AHU halkaa codkii faysal cumar musteegna waan ka maqlayaa oo sanqadha durbaanka la moodo afkiisuu ka samaynayaa dhamaantoodba way dhinteen ALLE ha u naxariisto.
Nuuradiin , aad baad u mahadsantahay inaad nasoo gaadhsiiso, laxanka iyo codka iyo garaacidda cajiibka ah ee heesta Jiib, well done , carry on the good job, God bless you
Waxaan aad uga xumahay in uu Abwaan macalin xudeydi uu 04/02/2020-ka xalfad loo qaban doono lagu sogootiyo isaga oo hawshii uu mudadaa dheer soo waday uu ka fadhiisan doono.
Ha ka xumaanin walaal , Xudeydi maanta waa waqtiguu nasan lahaa wuxuu jiraa 90+ marka caafimaad ahaan xataa uma saamaxayso inuu sii wado tumista cuudka, waqti aad u dheer waa soo kifaaxay lknse Soomaali haldoorkooda xataa thank you uma quuraan runtii. Dib u fiiri inta abwaan ama fannaan dacdarro iyo silic u dhimatay iyadoo wax loo awoodi karo.
Yes waa Kabanki Abahay .. Unique buu Ahaa, Allow ku naxaristo Abahay Xudaydi
Iyo Adeer Daraamle
Haa walalo waxkale buu ahaa, garaacidiisu markan waa waayowaayo iyo lodkiisii oo ku luuqeeynaya dararamle alle ha unaxariisto xudaydi iyo saaxibkii dararamle aamin abaayo
@@abdifatahabdi5419
Aaamin ya rab walaal
Aabe wanaagsan ayuu ahaa Eebe janadda fardowsa ha ka waraabsho
@@ayubahmed3151 Walaal aaamin ya rab mahadsanid
Aamiin aamiin amba aabahey buu ahaa boqor kii kaban ahaa alle ha u naxariistee
AHU halkaa codkii faysal cumar musteegna waan ka maqlayaa oo sanqadha durbaanka la moodo afkiisuu ka samaynayaa dhamaantoodba way dhinteen ALLE ha u naxariisto.
Wooow axmed cali haaruun dararamle aabayaashii qaraamiga looga dayanjiray alle ha u naxariisto🤲
Waligay qaataami ka macaan ma arag thnk you salaan sare from gobolka mudug
Dararamle allaha u naxariisto
Runtaa weeye, Abdillaahi, live buu heestaa maalin noogu qaaday oo isla Hudeydi tumayo, mar baan ruufkii guriga ka bixi gaadhay sida qiiqa, bil dhan baan dawakhsanaa oo jaceyl cid uu ii galay aanan garanayn i galay, waa lafdhanka fanka Somalida, waana laba legend, Hudeydi iyo Dararamble, codka laxankan oo JIIB la yidhaahdo, waxaa asal ahaan sameeyey Marxuum Hudeydi .
Aan ku saxee sowdku jiif mahe Wa jiib sidas weeyi
Heestan Jiib waa from Hudeydi, dad badan ayaa ku qaaday rag iyo dumar, runtii Dararamle waa kuwa ugu wanaagsan ayuu ku jiraa , haddaanu ahayn NO: 1
Waan u mahad naqayaa daadihiyaha QARAAMI MEDIA
USTAAD NUURADIIN CALI AMAAN
Halkaas ka wad hawshan qiimaha badan illaahayna hakuu fudideeyo
Amiin
Nuuradiin , aad baad u mahadsantahay inaad nasoo gaadhsiiso, laxanka iyo codka iyo garaacidda cajiibka ah ee heesta Jiib, well done , carry on the good job, God bless you
Waa jiilkii fanka magaca iyo maamuuska labadaba kulaha
Axmed Cali haruun allah haw naxariisto
iyo abihii kabanka maxamuud ismaciil xudaydi halahala
Cajiib❤️hore soco ustaad nuradiin
Heestu wa jiib maha jiif
Jiib waa tan ay dumarku qaadeen oo ay Xaliimo khaliif ay qaadayso, tan raggana wa jiif oo sidan bey ku saxan tahay heesta
Allah ayaan Denbi Dhaaf Uga
Baryayaa insha allah
Raaxey Banadiri uu sameyay axmadey abubakr al camari oo qaado xalimo khalif cumar magol hestaa nosoo gali walal wa ika codsi aad ayaan ku gu xiraanahy wll
Cakuye barashada mid baa cuduroo cishadaan ku arkaan canaantaayoo aan ciil kaambiyaa codkaygiiyeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee.
