Boqorka rabka wanku salamey marba hadad bilawdey hesihi hasan adan samatar in aad ku soo ciliso fanankasi waha uu ku heesi jirey maay maay iyo mahatiri marka ciyatu barejo kadhig hal habo oo maay ah soo qaad🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇦🇿🇦🇿🇸🇴🇸🇴🇦🇿🇦🇿🇸🇴🇸🇴🇦🇿🇦🇿😍😍
anigu waxan ah ogadeen reer haruun ah habeenkin wan maqlyaye ceeda waxa biloday gabdha ogadeen ??? naga fadhistaa guriga haa ka dumininaa wiilka naciimo waa laga gar daraaa hadii ilahy lag cabsanayo? haruun iyo cali baa iska key dhalyaaa m j mela ig maa soo galen ilahy ka xishooda ogadeen ka ceeda joojiyaaa
"Naftayda waan kuu huri lahaa, Hantina kaa bixin lahaa, Hagar kuuma quudheyn, Halistaad igoysiyo, Halkaad iigaga taalee, Hawaa dhallisa caashaqee, Hiyigu ku raac, Had baa keenta geeridda'ee, Ku hor timaadda! Soo hor Caashaqa, Aan heshiinee!"
Wow my pro king 🤴 Qays
Rasuulkena Muxamed { ﷺ } ❤️❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan🌹🌹❤❤💢💢💯
Love
Aniga will
Heestaan inaaba Cadi ma ahan waleee Qaysow Hormar wcn Suldaan🤴
I send my love and support from Nigeria 🇳🇬
I'm your one fan from West Africa 🇸🇴🇳🇬❤️
KING QAYS GAADHIGA MARKUU KASOO DAGAYO WUU DUCEYSTAY LEGEND 💯🙏ILAHAY HAKUXIFDIYO MARWALBA HANTI QARAN AYAAD TAHAY SHANTA SOMALI AYAA KUILAASHATA
Jihaan Jalaqsan qof fan-dhuux ah ayuun baa garan kara qiimaheeda
Ilaahay ha daayo 🤲
Caleek Wallaalkay Qaaliga Ilkacase Qaysa Wow My Dear Brother Ilkacase
Ka Yimid Gobalka Ismaamulka Kanatikat, Mareykan From Connecticut State, USA
Mahadsanid Wallaal Ilkacase Qays Iyo Jihaan Jalaqsan Thanks brother Qays with Jihaan Jalaqsan
Heestan Anoo Sacuudiga jooga dhagaysan jiray wllka ilkacase wllhi Heesaha Caadiga ah ku Cod Macaan Tahay wllhi hore usoco🔥jihaan jalaqsan Qof la waayeyna waad Noo Keentay Guulaysta fanka idiinkaa No Shidaye💪
❤️
@@IlkacaseQays FUR HABARTAAN ANAA NINKA QABO MEEL WALBO LA TAAGAN
@@malabsida8735 😂😂😂😂😂
@@IlkacaseQays
Hassanjoakr
King Qeis
Boqorka somalida kuwata walalka 💞💞
Iikacsae qays
Nio heesahaan baaba wax kale ku tahay walhi xasan aadan samatar adaa kaga leh
War xishoo sxb hhhhhh
Xasan aadan samatar Adiga Ka Cod Qurux badan Xqiqdi msha allah horey Usoco Qeys
Amus nio😂😂😂 hasan adan samatar nin ka cod macan fanka somalidha masomari doone
Mohamed Qays,boqorka shanta soomali❤
Sidan unahnay Degodia, fanankaynu ilkacse waaye 😊
Alle ha ku xafido walal
Woow libax labo mahan nolow dhiga 🩸🇸🇴💪
Maxamed qeys c/qaadir dhoobo yarow
Ilkacase best 🎶
Know what you good at and what you don't... Stay with your rap music.... 👍
We we❤Ilkacasse qays
Axsan cod ilkacase qays legend an jeclahay🤴♥️
This is majestic poqorka rabka # from 9 🔥
Mohamed Qays Ilkacase Team Kazoow 🇸🇴🇸🇴1️⃣1️⃣🎇🎇🧡💛
Wow, blood brother keep your face always towards the sunshine and the shadows will fall behind you.💐💐💐
boqor aya kaga dhabeyay cod lowada bogay codki ugu habona heestan ato ilka case boqortoyo 💯🤴
Waaw my friend ilkacase keep going on
Your voice is so sweet 😍❤️
Wow my king qeys zxbow inan fanan noqdo ayan rawa ee zxb mcn mel an kalasohariro e so sheg
Boqorka rabka wanku salamey marba hadad bilawdey hesihi hasan adan samatar in aad ku soo ciliso fanankasi waha uu ku heesi jirey maay maay iyo mahatiri marka ciyatu barejo kadhig hal habo oo maay ah soo qaad🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇦🇿🇦🇿🇸🇴🇸🇴🇦🇿🇦🇿🇸🇴🇸🇴🇦🇿🇦🇿😍😍
Keep going ilkacase baqorka shanta somaliyed
