DEG DEG: Itoobiya oo Fulisay Amarkii MD Hassan, Go'aanka S/Land, Siisi oo Fariin udiray DFs

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 янв 2025

Комментарии • 10

  • @MohamettCabdinasir
    @MohamettCabdinasir 13 дней назад +2

    Bada puntland iib maahan❤❤

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 13 дней назад +1

    Asc war Macaan Xayeesiin la aan dhag iyo dhag halkiina ka sii wada Wararka xajiijdaa Mahad sanidiin

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 13 дней назад

    Badda Berbers iib Ma sh

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 13 дней назад +1

    Dadkii badda soomaaliya laga saxiixday ayaa hadda ka hadlaaya heshiiska badda soomaaliya iyo Itoobia.

  • @tahliilj
    @tahliilj 13 дней назад +1

    Waa nimakii galiyey soomaaliya burburka dhulka bada hawada dhaqaalaha iyo siyaasada sidaadaraaded maxay usheegayaan umada soomaaliyeed illeen ceeb looma dhinto

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 13 дней назад +1

    Fartaag turjuban Mamata ilayn af an soomaali ahayn mayaqaane

  • @khadarcabdi-ge6fq
    @khadarcabdi-ge6fq 13 дней назад

    M,A

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 13 дней назад

    Asc Asxaabeey idaacadan waa Mid ku dayasho midan Maashaa Allah hadii aad rabto in aad war ka dhageey sato Xayeesiinta aan dhamaad laheeyn ayaad ku nacee tani na Gadaal ayeey marisay Xayeesiinteeda Cidii rabta kaga Faa, iideey san karto waad ku Mahad santahiin warar aan ku qanac San nahay si nadiif ah lega na waa xageena hadii mar waliba la saari lahaa diyaar ayeey iga aheyd waad ku Mahad santahiin Mar labaad iyo marar Badan ka sii wada anaguna waa legta in aan ka daalin halkiina ka sii wada Wararka xajiijdaa iyo wariye yaasha Codka Macaan

  • @AbshiroIssa
    @AbshiroIssa 13 дней назад

    Somaliland mayeeli doonta warkaas😂😂😂

  • @MaxamuudMustafCali
    @MaxamuudMustafCali 13 дней назад

    Badd waa la kireestaa, dakadaha puntland dawlada dhexe wax kama so galo mida jubaland wax kama qaataan tana somaliland baa iska leh dhaqaaleheed hesheeskana dawlada dhexe aya galayso mnta ay somaliland goaan ayaka ayu ku wareega hesheeska waa intaas o kali danta mdx waynaha 🇸🇴🫡