Sideed Noloshaada U Update Garayn Kartaa? - Caadada 7aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • Xalqaddan Waxan Ku Sharrxnay Caadada 7aad Ee Buugga 7da Caado Ee Ay Leeyihiin Dadka Ugu Waxtarka Badan Oo Ah Runtii Caado Illaa Xad Muhiim Ah La'aanteedna Aysan Caadooyinka Kale ee Lixda Ah Qiimo Aysan Lahayn Daawasho & Ka Faa'iidaysi Wacan.
    Barahayga Bulshada:
    Instagram: ...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Xalqaddii Hore:
    • Sideed U Kasban Kartaa...
    Silsilada The 7 Habits Of Highly Effective People:
    • The 7 Habits Of Highly...
    Silsilada Atomic Habits:
    • Atomic Habits
    Silsilada The 48 Laws Of Power:
    • The 48 Laws Of Power
    Silsilada Eat That Frog:
    • Eat That Frog
    XOGGOOB Hoyga Sharxidda & Khulaasaynta Buugaagta.

Комментарии • 48

  • @KaltuunmahamudDaahir
    @KaltuunmahamudDaahir 13 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @M2024-M5x
    @M2024-M5x 2 месяца назад +8

    الله أكبر

  • @Killua-Zoldyck-22
    @Killua-Zoldyck-22 2 месяца назад +10

    noo bilaaw booga dark psychology si aad wax u faaiido anagana wax u faaiidno mahad sanid🤝

  • @X.De.X
    @X.De.X 2 месяца назад +2

    Aad iyo aad

  • @BurhanMedia-v2w
    @BurhanMedia-v2w 2 месяца назад +2

    Mahadsanid Khairudiin Walaal Qaali ah

  • @MohamedHussein-n8d
    @MohamedHussein-n8d Месяц назад

    Mahadsanid wllkyow ❤❤❤

  • @AHMED.UPTHi1977
    @AHMED.UPTHi1977 2 месяца назад +3

    Mahadsanid ❤

  • @HibaaqAhmedmuse
    @HibaaqAhmedmuse Месяц назад

    aad baad u mahdsnthy wlllo❤

  • @KhaalidKing
    @KhaalidKing 2 месяца назад +4

    ilaahay inuu iga madoobeyo
    cadada xun ee siigada iigu
    soo duceeya walalayaal 40 qof ducadood waa la aqbalaa🙏

    • @BashiirMawliid-h1v
      @BashiirMawliid-h1v 2 месяца назад

      War wax yahaw ilaahy wuu ku asturee adigu is astu sbbto aniga ba ilaahy wuu iga qaryy ceebtaad lkn adaa ii sheegy ilahy ka cabso

  • @AbdimalikAadan-s9j
    @AbdimalikAadan-s9j Месяц назад

    Mahadsanid🎉🎉😅😅😅

  • @AdenAbdillahi-e5g
    @AdenAbdillahi-e5g 2 месяца назад

    Tanks

  • @WllZaki-wk6ts
    @WllZaki-wk6ts 2 месяца назад

    Mahadsanid wllkey

  • @karimfiitah8090
    @karimfiitah8090 2 месяца назад +1

    Mahadsanid my brother

  • @YahyaAbdi-mi8hh
    @YahyaAbdi-mi8hh Месяц назад

    Maya

  • @liitiktok5508
    @liitiktok5508 10 дней назад

    Walalkey ❤

  • @XamdiSalaad24
    @XamdiSalaad24 2 месяца назад

    Haaaaa❤❤❤❤

  • @AamiinAxmed-m6g
    @AamiinAxmed-m6g 22 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anesgeele4178
    @anesgeele4178 2 месяца назад

    Sharfanid walal ❤💯

  • @AdanYerow-g8u
    @AdanYerow-g8u 2 месяца назад

    Khayru diin macalinka nolosha slmn zhp ❤

  • @IsmacilMaxamad-h4s
    @IsmacilMaxamad-h4s Месяц назад

    Wll please wan kusugena sodhaqso

  • @احمدفاتح-01
    @احمدفاتح-01 2 месяца назад +1

  • @AliBidhiidh
    @AliBidhiidh 2 месяца назад +3

    Sxb abaalkaag janno haka dhigo sida aad wanaaga noola jeceshahy

  • @XamdiSalaad24
    @XamdiSalaad24 2 месяца назад

    Wallkey ❤❤❤

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn- 2 месяца назад

    👍

  • @Maxamedjanaale-b7t
    @Maxamedjanaale-b7t 2 месяца назад +1

    M.a

  • @yinandyang8530
    @yinandyang8530 11 дней назад

    Ask sxp lambarkaaga ama meel aan kala soo xiriiro isooqor inaan isla shaqeeno ban doonayaaye.

