New Video | Al-Bukhary school iyo Xaafada 5th Settlement | Fardowso Iskufilan Channel.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024

Комментарии • 57

  • @fardowsoisse3225
    @fardowsoisse3225 3 года назад

    Masha alaah waa xaafad qurux badan aniga bil kadib ayaan usooguuraa insha alaah matagin lkn waa meel aan aad ugahelay insha alaah rabi ha iisoofududeeyo aniga iyo intii safar usoo ah

  • @rahmaahmed1388
    @rahmaahmed1388 3 года назад +1

    Alle ha ku barakeeyo fardawso abaayo

  • @haniali229
    @haniali229 3 года назад +3

    Wlh mesha kaliya niyada ku haayo carurteyda in aan cilmi diiniya uga so dono illah ha i saqiro hada wiilka igu weyn wa afar jir 5 markey buxsantaa so gura insha Allaah

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  3 года назад +2

      Maasha Allah xabiibti ilaahey niyadaada hakuu yeelo 4 iyo 5 waa meesha caruurta ugu fiican masar in lakeeno 4 jir ama shan jer waxay laqab sanaayan carabiga

  • @esterdubed1249
    @esterdubed1249 3 года назад +2

    Masha allaah abaayo noo soo badi pls next year July soo guray insha allaah noo soo badi pls

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 3 года назад +1

    Jazakallah khairan xabibti 😍

  • @kk6yguu722
    @kk6yguu722 3 года назад +1

    Amiin ilahaya aqarhaku siiyo

  • @marianna7271
    @marianna7271 3 года назад

    Mashallah jazzakalaha qeyr

  • @abdiroone3200
    @abdiroone3200 Год назад

    As. Wr wb walashey jsakalahuqayr masha allah

  • @jawahashirwa3800
    @jawahashirwa3800 3 года назад +2

    MaashAllaaah ukhty waxeey ilmaheeygu II dhigan jireen غد المشرق تجمع خامس

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  3 года назад

      Way isku dhaw yihiin isku xaafad ayay kuyaalan

    • @jawahashirwa3800
      @jawahashirwa3800 3 года назад

      ماشاء الله تبارك الرحمن اختتي فوزية

    • @jawahashirwa3800
      @jawahashirwa3800 3 года назад +2

      ماشاء الله ukhty fardawso iskufilan mcnto inoo soo badi akhbaaraha Qaahira iyo weliba macluumaadka dalxiisyada, meelo badan baan caruurteyda Geeyn jirey markii aan deganaaa Qaahira 2011 ilaaa 2015 maashAllaah, gurina waan ka gatey 2007 الحمد لله،

  • @nastehaaden3634
    @nastehaaden3634 3 года назад

    Masha allah jezakallah qer mcnto ❤️🌹♥️😘 sida kherka nolajeceshay. Mcnto

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 3 года назад +2

    Abayo xaafada magaceed jazakallah khairan 😍

  • @AliabdiazizMuhumed
    @AliabdiazizMuhumed Год назад

    Wll meshan xasuus ayay igu leday bal xaafada saabic waliba cimaraat sucud al babatiin soo yara hormar kkk waxaad kaloo soo ag martaa ainu shams uni versity facult of commerce 15 ago

  • @yusufaisho457
    @yusufaisho457 3 года назад

    Mansha alkaah jazaaka alaah khayr

  • @rahmaahmed1388
    @rahmaahmed1388 3 года назад

    Waa xaafad dagan tajamacul khaamis

  • @jawahashirwa3800
    @jawahashirwa3800 3 года назад +2

    الازهر الشريف buu ahaa Qeybta Luuqaadka beey II dhiganayeen

  • @jawahashirwa3800
    @jawahashirwa3800 3 года назад +2

    Xafadaaan waa Qurux badan tahey magaceedna?

  • @mohanelmi2642
    @mohanelmi2642 3 года назад +1

    Masha Allah
    Allaha Ku Xafido Mamo Fardawso.....

  • @hamdiomar2562
    @hamdiomar2562 2 года назад

    Abaayo nabarka isoqor

  • @rahmaahmed1388
    @rahmaahmed1388 3 года назад

    غد المشرق ayay ii dhigan jireen caruurtayda tajamacul khaamis inuu ku yaalaan umalayn schoolkaa

  • @kk6yguu722
    @kk6yguu722 3 года назад +1

    Kiirada waa meqo

  • @kk6yguu722
    @kk6yguu722 3 года назад +1

    Asc macanto dhamantod waa meqo ganii lacagata baska

  • @rahmaahmed1388
    @rahmaahmed1388 3 года назад

    Tajamacul khaamis waa tii u dhawayd rixaab sax ?

  • @yusufaisho457
    @yusufaisho457 3 года назад

    Magaceed xafadani

  • @MC-256
    @MC-256 2 года назад

    I wish this video had English translation 😞

  • @rahmaahmed1388
    @rahmaahmed1388 3 года назад

    Schoolkii qadar mashriq ma furan yahay abaayo rixaab agteeda ayuu ku yaalay

  • @rahmaahmed1388
    @rahmaahmed1388 3 года назад

    Masar Ruuxa u guuraya dulqaad ayaa loo baahan yahay runtii dulqaad badan

  • @kadraadenguelleh2903
    @kadraadenguelleh2903 3 года назад

    Sister alaha ka jazaî siiyo xaga svkoolka waad naga aqon tirtee xafadaan ee kirooyinka macquul miyaa mise waa qaali plz ila imisa ayaa ugu yar uguna badan thanks ukhty

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  3 года назад

      Shukran xabiibti xaafadaan waxay kabilaabanee 6000 kun gani ilaaya 7000

    • @kadraadenguelleh2903
      @kadraadenguelleh2903 3 года назад

      @@fardowsoiskufillan jazakallah, alaha ku xifdiyo

  • @umuabdirahmaan2048
    @umuabdirahmaan2048 3 года назад +1

    Aacwrwnk ukhty wan kusalamaya walashaa kugu cusub baanhay oo rabta in ay masar u sop guudto cidna kama aqaan caruur 6 ah baan hayataa 12 ilaa 2 jir mayaad ihula talineysaa jzk xabbty qof cilmi leh baad tahy saas kugu xushaday jzk mar kale

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  3 года назад +1

      Wcs xabiibti soodhawaaw masar waxaa joogo walaalo soomaaliyeed oo daafaha dunida kasooguuray waadna helaysaa caawinaad insha Allah Snapchat igala sooxariir

    • @jawahashirwa3800
      @jawahashirwa3800 3 года назад +1

      Ukhty umucabdiraxmaan ماشاء الله تبارك الرحمن اختي ilmahaaga waa da'da ugu Fiican yihiiin in Qaahira aad ula guurto, cilmi Diin iyo cilmi aduunba waa ka heleyaan Qaahira inaba waa Magaalo Dhinac walba ka Dhisan xaga xitaa Noloshu waa teena Yurub iyo north America, xaga hawada inaba caadi maahan waa jawi isugu jira autumn from September till March, from April to Jun waa Spring time, then from July to August waa hot summer time

    • @jawahashirwa3800
      @jawahashirwa3800 3 года назад +1

      Ukhty Qaahira waa Magaalo aadan kuba Cidlooneynin, aniga 2009 waxaan ula guurey caruurteyda oo waxaan watey 4 caruur ah, u dhaxeeyo 2 jir ilaaaa 9 jir waa kasooo heleen ماشاء الله

  • @haniali229
    @haniali229 3 года назад +1

    Snap chatka ino so qor abayo

  • @nasiashabelow7093
    @nasiashabelow7093 3 года назад

    Abayo snap kaada ma no so qor