Huwan iheegan midna wax aka dhagaysan cadaw kan ka badan ood ciidanka la sugtaa ma jirro muxuu ciidanku ka qabanayan oog mise falkii ayaa ciidanka saameeyay
Wax la diley, la dhaawacey iyo wax la xidhey ------------------------------------------------------ Waa in ay dawladda Somaliland ay dunida, gaar ahaan dawladda Mareeykanka fahamsiisaa cidda biloowdey dgaalka ka socsa bariga fog ee Sonaliland sidaa Garaadada Sool po garabsaneeysa maamulka Soomaaliya ee sheegtaa Fadaraal oo ku bukooda nabaddaviyo wadajirka nabad-ku-wadanoolaashaha Reer Soomaliland bari iyo galbeedba, sidii ay ahaayeen ka hor intii aaneey iman Garaadada Reer Sool- bari bilaabin colaaddii ay ka bilaabeen magaalada Laascaanood sannakii 2023kii. Waxa Garaadada Sool ay waliisku dayayaan in ay ku sii fidiyaan calaadda magaalooyin kale oo ka mid tahey Ceerigaabo, Buuhoodle iyo tuulooyin kale oo ay Soomaaliya oo dhiirineeysa in uu dagaalka ka socda Soomaaliya ay ku fidiyaan somaliland si ay beesha caalamku u moodo in ammaanka Somaliland uu la mid ya gey Soomaaliya; laakiin ciidamada qaranka Somaland ee kala duwan sida SSB; G36 iyo ciudamada qaranka ayaa hor-yimi oo gacan bir ah ku qabtey cadowgii nabadda kana dhigey qaar ay dileen; la dhaawaceen, ama ay dalka ka xidheen❤ Allaa Mahad Leh Xasan Maal
Huwan iheegan midna wax aka dhagaysan cadaw kan ka badan ood ciidanka la sugtaa ma jirro muxuu ciidanku ka qabanayan oog mise falkii ayaa ciidanka saameeyay
Kii hore i qorso ayuu ahaa kanaa ka daran shurunshuur samale wada dagaalka dhulkayaga waa loo😂soo dhigtay koonfur iyo waqooyiba wixii horena muuse waad ku garab taagnayd dulmiga adna soo soco
Wax la diley, la dhaawacey iyo wax la xidhey
------------------------------------------------------
Waa in ay dawladda Somaliland ay dunida, gaar ahaan dawladda Mareeykanka fahamsiisaa cidda biloowdey dgaalka ka socsa bariga fog ee Sonaliland sidaa Garaadada Sool po garabsaneeysa maamulka Soomaaliya ee sheegtaa Fadaraal oo ku bukooda nabaddaviyo wadajirka nabad-ku-wadanoolaashaha Reer Soomaliland bari iyo galbeedba, sidii ay ahaayeen ka hor intii aaneey iman Garaadada Reer Sool- bari bilaabin colaaddii ay ka bilaabeen magaalada Laascaanood sannakii 2023kii. Waxa Garaadada Sool ay waliisku dayayaan in ay ku sii fidiyaan calaadda magaalooyin kale oo ka mid tahey Ceerigaabo, Buuhoodle iyo tuulooyin kale oo ay Soomaaliya oo dhiirineeysa in uu dagaalka ka socda Soomaaliya ay ku fidiyaan somaliland si ay beesha caalamku u moodo in ammaanka Somaliland uu la mid ya gey Soomaaliya; laakiin ciidamada qaranka Somaland ee kala duwan sida SSB; G36 iyo ciudamada qaranka ayaa hor-yimi oo gacan bir ah ku qabtey cadowgii nabadda kana dhigey qaar ay dileen; la dhaawaceen, ama ay dalka ka xidheen❤
Allaa Mahad Leh
Xasan Maal
❤❤❤❤❤❤
Guul iyo gobonimo
Muuse inan laga
Maarmeyn taasi ma cadeynysaa😂😂😂
😊
Quruxeey maankaad qabojisaa
😂saadaashu waa guul