Waa hello.
Cajiiib cajiib
Cajiib cajiib
Jiib' kolay waa qalad qoraaleede
Zainab sorry. You father xudaydii was a legend, and uncle Dararamle too. AUN. Aamiin
Saaxiib magaca inoo sax dee 😂 kollay ba gacantaa kaaga dhacdee JIIB
Waa typing error sxb
this is truly a good old one xudeydi dararamle
Aun legendry
Laxanka jiib wax leh oo mulkiile ahaa oo sameeyay axmed good shinbir waa in la Kala saara qofka tuma ka qaadaya markaa
Good shinbir jiib leh
Codka dararamle
Kabanka xudaydi waa ina aad allaalisa markaad soo galinayso xaquuqda qofkii lahaa qaraamiga sameeyay codka
Balwo
Jiib
Sidaas kale qofkii sowka sameeyay sheeg adeero
Nuuradiin alla yaa cisag mahadsanid
Jiif maaha waa jiib
Waa runtaa waa sida kaar iyo kaah oo kale
Jiib weeyi magacana iyaduunbaa leh jiif
Hadaad qaraamiga taqaan bal soo tax intaad ka taqaan waxbaa la kala faaiidaayee
Magacyadooda ilaa 40 tan sawd baan kuu taxayaa weliba mid walba siiqada loo qaado waan kuu raacin karaa. Weliba laxan walba cida aliftayna waan kuu sheegi karaa.
Laac.
Ciil.
Murug oo 3 hab loo qaado.
Raaxeeye oo isna 3 hab loo qaado
(Raaxeeye Burcawi,R.Banaadiri iyo Raaxeeye Gedda).
Aroor oo laba hab loo qaado.
Isku shuban
Riftoon
Kaar
Laac
Xaafuun
Dhalad
Halac dheere
Layaab
Carwo
Jiib
Soodaani
Damaq
Hayaan
Wiilo
Rakaad
Madiix
Nugul
Jawharaluul
Caweys
Xusuus
Sululixis
Rafaad
Roobdoon
Beerdilaacshe.
Makuu sii wadaa dee.
Weliba mid walba habka loo qaado waan kuugu luuqayn karaa
Aabbo wanaagsan, oo dabeecad wanaagsan, oo nadiif ah, oo ilbax ah, oo mutacalim ah, oo Somali isugu mid tahay, maalin baan ku kulannay Garage ku yaalay Southall aniga oo dhegaysanaya heestiisii " Uur Hooyo" oo Tubeec qaadayo, wuxuu igu yidhi " Waaryee, miyaad garanaysa heesta?" haa baan idhi oo Mohamoud waa taadii, wuxuu yidhi guriga iigu kaalay markiiba, cajjiib Allah how naxariisto dhammaan. Maalin kale aniga oo Carpark ku yaala Royal Free Hospital taagan oo xaaskayga oo ballan dhakhtarka ku lahayd sugaya ayaan intaan daaqadda furay kamankii xudeydi iyo qaraami saaray, wallaahi gabadh caddaan ah ayaa ii timid oo da' dhexdhaxaad ah oo tidhi, Musić fiican baad dhegaysanaysa ee xaggaan ka helaa, waxaan u qoray magaciisa, Allow adaa oga, what a legend, u Malayan mayo Somali bedeli kara inuu iman doono,
Fadlan asxaabta qaraamka ku xidhan waxa laydinka codsanayaa nin walba intuu ka yaqaan inuu nala wadaago
1 jiib ama jiif
2kaar ama kaah
3rifroor
4 Nugul
5 madiix
6 beerdilaacshe
7 isku shuban
8 hayaan
9 higsad
10 xaafuun
11 murug
12 subcis
13 ciil
14 Aroor
15 laylaay
16 damaq
17 raaxeeye
18 Rogaal
19 hud hud
20 hilaac dheere
21 suudaani
22 heleelo
Iyo qaar kaloo badan ________
Burcaawi iyo. Benaadiri ku darso
