяц назад +2

    Abgaal xawaadle ayay u baxsanayan ilmo 9 gaal ah ayaa gaajo ugu baaba aya mogadishu nin khawarij ah oo gardheere ah ma naxo waa balaayo hele

  • @kiinabdirizaaq8863
    @kiinabdirizaaq8863 Месяц назад +1

    caruurihi somalida ingiriska jooga heel bay kuwadajiran ninka ilmihiisu badbaadsay ee hooyada xaqa alaah hatuso oo ilmaha ha udayso wadankooda

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned Месяц назад

      NO NO
      MAADAAMA U GAAJO KU DILAY XABSI KU GURAY XASKISA LAHESHIN WAAYAY
      CIILAY CADAADIYAY
      HALASO XIRO NINKAAS CARUURTA HALA CELIYO WHY 9CARURA 250 MA MACQUUL GAAJO HALAGUGU DILO CADAADIS QAADO MA AHA MACQUUL
      NINKAS HADU DADKISA WANAGSAN LAHA HALKAN LAMA IMAADEN

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 26 дней назад

      Waa fiican tahay in caruurta wadankooda lagu celiyo hayeeshee waa qalad wayn in lasilciyo

  • @IftinJeyte
    @IftinJeyte Месяц назад +1

    Dahirow somalinimo waxkawanagsan. Majirane kadaa habargidirtan Ad la ordeyso marwalba

  • @lutfisaalim8581
    @lutfisaalim8581 Месяц назад

    What's are code

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +1

    IJAARKA HALO GURMADO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +3

    ILMO INGRIISKA KU DHASHEY O QAFALAN O ABAHOOD NOLYAHEY AYA SOMALI LO BARYA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +2

    ILMAHAAS WAX OW U REBTEY MALEH

  • @sundusmohamed3151
    @sundusmohamed3151 Месяц назад +2

    Bisinka

  • @MaryamaNoor-xd7tc
    @MaryamaNoor-xd7tc Месяц назад

    😥

  • @asadaxmednuurgadhwayne
    @asadaxmednuurgadhwayne Месяц назад +1

    Daahirow dadka kuxidhan culumo iyo camo wayleyihin ilali

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @lutfisaalim8581
    @lutfisaalim8581 Месяц назад

    Soo daara numberka shaasha

  • @FarihaMohamed-i9y
    @FarihaMohamed-i9y Месяц назад +2

    Madoqonbaa tahay ani masheegto abgaal mawacalbaatahay abahaana waa ku maqlaayaa abti gaa hanicin qalbigaaga waxaa kahadashay inaa qabiilkaaga sheegan waa ceeb waxaas naag karti leh ilmaheeda inaysheegtaan ma ogola

    • @fahimafahima9268
      @fahimafahima9268 Месяц назад

      Cuqdad bey ilmihii kubeertey qabyaakad iyo qurun.

  • @amohammud7236
    @amohammud7236 Месяц назад

    Sagaal cinug intaa dhalryso inaad la joogto ma aheyn

  • @fardowsahalima2682
    @fardowsahalima2682 Месяц назад +3

    Ninkaan waa jareer abgaal sheegato waaye

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +1

    AWEY RAGI DUMARKI REER MATAAN CABDULE

  • @TahlilMohamed-qq6nt
    @TahlilMohamed-qq6nt Месяц назад

    Hg no 1 doler

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be Месяц назад

      Why? $1

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned Месяц назад

      Iyaga le jebkoda uraba
      Ohaday wax uqabanayaan why gabadhoda sorry​@Rimj-ur4be

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +2

    KAAS AABO MA AHA ILMIHISI QAFALEY GAJO U DILEY XABSI KU RIDEY IJAAR LA AN INDHAHA BELEEN SKUL MA DHIGAN

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned Месяц назад +1

      Laakiin abaayo hadaan ku dambaabo gabadhaan wax ka qaldan Qur aan mey isa saarto why anigo illmo ku dhalay ENG UGU SILACAA muqdisho oqarax dagaalo 1wm why why yaab teda kale xarig 1wm subxaana laah gabadhaan wax kaqaldan muxuu ku aqriyay bisinke

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Месяц назад

    Ayaanle iyo cabsiiye waaba bahdilanyihiin qashin aruuris

  • @lutfisaalim8581
    @lutfisaalim8581 Месяц назад

    Numberka isoo sheeg

  • @hasnaahmed1
    @hasnaahmed1 Месяц назад

    Alaxumaa kuwaan waaba dulmilooshin

  • @fahimafahima9268
    @fahimafahima9268 Месяц назад

    Kkkkkkkk Soomaalinimo gabadha wadata caadi ma aha kkkk irsaaqas ma arag kute funny lacagtii ayey kuwareertey..