  • @ClraxmaanAxmed-v8n
    @ClraxmaanAxmed-v8n 2 месяца назад

    Hi

  • @MiskiinAllahe-uv8ju
    @MiskiinAllahe-uv8ju 2 месяца назад

    Mhdsnid wllo

  • @BashiirMawliid-h1v
    @BashiirMawliid-h1v 2 месяца назад

    Wll qaru diin waa wll aad uu fiicn lkn wll horta xageed
    Ku nooshhy ma soomaalia ah
    Adoo raali ah
    Ani waxaan joogaa Ethiopia
    Thanks

  • @HiboMahamed-ob6sw
    @HiboMahamed-ob6sw 2 месяца назад

    Mahad sanid ❤

  • @KhadarMohammed-k4d
    @KhadarMohammed-k4d 2 месяца назад

    Wll khayruidiin Mahad sanid

  • @Omar___Hiigsade
    @Omar___Hiigsade 2 месяца назад

    Journalist , Sxp Sideen buuga
    Iyo qalinka ula saaxiibi karaa?
    Next Vedio We are Ready 🙋

  • @NimaoAdam
    @NimaoAdam 2 месяца назад +1

    Sideen cuntadayda usaxa gurigayagaba casho qado iyo quraac
    Carbohydrates la cunaaye😂😂waxklena ma haysto

  • @cabdifitaaxmaxamuud2868
    @cabdifitaaxmaxamuud2868 2 месяца назад

    Khayrudinow sxp video editing xgee ka baratay ado mahadsaN sxp

  • @shugridaahir-z8n
    @shugridaahir-z8n 2 месяца назад

    Sobadi

  • @Amuyell
    @Amuyell 2 месяца назад +2

    Nin lawaaye sxp sare

  • @Eng-hillaacyare
    @Eng-hillaacyare 3 дня назад

    Sxb adiga oo raali ah ii sheeg Source-ga aad muuqaalada kasoo qaaday ?

  • @Saliinge
    @Saliinge 2 месяца назад

    Coffe ga muxu qaba Masuul ina bilabo ayan rabey cajis badan aya ila so darsay

  • @MackKadar
    @MackKadar Месяц назад

    Khayrudiin kaso hadal sanadkan hada bilow dayy 😢

  • @RahmoDahirHassan
    @RahmoDahirHassan 2 месяца назад

    Kheyrudin nolow inte nololjiro

  • @Dateman-r4b
    @Dateman-r4b 2 месяца назад +2

    Fikrado muhiim ah ayaad noo sheegtey jasaa kumulaahu qeer

  • @MubarikFaisal
    @MubarikFaisal 2 месяца назад

    Buugan somali ma loo rogay horta

  • @Cabdulqaadirciise-td5ib
    @Cabdulqaadirciise-td5ib 2 месяца назад +1

    𝐴𝑠𝑐 𝑤𝑎𝑙𝑙𝑘𝑒𝑦 𝑞𝑒𝑟𝑢𝑙𝑑𝑖𝑖𝑛 𝑤𝑎𝑥𝑎𝑛 𝑘𝑎𝑎 𝑐𝑜𝑑𝑠𝑎𝑛 𝑙𝑎ℎ𝑎𝑎 𝑒𝑟𝑎𝑦𝑔𝑎 𝑐𝑎𝑎𝑑𝑜 𝑖𝑛𝑜𝑜𝑔𝑢 𝑏𝑎𝑑𝑎𝑙 𝑄𝑎𝑎𝑏𝑘𝑎

  • @Saliinge
    @Saliinge 2 месяца назад +2

    Coffe ga muxu qaba Masuul ina bilabo ayan rabey cajis badan aya ila so darsay