New Video | maanta iyo Xaafada Rehab | Fardowso Iskufilan Channel.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024

Комментарии • 26

  • @farhiyoomar1598
    @farhiyoomar1598 2 года назад +5

    Maasha allah abayo waxaa tahay dhiiri galinta gabdhaha soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waana kugu dayanaa ilaahay ajer hakaa siiyo waad najeclaysiisay wadamada muslimkaa waana kuu ducaynaa ilaahay kheer haku siiyo waad mudantahay in lagu garab istaago waana sii Shere gareeyaa aniga ahaan walaalaha kalana waxaan dhihi lahaa aan abayo kugarab siino shere inan dhahno aniga family gayga dhamaan waa kuxiran yihiin iskufilan waana jecel nahay allaha kujeclaado fardowso iskufilan meeshaada kasiiwad waxaa tahay hooyo karti leh maashaa allah allaha kuusiyaadiyo video kama daalo inan daawado walal hormar wacan

  • @nastehaaden3634
    @nastehaaden3634 2 года назад

    Masha allah beautiful jezakallah qer mcnto

  • @halimaibrahim30
    @halimaibrahim30 2 года назад +1

    Mashaa Allah habo xafada wey quxur badan tahaye hada miya so dagataye mise wada dagan jirtaye ilaheya hano so fududayo angan

  • @nasroaden2469
    @nasroaden2469 Год назад

    Asc abyo ManshaAllah weye inaan isoo guuro rabaa xafadan inshaAlah telkaga isoodir inaan kulasooxiriiro rabaa abyo

  • @hibaqhashi8584
    @hibaqhashi8584 2 года назад

    Masha Allah masha Allah masha Allah

  • @najmahaji6636
    @najmahaji6636 2 года назад

    Mashaa Allah Abayo jazakallahu kheyr

  • @cadaycali784
    @cadaycali784 2 года назад

    Maasha allah tabaarakallah keep going 🙏 💖 ❤ 💓 we miss you so much sis 😘 ❤

  • @marianna7271
    @marianna7271 2 года назад

    Mashallah abaayo welcome back Allah u sahlo muradkeeda abaayadas wixii qeyr u ah jazakallah khair

  • @sahrashiiq949
    @sahrashiiq949 2 года назад

    Abayo shugran intad nala wadagte waan u banen warbixinta abayo rehab iskuulka as.har maku yala

  • @wiilkariyada1554
    @wiilkariyada1554 2 года назад +1

    M.a wll

  • @sahraali9903
    @sahraali9903 Год назад

    Asc sister halkee lagala soxiririkaraa please

  • @oubahtoukaleh8517
    @oubahtoukaleh8517 2 года назад

    Masha allah good 👍 information as always abayoo iskufilan keep going

  • @aymanugaas901
    @aymanugaas901 2 года назад

    Maasha allah welcome back

  • @narkpod
    @narkpod 2 года назад

    macalimin dumar ah ma jiran o guriga ciyalka ugu imanayan tusale ahan qofki dumar o kaliged guri jogto macalin rag xoga ma fcno jzkq

  • @feisalhersi8360
    @feisalhersi8360 Год назад

    Asc
    Waxaan rabaa guri ijaara ma laga helaa meeshaas

  • @leilasaid3035
    @leilasaid3035 Год назад

    Manshallah sis walaaley madinity rabay marka intee u jirtaa xbbti

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 года назад

    Mahadsanid mcnto,masar anigaa soo joogi jirey waa meel caruurta u fiican meel janno ah ma jirto dhib iyo dheefba waa addunyo ogaada,amaa rexaab grenkeeda badanaa looma ogolo kubbadda in lagu ciyaaro guriga banaankiisa waayo waa green la xafido,wexysa leedahay raxaab garoon ku soo ciyaaraan,dabaal la geeyo iyo aktivitet badan

  • @leilasaid3035
    @leilasaid3035 Год назад

    Abayo mcn guryah gudihiisa soo duub

    • @leilasaid3035
      @leilasaid3035 Год назад

      Abayo mcn center intee u jirtaa madinty new Cairo hada laga dhisay

  • @abdulkadiranshur6822
    @abdulkadiranshur6822 2 года назад

    Thank you

  • @haliimodaahir921
    @haliimodaahir921 2 года назад +1

    Asc abaayo nolosha masar nooga soo waran waan uzoo guuri rabnaaye

    • @bossman4663
      @bossman4663 2 года назад

      Haliimo daahir abayo chanelka abayo gal weey kasoo hadashay masar

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  2 года назад

      @@bossman4663 mahad sanid in badan ayan kasoo hadlay

  • @SaharaGarat
    @SaharaGarat Год назад

    Abayo qol qof miya lala daagi kara inaan imado ayaan rabaya iso jawab

  • @kk6yguu722
    @kk6yguu722 2 года назад

    Asc abayo macanto xafda kawaran