WAA SIDEE GURYAHA TAJAMACUL QAAMIS VIDEO DHAMAYSO WAAD KAHELI DOONTAAYE BY FARDOWSO ISKUFILAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024

Комментарии • 19

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 6 месяцев назад

    jazaka Allaah kheer sis

  • @hibomohamed2711
    @hibomohamed2711 Год назад

    Allah sweet haa ku barkeeyo waxaa ficaan ayaad ana tustaya insha Allah waan so socad from American shugar ukhiit qaali jazallah khayr ❤❤

  • @cadayluula7184
    @cadayluula7184 Год назад

    Maasha allah caday qurux waayay noloshaada allaha kuu qurxiyo❤❤❤❤

  • @MuuseMacow
    @MuuseMacow Год назад

    Jumca mubaarak adeer ilaahay haydin barakeeyo adiga iyo family gaaga dhamaan wax qurux badan ayad umada usoo gudbisaa mahad sanid ❤❤

  • @nastehaaden
    @nastehaaden Год назад

    Beautiful house 🏠 masha allah ❤❤❤

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Год назад

    Mashaa Allah alxamdulilaah jazakalaa kheer

  • @abukarahmed-dx1ib
    @abukarahmed-dx1ib Год назад

    Asc walal alle ha ku barakeeyo waxan ahay aabe aad ula socdo barnaamiyadada quruxda badan waxan talo ahan kuwaydin laheyn in aad noo sheegtid in aan ka bilawno madiinatu nasri iyo tagamuc al qaamis waxan raba quraanka dugsiyo taxfiid ah ma helyna mahadsanid walal

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 Год назад

    Masha Allah

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 Год назад

    Masha alah qurux waye ❤❤❤❤

  • @farthiyojama9827
    @farthiyojama9827 Год назад

    Masha Allah ❤

  • @omarsscnl
    @omarsscnl Год назад

    Mansha allaah waa guri weyn Mansha allaah

  • @saadeerahmed8845
    @saadeerahmed8845 Год назад

    Salaam clkm walaal guri ayaan ka rabay tajamuc dagaan hadaad iga saacidi karti ana weygi aan ku raadsanblahaay adoo mahadsan

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 6 месяцев назад

    Abayo aniga ubaahan gurigaan . Lakiiin waxaan rabaa meel udhow Dugsiga quraanka. Mise macalinka guriga fiican ? Maxaad igula talin lahayd?

  • @xafsomohamed24
    @xafsomohamed24 Год назад

    Wcs❤abyo

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 Год назад

    New babyga Allaha kuu barakeeyo abayo lakin nooga soo sheekey dhalmada masar markii loo fiiriyo yurub. Dhalmada wadamadaas waaka baqaa liano dumarka waaku dagdagaan ayaan maqlay hadee noqoto qaliin iyo jarjarid markii la dhalayo. Si faahfaahsan ugasoo hadal abayo waa codsi

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  Год назад

      Aamiin abayo waligeey kuma dhalin masar

    • @musaafirah999
      @musaafirah999 Год назад

      Cafwan abayo maadama aad tiri new baby ayaan haystaa ayaan umaleeye inaad meesha kudhashay.

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  Год назад

      London ayan kudhalay xabiibti soodhawaaw

  • @iskuroon3574
    @iskuroon3574 Год назад

    Maasha allah ❤❤❤❤❤