ilkcase qeys wankuwata team kazoow
Inyare sax wll ,codkaga wuu hore dhacaya ,lkn gabadha waykeenta
Legendowo Guuleso
ilkacase wa nin qalbi fiican guuleso sxb
Qofka Kali fanka igu hayoo stay strong 💪 bro
Legend wanku istaagay 🙏
Walhi lesma xaqiree ninkan xasan adan wow kacod mcnyahy❤❤
Legend Ilkscase ❤️❤️
yaasalaam Xasan aadan Samatarka Qarnigan Wallkay Qays
Ilkacase Qays legend ❤️
Libax sithesaba bisit manoqodaa eaaa ilkacase qeys keep going 🦁 on the bit
King Ilkacase qays guri barwaaqo horey u sheegay ninkaan meel walba wuu fanaanin wuu ku canaaday rap io hees caadi ah
Xassan aadan bartiisii buu
Waan ku wataa walalka wayn ilaa 60 ka jees jeeska ha dayn
King 🤴 always King 🤴 ❤ 🙌
Legend Ilkase
Inama cadi maha woow! So hit
Inta 2024 aragtay wan salama
libaax ilkacase qays kugu faanaa runtii jir oo joog
Cod libaaxle love you ilka case raga codka wayn wa wax kle
Boqorka shanta somaliyet 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Keep going legend and queen ❤️❤️
War qaysoow hesaha caadiga ah xitaa laguguma gaaree intee lagugu gaadaa waan ku wataa💥💥👍
Manshall Wllkay ilkacase qays Manshall 🤲🤲✊👊👊👊👊👊💯💯💯💯💋❤
Keeb going sxb sare
Waw my brother ilkcase qeys wn kufana wlka ika wen
Mansh Allah
Another level everything we can ( Team Kazow)
Saas waye 😍
Asc wr is sxb iwaran
Ina ather love from nbi
Hore usoco
Dadka qaar layabi ilkacase qays lamidiga sharma boy king kazow is all rounded he can do all sorts of music 🎶 🎵 💪
anigu waxan ah ogadeen reer haruun ah habeenkin wan maqlyaye ceeda waxa biloday gabdha ogadeen ??? naga fadhistaa guriga haa ka dumininaa wiilka naciimo waa laga gar daraaa hadii ilahy lag cabsanayo? haruun iyo cali baa iska key dhalyaaa m j mela ig maa soo galen ilahy ka xishooda ogadeen ka ceeda joojiyaaa
Couzin🥰🥰🥰🥰❤❤
WooWooow keep going
Boqorka raabka ilkacase qays legnd of the time ⏲️👌♥😎
Mash Aliah
Team kaasow hadaa nahay Kuma fiicnin heesaha Dagan waxeenu waa karbaash📍😁
TEAM KAZOW wan idin salamay
Wow Wow my brother keep going you are the king💯🦁👍👑🌹♥️💋♥️👏👏🎉🎉
I might have to wait
Horya u soco awoow qays💙
The king is unstoppable team kazow from🇿🇦🇿🇦
Which flag is this?
@@abdikadirnoor2084 south Africa sxb
Nice voice
🤣bro waad dadashay
waana cod macntahay
lkin heesaha cadiga kuma soo baxaysid
sababtoo ah heesta xaga luuqda ma jiidaysid
keep going
boqorka rapka 👑
Ilkacase waan Hessaha raabka soobadi
So majistic song
Yaahuu macaac
waw.wankowata.ilkacase.ronti.wakintay
Warniyow heesti adiga iyo whizbi aawey oo ahead mukiiilaha tik tik baan any brank ma ahan
Subxanalah ilkacasi od xuuma
Inta og iney heestan kkakecee like
Asc
WaaW
M.a Qaysow
King 👑 qeys
Ilkacase boqorka codka ❣
Team kazoow 💪🏿💪🏿💪🏿🔥💯💯💯💯
wow
keep going
Keep going Boqorka codka
❤❤❤
Legend hees kaste kuso baxo
Dameer faras noqon way
Bahdi reer hire iyo beebeshee baan ahaye gaarigeena wuu buuxaaye mid kaleeto raadso noloow ina aaboow
"Naftayda waan kuu huri lahaa,
Hantina kaa bixin lahaa,
Hagar kuuma quudheyn,
Halistaad igoysiyo,
Halkaad iigaga taalee,
Hawaa dhallisa caashaqee,
Hiyigu ku raac,
Had baa keenta geeridda'ee,
Ku hor timaadda!
Soo hor Caashaqa,
Aan heshiinee!"
Tem__kaasow_❣💪
KazoW🖤👑
King codka keep going my pro
waw
❤❤❤
Axyaa hees xasan iyo qalanjo xasuus hore
🇸🇴❤️🇸🇴
King kong
Iikacase qays je suis à Paris pour la 3ème fois en semaine 5 donc pas
Naagtii nasabadaada ceysay wali maqabtaa kanaalkaga Aan kaguuree
Lagend qeys