Walhi waa cajiib sxb waxbadan ban ka faa iidaystay thanks nuuradiin cali
Intaana ku darso
Laac
Dhalad
Layaab
Tuse
Sululixis
Inkastoo aanan xaqiijin karin (Jowhara-luula)
Inuu ka mid yahay ayaan badinayaa
Danaakil
Caweys
Ragaad
Ayaan
Olol
Xiin
Roobdoon
Hinqad
Jaleec
Jalaaliyo
Dhaawac
Kalkaal
Qoomamo
Ila dheel
Muxibo
Gujis
Wadaag
Isu ururin kadib waxaan ku helay cod ilaa laxamo 52 laxan oo qaraami ah gaadhaya. waxayna kala yihiin anoo alphabetical order raacaya:-
Aroor
Balwo
Banaadiri
Beerdilaacshe
Burcaawi
Carwo
Caways
Ciil
Dabeecad
Damaq
Danaakil
Dhaawac
Dhalad
Dheel (ila dheel)
Gargaar
Gujis
Habaw
Halhaleel (banaadiri 2)
Hayaan
Hele hele
Higsad
Hilaac dheere
Hinqad
Horseed
Hud hud
Isku shuban
Jalaaliyo
Jaleec
Jawhara luul
Jiib ama jiif
Kaar
Kalkaal
Laac
Ladaab
Layaab
Mabsuud (laga yaabee inuu magac kale leeyahay)
Madiix
Miyir
Murug
Muxibo (daraadaa muxibooy)
Nugul
Qoomamo
Raaxeeye
Rakaad
Riftoor
Rogaal
Sigad
Soodaani
Subcis
Wadaag
Xaafuuni
Yaa layl (laga yaabee inuu magac kale leeyahay)
"Jiif" lama yidhaahdo e JIIB dheh, laxankan waxaa sameeyay Maxamuud Guud shinbir, AUN. Waxaana tumaya xudaydi.
Mayee waa isku shuban
@@Qaramimedia1 waan ku saxay e kuguma couaarayo walaal, waxanna waa dhaxal umad leedahay haddii wax khaldan lagu qoro waa gef. Midda kale inuu dararamle qaadayo qor dee. Kkkkkkkk
Waxaan aad uga xumahay in uu Abwaan macalin xudeydi uu 04/02/2020-ka xalfad loo qaban doono lagu sogootiyo isaga oo hawshii uu mudadaa dheer soo waday uu ka fadhiisan doono.
Waa run waqti badan buu hayey Ala cimriga ha u barakeeyee soomaali wax da diisaa gaadhaa wey yartahey
Ha ka xumaanin walaal , Xudeydi maanta waa waqtiguu nasan lahaa wuxuu jiraa 90+ marka caafimaad ahaan xataa uma saamaxayso inuu sii wado tumista cuudka, waqti aad u dheer waa soo kifaaxay lknse Soomaali haldoorkooda xataa thank you uma quuraan runtii. Dib u fiiri inta abwaan ama fannaan dacdarro iyo silic u dhimatay iyadoo wax loo awoodi karo.
War Heestu maxay ahayd Jacayl aynu beri hore ka xawaareeynay buu dib noo xusuusisay.
Soowtaan dawaqay oon laaw laaw liilalaawda raacay.Toloow aaqiro Qamrigu wala cabayaa oo danbi maahee heesaha toloow Iyaguna malagu sharaabi doonaa.7.12.20
💔😂😂😂😂😂
Qaraam : Jiib
Laxanka : Axmed Good Shimbir Aun
Kabanka : Maxamuud Xudeydi Aun
Luuqda : Axmed Cali Dararamle Aun
...................................................................
Axmed cali cigaal oo qaadaya Laxankan Jiib halkaan ka dhagayso ruclips.net/video/Bfi1uIMD1hE/видео.html
Fantastic
Nuuradiin sxb waxaan ku waydiiayay laxanka jiib yaa iska leh
Good shinbir
@@somalimusicport mahadsanid
Carwo
Jawhara luula iloobey
Tubeec Iyo waxaad ka tagtay tobaneeyo kale
Wuu ku jiraa tubeec