  • @lutfisaalim8581
    @lutfisaalim8581 Месяц назад

    Dahir che ku Soo diraa

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 Месяц назад

    Waa khawarij sow sawirkisa arki maysan kuwaas kun qofood oo wax ka bi in oo masaakin ah ayay qarax ku laayan maxay la tahay inay ilmahoda qafaalan?

  • @zainabyassin4993
    @zainabyassin4993 Месяц назад

    War bixiya wax dhama wax suxanllah

  • @DeeqoMaxamuud-h5u
    @DeeqoMaxamuud-h5u День назад

    faa iido malahan nimaka

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад

    DUMAROOW HADAD NIN GURSATIIN ILMO DHALIDA HAKU DEG DEGININA KANINI QATA HADAAD LABO DHASHANA JOJIYA ILMAHAAN BADAN QATA KANINI AMA MINKA ISKA XIRA AMA KONDOB ISTIMALA ILMO BADAN WEXEY KENAAN GAAJO FAQRI FACA KA HAR

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned Месяц назад

      Biisinka condhob wa xaaraan axsan kaniin dheh makanka la iska xiro cudur weyn laga waada dhiiga ku jogsanayo walhy 40 wax idher condhob ma arkin nimanka unba isticmaala umaleyna
      Gabdha ha hada wax bartay wey bad baadayaan I.A

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 Месяц назад

    Safaarad tag nayaa ninkay isku aamintay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +1

    FALOWGA SIIYA GABADHA

  • @DhalaliyeMo-us6ly
    @DhalaliyeMo-us6ly Месяц назад +1

    Wali intaan kiisdawanayay kan aan la ooyay

  • @marshalgentilman
    @marshalgentilman Месяц назад

    waba mashruc sadaqo sharifnimo ah oo waba mashruc jaahilinta lacagta laga shuubto yaabka adunka wa lo oya jahilintu run bay moodayan yaabka adunkla😂🤣😅

  • @fatumaabdi
    @fatumaabdi Месяц назад

    😭😭😭🥲🥲💔💔💔

  • @FaisaMusse-s7r
    @FaisaMusse-s7r Месяц назад

    17:53 look ex husband still was giving his kids money 🤑💰 now the kids is adults they get job n help their mother full stop

  • @fatxiyaosmanbarry3996
    @fatxiyaosmanbarry3996 Месяц назад +1

    Kuwi isla dasheyba sidas isku babinaya maxa laga sugaya kuwakalena Somali waa buti iyo daad qalato nasaab diimaan xidiid xuma waxanu

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +1

    NINKA AYA NIN XUNA

  • @FaisaMusse-s7r
    @FaisaMusse-s7r Месяц назад +1

    2:58 sorry young man but your father isn't abgaal maybe he's mother is abgaal... U n your father stop claim your guys mothers qabiil but u guys jareer qabiil

    • @iskaxamza
      @iskaxamza Месяц назад

      😂😂

    • @iskaxamza
      @iskaxamza Месяц назад

      Wixi xun ba jareer dhaha😂

  • @FaisaMusse-s7r
    @FaisaMusse-s7r Месяц назад +1

    16:16 no no no hg are we blind now that man is jareer not abgaal boo boo full stop

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад

    HALA FOLOW GAREYO INTA SO DIRTEY SADAQADA

  • @maxamuudawmaxamed7075
    @maxamuudawmaxamed7075 17 дней назад

    😢😢😢😢😢😢

  • @Xinbilo
    @Xinbilo Месяц назад +1

    Walaahi somali bahalay noqdeem. Sagaal caruur bay idhashay. Bay silcinayaan wali